BULSHADA CUSUB
BULSHADA CUSUB
  • 137
  • 2 300 626

Відео

JACEYLKII MAGOOL EE GACANLOW@bulshadacusub
Переглядів 429День тому
JACEYLKII MAGOOL EE GACANLOW@bulshadacusub
SABABTII LOO DILAY GACEYTE IYO TARABI@bulshadacusub
Переглядів 274День тому
Gaceyte iyo tarabi
DEG DEG | XASAN SHEEKH OO U HANJABAY BEESHA OGAADEEN@bulshadacusub
Переглядів 9 тис.14 днів тому
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO U HANJABAY BEESHA OGAADEN AXMED MADOOBE DARTIIS
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
Переглядів 11 тис.14 днів тому
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
YAA UGU HAL ABUUR IYO SUGAAN WACNAA ABWAANADAAN@bulshadacusub
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
YAA UGU HAL ABUUR IYO SUGAAN WACNAA ABWAANADAAN@bulshadacusub
QISADA XANUUNKAA BADAN EE HEESTA GACANTU RAAXA DARANAA@bulshadacusub
Переглядів 4,4 тис.2 місяці тому
QISADA XANUUNKAA BADAN EE HEESTA GACANTU RAAXA DARANAA@bulshadacusub
JACEYLKII DHIMASHADA SABABAY
Переглядів 1,9 тис.2 місяці тому
JACEYLKII DHIMASHADA SABABAY
SABABTII LOO DILAY AXMED GACEYTE LIIBAAN@bulshadacusub
Переглядів 5433 місяці тому
SABABTII LOO DILAY AXMED GACEYTE LIIBAAN@bulshadacusub
JACEYLKII KHADIIJO QALANJO EE BOQORKII AFRIKADA DHEXE@bulshadacusub
Переглядів 2,1 тис.3 місяці тому
JACEYLKII KHADIIJO QALANJO EE BOQORKII AFRIKADA DHEXE@bulshadacusub
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI
Переглядів 1,6 тис.3 місяці тому
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI
FANAANIIN JAREER IYO JILEEC AH OO IS GUURSADAY@bulshadacusub
Переглядів 1,7 тис.3 місяці тому
FANAANIIN JAREER IYO JILEEC AH OO IS GUURSADAY@bulshadacusub
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO AAN QABIILKOODA AHAYN@bulshadacusub
Переглядів 3 тис.3 місяці тому
Waa Arrin cajiib ah
SABABTII XASAN AADAN KU DIIDAY IN UU HIBA NUURA LA HEYSO@bulshadacusub
Переглядів 2,4 тис.3 місяці тому
waa qiso cajiib ah
ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA@bulshadacusub
Переглядів 10 тис.4 місяці тому
waa taariikh lama ilaawaan ah
YAA SIXRAY XASAN AADAN OO DHIBAATO CULUS U GEYSTAY@bulshadacusub
Переглядів 8 тис.4 місяці тому
YAA SIXRAY XASAN AADAN OO DHIBAATO CULUS U GEYSTAY@bulshadacusub
SABABTII SALAAD DARBI LOOGU XUKUMAY LUG IYO GACAN ISDHAAF AH IN LA GOOYO@bulshadacusub
Переглядів 8 тис.4 місяці тому
SABABTII SALAAD DARBI LOOGU XUKUMAY LUG IYO GACAN ISDHAAF AH IN LA GOOYO@bulshadacusub
SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII@bulshadacusub
Переглядів 15 тис.4 місяці тому
SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII@bulshadacusub
SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO@bulshadacusub
Переглядів 19 тис.4 місяці тому
SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO@bulshadacusub
SABABTII LOO DILAY ABWAANKAAN WEYN@bulshadacusub
Переглядів 3,7 тис.4 місяці тому
SABABTII LOO DILAY ABWAANKAAN WEYN@bulshadacusub
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
Переглядів 11 тис.4 місяці тому
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
YAA KA DAMBEEYAY DAGAALJII KHADRA DAAHIR IYO MARYAN MURSAL@bulshadacusub
Переглядів 2,2 тис.4 місяці тому
YAA KA DAMBEEYAY DAGAALJII KHADRA DAAHIR IYO MARYAN MURSAL@bulshadacusub
FANAANIIN SI ARXAN DARRO LOOGU DILAY QABIILKA AY KA SOO JEEDAAN@bulshadacusub
Переглядів 27 тис.5 місяців тому
FANAANIIN SI ARXAN DARRO LOOGU DILAY QABIILKA AY KA SOO JEEDAAN@bulshadacusub
FANAANIIN INKIRAY AMA KA BAXAY QABIILADII AY KA SOO JEEDEEN@bulshadacusub
Переглядів 53 тис.5 місяців тому
FANAANIIN INKIRAY AMA KA BAXAY QABIILADII AY KA SOO JEEDEEN@bulshadacusub
YAA KU DILAY CABDUQAADIR JUBBA MAGAALADA HARGEYSA@bulshadacusub
Переглядів 9 тис.5 місяців тому
YAA KU DILAY CABDUQAADIR JUBBA MAGAALADA HARGEYSA@bulshadacusub
SABABTII AY ILMA MOOGE (AHN) U DHIBSAN JIREEN XASAN AADAN@bulshadacusub
Переглядів 1,6 тис.5 місяців тому
SABABTII AY ILMA MOOGE (AHN) U DHIBSAN JIREEN XASAN AADAN@bulshadacusub
FADEEXAD || NIMCO YAASIIN OO WAJI GABAX IYO FASHIL KU DHACDAY@bulshadacusub
Переглядів 2 тис.5 місяців тому
FADEEXAD || NIMCO YAASIIN OO WAJI GABAX IYO FASHIL KU DHACDAY@bulshadacusub
SABABTII KHADRA DAAHIR U DIIDAY SAALAX QAASIM UNA DOORATAY AXMED CALI CIGAAL@bulshadacusub
Переглядів 4,1 тис.5 місяців тому
SABABTII KHADRA DAAHIR U DIIDAY SAALAX QAASIM UNA DOORATAY AXMED CALI CIGAAL@bulshadacusub
SABABTII AY KU KALA TAGEEN MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI@bulshadacusub
Переглядів 143 тис.5 місяців тому
SABABTII AY KU KALA TAGEEN MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI@bulshadacusub
SIYAAD BARRE OO SHEEGAY IN NABIGA UU KACAAN AHAA
Переглядів 5365 місяців тому
SIYAAD BARRE OO SHEEGAY IN NABIGA UU KACAAN AHAA

КОМЕНТАРІ

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Годину тому

    M sulaymaan cabdi tahliill maryan mursal ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 День тому

    War axmed Cali cigaal caadi maaha

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 День тому

    Igaal caadi maaha axmed Cali igaal caadi maaha heesaha khadra daahir cige heesaheeda qaraacay

  • @foozia426
    @foozia426 День тому

    Waar beenta iskadaa

  • @abdimohamedabdi6286
    @abdimohamedabdi6286 4 дні тому

    Dr xidku waye 😢

  • @NimcoAbdirashiid-o2i
    @NimcoAbdirashiid-o2i 4 дні тому

    1jiim sheeq mumin 2 axmed nuure iidow jaango 3 saalax qasim naaji

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 5 днів тому

    Sow isma uu oga inuu yahay abgaal beesha ogaadeen wuu maqlay xamsana wuu ka arkay balse waa wax tiisu dhamaatay

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 6 днів тому

    Prof Axmed waa aqoonyahan idinka caqli badan marku arkay dood xumadiina ayu isla gartay inu meesha ka daqaaqo, cay iyo amaan toona ku gaadi maysaan qadaadwynow

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 днів тому

    Yawaye, Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 днів тому

    Bacden Noloshayda sanay iba jogtaba heeryashan soo noolaNeyba No jogtaba wataheygana Reero Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 днів тому

    Iyo sageed sanadoiyin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 днів тому

    Familyyyyyy as, Yawaye, Yartaanaa tanaa wa lagu YaqaanE cadceeddumaroo Shamsooy murwodumaroo Qiimobadan fariidad Qatray QaranEEy cadayyareey Nicmaturabi Nicmaturabi wax taqan Murwodumaroo Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey dagan RiyaaqEEy RaysaanEEy fariidad murwodumaroo YariisEEy lagufarxeeeey

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 6 днів тому

    1. Jiim sh. Muumin 2. Kooshin yare 3. Daauud cali 4. Xudaydi 5. Maxamed Miyir 6. CUMAR DHUULE 6. Saalax Qaasin 7. Axmed Cali Cigaa 8. C/naasir M. Caydiid 9.

  • @muqtarcali16
    @muqtarcali16 6 днів тому

    Anaa aqaano allaha u naxariisto gabdhaas allaha u naxariisto asigoo noolee dhimaty wixii cadeyn ahna qoyskeedaa wada aqaano oo gabdha qaraabaa eheen

  • @Abdulqadir-w1i
    @Abdulqadir-w1i 7 днів тому

    Faynuud gabar bay dhashay kinsi wax bsy dhshsy

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 8 днів тому

    Maryan mursal 1

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 8 днів тому

    Cumar dhuule 3

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 8 днів тому

    Maxamed axmed kuluc boqorka masraxa 4

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 8 днів тому

    Cabdi tahaliil 2

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 8 днів тому

    Maxamed saleebaan tubeec 1

  • @FaraxKhadar-y1x
    @FaraxKhadar-y1x 8 днів тому

    AbwaanheestankMAXAMedloveloveXASANAAdANcil

  • @FaraxKhadar-y1x
    @FaraxKhadar-y1x 8 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 8 днів тому

    😂😂😂😂😂 farmaajo miyaa hadalkaas kuu soo dhiibay hadalkaas yaa ciyaal.bashuuqsi😂😂

  • @a.naasir4221
    @a.naasir4221 9 днів тому

    Magool waa Tii Kajwaabtay Hees tii laan guusar Gado oo Saadacali Ayeey kaja baabtay ee waxaadan ogeeyn hasheegin beentana iska dhaaf waxaad Sheegeeysana waxkajira malahan Daleeysna weligeed Xil looma dhiibin

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 9 днів тому

    Waan ka xumahay reer koofur runta ma jecla markaa samatar wuu qaldamay inuu tago may ahayn

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 9 днів тому

    i ma reer xamar baa dooda qabtay

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari 9 днів тому

    Beenaale yaa dharbaaxi kara

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 10 днів тому

    Barafasorkodu hadey san ugalayan kuwaa hose noce uladhaqmaan😂😂😂

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 10 днів тому

    😂😂😂😂 cunsuruyadiii israil eevkajirto dalkiii an odayashodaa xushmaynin 😂😂😂

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 10 днів тому

    WAAR DOQONKAAN NA DHAAFI. PROF AYUU SHEEGANAYAA WAA JAAHIL XANUUNSAN OO QURBAHA KU WAREERAY

  • @abdigaafaa2931
    @abdigaafaa2931 10 днів тому

    Soomaaliyeey inta beenta qorta sida kan yaan la daawan balan iinsha alah

  • @farhandhako9005
    @farhandhako9005 10 днів тому

    Cusman mxmed c/kariim (gacanlow) Hargaysana waa halkii soo saartay (( ISKA SAX Wxd Shegayso ))

  • @RoblehMouhomed
    @RoblehMouhomed 11 днів тому

    1waxan siin lahaa jiim shekh muumin 2 dauud cali 3 waa goobe 4 salax qaasim 5 axmed cali cigaal

  • @CasiisAli
    @CasiisAli 11 днів тому

    Dameer muxuu Malab kayaqaan waa kazoo kale muxuu fan kayaqaan iyo abwaan midna

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 11 днів тому

    Waxba sheegi maysid beenaalow. Hadda Magool ma waxbaad u taraysaa mise waxbaad yeelaysaa kk xaywaan. Somali ma dhowaa bal xaywaan kan eega.

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 12 днів тому

    Ogaden buu uu hanjabay xasan dhiqo 😂😂😂😂😂😂kkkkkkk riyo, bal noosheeg kee buu uu hanjabay ma ka kiniya ma ka jigjiga 😂😂kkkkkkk riyoland ka ka jubaland ? Ogaden waa 10 jeter buu kabadanyahay hawiye oo dhan, ka jubaland baa 2 bagoor kabaday abgaal iyo habargidir😂😂😂😂kkkkkkk. riyoland joojiyaa bolahuuftadaa po itopia horta iskaceliyaa markaa Ogaden iskuqaadaa😂😂

  • @abdifarxaan2524
    @abdifarxaan2524 12 днів тому

    Abwaanadu midba dhinacbuu ku wacnaa lakin sidan aad u siiyay waa qalad dhanka heesaha iyo ruwaayadaha 1 xasan ganay 2 sangub 3 axmad saleebaan bide dhanka gabayga 1 timacade 2 dhoodan

  • @MaxamedQarfaan
    @MaxamedQarfaan 12 днів тому

    Laguma dilin tiyaarika ee waxaa laga qabtay xafada guryo samo agagaarka rumaan hotel waxana qabtay askar taqaanay .mayna dilin waxaay geeyen xaruntii hore ee taliska qaybta iyaga oo rabay inay halkaa ku ilaaliyan kadib ayay meel kale u dagaal tageen waxaana sida la ii sheegay nin askari ah oo jaaro ah wuxuuna ku dila halka maxkamada badbaada logu talaabo marka lagu socdo maxkamada dadka loo malaynyo madilin askarta dilka u quudhi wayday waxay ahaayen ogaadèn gada bursi iyo akishe

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 12 днів тому

    Aways Abu Bakar Cabdalraxmaan [ Goobeh ]...Waxa uu ahaa sida Phil Collins of 🇬🇧

  • @indhagelle5803
    @indhagelle5803 13 днів тому

    Yaab waa adiunyo. Waxaan la yaabanahay meel kaban lagu sheegayo oo ay ka maqan yihiin Axmed Nuur Jaangow iyo Xasan garayd

  • @fjmfjmrvrjrfnc8285
    @fjmfjmrvrjrfnc8285 14 днів тому

    Sarqanadii suudantu fuulijirtey yaa sodayey xabsi dain baalagu xumume siyad Allah hawnaxaristo

  • @fjmfjmrvrjrfnc8285
    @fjmfjmrvrjrfnc8285 14 днів тому

    Habartaa baa kelitalisa langab

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 14 днів тому

    Xasan hunguri dabaduu ka hadlayaa afka kama hadlayo daaciisaasuu doonayaa in uu darood kala qaybiyo

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 15 днів тому

    Xassan tuug wa in madaxa laga toogtaa eygan mesha uu isla gaaray intan inuu war wareego daaroodow idinka u yeelay caku yey.

  • @m.b.o814
    @m.b.o814 15 днів тому

    Warya Dalayes Daarood xata mayesan ahayen wxy ahayed Akishe wxyna kasojeeday gobalka Ogaaden khasatan Diridhaba

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 15 днів тому

    Xasan muxuu ka qaadi karaa beesha Ogaden iyo beelaha kaleba ee somalida.

  • @ahmedfarah1827
    @ahmedfarah1827 15 днів тому

    Digfeer

  • @Salamin77
    @Salamin77 15 днів тому

    Magiool Fanka waxay soo gashay Somaliya oo xor ah.Idinla yaabu maayo waa idinkii lahaa galmudug waa dagaal gobol. Dadka as baa la leeyahay dawlad ha kala dhisto kuligoodna waa isku mid.

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 15 днів тому

    ASC viva7up Axmad madobe sax ayuuu Ku taggan yahay

  • @AbdulahiMaxamed-u5i
    @AbdulahiMaxamed-u5i 15 днів тому

    Jaaajuusin ayaaaaa somalia. Kubadan cadawga itobià ushaqeya