adoo raali ah video manoo soo dhigi kartaa youtube oo aad ku sharaxeyso waxa ku baxaayo, qaabka ugu fiican ee loo sameyn karo restaurant iyo faaidada laga filan karo (seed capital 25-30k)
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ADVICE friends and family members to do all different types of VEGETABLES and FRUITS and HERBAL PLANTS and ANIMALS and FISH farming on LARGE COMMERCIAL scales near villages or farmlands or COUNTRYSIDES farming 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Zakariyow waa kusalaamay sxb buugii dhaqaahada digaaga ayaan rabay meesha ee xamar ku taalana moobilkii ma qabanayaan ee sidii uu ku heli lahaa qof xamar jooga sheeg
Waa Ninka Kaliya Ee Fikrado Bilaasha Bulshada U Soo bandhiga Saw ma Ogid in La.iibsado Fikrada Bro, waxad ka Heshaa kuwa Malayacniga ka warama iyo Huu haada Ustaad sakariye ❤ Alle ha ka Abal mariyo wll.
Asc wll Sakariye wa ku salmay .wll Saln kadib wll waxn jooga jarmalka Fitness( GYM ) ama Goob jimicsi. Ayaan rabey inan Dalki ka Furto. ee wll Turkiga & Ali Baba keeba ii fican qiimaha iyo tayadaba.? Ma se Taqaan Companyada turkiga kontaktigoda xirir mala leedahay? Ii jwab wll. Mhdsanid. Alle haku sharfo wll.
Asc walaalo xookaha 150 doolar oo casnaha 50 doolar waa coiwskooda iyo niyahoida 30 Dolar waa dhaqtarkooda 80 Dolar Bisho 12 bilood waa 960 Dolar bishii 5 sano waa 4800 Dolar Marka biilkaaga laga jaro waxaad meel dhigan kartaa 2000 Dolar in kastoon baadiyo aqoon ulaheeyn oo aan ku dhashay magaalo laakiin xisaabta guud ayaan wax kuala qeeybiyau . Way ka giicantahay qof qaxooti ku ah wadan uusan laheeyn qaboobgiisa.
Sakeriyow anigu waxaan ahay ardayad oo ah sidoo kale waxaan rajaynayaa inaan helo $2500 Waxaan doonayaa fikrad oo lacag ka sameeyo oo la iga shaqeeyo Sababtoo ah dhul ma haysto aan green house Ama xoolo ku bilaabo Please fikrad wanaagsan oo aan geliyo dhaqaalena aan ka sameeyo igusoo caawi
Fadlan Like & Subscribe ❤
La xidhiidh Somleaf Agri Services on WhatsApp. wa.me/252634177698
Asc walalka sakariye aad ayaad ugu mahadsantahay lawadaagista fikradaha ganacsi dhaaman somalida runtii haday dadku adigookale noqon lahaayeen dunida hormuud ayay somalidu u noqonlahayen
Wllhi kaalin muhim ah ayaad ugu jirtaa somalida maanta ilahay haku xifdiyo❤❤❤❤
1 beeraha
2 Aniga
3 digaaga
4 cowska
5 kuluunka
Shaqa fiican ayaa umada uheysaa wlhi Dib ayaa quluubta umada usoo nooleeneysaa jazaakallaah
Baarakalaahu fiik
Maansha allaah
Masha allaah war ninyohow allaaha kubarakeeyo hana kuxifdiyo, wax badan baad noofaa,iidaysay
mashalah watala fiican saki halkas kasi laba jibar bulshadana qofwalbo ufaidaha walobahanyahay mhd
runti wadhira gelin wangsan mhd
Walaal sakariye aad ayan kugu mahad celinayaa waxa aan ka mid ahay ardayda wax ka barata jamacada Burco mashaariic dan oo kale aad ayan ugu haminaya abaal baan kuu hayna wanad arki doonta samaynta aad bulshadaada ku samaysay mustaqbalka dhaw Rabbi haku barakeeyo saaxiib Qaali
❤❤❤❤❤ mahadsanid jaale
Manshalah tabaraka raxman guleyso habaryar
Thankyou bathers haji sakariye you are helped jop ❤❤❤❤❤❤❤
Jazaakallaahu qeyr❤ustaad
Thankyou bathers haji sakariye you are helped jop ok
Si nadiif ah ayaad noogu sharaxday welibo faa iidada sii sharaxday masha allaah tabaarakalaah alah kuxafido
Amazing advice...May Allah grant u blessings....tnxz alot
Walaalaw fikrado fiican vaad bixisaa anaguna waan jeclaan lahayn in aan wadankenii ku noqono oo aan maal gashano lakiin wadankii oo dhami colaad beeladyo ayaa ka socda oo dadkii baa maalaycani isku laynaya noloshuna nabada ayaa gundhig u ah illaahay nabad hana siìyo umadanaa ha fahansiiyi in uu wasankoosa qani tahay .
Mahadsanid
Sakariiye eedo khar alaha ha ku siiyo waad noo faaiidaysay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
I like ur content, thanks
Xaqiiq shaqo fiican ayaad hesaa hore usoco sxb
Allaha ku barakeeyo wll
Mahadsanid
Zakariye aad baad ugu mahafsan tahay inaad dhalinta tusto xoogooda inay dalkooda wax uga soo saartaan intii au tahriibi lahaayeen oo ay tagi lahaayeen meel aan waxba lahayn
Mansha allah.libaax
Masha allah wll aadbaad ugu mahadsantahy talooyinka fiic-fiican.
Mahadsanid ustaad jazaaka Allah
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo aad ban u hidisa waan jecelahay in sameeyo waan ku dhegeystaa mansh Allah ❤❤❤
جزاك الله خيرا
MashaAllah. Thank you bro
Mhdsanid sakariyow waxad nala wadagta wax dantayada ku jirto allaha ka abaal mariyo❤🎉
Dr zakariye allha ku barakeeyo wll.
Cilmi badan baan kaa faa'iiday intii aan ku xirnaa channalkan.
Thank u so much bro
Mnsha allah❤❤❤
mashaAllah zakariyo from 2019 Ayan kuguxirna wax weyn Ayan kafaide Allah ajir iyo xasanad hakasiyo
Sxb maxaa ka ganacsadaa sxb Waan dawakhee
Maashaa Allaah
Sakeriyow aad ayaan ula soconaa barmaamujyada.
Runtii waa burmaamujyo umada manaafacaadsi u leh,aadna waanu uga faa i daysanaa wll,waanad ku mahadsantahay.
Buugaasna waa muhiim waanu sugaynaa.
Masha.alaah alaha ku barakeeyo
Thnks
Masha Allah. Mahadsanid
Green house af-soomaali ahaan Hooy-dhireed ama hooyga cagaaran
Mahadsanid eedo
Shinida iyo Geela ka waran ustaad Zakariye.
Masha Allhallah wll mcn wlhi nadif bad tahy wxd ka badbaday cudurkii xasidnimad la dhihi jiray❤
Thank you walaal jira
Zakariyoow mashruuca kaluunka maa sifiican ugasoo hadashid qalabka looga baahan yahayne soo bandhigtid
szp shaqadaad haysid waa shaqo aad uqiimo badan aniga ahaan aad baan kaaga faa iday abaalkaaga rabbbi janno hakuugu badalo
adoo raali ah video manoo soo dhigi kartaa youtube oo aad ku sharaxeyso waxa ku baxaayo, qaabka ugu fiican ee loo sameyn karo restaurant iyo faaidada laga filan karo (seed capital 25-30k)
Ha wll aniga xitaa wan rabay ee Video kaga soo hadal
Waan haystaaa dhulkii iyo fikirkii balse ma hayo qarash igu filan oon ku bilaabo ❤
Number kaada so qor walaalka
Short contact ama dhulka ka ijaar qof haysta lacagta inta aad u diyaargaroobayso. In tuu dhulku iska banaanaan lahaa. Qaybna adiga reebo. Hadii dhulku wayn yahay. Waa maalgashi iyaduba.
Insha allaah wll waanu sugayna buugii digaaga mala helayaa
Sakariyow nabarkaga ma noo soo shergaranyn kartaa🙏
Zaki you are really motivated me thank you 🙏
Good Idea
Mahadsanit habo sakariye❤👍
Sakariye waa dadka farakutiriska ah ee wax nafci leh umada la wadaaga
Aboowe.abahay.3beerood.buumilki.uleeyahy.balse.musiibaajirto.oobeerahaas.labeerikaro.baahaladii.gawalada.qaarkataliyo.ayaabarkamida.qaadanaayo.mxaasameeynaa❤😢😢😢
Jazaaka laah khayr ❤❤❤
Allle haku barakeeyo Wll
Somalia wxaan u malynayaa inaadadan ka war hyn dadka nolosha wey didanyihiiin
Maxa ka wada walal
Mashallah
Kaluunka ka soohadal zxp
السلام عليكم ورحمة الله
Adeer macaan waan ku-faraxsanahay Xiriir keenna balse koofur wax kama gashaaan miyaa??❤
Zakariye intee kala xariraa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ADVICE friends and family members to do all different types of VEGETABLES and FRUITS and HERBAL PLANTS and ANIMALS and FISH farming on LARGE COMMERCIAL scales near villages or farmlands or COUNTRYSIDES farming 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Zakariyow waa kusalaamay sxb buugii dhaqaahada digaaga ayaan rabay meesha ee xamar ku taalana moobilkii ma qabanayaan ee sidii uu ku heli lahaa qof xamar jooga sheeg
Qof kasta oo farintan arka ha isoo jawaabo pls,
Deganka aan daga nahay, wabi ma maro, marka sidee berta biyo ugu helaa?
Lkn ariga ama riyaha caanahooga way ka yaryihiin intaaa sbbto ah halbil caano 2koombe ah malaha
Wcs wr wb wlllo halaga faaidaysto fursadn
Wlhy barnaamij yada
Beeraha aad baan
U jeclahay
Wax badan baan
Ka faiday
Zakariye saxip ka soo hadal xabxabka
Acw sxb Aniga digaag ayey iiga cadahay marka sideen ku maalgelin karaa I need to know more info about the poultry many thanks
M.a wlll
Saxiiiibooow wax aad sheegaysid ooo dhan waa Mala awaaal , ee wadciga ahaaan xaqiiiqa ma ahan
Waa Ninka Kaliya Ee Fikrado Bilaasha Bulshada U Soo bandhiga
Saw ma Ogid in La.iibsado Fikrada
Bro, waxad ka Heshaa kuwa
Malayacniga ka warama iyo Huu haada
Ustaad sakariye ❤
Alle ha ka Abal mariyo wll.
Markii aadan waxba aqoon aadan ulaheyn mowduucaan cml waa iska sidaan😂😂😂
Maansha Allaah qayr Allaah ku siiyo sida aad u dhiiri galinayso dadka. Aniga beer ayaan leeyahay oo meel dhagax ah ka sameeyey waana gobalada dhexe. Waxaan rajeeyanayaa hadii allaha awooda leh yiraahdo inay noqoto meel ay say wallaahi u soo dalxiis tagaan.
Walala wan jecelahay ganacsiga mel an ka bilaabo ayan garan la,aay
Nusboos 10 20 ahmalagubeeri karaa
Dhalinyaradu haday lacag helaan bajaabay ka bixiyaa 6k joogata wxayna galaan rafaad, jaam iyo canshuur waxaan rajaynaa inay fahmidoonaan mashruucyadaan muhiimka ah inshallah,
Asc wll Sakariye wa ku salmay .wll
Saln kadib wll waxn jooga jarmalka
Fitness( GYM ) ama Goob jimicsi. Ayaan rabey inan Dalki ka Furto.
ee wll Turkiga & Ali Baba keeba ii fican qiimaha iyo tayadaba.?
Ma se Taqaan Companyada turkiga kontaktigoda xirir mala leedahay?
Ii jwab wll.
Mhdsanid. Alle haku sharfo wll.
M.a walhi waxa badana kaa faiday alx muqaaladada
❤
Asc Walaal. 50 riyood oo irmaan hal mar mala isla heli karaa, maxaase daaqsin ahaan kharash ku baxaya
maxaa wax la beeraa ,reer miyi ayaa ku oranaya dhulkaan waa dhul daaqsimeed ee guur
Sakariye ilaahaw abalkaaga jano ka dhig mhdsanid waanu sugaynay
Laakiin ariga Somalia jooga caano maleh adeer
Ariga nugaal jooga waa caano badan yahay xagaa ka gado
Wll waxaaso dhan waxa base u ah beer iyo ceel ama biYo mrka ceel io beer waa around 50k
Saxiib ariga caani hiisa dadku magataan
Sakariye ilaahaw abalkaaga jano ka dhig mhdsanid ❤❤❤❤
Aamiin walal adaa mudan Barakow ❤
Sxb 50 ari waa yartahay 300 oo ari ah ayaa noo joogta ee noo faah faahi
Asc walaalo xookaha 150 doolar oo casnaha 50 doolar waa coiwskooda iyo niyahoida
30 Dolar waa dhaqtarkooda
80 Dolar Bisho 12 bilood waa 960 Dolar bishii 5 sano waa 4800 Dolar Marka biilkaaga laga jaro waxaad meel dhigan kartaa 2000 Dolar in kastoon baadiyo aqoon ulaheeyn oo aan ku dhashay magaalo laakiin xisaabta guud ayaan wax kuala qeeybiyau .
Way ka giicantahay qof qaxooti ku ah wadan uusan laheeyn qaboobgiisa.
Buuga nala sogar iyo sida kuheli lahaa sxb
Hadan somali nhy aduunkan Aynu daba carareyno Dhulkeena iyo ciidena ayey ku Jirtaan lkn wax kalaa ina hor cararaya allow nagaran sii ???
Xooluhu qarash laàn miyaa ninka raacaya waa lacag cunadoodu waa lacag
20×20 boos ah green house meeqo ayuu noqonaa wllo
Walibo xoolaha aya ugu fican
Walalow miyadan ogeyn in Dadkii wadanki jogay eysan cabin caano xilad war Gasac boorey caban 😂😂😂
Nio intaa shegtayba waa ka fakaraa lkin dhirigin fiican ii tahay wlhi
Walaal zakariye sida basasha loo bero muqaala noga so same
Sakeriyow anigu waxaan ahay ardayad oo ah sidoo kale waxaan rajaynayaa inaan helo $2500
Waxaan doonayaa fikrad oo lacag ka sameeyo oo la iga shaqeeyo
Sababtoo ah dhul ma haysto aan green house Ama xoolo ku bilaabo
Please fikrad wanaagsan oo aan geliyo dhaqaalena aan ka sameeyo igusoo caawi
Adhi ku bilow
wlll xafiika magalada mugdisho ayaan jooga
Calanka xun ee kuu saaran Ka qaad
@mohamed88466 see
Are you isreal
@@xirsi-x5m waar Ka qaad double bastar baa tahee
Kjayr allaha kugu abaalmariyo ustaad
First🎉
Bravo 🏆
Wall waxaa iga caawisaa makeenada badarka