Waxa mudan in la daawado, wakhtiyada firaaqada vlogs ka noocan oo kle, waxaad waxkabaranaysaaa dubinada iyo umadaha kala duwan. Thank you for your vlog bro❤ sharing with us.
Thailand 🇹🇭 dadkooda anaa la shaqeeye wlh waa dad aad io aad u wanaagsan, waa dad waxay haystaan dhexda kuu soo dhigaayo kuna dhahaayo kaalay nala cun runtii intaan ka arkay waa dad gob ah 😊
GEEDI SAHAN SOMALI TRAVELERS TO ALMOST THE SAME PART OF THE WORLD WHICH ALL THE SOMALIS ARE PROUD OF MAY ALLAH BLESS YOU AND HELP IN YOUR EXCELLENT AMBITIOUS
Dadkan dhulkii baa ka buuxsamay hadana nolol degan oo macaan bay ku nool yihiin Soomaaliyana 100 mile baad socon hal qof kuma arkaysid waana is dagaalayaan. Jaahiliin. Mahadsanid bro.
Haa muqaladii kan ka horeyey soo daawo wiil dagan ayan geedi sahan uga sheekaynayey aya sheegay in calaamka kaalinta 2aad ay kujiran dhakhatirta ugu ficn marka Germany laga reebo oo caafimaad ka kalinta koobad kujirta@@faizaabdi9962
Fadlan 10 kun like iyo share
Ka badan ayad u qalantaa bro❤
fadlan qofka kula socda wixii aad gadato wax ka sii ama isagana u iibi plz wAa iga talo
Xijaab bay xidhantahay kulahaa sawta futadeedii la arkayo xubinteddii baa muuqatee surwaalkiiba dabada kala dhax galay waxaas xijaab maahaa geediyoow way qaawantahay gabadhu
Sxbow musigadii dhaantaada quruxda badneyd aaway ama heesta magaceed ino sheeg
Bal arka dadkan meesha ay ku nool yihin kuna Iiman sanyihin Anagana Dhulka iyo HAwada Ilahey na siiyey aan ka carareyno😢
mashalaha meelkasta ooy musliniintu joogaan ilaahay garabkooda ha galo, geedi sahan adigana waanu kaga mahad celinaynaa sida qurux badan eed wax noogu soo gud biso
Geedi Sahan oo weli Safarkiisi uu aduunka inagu kala barayay sii wata
Always we are with you bro
Keep going Geedi Sahan 🙏
Masha allah,,, video faa’iido badan u’ah umada afka somaliga ku hadasha. Aad baad umahaf santahay Geedi-sahan
Mashallah. Waa bulsho wanaagsan. Waxaa aad iisoo jiitay heerka nadaafada ay kagaareen. Guryaha, suuqa, garoonka, masaajidka, biyaha ay dul daganyihiin, dhamaan waa nadiif wax baco iyo qashin iyo gudaafad ah kama muuqato.
Ofc somalia maa mooday 😂
@Joseph_mohaz Thailand ba meelo soomaaliya kadaran wey leedahee lkn community gaan waa well organized👌
Mid ka mida muuqaalada ugu fiicnaa ee aan daawado , geedi sahan keep going wllky marwalba meelah unique ah ku dadaal inaad raadiso.
waa Muslimiin nabad galaay lagana nabad galay maashaa Allaah
They welcome u warmly
Bcz you r good person.God bless u, son .
Geedisahan .
Cajiib Dadkaasi iyagoo dhul haysan ayey shaqo tageen horumarna sameeyeyen casharo badan ayaa laga baran hadii aynu Somali nahay.
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
✅ 🚀 ❤ 😎 👉 Insha Allah
Mahadsanid wllkie mahamudd Geedi sahan
From Kgs Baidoa-Somalia
❤Kgs
Mashallaha geedi sahan Thailand ta muslimka ahna waad na soo bartay
Mashallah Geedi Sahan mahelin
Subscribers kii uu qalmay
Somaliyey nin kan 1M aan gaadhsiino illahay idanki inshallah
Maasha allaah❤❤❤❤❤👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️👏👏👏👏👏
Adunyada cadaaladi ma taalo. Waxad u qalantaa millions and above. Thank u❤
Ninkaan shaqo culus oo taariikhda galesya ayuu hayaa, Soomalida waxay ogaanayaan aduunka waxa ka jira iyo sida loo noolyahay. Sxb ku soco waan ku daba soconaa!!!
Waxa mudan in la daawado, wakhtiyada firaaqada vlogs ka noocan oo kle, waxaad waxkabaranaysaaa dubinada iyo umadaha kala duwan. Thank you for your vlog bro❤ sharing with us.
Very beautiful island
And it’s beautiful Muslim people
Allah Bless them
Big hello Geedi Sahan
Masha allh geedi sahan hada maleysia bad joogtye muuqalo qurux badan moga so duub ❤
Geedi sahan Allaha safarka kuu fududeeyo kuna xifdiyo aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
I like your videos mashallah keep shinning greating from Kenya bro
Allaahu Akbar
Umadan meesha ay Ku noolyihiin oo ay Ku faraxsanyihiin
Illaahow u barakee oo ku xifdi
Allahuma Barik. Somaliduna iyagoo waxwalba Ilaahay siiyay dhul bad wabi xoolo ayay kafaaiidaysan waayeen oo iscunayaan 40 sano dadkana biyo dushood bay kudulnoolyihiin masha Allah Allah hakubarakeeyo
Thailand 🇹🇭 dadkooda anaa la shaqeeye wlh waa dad aad io aad u wanaagsan, waa dad waxay haystaan dhexda kuu soo dhigaayo kuna dhahaayo kaalay nala cun runtii intaan ka arkay waa dad gob ah 😊
Masha Allah Guuleyso Geedi sahanow
GEEDI SAHAN SOMALI TRAVELERS TO ALMOST THE SAME PART OF THE WORLD WHICH ALL THE SOMALIS ARE PROUD OF MAY ALLAH BLESS YOU AND HELP IN YOUR EXCELLENT AMBITIOUS
Waa meel cajiib ah magaalo dhan oo sabaynaysa biyaha dusjooda
Allahuma bariik, yaa akhi.
MashaAllah i luv it ❤❤❤ gd island for muslims only
Muuqaal aanu waxbadan ka baranay weeyi.
Thanks for sharing
Bro good Luck you are important in society somali im djiboutian waan kuu salamay saxib
Maashaa Allah wlal qaali Allaha ku barakeeyo waxaan kugu jecelahay nin iimaan ka muuqdo ayaatahay waayo meelkasta masaajid ka iyo muslimiinta ayaad xogtooda nasiisaa
Akhlaaq iyo diin baa kaa muuqata m.a
Masha alaah wax qurux badan ayaad soo bamdhigtaa wlllll guulayso
Masha allah sxb keep going guuleyso sxb❤
geediyow ALLE haku sharfo
Wlh Waa Arin Ajiib Ah Wayo Dad Biyo Kudhax Nool Cadi Ma Ahan
Alxamdulillaah Masha Allaah
Dad Muslim ah waaye waaba farxad
Geedi waa documentary fiican manshallah
first commenti isaar love geedi sahan
Alxm ilahay dhul fican bu nasiyay bal umadan biyaha dhax dagan arka
MASHALLAH GEEDI SAHAN SOMALI TRAVELER
Maansha Allah 🇸🇴👍🏼
Geedi bro du bist der best , stolz kugu ahay
You are the best bro. I will follow wherever you go.
Masha Allah muqaal cajiib hore u soco geedi sahan
Geedi sahan
Muathia soo baro
Oo adiga oo taababaran oo feerka io laadka yaqaan soo laabo ❤❤❤
Insha allah marwalba like ta xageyga waa ka free bro keep going video inow so badi
Masha allah waa quurux🎉❤🎉❤
Allahu akbar ☝️ muslim ka allaha barakeeyo
Malin ba yar igu yiri imisa dal aya martay markaasa ku iri inta dal ee geedi sahan maray ana waa lamaray keep going zxp 🎉🎉🎉❤🎉🎉
Mansha Allah alle haku garabgalo wiil aan taageero ayaad tahay
Thank you sxp
Waxbadan baan bilaash Ku bartay
Walaalow dadkan hadii ay dhintaan xagee lagu xabaalaa
Hhhhhh wa suaal is waydiin leh
Malaha walaqada doonyaha laguqada lakim muslim maqaqawane kuwan waqawan yihim
guedisahan mashallah whats the name of the ireland brother 👍keep going forward 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
Muqaal Aad uu wanagsan sxb Masha'Allah
Subxanallah magaalo biyo kudu dhisan waa iikow
Dadkan dhulkii baa ka buuxsamay hadana nolol degan oo macaan bay ku nool yihiin Soomaaliyana 100 mile baad socon hal qof kuma arkaysid waana is dagaalayaan. Jaahiliin.
Mahadsanid bro.
Waa muslim oo dun wanaagsan dadkaasi, mashalah.
Well done Maasha allah good job
War saaxiib meeshu waaba cajiib❤
ASC wall dheh salaamu caleykum sax maahan jazakalaah kheyr
Best Somali UA-camr
Keep going legend
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤
❤masha allahu❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤
Masha allah waa dhul cajiiba ❤
GeeDi sahaN I.A sanadka Cusub bisha Ugu horeyso waxaaN Kuu rajeyna 300K❤🎉subscribers
AyntaaN Vedio waNagaLa soo daaHday 😂❤❤
I love you proH go ahead🎉❤
Nabadaa Naas lanuuga leh❤🇸🇴✊
Walaal thanks 🎉🎉🎉
Gedi sahan wajeer video kasemay
Lkn dumarka xijaabkii maxaa uga dhacay?
masha allh❤❤❤
Thank u, my brother . I've done all the above subs , like ,
Masha Allah Alhamdulillah allahu Akbar
300k is coming pro 🎉❤
Asc wll gedisahan Wll caawinad Iso Dir Nabarka waa lex sided afar sagal sagal sided Shan lex sided ❤wallka somaliyed il naxarisleh Kuso eeg ok
Qofki ugu horeyey e like saara reply geedi sahan
Hora ku saliya nabigeena muxamed scw❤❤❤
meesha kaneeco ma leedahay?
Geedi sahanow imisa wadan baad thy pro???
Keep going bro
Anaa Thailand jogo alx waana ku koray
Asc wrwb walaal thailand ka waran caafimaad doctor fiican ma Lee yihiin
Haa muqaladii kan ka horeyey soo daawo wiil dagan ayan geedi sahan uga sheekaynayey aya sheegay in calaamka kaalinta 2aad ay kujiran dhakhatirta ugu ficn marka Germany laga reebo oo caafimaad ka kalinta koobad kujirta@@faizaabdi9962
MAshaaa.
Waa ku salaamay Mr geedi salan ka dib jasiirada magaceed?
Tunisia 🇹🇳 kaalay caasimada barcelona geedi sahan
Maleysia bu joga hada
Caasimada tunisia Tunis ladhahaa wll barcelona maaaha
Barcelona maa Tunisia Ku taalo😂
Thailand @@FardowsAbdilahi
Mahadsanid
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
✅ 🚀 ❤ 😎 👉 Assalamu Alaikum. This is a wonderful place
12:46 AM hbeenimo dawana video ga❤
masha Allh
Hi geedisahan
Hore u soco
Geedi markaan Indonesia ayaa ka sugaynaa❤ madama aaad Asia joogtid
Good luck bro
Wey xer xeran yahiin beeh
Bangladesh 🇧🇩 iyo India 🇮🇳 goormada Inoo soo Dubaysa
Mohamud sxb ?
Masha Allah keep going
Edite ka deg deg maad ku sameysay aawey Music gii?
Music xaran waaye wuu tawbad keenay ninkaan😂😂
Gentleman geedi sahan