Maasha Allah Sahal Cabdulle Allah ha daayo shaqadana ha u barakeeyo wuxuu na barayaa inaynu isku tashano oo noolaan karo iyadoo aan debed waxba looga baahan waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo loo baahan yahay in laga faa,iidayato oo hadaynu maanta dawlad weyney dadka ganacsatada ahi ha maalgeliyaan oo share ha kula galaan aqoontiisa waayo waa nin mufakir ah oo wax badan curin kara Baaraka Allah mar kale
Waxeey yurub kudaashay hadalooma baahno in nalooxayeesiiyo 2 wax Hadii lagaahelo waa ko inkimiko la aan aadsoosarto waad kumahadsantahay dadaalkaaga laakiin yurub maantay dadkooda wax og macunaan wax kimiko lagusoosaaray
Mashaallah.
Dalkada markad ku kalsonato xirfadne aad barato kuna shaqeysato ale amiinto waa ku barakeyna.
Isku taasho dadaal illaahey aamin.
Allah Yacizak Mr Sahal Abdullah, aad ayaan kuugu ducaynayaa waxa fiican ee aad qabaytay Wll.
Waa wax ku dayasho mudan
Macha allah courage mes frère somaliens un jour vous reviendrez fort comme avant❤❤❤❤❤
MaashaAllah…. Ilahey ha barakeyo walaalkeen
Mashallah barakallah ❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah
Sahal Cabdulle Allah ha daayo shaqadana ha u barakeeyo wuxuu na barayaa inaynu isku tashano oo noolaan karo iyadoo aan debed waxba looga baahan waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo loo baahan yahay in laga faa,iidayato oo hadaynu maanta dawlad weyney dadka ganacsatada ahi ha maalgeliyaan oo share ha kula galaan aqoontiisa waayo waa nin mufakir ah oo wax badan curin kara
Baaraka Allah mar kale
MASHA ALLAH TABARAKALAH saan cml rabaa ILAHEY nasib aa ku samesto ha isiyo INSHA ALLAH
Adigoo kale in aan noqon allaha naga dhigo dalkaaga aad hormarinaysaa walal
Mashallaah tabarakalaah aamiin yaarabi
Ninkaan xaruntiisa ha la ii tilmaamo Muqdisho meeshu ka joogo caanahaas ayaa u baahanaya
Illaah ha'uziyaadiyo Aamin.
Maasha Allah Akhi, Allah ha kuu barakeeyo howshaada..
Masha Allah barakallah
Ad iyo aad 😮 gul iyo gobomimo ❤
Maansha’Allah
Masha Allah wa nin ku dayasho mudan
Hadaan heli lahay mel an kala xariiro ustat sahal waan wicila hay Muhimadedu waa Abuurka gabal dayaha
Masha Allah walalkay Allah haku barakeyo
i like the way he make BIOGAS
Asc walaal sahal waqti makaa faa iideeysankarnaa
Baarakallah walal
Mashaalha
Mashallah this man is very smart
Ustad sahal Alle habarakeyo
Shahwada Kulahaa
masha allah guuleyso wll
masha allah
MEEL deganahay dadka ugu taajirsan waxa ay dhaqdaan loda iyo fardaha iyo beeralay waana meesha ugu kulul somalia waa barwaqa sooranka adunka hadii cilmi lala yimado
Sahal waa nin xikmadad badan 100 sidaa ah ayey somali u baahantahay
Masha allaah habeen hore ayaan lo'daan booqday kalay iska arag waye wlhi
abyo xaafadee waaye neh saliida oo sheegaayo waan u baahnaaye wax iga sheeg
Asc war wab waxaan aad uhu baahanahay sahal abdulle qofkii heli karoow ii soodira waxaan ugu baahanahay waa arin af mixid farming oo qayb ah iyo Agrobusiness oo qayb ah fadlan hala ii raadiyo
Asc ustaad sahal
Xagee lagala xiriirayaa
😮😮
Methine gas waa Cheap & easy gas for free
sahal walaal ma heli karaa telefoonkaaga wax badan ayaan rabaa in aan kaa faa,iidaysto
Wariye baro af somali .
Shaywad = manida
Nin qiimo leh ilahay hanagu sugo anagana waan jeclahay waan ku hamiya ku taliya lkn inaan ku dhaqaaqo uun baan dhicin iska duruuf jirta awgeed
M.a mudanaha lambarkiisa manasiin kartaa
Guraaj macnaha waa Madow afka Oromada
Ninkaasu hada wax Soo gala mooye wax ka baxa ma jiro
Ninkan odayga ah ilahay khayr ha siiye yaa tolow lambarkiisa isiiya taloon baan waydiisan laha suaalo badana waan waydiin lahaye
Hooyaded waa somali, aabahedna waa canadian hhhhhhhhhhhhhhhh wlhy wa iga qosliyay. Forward sxpo
pro trick : watch series on KaldroStream. I've been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.
@Milo Jayson yea, been watching on kaldroStream for since november myself =)
@Milo Jayson Definitely, I've been using kaldrostream for years myself :)
Nin somaliya is tegey isagoo 19 jir ah baa noo sheegaya inuusan afsomaliga iyi dhaqan ka aad u fahmeyn kkkkkkmm😢
Waxan idinka codsanayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Mahamud Inaad Ku qancisaan qurba joogta inuu Ku qanciyo aqoontooda & dhaqaalahooda iney dalka kula soo noqdaan oo Ku maalgashadaan
Asc
Ninkan odaygaa xagaan kala xadhiidha
Dadka noocaas u hadlaya ayaa weriyayaal noo ah bal ceebtan eega sida ninkaan
Weriyaha sheeganaaa uu afkii u bahdilay kkkkkk
Waxan uu bahna ina laa xiidhiidho
Kkkk suu ku keenay waxaas oo xoolo ah oo wadamo kale ka keenay
Artificial insemination aya Lagusameeyey
War wax berashada an galno oo danka hodon an kadhigno
Waxeey yurub kudaashay hadalooma baahno in nalooxayeesiiyo 2 wax Hadii lagaahelo waa ko inkimiko la aan aadsoosarto waad kumahadsantahay dadaalkaaga laakiin yurub maantay dadkooda wax og macunaan wax kimiko lagusoosaaray
@deqamohamed6144,adiga wax bal la imow please.