Somaliland Switzerland way ka qurux badan tahay! 10 sano inshallah Allah ee Soo socda Best in Africa Spot in tourism international classe 👍 ayay noqon ! Ilaahay ayaa qurxiyey Alhamdulilah 🎉
Mubaarig yare nagu salaan inader masha alaah laga yaaba inu wali taban sano gaadhin hadana caqliga ku jira dhuulkan gaalada ilma ku dhasha biya iyo caana ma kala yaqaniin
😅😅😅😅cali inaader waad mahad santay walhi saaka wad iga farxisay 7 jirkeeygi iyad i so xasuusisay meelahan adhiga iyo maqasha ku raaci jiray inader ilahay khaayr haku siiyo if iyo aakhiroba doox yada siig iyo dal dawan iyo buuraha casa iyo jartona haadad tagi karto no so duub walalao wali qof tagay oo so duubay ma arag inader hadan ku noqdo xamarta waxay uu dhali wayday midho laga yaaba talaalid baay uu bahntay wayo dhirtu lab iyo dhidig baay leeday mara tala bay uu bahntay
Daldawan anoo yar oo ila 7 jira ayaa la i geeyay waxan soo joogay 2 sano. Marar kale ayaan mari doonaa . Muuqaal aan lug kuso maray ayaan idinla wadaagi insha allah. Mahaddanid.
@@caalinAbyan Hhh inaadeer miyaad igu ciyaraysa mise wa ka dhab wabad iga taacsanaysa inader parti 2 gacan libax iyan so dawanaya wanad ku mahad santay
Cusburku 1g kaliya kama yara 50$ hadu ka badnaayn ma ogtin marka la leeyay dhulkena nimca fadhida been ma aha walahi ilahay ha ino xafida dhuulkeena hooyo
Waxan uu malaynaya qool waxa logu bixiyay sidi qoolka iyu uu so laabmaya inader midha aad cunaaysid iska tijaabi intaad cunin waxana lo tijabiya gantaada meesha diirka qafiifka leh iya laga xoqaa midhaga intaad cunin haday ku casato ama ku bararto ama ku xoqxoqdo meeshad ku xaqday ama aad marisay ha cunin wa suni ama dibna mari aa eeg haday ku baraaran ama ku cuncunaan ha cunin
Waa meel kale oo qurux badan maashaallah.
Mahadsanid abdul
Somaliland Switzerland way ka qurux badan tahay! 10 sano inshallah Allah ee Soo socda Best in Africa Spot in tourism international classe 👍 ayay noqon !
Ilaahay ayaa qurxiyey
Alhamdulilah 🎉
Mahadsanid insha allah way iman doonta maalinkaasi.
MashaALAAH, Dadka, Diinta iyo Dhulka IAHHAY hanuxifdiyo aamin.
Asc maansha,Allaah beautifully.
Mahadsanid.
Haa aabbo waa abyan waan gartay
maansha allaah waa ilaahay mahadii
Alxmdu lillah.
Maansha Allaah waxad tahay ninka kaliya ee soo duubay Buurta Gacan libaax thanks bro
Ada mudan
Xasus ban galay wll keep gonin
Zamzam maxad ka xasusataa ?
Goorma kugu dambaysay ?
aad iyo aad ayaan u jeclaan lahaa inaan maalmo badan ku qaato halkaas,
Marka dambe ayan kuso qabanaya.
Mashallah Mr Caalin Great Job
THANK YOU BRO
Masha Allah tabarakalaah dhulkeena nimcaa fadhida
Mahadsanid
Maaasha-ALLAAH Sxb Beer dhosoqa iyo dhirta kaleba insha-ALLAAH.
Insha allah qayb seeds ka mida ayan soo qaadaya si aan u tijabino.
Mashaallah deegan qurux badan
Mahadsanid.
Masha allah waa qurux
MAHADSANID.
ILaahey haku Xufido oo haku Barakeey walaalo
Amin dhamanten.
Masha Allah qurux ilahay haku xafido wll ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amin amin dhamanternba.
Thank u bro
Welcome
THE HERO
MAHADSANID MR AHMED.
Hadda ayaan daawanayaa anoo Jooga Burnsville city. MINNESOTA USA
Mahadsanty inaad daawanayso.
Wixi feedback waad na soo siin doonta .
Waa Jugle shimbirkaasi
Kee ma ka ciyaya af somali ku sheeg!
Beertani kumaa lahaa hadaad ii sheegto waan garan muddo dheer ayaa iigu danbaysay aagaasi.meelo badan oo aan hore loo soo duubin ayaa badan
Haa dhul badan oo aan la tagin insha allah waan soo duubi doona .
M.a caalin abyan waan ku doogsaday si aad u fiican
Mahadsanid M. Indho
Mubaarig yare nagu salaan inader masha alaah laga yaaba inu wali taban sano gaadhin hadana caqliga ku jira dhuulkan gaalada ilma ku dhasha biya iyo caana ma kala yaqaniin
Waan kaa gaadhsiinaya insha allab waa 8 jir .
@@caalinAbyan
Masha alaah ilahay ha daayo 20 jirka qurba ku dhashay wu ka ad adagyay kana cod karsanyay
Kuwi Hargeisa ku koray ayaan aragnayba kuwo kale hadalkoda daaa.
Socdaal wan Ku salamay
DALADHAMEEYE dheh.
Good work saaxiib
MAHADSANID SXB SAALAX
Muuqaalo cajiiba mahadsanid
Mahadsanid.
Midh uma oga Switzerland, luquntii baaba I xanuuntay sidaan u jeedaalinayay kkk
Waxba uma oga .
Meeshaaa beer makahelayaaa aanbeerto
Tiinii ma soo beeratid waatan aan la beerine.
Raggeedii Shaqa fiican baad haysaa.
Mahadsanid mr smart
Waar illeen buurtu waa hodan.
Maansha alla..
Ma gacan libaax ba?.
Kayntii lixle noosoo duub sxb
Allow kuu naxariiso.
Ha wan gacan libax.
Muuqaal ayay ku jirty kayntaasi lkn ma xasuusto ki uu aha .
Maalin aya la ishegay aan marayay.
waa laga cabikaraa waayo nijaas maaha doofaarku laakiin waa xaaraan hilibkiisu..Eyga ayaa nijaas ah ..allaahu aclam culimada su aal
Maxad u dalishaty?
Saw ma ogid in culimadu ayaga laftisa la isku khilafay ma nijasba mise maha qolo aya leh nijas maha.
Illahay dhul wuu ina siyaye aaway dadki wax ka so saari lahaa
War aadbad u mahadsan tahay sxb
Dadkii maxa ku dhacay!
Adaa mudan sxb
dhul barwaaqo ah weeye
Mahadsanid ibro.
Mago ceelkaasi gu iyo jiilaal madurdur uunbaa
GU IYO JIILA WA SIDAN.
Wllo please Zuum ku samee Cala kudka aanu aragno siday u eegtay
Insha allah aan baadho inan helo muqalka.
😅😅😅😅cali inaader waad mahad santay walhi saaka wad iga farxisay 7 jirkeeygi iyad i so xasuusisay meelahan adhiga iyo maqasha ku raaci jiray inader ilahay khaayr haku siiyo if iyo aakhiroba doox yada siig iyo dal dawan iyo buuraha casa iyo jartona haadad tagi karto no so duub walalao wali qof tagay oo so duubay ma arag
inader hadan ku noqdo xamarta waxay uu dhali wayday midho laga yaaba talaalid baay uu bahntay wayo dhirtu lab iyo dhidig baay leeday mara tala bay uu bahntay
Daldawan anoo yar oo ila 7 jira ayaa la i geeyay waxan soo joogay 2 sano.
Marar kale ayaan mari doonaa .
Muuqaal aan lug kuso maray ayaan idinla wadaagi insha allah. Mahaddanid.
@@caalinAbyan
Haye inaader wanu ku sugeyna ilahay cimriga haku dheereyo inader buuraha casaha ma no so dubay sa adigo naga raaliya😢
Buuraha casaha ma magac BUUR LEEDAY BAA ?
@@caalinAbyan
Hhh inaadeer miyaad igu ciyaraysa mise wa ka dhab wabad iga taacsanaysa inader parti 2 gacan libax iyan so dawanaya wanad ku mahad santay
@dhashisheekhisaxaq9514 maya miyaan idinku ciyaari karaa , Dad igu qaaliya aya tihiin.
Meelo badan ayaan idin so wada insha allah .
Biyuhu hadey socdaan ama ey ka badan yihiin qulateyn nijaaso ma nowdaan wll sida aan u mawlay
Waa ceel ?
abaalgud culus ayaad astaahishaa waan kaaga mahad naqaynaa walaalo
Intan aya igu filan abaal gud , inaad daawaty hadal wanagsan oo dhiiri galin ah tidhi , waliba qof wal oo qiimaha dhulkeenu leeyay yaqaan aad u dirto una share garayso ayaa abaal Gud wayn ah.
Mahadsanid
Ma imikaa caalin abyan lejan baa thy maalin taad aarjoog tagtay sebisgareeb kuu saarray lajan horo osoco
2 bil ka hor
Dhulkaan mas majoogo miyaa, iyo xayawaanada kale sida shabeelka???
Waxan arkay hal maalin wax ka badan 5 mas.
Geedkuna waa Kariir naaxday oo waa Dangerous kkkkkk bay ila tahay
Wuxu kariir miyi oo wax badan cunty miyanay ahayn.
Dhulka hoyo allaw no dhawr
Amin amin mahadsanid.
Sida meel barwaaqo ah
Oo buuro dhaadheer
Wabi baal maraayoo
Codkaagi hallaasiga ahaa kusoo duub oo isoo dir aan saaree.
@@caalinAbyan kkkkkkkkkkkkkkk
Hargiesa is the best in 6 regions
❤❤❤
wariye dulkan yala
Garhajis
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waar mesha abeesooyinka iyo baalaha iska ilaali meshu khatar bahalo galeen weyaan
Mahadsanid .
Nacas kkkkkkk meeshu magacyo waalanaa
Sidu ku baxay waxan waydinaya dadka waa wayn iska sug wax yar .
Cusburku 1g kaliya kama yara 50$ hadu ka badnaayn ma ogtin marka la leeyay dhulkena nimca fadhida been ma aha walahi ilahay ha ino xafida dhuulkeena hooyo
Masha allah ... ma ogayne wa halkee halkaa aan keeno markab cusburee .
@@caalinAbyan
Hhh inader dhulkan reer galbeedka
Waxan uu malaynaya qool waxa logu bixiyay sidi qoolka iyu uu so laabmaya inader midha aad cunaaysid iska tijaabi intaad cunin waxana lo tijabiya gantaada meesha diirka qafiifka leh iya laga xoqaa midhaga intaad cunin haday ku casato ama ku bararto ama ku xoqxoqdo meeshad ku xaqday ama aad marisay ha cunin wa suni ama dibna mari aa eeg haday ku baraaran ama ku cuncunaan ha cunin
mahadsanid indr dhir hore loo tijabiyay ayay ahayd
@@caalinAbyan
Ok walalo
Sanadki hore mar aaan tagay waan cunay ‘ intaanan bilabin UA-cam channel ka waan cunay lkn magacayda ayan rabay inan xasusto dadkana baro.
Ma cuni lahayd ?
doofaarka waxa lagaa xaaraameeyey cunista hilibkiisa maxaa kaa galay meeshuu ka cabbey.waad ka cabbi kartaa
Maxaad daliil u haysaa?