Xasan Adan Samtar Sahra Axmed Jamac hawlaha u la heeso ugu badan riwayduhu dhigayna Sahra Axmed Ayuu badidooda la metelay dhoor jeer oo xasan la waraystayna wuxu yidhi hablaha la heesay Sahra Axmed baan ugu jeclaa codkeed Alle Yaa Raxma Raaximiin
Flimbaahiye taa been Baad Ka sheegtaye heestii hilbaheenaa isku yaalee Hassan aadan samatar waxaa la qaaday ilaahay ha u naxariisto ee fanaanadii saynab xaaji Ali baxsan
Been iyo balaayo war beenta jooji xasan iyagaa diiday xasan wuxu ku soo baxay heesihii hirgalay fanan muu ahayn dawaaleh ayuu baydhaba ka ahaa intaanu askari noqon muxuu diidi karaa ciyaal buu ahaa markay heesayeen fanaanitani maandeeq iydu way dhali karaysay xasan hargeisa afsomaliga lagu baray markii la keenay af mamaay uun bu yaqaanay.oo xata lagu baray sida qaadka loo cuno
Xasan ma amaan baad isleeyahay mise wax baad u dhimaysaa xasan sharaf bay u ahaan lahayd inuu 3gabdhood la heeso laakin fanan umay aqoon u qalma inu la heeso will yar bay u arkayeen oo dawaaleh ah Kuna soo baxay heesihii hirgalay ee cid waliba is green jirtay ee jooji beenta iyo rufi yaanumada
Beenaale maryan zeynab iyo maandeeq ma diidi karo isagaa u baahnaa ee waa nasiib iyo ruwaayado ayaanay ku kulmin weydii xasan aadan kan weriyuhu waa beenaale
Beenaale waar waxba garan mayside shut up bal waxa uu ku sheegay ayo eeg xasan muxuu yahay tubeec kuluc, moge brothers, dhuule, cismaan gacanlow cabdinasir ma slim , Hussein Y. Tarabi qalinle, Axned cali cigaal iyo qaar kaloo badan Mid waliba qaar aanu la heesin waa la helayaa waar nacasnimada kala fadhiiso meesha saqajaanimada ga ka ka daa dadka Franka ka Faalogo Dana haka been sheegin
NASIIBKA ISUMA KEENIN EE WAX KALE EE HOOSE MA JIRAAN
EE MACALINKA JOOJI WAX AAD
RABTO IN AAD SOO XOQXOQDID
maandeeq waxay la heestay ragga fanaaniinta oo dhan laga bilaabo dararamle, kuluc, gacanlow, cabdi tahliil, sooraan, turabi, gujis, guyoon jire,gacayte tubeec, mohamed yuusuf, salaad derbi, joof, baacalwaan, daud, faarax guuleed, farayare,qalinle,caabi mire, jubba cigaal, iwm. gabdhahana waxay heestay shankaroon, qalanjo, khadra, saado, cadar kaahin , zahra axmed , amina cabdulaahi, baxsan, qamar, gaduudo carwo, magool, hibo, zeinab cige, duniya iwm . maandeeq iyadaa dooran jirtay qofka la heesaaya. waa fanaanada kaliya oo qabtay koox naago oo tuma maandeeq band.
Xasan Adan Samtar Sahra Axmed Jamac hawlaha u la heeso ugu badan riwayduhu dhigayna Sahra Axmed Ayuu badidooda la metelay dhoor jeer oo xasan la waraystayna wuxu yidhi hablaha la heesay Sahra Axmed baan ugu jeclaa codkeed Alle Yaa Raxma Raaximiin
Aniga haddii aan rayi geyga ka dhiibto waxey ila thy abwaanada heesaha sameeyy ayaa isku aadin jiray labada fannaan waa sidey ila thy ileen xasan aadan abwaan ma aheynin
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
Samatar would la heesay seynab cage.
Sado cali/ amina cabdilahi/ nimca yacin/ shankaron/ hibo Mohamed / duniyo/ qamar afwey/ khadiya hiraan/ gududo carwo/ iyo qaarkalo badan
Saado cali waala heesay heesta darmaan khadiijo hiiraan waala heesay heesta qalanjo shankaroon waala heesay nimco yasin loola heesin iyo Maryan mursal iyo gadudo iyo maandeeq iyo seynab
Asc iska hadle. Waxaan is way diinayaa ujeedada aad ka leedahay barnaamijka noocan ah
Taariikhda in aad barato eedo.
samatar waa la heesay amina cabdulaahi oona cod dhuubaan marka maandeeq oo la heestay qalinle oo cod weyn
Ha waxa Ka mid ah hibo nuura waligoid islama qaadin
Xassan Sahra Axmed ayuu ugu jeclaa fannaanad uu la heesho lkn n ay la heesen wax wayn maaha kulucba fannaaniin badan bn la hesin.
Absolutely maxamed saleebaan boqor kii codka hablo farakutirisa ayuu la heesay ka waran
@@jamaadnuura10sax
Xasan aadan gabdho bdn ayoo la heesay
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
waxa ka mid ah hibo nuura
Codka fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq iyo Xasan Adan codkooda isma keenayn waayo Maandeeq waa sawtu Raxma
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
waaberi waa lawada ahaa laakin sida ina saleebaan bidde sheegay waa lakala jiray oo qoloba abwaan bay ku xidhnayd tusaale xasan ganay iyo kaariye oo xasan ku xidhnaa, axmed saleban bidde, cali sugule, hadrawi, tuug tarabi,gaariye, qawdhan, qays, sangub iyo qaar kaloo badan oo hablaha badankod ku xidhnaayeen xasan iskuma xidhnayn inta badana faniinta abwaanadaa xulan jiray oo soo saari jiray badanaa nin isagu iskii u madax banaani waa yaraa walaaha hargaysa bayna u badnaayeen.
Inkastoo aad dadaashay hadana waxbaa kaa khaldan sxb , tusaale Maandeeq iyo Samatar waxay wada qaadaan heeso badan .
Ditoore bal inoo sheeg hal hees ay wada qaadaan,Maandeeq iyo Samatar
Bal hesda uu laqado maandeq So qor Zxb
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
lol. Ma abwaan ka ayaa doora cidda you isla heedaysa mise fanaankaa doorta?
Hibo.nura.aya.kamid.ah.hablaha.uu.la.hesin.xasan.adan.samatar
Hilbaheenaa isku yaal .... saynab cige xasannadan
Heestaa waxaa wada qaada Xasan aadan iyo Saynab Xaaji Cali Baxsan.
Flimbaahiye
taa been Baad Ka sheegtaye heestii hilbaheenaa isku yaalee Hassan aadan samatar waxaa la qaaday ilaahay ha u naxariisto ee fanaanadii saynab xaaji Ali baxsan
Waxba Ku hadli mayside iska aamus aqoon gaab xun oo aad u liita ayaad tahaye Ka xishood ummadda 😮
Been iyo balaayo war beenta jooji xasan iyagaa diiday xasan wuxu ku soo baxay heesihii hirgalay fanan muu ahayn dawaaleh ayuu baydhaba ka ahaa intaanu askari noqon muxuu diidi karaa ciyaal buu ahaa markay heesayeen fanaanitani maandeeq iydu way dhali karaysay xasan hargeisa afsomaliga lagu baray markii la keenay af mamaay uun bu yaqaanay.oo xata lagu baray sida qaadka loo cuno
maryan mursal ma u baahneyn inay samatar la qaado sidoo kale zeynab cige , maandeeq iyadaa dooran jirtay wiilka la heeseeya sida jubba iyo daauud
Wuu nabcaa gabadha dhamaantod taas weeyan sababta uu u diiday in uu laheeso
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
Anaga hayna,e jooji neenga
Waxa ka mida Asked gacayte zahra axmed axmed gacayte iyo maryam mursal axmed vacate iyo qadiija fooday gacayte iyo kindi xaaji adan
axamad mooge iyo qadiija fooday axmed mooge isaynab xaaji cali baxsa axmed m liiban iyo faadum
Qasim hilawlle waryaa waxanad garanayn haka sheekayn cidina wazan ad wadi kusuma sheegin
Waxad tahay weriyaha uhu neenga badan hasat runtaa tahay sheet magacyada fanaaniinta kuu sheegay farakh baad tahay!
Hadiikale xayeysiis samatar baan u Aragnaa fanaaniintana been haka sheegin ree baadyaad tahay dhowaan follow maba xishootid
Wazan ad sadaa dunga badhkeed ayah ka qurux badanyihiin ! Waa sidii
Filimaanta hindida ! Fanaaniin badan baan wada heesin naagahani maad u malayn inay iyagu diideen?
Xasan ma amaan baad isleeyahay mise wax baad u dhimaysaa xasan sharaf bay u ahaan lahayd inuu 3gabdhood la heeso laakin fanan umay aqoon u qalma inu la heeso will yar bay u arkayeen oo dawaaleh ah Kuna soo baxay heesihii hirgalay ee cid waliba is green jirtay ee jooji beenta iyo rufi yaanumada
Waaryaa brenda iskaga ilaaliyo. Xasan duufle hablahani way iska weyneen jireen waxay u arkayeen inan yar oo maymeey ah iyaguna saadadii fanka somali hideysaneysay bay ahaayeen
ua-cam.com/video/bBFDYKwWAQI/v-deo.html
Beenaale maryan zeynab iyo maandeeq ma diidi karo isagaa u baahnaa ee waa nasiib iyo ruwaayado ayaanay ku kulmin weydii xasan aadan kan weriyuhu waa beenaale
Osman Sufi mawada heesin Saynab cige iyo Faadumo maandeeq iyo maryan mursalba
@@ruungiire807 kumaan odhan dee way la heeseen qoraalka saani u akhri