MASHA ALLAH WADAMADA REER GALBEEDKA MA OGOLA WADAN AFRIKAN AH OO QUUDIN KARO DADKIISA SIDAA DARTEED MADAXDI AFRIKAN AH E ISKU DAYDO WAY AFGAMBIYAN AMA MAXKAMADAHA ADUUNKA AYAY UGA YEERAN SI LOO CADAADIYO O UU OJOOJIYO HURUMARKA DHINACA BEEREHA. WAAYO AYAG AYA KUU KEENAYAYA WAXAD QUUDAN LAHAYD OO AY KAA IIBINAYAN MARNA DEEQ KUGU SIINAYAN WALIBA XILIYADA BEERUHU SOO GO'AAN. WAA IN LA CAAWIYA BEERALEEYDA SOMAALIYEED MEELWALBA AY JOGAAN
@mohamadmakaraan237 calaf waa wixii uu alle kuu calfo, xooluhu wixii ay cunaan waa daaq ama quud, Calaf waa la oran karaa oo wax ay u simanyihii dadka iyo noolaha kaleba, laakiin waxaan rabaa in erayga meesha ku hoboon loo isticmaalo, warbaahinta waxaa laga rabaa in jiilka soo koraya aysan wax isaga qasin, tusaale qolyaha sameeya barnaamijyada guurdoonka waxay isticmaalaan erayga calafdoon, markaa hadii xoolihii quudkoida calaf layiraa guurkiina calaf soo meesha ka bixineyso muhiimaddii erayga calaf oo ahaa wax alle kuu calfay, Muhiimadda hadalkeygu waa in erey kasta meesha uu ku haboon yahay loo isticmaalo marka saxaafada la joogo si dhalinteenu ey sida ugu haboon luuqadooda ugu hadlaan, gaar ahaan jiilka qurbaha oo hada aad u farabadan.
Maashaa allah waa iskuday aad u wanaagsan
Anoo beeraha barta fursadaha dalkeyga ka buuxa iyo sidaan looga faaideydan waan ooyi gaadhaa balse nin baan ahay hiigsanya booska mdxwynaha 😅
❤Ma Sha Allah guuleysta ❤
Sax waye somali wabiga Marti ayu uyahay
Mashallah Somalia 🇸🇴
War farxad leh baaraklaah
Arin fiican. Sudan grass xataa
Asc wll music background ka saar
Zxb inaan kula soo xidhiidho ayaa rabaa Xagge kaga kala soo xidhiidhaa
Cawilnuxur174@gmail.com.
MASHA ALLAH
WADAMADA REER GALBEEDKA MA OGOLA WADAN AFRIKAN AH OO QUUDIN KARO DADKIISA
SIDAA DARTEED MADAXDI AFRIKAN AH E ISKU DAYDO WAY AFGAMBIYAN AMA MAXKAMADAHA ADUUNKA AYAY UGA YEERAN SI LOO CADAADIYO O UU OJOOJIYO HURUMARKA DHINACA BEEREHA.
WAAYO AYAG AYA KUU KEENAYAYA WAXAD QUUDAN LAHAYD OO AY KAA IIBINAYAN MARNA DEEQ KUGU SIINAYAN WALIBA XILIYADA BEERUHU SOO GO'AAN.
WAA IN LA CAAWIYA BEERALEEYDA SOMAALIYEED MEELWALBA AY JOGAAN
Aad iyo aad waalal
Asc
Halkeen ka heli karaa siidhkiisa ado raali ah
Mahadsanid
Jaamacadda umada kulyada beerha muqdisho
Please noo qor magaca
Magacee walal
Mechine ka xagee laga heli chuff cutter mechine
Jaamcadda ummada somaaliyeed kulyda beeraha muqdisho
Walaal mechine ka ku weydiiyey isagoo iib ah ma heli kartaan @@nuxurshow
Calafkaan kulahaa, waar afsoomaaliga haku ciyaarinina , cows kaan dheh,
Magaca cows iyo calaf wa kaka labo hadagdagin calaf wa cuntada xolaha wax kasto ha ahato
@mohamadmakaraan237 calaf waa wixii uu alle kuu calfo, xooluhu wixii ay cunaan waa daaq ama quud,
Calaf waa la oran karaa oo wax ay u simanyihii dadka iyo noolaha kaleba, laakiin waxaan rabaa in erayga meesha ku hoboon loo isticmaalo, warbaahinta waxaa laga rabaa in jiilka soo koraya aysan wax isaga qasin,
tusaale qolyaha sameeya barnaamijyada guurdoonka waxay isticmaalaan erayga calafdoon, markaa hadii xoolihii quudkoida calaf layiraa guurkiina calaf soo meesha ka bixineyso muhiimaddii erayga calaf oo ahaa wax alle kuu calfay,
Muhiimadda hadalkeygu waa in erey kasta meesha uu ku haboon yahay loo isticmaalo marka saxaafada la joogo si dhalinteenu ey sida ugu haboon luuqadooda ugu hadlaan, gaar ahaan jiilka qurbaha oo hada aad u farabadan.
Caws kaan in aan beero ayaan rabaaxagee ka helaaaa plse
Walaal booqo jaamacda ummada kulyada beeraha .
Xagee laga heli karaa
Jaamacadda ummada kulyada beeraa muqdisho
Asc
Wcs walaal