Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mashallah Spectacular view 🤩👍🏻👌🏻🍏🌧️🍎
Thanks
Waa uumi رطوبه
Haa sax Mahadsanid.
👍
Thknks sxb
maanshaallaah---------------qurux
Masha allllah berbera qurux reer berbera nooooolaaada insha alllllah❤
Mahadsanid
Masha allah
Mahadsanid.
MaashaAllah beautiful city
Thank you bro
Caalin abyan m.a salaaman sxp
Mahadsanid ahmed .
Magaaladii aannkunkorayee ku barbaaray wax ku bartay ku ilma dhalay maasha Allah tabaarakalaah aad baan u jeclahay ❤❤❤
Goorma kuugu dambaysay?
Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah guul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr ramdaan Mubarak inshallah
Amin amin.Mahadsanid hibo.
Dawlad Cusmaaniya maaha , waa Dawlad Cabaasiya, waana Dawladda magaalada Biyaha Gelisay. Turkigu masaajidadiisa sidaa uma dhiso.
Cabbaasiya inamay soo gaadhin muuqaaalada dhanka taariikhda islaamka channel keena kale ka so daawo
@@caalinAbyan arrinkaa hubso.
cabasiya maahan waa dowladi cismaniyada biyahaviyada galie masajida dhiste cabasiya ma iman xaged ka kentay filimkas 😂😂😂
@@amranyasin6840 Taariikhdu waa sidaa. Cismaaniya waa been fakatay Dhulka Cabaasiyaa ka talinaysay. Turki meel uu yimaado Africa ma jirin
Maansha allah
Mahadsanid wall
Muuqaal aad u qurux badan
Mahadsanid casha wall.
Maanta sifiican u dalxiisey mahdsanid caalin
Ada mudan UA-camr
WAXANI MAXAY MEESHA KA QABTAAN HALA DAREERIYO MAXAY KA QABTAAN SIDAASUUN BAA WADAMADA LA QAADANAYO LAGU QAATAA WAXAN HALA DAREERIYO QASHINKAN WADANKA KA XAADHA
Maalin dhaw xildhibano ayay la soo baxayaan siday usocoto.
Abaayo somali wey sirxiin uma jedaan dadkan ayaga ayaa cadow isku eh mana oga in dhulkodii loo soo shaqo tagey malin wey qadanayaan badeena bosaaso ayaa jooga subuxii aroortii bar barana waan u jednaa xataa xoolahii ayay noo racaan dhulkenii wey qadsnayaan sidii haraar iyo jig jiga wey qateen😢
pls--------XIIS-----IYO XEEEBTEEDA-----IYO BUURTA RABSHIGA------PLS---TAG
Insha allah
Sxp qaybta daroonta ugu qurxoonba
Waar nimanka isaga tag
Fooq-dheer waa caan! Baduna waa caarid, markaa inaad ku dhowaatoba maaha, waayo goortay doonto ayay soo buuxsamikartaa. Ciyaalka dabaalanayaa war ma hayaan! Sorry
Aad ayay u kacsanayd waliba .
Manshalah
Mashallah Spectacular view 🤩👍🏻👌🏻
🍏🌧️🍎
Thanks
Waa uumi رطوبه
Haa sax Mahadsanid.
👍
Thknks sxb
maanshaallaah---------------qurux
Thanks
Masha allllah berbera qurux reer berbera nooooolaaada insha alllllah❤
Mahadsanid
Masha allah
Mahadsanid.
MaashaAllah beautiful city
Thank you bro
Caalin abyan m.a salaaman sxp
Mahadsanid ahmed .
Magaaladii aannkunkorayee ku barbaaray wax ku bartay ku ilma dhalay maasha Allah tabaarakalaah aad baan u jeclahay ❤❤❤
Goorma kuugu dambaysay?
Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah guul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr ramdaan Mubarak inshallah
Amin amin.
Mahadsanid hibo.
Dawlad Cusmaaniya maaha , waa Dawlad Cabaasiya, waana Dawladda magaalada Biyaha Gelisay. Turkigu masaajidadiisa sidaa uma dhiso.
Cabbaasiya inamay soo gaadhin muuqaaalada dhanka taariikhda islaamka channel keena kale ka so daawo
@@caalinAbyan arrinkaa hubso.
cabasiya maahan waa dowladi cismaniyada biyahaviyada galie masajida dhiste cabasiya ma iman xaged ka kentay filimkas 😂😂😂
@@amranyasin6840 Taariikhdu waa sidaa. Cismaaniya waa been fakatay
Dhulka Cabaasiyaa ka talinaysay. Turki meel uu yimaado Africa ma jirin