Team kaaga korantada waxay iloobeen in ay xisaabiyaan oo ay dib u xasuustaan basic Electric Anigu ardatdii 1987 ka baxday dugsigii sare ee farsamada gacanta xamar No 4 qabta dayactirka madhiinada guud waxaan ahaa farsamo yaqaanadii dalka gaar ahaan warshadii bacrinta iyo mareeray sonkorta waxaan KALOO sameeyey 2 sano oo korantada ah markaa marka la doonayo dab dhaliye la isticmaslo kow waxaa la ogaadaa dabka uu dhalinayo cadadkiisa kadib shayga ama sheeyaasha la istocmaalayo daka ay u baahan yihiin markaa xasaab ayaa soo galaysa
4:16 machine-ka koronto dhaliyaha ah bay caqabadda ugu wayn iga haysta machineska kale oo dhan waan hayaa. Marka walaal waxaan rabay in aad qiimihiisa ila soo wadaagto koronto dhaliyaha. Mahadsanid!
Walalayal foorno igu so orod Maha. Waxay u bahantahy qibrad deer. Iyo wayo aragnimo inad uleedahay fornada. Waxa an ka digayo kaliya waxa fah mi kara qof ay soo gubatay😊 you will see. You will see.ugu yaraan 20 Sano qibrad ah.wsc
Asc wr wb forno ka furan muqdisho aya jirta bula xubey bey ka furantahay danab ba la yirahda qalabka aad fasireyso oo dhan wey yalan fornadas manajer waxa u ah mariam so boqda sababta ayada warbixin idinka siin karta wa marqati nool nooc walba wey sameysa baiker ama fornada taga boqda
Fadlan Like & Subscribe lana wadaag qof ka faa’idaysan kara
Makinadaha sameya rotiga manirtaa mid yar opmalintii sameyn karta 200xabo hadey haa tahy ilawadag qimaheda fadlan
Walalo magacaa kugu qoran TikTok ii soo qor
Suldaan Manshallah Aadbaad Umadda Ugu Faa-ideysaa Adigoo Weliba Ajar shaqeysanaya Manshallah Allaha Kudhowro .
Marka 1aad mahadsanid masuul .
Marka 2 qiimaha Machinada dhismayaasha , wadooyinka looisticmaalo side excavator, Telehandler forklift, waxaan dhan qiimahooda hadii aad Heli karno Nala wadaaag
Waa suaal fiican ustaad
Masha Allah. Keep it bro
Team kaaga korantada waxay iloobeen in ay xisaabiyaan oo ay dib u xasuustaan basic Electric
Anigu ardatdii 1987 ka baxday dugsigii sare ee farsamada gacanta xamar No 4 qabta dayactirka madhiinada guud waxaan ahaa farsamo yaqaanadii dalka gaar ahaan warshadii bacrinta iyo mareeray sonkorta waxaan KALOO sameeyey 2 sano oo korantada ah markaa marka la doonayo dab dhaliye la isticmaslo kow waxaa la ogaadaa dabka uu dhalinayo cadadkiisa kadib shayga ama sheeyaasha la istocmaalayo daka ay u baahan yihiin markaa xasaab ayaa soo galaysa
Masha Allah maad inoo faaidayso adeerow 😢
@mukhtarmaxamud3224 Sxb way fiicnaan lahayd lkn qof qurbe joogaa wakhti mahayo waan isku dayey aniga iyo rag badan oo Eng ah in aanu xaga farsamda xarun wayn u samayno urur ay ku bahoobern dhamaan aqoonyahanada farsamada ilaa jaamici ilaa farsamo yaqaan laakiin xoolo aanu ku maal.galino ayaa la waayey
1:41 1:43
Asc walaal machine haduu halasbo makanic iyo spare parts. Somali magahelaa? Talo soo jeedin machine raqiis ah iyo qeymo jaban nala soo wadaag
Masha allaah mahadsanid
Mahadsanid sakariyee ❤❤❤👍🎉
Masha Allah zakariye Allaha ku xafido
Zakariya sxb nooga soo warbixi warshad filtarate
Mahadsanid
Masha Allah Pro Allaha Ku Sharfo
Masha allah mahadsanid.
Manshallaha Manshallaha
Waxaan joogaa Nairobi kenya. Walal xageen kabaran karaa rodhi somali ?
Mashaa Allaah
Thanks brother
Masha allah Mahadsanid wll
Abti waad dadaalaysaa hore u soco
❤Mash Allahu ❤Mahadsanid ❤
Zakariya wll muqalka xiga waxaad inala wadagtaa cargo qiimaha mudada iyo meelaha macquulka ah aniga waxaan u rabaa jig jiga qiima intee la eg baa iiga bixi karto cargo mahadsanid waxyaaabo badan ayaan kaa faiday adiga horta ismalaheen 100 kun oo dollar wax ka yar ayaad ganacsi ku bilaabi kartaa waxaan jooga dalka jarmalka
jzk Qayran habo macaan illaahey ha ku liibaano sakariye
waa imisa
Masha allh ustad
Asc bro soradi machinta dagaxa dulka ama buraha lagujaro (block cutting machine)
mahdsani adeer zakarite❤
Asc wr wb
Solar mala isticmaali karaa
Mahadsanid wll
Waa ku salaamay waxas rabaa warshada ceyshks soo sheeg qimaheeds
Asc ❤wad mahdsantahy waxn donaya warshada kega samisa fadlan iga cawiy
Mahdsanid sakari wll
5:13
4:16 machine-ka koronto dhaliyaha ah bay caqabadda ugu wayn iga haysta machineska kale oo dhan waan hayaa. Marka walaal waxaan rabay in aad qiimihiisa ila soo wadaagto koronto dhaliyaha.
Mahadsanid!
Solar panels better aad hore noogu sheegty malagu istcmaali karaa ?
Thanks
aad baad u mahadsan thy wll allah cw janada dhsmssnteed ha inagu klmiyo
Allah yacizak
Suragal miyaa in solar loo isticmaalo
Solar system ma lahi kartaa?
Labbarla mash qeenaayo
Naaxinta xoolaha walal nala wadaag mahadsanid
❤❤❤good man sakriye ❤
Wll mahadsanid waxase ku waydinaya solar laguma isticmali karo miyaa
Wll marka ee aad sheekayso magacyada mashinada qoraal noo soo raaci oo korka ku soo kor qor video dhexdiisa
Waxa rabaa hal machine oo ah ovenka, waa imasaa
Koroontada soomaliya ma xamilayaan ❤❤❤
Solar systems raadi
Saa xiiboow yuutiyuubkay ii soo daawo
Maasha allaah
Sakariye sisinti ma beertay wll laaska Maka baxda
I like your videos bro nolow zakariye 🙏🏼
Mansha Allah
Mash ❤🎉🎉🎉
Walalayal foorno igu so orod Maha. Waxay u bahantahy qibrad deer. Iyo wayo aragnimo inad uleedahay fornada. Waxa an ka digayo kaliya waxa fah mi kara qof ay soo gubatay😊 you will see. You will see.ugu yaraan 20 Sano qibrad ah.wsc
Good job
Asc walaal waxaad ii soo qiimeysaa warshada daqiiqda shiida qamadiga ka dhigta burka
Halkee joogtaaa howshaan aan Isla bilownee
Halkee joogtaaa howshaan aan Isla bilownee
Masha Allah,Mahad sanid
Sakariye ❤
Adaa mudan walal
Asc
noolow
Masha alllh adiga hada wax badaa ka ograhay noo fur
Asc wr wb forno ka furan muqdisho aya jirta bula xubey bey ka furantahay danab ba la yirahda qalabka aad fasireyso oo dhan wey yalan fornadas manajer waxa u ah mariam so boqda sababta ayada warbixin idinka siin karta wa marqati nool nooc walba wey sameysa baiker ama fornada taga boqda
caqligaan markad laaska joogtay hadad leedahay alhamdulilaah taajir baad ahaan lahayd inder kkkk
Hjh
Saxiib 5000 maalinti miyaa lagu celcelinaayaa ama waa halkii mar ayuu qaadaa 5000 ama 2000
Walaal waad mahad santahay
❤
Masha alah alaha ku sharfo bro
Asckm fadlan noosheeg naaxinta xoolaha
Saxib qof fican matihit wayo dheh waxa washekta ee uma ogalit sida saxda ah
QIIMUHU KULI WAA IMISA
Mator waxa kafican solar energy
7
Galkacyo
Waa arrin wanaagsan
Wllo qofaan shilinba haysan siduu ganacsi Ku bilaabi karaa taasi was nolosha dhabta ah ee Ka jirta wadanka sakariyow
Ardayad Ayaan ahey hadda dhameysay secondary markaa maxaad igula talin laheyd wll🙏
Ma ila soo xiriiri kartaa walaal
Sebcarbkana wana labtay
masha allaah wlle
Mashiinka burka (daqiiq) isku 1:28 lagu qaso ama walaaqayay meeqo kiilo ayuu walaqayaa wallaal. Codsi iga jawab mahadsnid.
25kg imasa ayaa LA siin karaa qiime ahaan
Asc saaxi ganacsi ayaaraba
Danke zakariye zhp
You most welcome walal
Libaax
Anigaa.ubaahan.dhrka.ciida.nuuc.wallba.inshaa.allaah
Solar malagu istcmaali Kara
War ROOTI dheh!!
Ma af-soomaaligii ayaa ilaawday?
May wlo reer waqooyi haddaanu nahay roodhi ayaanu u naqaanaa
Reer koonfurna Rooti
Isku lahjad baynan ahayn wll😂😂
@@zaki799
Ok, waan AQBALAY.
@@huthaahmet2356
Ok, wan OGOLAHAY!
Soolar mid ku shaqeenaya ma haysaan
Qiimuhu intee noqonayaa
18 k dllr hdiiba aan hysto tugaan bn furan lahaa wxan ahay hooyo baraty busnesska shaqana ma haayo talo gacnsi waliba smll busness igu caawi plz
Business laas raadinaya waa noocee
Dukaanka walaashay cuntadaa ka fiican, cunto khasaaro ma leh, dharkuse Waa markii loo baahdo
Foornada ayaan ku dawaa
Subescrib
Guulyso ❤❤❤
Foundation iyo masaderaha qasa burka waa isku imisa
Xagee kaala soo xariira waa u baa hanahay
Small business ka soo hadal ustaad
😊😊😊😅
Mugdisho 87$ naftada
Aac wal ma telefon. Zakariiye
Wll adbad umahad santahy
nolosha jiko ma ku dhamaysan karaaa hee 😂😂😂
Hudheelo kasoo hadal zxp
Chine aya ka raqiisan
Rooti baano oolyo ama abuukeey
Fuustada naftada waa 150$