Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
M.a caalin abyan muuqaalo fcn bad soo gudbisaa from Mogadishu
Mahadsanid insha allah Muqdishana waan iman.
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid .
Bullaxaar horta halkay dhacdaa waa meel aad u qadiimi ah cajiib ah.maashaa Allah. Taariikh wacan.
Gobolka saaxil waxay BERBERA galbeed ka xigta 76 kM .Hargeisa waxay u jirta 134 KM .
beautiful place
Yes, thank you
Wlal dadka xasuusiya oo ku saliya rasulka scw Scw Scw
Scw
MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.
Mahadsanid aisha.Inan oğano barano dhul qurux badan inan leenahay waa waxa aan 24 hours u socono.
Masha Allah video yow yo fiicfiican ayaad soo gudbisaa
Mahadsanid .Insha allah dalka oo dhan ayaan mari doonaa si qof walba mesha Anu aqoon u barto halka uu yaqaana u xasuusto.
ماشاء الله
nice one brother
Appreciated
Wooooow sacada-diin coming soon waa sugi kari la'anahay.Cabdi qani hore u soco,walaal ILAAHAY kuma tuso wax ku dhiba iyo dhibaato midna.🤲🤲🤲
Amin amin.Ducadiinaas waan ku reeyay.
Keep goin saaxiib sare
Thank you sxb
Waxaa igu maqaale ah in qabiil Waddanka Uganda iyo Rwanda dega oo loo yaqaano Nyankole iyo kuwa Rwanda oo loo yaqaano Tutsi in ay Bulaxaar deganaan jireen oo ay kasoo hajireen 1472 kii. Bal tariikhdaa raadiya oo baadha fadlan.
Ma Somali ba mise wa cid kale ?
goobti makahil BuLoXAr
Guryihii hore tayo ayey lahaayeen.
Wata wali dhisanyihiin.
Ninkaasi heesta halkeeduu dhigay ❤
Saw maha mahadsanid doctor
Badda casi ma soo dhaafto Jabuuti, Bullaxaar waxay kutaala “Gacanka Cadmeed”
Scw brother love your videos❤
Mahadsanid brother .
Moroh Afka qalaad Qofkii garanayaa ha ila soo wadaago,insha-ALLAAH.Mahadsanidiin.
Aniga aqaane maxad ogoshay.
@@caalinAbyan in aan Camerada kula qaado oo kula dalxiiso oo Camera man kuu Noqdo 😁😁😁
❤❤❤❤
👏🏾👏🏾👏🏾war fanan waa ehed 😂😂😂
Maxad aragty !
Hoo baaruud
👍
Waxaad soo kordhisaa zxp diyyaradaha yaryar ee wax lagu duubo dee Amal weeye
Zaki amal was tuma ?
Dhiilasha ama dhiilaha
Dhiil iyo hadhuub maxa u dhexeeya?
Guulayso indr geedkaa xudhuunka ah laf qabiilka xawaadle ka mid ah ayaa la yidhaa xudhuun 😅😅😅😅😅😅😅😅
Usheeg in geed loo yaqaan halkan.
Sxb magaca waad qaladay ee Bulli maaha waa Bullaxaar
Miya
Gidaarboard😅😅😅
Board wa english
geel jire kamarad helay😂kaftan
Waar cay ayan moodi jiray lkn waa ammaan.
Maydhaale maxa usoo duubi waydy wxb
Wa halke?
Dhulka cidlada ee waliba dayacu garanwaagu ugu dhalay qoodha iyo xarada sxbe abyanow hadayinu ka fayidayisano o lacagta ilahay Ethiopia inoga keenay qaadano.a ceeba
Dhulka ma iibinaa mise hadyad ayan ku bixina!
Kulankii meeye
Kulanki sawkan
Bacbaad qaybinaysaa
Bac miko
Waxaan kugu soori laha zxb hilib geel iyo caano geel balkawaran
Awr mala iimaad loogteene.Halka ku celi.
waa sabuurad 😂😂Adeer waad mahad santahay bulaxr waa dagan ka yaagii waa magaladii aay dagi jireen nuux Ismaciil
Xabad nuux ismaciil ku arki maysid imika Makahiil iyo ciisa muuse aya imika daga
@@nuurnuuraan8624 waa runtaa waa iska aduunyo
@@nuurnuuraan8624waa runtaa bulaxaar is gaa daayo waxaan tagaay tuladayadii buurka cabdi gaadi oo ciise Iyo gada buursi dagaan waa is gaa aduunyo
Savuurad was carabiye soomali maxa lagu yidha ?
Cabdi qani Meeshii uu sheegayey daahir yuusuf magaceedu waxa uu ahaa Daratoole iyo Aroosaale oo ka tirsan Dawlad deegaanka soomaalida Ethopia.
Haa sax Mahadsanid.
Wax dubkaaga mooye. Yanay kugu qaniinin masasku. Adunka mas ayaan kugu necebahay.
Masasku dhaaman wax ma wada cunaan
M.a caalin abyan muuqaalo fcn bad soo gudbisaa from Mogadishu
Mahadsanid insha allah Muqdishana waan iman.
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid .
Bullaxaar horta halkay dhacdaa waa meel aad u qadiimi ah cajiib ah.maashaa Allah. Taariikh wacan.
Gobolka saaxil waxay BERBERA galbeed ka xigta 76 kM .
Hargeisa waxay u jirta 134 KM .
beautiful place
Yes, thank you
Wlal dadka xasuusiya oo ku saliya rasulka scw Scw Scw
Scw
MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.
Mahadsanid aisha.
Inan oğano barano dhul qurux badan inan leenahay waa waxa aan 24 hours u socono.
Masha Allah video yow yo fiicfiican ayaad soo gudbisaa
Mahadsanid .
Insha allah dalka oo dhan ayaan mari doonaa si qof walba mesha Anu aqoon u barto halka uu yaqaana u xasuusto.
ماشاء الله
nice one brother
Appreciated
Wooooow sacada-diin coming soon waa sugi kari la'anahay.
Cabdi qani hore u soco,walaal ILAAHAY kuma tuso wax ku dhiba iyo dhibaato midna.🤲🤲🤲
Amin amin.
Ducadiinaas waan ku reeyay.
Keep goin saaxiib sare
Thank you sxb
Waxaa igu maqaale ah in qabiil Waddanka Uganda iyo Rwanda dega oo loo yaqaano Nyankole iyo kuwa Rwanda oo loo yaqaano Tutsi in ay Bulaxaar deganaan jireen oo ay kasoo hajireen 1472 kii. Bal tariikhdaa raadiya oo baadha fadlan.
Ma Somali ba mise wa cid kale ?
goobti makahil BuLoXAr
Guryihii hore tayo ayey lahaayeen.
Wata wali dhisanyihiin.
Ninkaasi heesta halkeeduu dhigay ❤
Saw maha mahadsanid doctor
Badda casi ma soo dhaafto Jabuuti, Bullaxaar waxay kutaala “Gacanka Cadmeed”
Scw brother love your videos❤
Mahadsanid brother .
Moroh Afka qalaad Qofkii garanayaa ha ila soo wadaago,insha-ALLAAH.
Mahadsanidiin.
Aniga aqaane maxad ogoshay.
@@caalinAbyan in aan Camerada kula qaado oo kula dalxiiso oo Camera man kuu Noqdo 😁😁😁
❤❤❤❤
👏🏾👏🏾👏🏾war fanan waa ehed 😂😂😂
Maxad aragty !
Hoo baaruud
👍
Waxaad soo kordhisaa zxp diyyaradaha yaryar ee wax lagu duubo dee Amal weeye
Zaki amal was tuma ?
Dhiilasha ama dhiilaha
Dhiil iyo hadhuub maxa u dhexeeya?
Guulayso indr geedkaa xudhuunka ah laf qabiilka xawaadle ka mid ah ayaa la yidhaa xudhuun 😅😅😅😅😅😅😅😅
Usheeg in geed loo yaqaan halkan.
Sxb magaca waad qaladay ee Bulli maaha
waa Bullaxaar
Miya
Gidaarboard😅😅😅
Board wa english
geel jire kamarad helay😂
kaftan
Waar cay ayan moodi jiray lkn waa ammaan.
Maydhaale maxa usoo duubi waydy wxb
Wa halke?
Dhulka cidlada ee waliba dayacu garanwaagu ugu dhalay qoodha iyo xarada sxbe abyanow hadayinu ka fayidayisano o lacagta ilahay Ethiopia inoga keenay qaadano.a ceeba
Dhulka ma iibinaa mise hadyad ayan ku bixina!
Kulankii meeye
Kulanki sawkan
Bacbaad qaybinaysaa
Bac miko
Waxaan kugu soori laha zxb hilib geel iyo caano geel balkawaran
Awr mala iimaad loogteene.
Halka ku celi.
waa sabuurad 😂😂Adeer waad mahad santahay bulaxr waa dagan ka yaagii waa magaladii aay dagi jireen nuux Ismaciil
Xabad nuux ismaciil ku arki maysid imika Makahiil iyo ciisa muuse aya imika daga
@@nuurnuuraan8624 waa runtaa waa iska aduunyo
@@nuurnuuraan8624waa runtaa bulaxaar is gaa daayo waxaan tagaay tuladayadii buurka cabdi gaadi oo ciise Iyo gada buursi dagaan waa is gaa aduunyo
Savuurad was carabiye soomali maxa lagu yidha ?
Cabdi qani Meeshii uu sheegayey daahir yuusuf magaceedu waxa uu ahaa Daratoole iyo Aroosaale oo ka tirsan Dawlad deegaanka soomaalida Ethopia.
Haa sax Mahadsanid.
Wax dubkaaga mooye. Yanay kugu qaniinin masasku.
Adunka mas ayaan kugu necebahay.
Masasku dhaaman wax ma wada cunaan