Waa wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
Yaa kadulmi badan qof ku ben aburanayo alle dushisha si uu dadka udhumiuo cilmi la'aan alle ma hanuuninaayo dad dulmi falayaan ah ..😢😢😢 Ma jito qof ka been badan mid alle ku been aburty😢😢😢😢
DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA فتنة كتاب اصول الثلاثة Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.
Dee waa kuwaa kuwaa dee, ninkii beensanayow sh muxammad bin cabdulwahaab raxmatullaahi calayhi intaas uun baa laysku hayey war ilaahay waxa aa la simaysaan ka daaya iyo ka deyn mayno ka gurta dhee, kuwii dhegeysan jirey marka ilaahay ilaahya kale la bar bar dhigow, bal nafo ilaahay soo amray in lasoo qabto baa wadaadkaasi ilaahay ka diidey bay ku leeyihiin oo ilaahay ajashii uu qoray tii wadaadkaa ka xoog badatay qofka ninkaa diin u raadsanaya sow baadi uma badheedhin
Waa wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
😆😆☺️☺️😁😁😄😄😃😃😃😀😅😅😂😂😂🤣🤣🤣🤣😇😇😇😊😆😆😁😁😁😄😄😄😀😀😀😀😅😅😅😊😊😂😂😂🤣🤣🤣😆😆😆😆😆🤥🤥🤥🤥 لاحوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل عليكم Baraka beele balaayo ku aragto allaahu akabar. Diin la aanta idin dhaanto dhub allaah idin siiyo
Subxaanallah waa gaalnimo iska cad jaahil shirki badan
Waa rune hadaa isagu muxuu naftiisa u badbaadsan waayay Caruurtana waxaan looma sheegi karo
Waa wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
Cid ILAAHY IYO ADOONKIIZA UDHAXAYZA MAJIRTO WAANA AKBARU SHIRKI ZAX ZHP
سبحانك اللهم وبحمدك اشهد ان لااله الا انت استغفرك واتوب اليك، ،
Subxaanallah war suufigaan quraafaadka badan leh muxuu ahaa.
Waa iska wada sidaas ayaga dhanba
Yaa kadulmi badan qof ku ben aburanayo alle dushisha si uu dadka udhumiuo cilmi la'aan alle ma hanuuninaayo dad dulmi falayaan ah ..😢😢😢
Ma jito qof ka been badan mid alle ku been aburty😢😢😢😢
😂😂😂 dacad dhulkan jiifaa 😂😂😅😅😅😅😅😅😅 baradho camal dabisha uga daateen😅
Tan been way dhaaftay 🥺😂
miyeysan ogeen in lisxisabin doono
Rabi yanan been lagasheegin somali waxay umidoobiladahay waa dinta oo been laga sheego
Rabi kabaqa oo dadka beenta kadhafa
sheekh waa kan laguu daydo lkn kaanookale hadii umadu cashiro kakhadaneso weylunsantahay
Ok waan garaaney laakin muxuu isaagu iskuugu celiin waayey nafda sheekhuu
Haddaad weydiiso ayagga kuma qeexayaan waxayna ku gakinayaan dood aan meesha taagneeN.
Waa hadal gaalnimo ah kii ugu weynaa . تعالي ألله عما يقولون علوا كبيرا
Khuraafiista yaal😂😂😂😂 ma reer baadiyey u sheekeyan iyo qof badow ah
((سبحانه وتعالي عما يقولون علوا كبيرا))
((سبحانك هدا بهتان عظيم ))...
Subxaanallah ilaahoow caqliga hanaga qaadin bal xoolahaan arag balaayo
Allahuma aamin ya rabi 🤲🤲😰.
Kan waa gaal mushrik ah
kaalay filinkaan waalan yaa qoray. Holloywood xataa waa ka been adagyahay
DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA
فتنة كتاب اصول الثلاثة
Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas.
1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini.
Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo:
قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah.
Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan.
2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada.
وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo.
Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah.
اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا
waa aayada '"37" suurada Axzaab.
Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan.
Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan,
ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene
Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha.
Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto.
Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey.
Waa kuwan 14 kii
وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر
Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin.
Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay.
SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.
Sida uu nafta usoo qaatay waxaaba aniga iiga daran sida uu ku maqlay Allah iyo malaga hadalka dhex maray?
Dadka sheekhaan hor fadhiya suaala looma ogola miyaa? SubxaanALLAH.
Dee waa kuwaa kuwaa dee, ninkii beensanayow sh muxammad bin cabdulwahaab raxmatullaahi calayhi intaas uun baa laysku hayey war ilaahay waxa aa la simaysaan ka daaya iyo ka deyn mayno ka gurta dhee, kuwii dhegeysan jirey marka ilaahay ilaahya kale la bar bar dhigow, bal nafo ilaahay soo amray in lasoo qabto baa wadaadkaasi ilaahay ka diidey bay ku leeyihiin oo ilaahay ajashii uu qoray tii wadaadkaa ka xoog badatay qofka ninkaa diin u raadsanaya sow baadi uma badheedhin
Haa wilibana gaalnimo ayuu cagahiisa ku doontay
Waa wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
Teeda kale waxaanba layaabanahy waxaanoo dhan hadaa isku soo duuduubo qof adoon wanaagsan aasidaanoo dhan looo sameeyey okey yaaa usameeye alaaah Ok marka ani maxaa adoonkaan idaba dhigay alihii waxaa oödhan sameeyey maaan caabudo oo anigana wanaagsanaado . Yacani xataa caqliga kashaqeeysìya wax yar wlhi meeeshän oodhan ma iqaaado waahadlaa hadaa dhaho laakin muqtasir mufiìd eydhahdaa carabta.
Oo muxuu shekhu iskaga celin waayey marku nafta ka qaadayey mise weli wu nolyahay shekhu
Suuradee ayay ku jirtaa waxaan Aad sheefaysaa xagee diintu ku S heegtay waar illaahay ka baqo
Kee waye kaas malakul mawt lashekesta hada kayelo taas saaas!!!😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Kir iyo uf baa lagu yidhi.
Allihi igu hanuuniyay inaa kaligiis caabuudi ee shirki iyo awliyo inacsiiye aa mahad leh
Ayaada quraanka kariimka ninkaan iyo wixi lamid bay toos ugu socdan
😆😆☺️☺️😁😁😄😄😃😃😃😀😅😅😂😂😂🤣🤣🤣🤣😇😇😇😊😆😆😁😁😁😄😄😄😀😀😀😀😅😅😅😊😊😂😂😂🤣🤣🤣😆😆😆😆😆🤥🤥🤥🤥 لاحوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل عليكم Baraka beele balaayo ku aragto allaahu akabar. Diin la aanta idin dhaanto dhub allaah idin siiyo
Subahana Allah
war sheeku macabsanyahay
Wabeen caadi oolugeeneeso sunxaanallah
IlaHYow Naaga Raali Noqo😢
War waxan hanala soo hor faadhiisan ee orod caruurta kusoo ciyaarsii jahli 😂😂😂
وقال ربكم اد عوني استجب لكم
إنالله وإنا إليه راجعون 😢😢
Been badanaa wuxu
Jagtii ugu waynayd ee Abid la iga dull qaado
SUBXANALLAH
Yaa ilaahi ilaahayow na cafi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaaaa
Masheekhbaa la magan galaa mise Allaah jooji gaalnimada. Jadaabyagaw
gaalnimada halagatooba keeno
سبحان الله
إتق الله
Hh subxanallah bal waxay sheekha ka abuurayaan dey
Xataa allaah ayaad beencad ka Sheegaysaa xageed kaga Dhuuman illaahay beenaale Yahaw
sheekadii ba waxuu kadhigay malakul mood iyo sheekh cabdiqaadir in aay laba caruur oo dabiil cambo isku haasto
Bal fadeexadaas fiiri
Muxuu iskaga iskaga celinwayay Marku asagu dhimanayy
Asaga nabimiyaa
Kaa'iin Gaalween ah
Is this prank
Soomalida kumaahmaahda hadad been sheegayso wax u eeg sheeg waxanuu sheegayaa ninkani waa been cad qofwaalan uun baa rumaysanaya ninkan
Beenta dadka ha usheegan toobi ilalaah
subxanalah ilahow kuwan naga qabo
Subxanalllah
Yaàa war armay runway wax sheikh sheegayo
wax kama jiro waa sheeko quraafaat ah malakul mawt la arkaayo maxaa waaye oo hadane la lee yahay qofkaan iska daa awoodaas Allah lee iska leh
kan waa jahil suufi ah oo u sheegaya kuwa badow ah
Natalie ma dambiil ayaa lagu qaadaa
Subaxanallah 😓😓😓😓
Subxaanallah unada dambiga ka daa
Istaaq furulaahi
Malagu zhiiqu mxuu uraacin waayay
Zheko
Furuq ku dil bal woxoow kuhadlaa fiiri
Tanii wa been dhaar logaliiyay oo lolabiisay kkk
Ala been badanaa kan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War naga amus lac b ad kuugu dhacdee
Waapaldanyahay
😮
Wuu kufriyey kani
😂😂😂 😂😂😂
Hhhhh😂
Warkan shiiq mahin waa sheydan kafira
Balayo idinku dhacdee ilahay cid wax halawada jinina
Gaal geesa wayn waaaye
Sub xanallah. Allah yah dika
😂😂😂😂😂😂ww😅
Allihi idin dhumiyay aa ma khaldamo ah
Masha allah sayidii jiilaani waxaan karaamo waa dhaaftay wahaabiyo iska qayliya.
Kkkk malakumood miyaa Isha lagu dhuftay
C/qaadir Bashiir. Kan ookale ayaa Suufi ceebeeyay!!!!? Naf dhacday ayaa lasoo ceshenayaa. Meelna diinka kama soo gasho, shiikh c/qaadir tiisa ayuu ceshan lahaa!!!! Bal eeg Rasuulka meeqa caruura ama waalidiintiis uu jeclaa dhimatay. Adeerkiis Xamza wuu u murugooday si daran. Maxaa loosoo celin waayay. Tankale ninkii shiikh c/qaadir soo celiyay ma dhiman miyaa oo ilaa iyo hada miyuu noolyahay!!!?
@@abdulqadiradamali wll shiikhu waxmacelinkaro lkn ilaahay waasuudoone yeele ilaahay baa qadaray ee shiikhu wuxuu awooddiisa ku sameeyey maaha.
Haday karaamo dhaaftay tani halkeed ku wada suufiyo
ي😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Khurafaad iga dheh
😂😂😂😂😂 beenta dhaa
Been😂😂
Been badanaa
Lunsanaan badanaa
Subxana lah
Hhhh been badanaa
Been ah
Kkkkkkkk war ninka Islam nimuu sheegan
Kuwan nasaaradaa ka dhow kkkk been badanaa
Naclad kugu taal
Beenaale
Wahabiyo karaamo mayaqanan
Anagu waan aamin sanahay awliyada iyo karaa maad kooda ان الله على كل شي قدير
Wahaabi isku diin manahin saaxiib, Taasaan u aqaan diin, wahaabi Aftlaanta hollywood baad ku dambayn doontaan
Waa run taa
Malakul mowd in naf u qaaday lagaso celin karo miya diin ku ah adne 😳😳
Mushrik kaafiraa tahay
Sxbow adinka iyo maxamad c whaab intaas lee kula colowdeen yacni quraafaadkaas hada ninkaan sheegaayo
لايعم الغيب إلا الله
سبحان الله