taariikhda sheekh Cabdulqaadir jiilaani iyo mucjisaadkiisi ka bagasho habon Axbaabil kiraam

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #Illaahay#mahadiis#

КОМЕНТАРІ • 51

  • @aliwargadud7522
    @aliwargadud7522 2 роки тому +12

    Waxaas Quraafaad ee ilaahey ha laga baqo cilmulqeybka Ilaahey unbaa yaqaana

  • @Pkolo12
    @Pkolo12 Місяць тому +2

    Alx waxan ku soo bar baaray Qurafaadkaas iyo beentaas waxana ah awoow oday iigu aadan
    Oo aan daris aheeyn anigoo yar ayaa fahmay in ee yihiin qurafaad allaah ayaa mahadoo dhan u sugnaatay ee igu hagay wadada saxda ah ee asiga ka liyah lagu caabudo

  • @AnwarArtificial
    @AnwarArtificial 2 роки тому +6

    Kufriga ka fogada wlalyal
    Qalbiga qof kale waxa ku jira
    Oganshihisa wa fududhay kaliya shayadinta ayd la xirireysa subxanallah
    Ama sh.jeylaani wa ay nabayan wllhi

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Рік тому +3

    Alle kaligii ayaa og Cilmi gaybka marka Alle usoo noqda oo kaligii caabuda sheikh cabdulkhadir waa dhintay Alle ha u naxariisto waxba idinma tari karo isagaa Alle u baahan waa iga talo

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Рік тому +2

    Subxanallah Cilmi Gayb Alle cid aan ahayn ma ogaan karaan Alle ka baq oo Awliyada aad cabudeysaan joojiya cidna hala simina awoodisa oo shurakada ka dhaafa Alle subxanu watacalaa

  • @aliwargadud7522
    @aliwargadud7522 2 роки тому +5

    Maxaad u caabudi ladihiin Ilaahey kaligii?

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq Місяць тому +1

    Horta jaylaani sheekh weeye laakiin la caabudi maayo

  • @sadamsalimomaromar336
    @sadamsalimomaromar336 2 роки тому +2

    هو الله ربنا وطه نبينا وجيلان شيخنا وتقوي لباسنا

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 16 днів тому

    Subxaana allah

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 2 роки тому +1

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @user-Rh77ot4dw1r
    @user-Rh77ot4dw1r 5 місяців тому +2

    Nagatag

  • @ahmedrashid3348
    @ahmedrashid3348 2 роки тому +4

    Awliyadu wey duushaa 😁😁awliyo mawada noqonnaa si aan u duulno.

    • @westy937
      @westy937 2 роки тому

      War waayabnhay

  • @amirsheikh3880
    @amirsheikh3880 Рік тому

    May Allaah preserve you and forgive you,it is not enough to say a moslim...The prophet ppuh said in the Qoran وامرت أن اكون من المسلمين

  • @ahmedhoussein9390
    @ahmedhoussein9390 2 роки тому +1

    masha allah

  • @aliwargadud7522
    @aliwargadud7522 2 роки тому +1

    Suaasha meesha taala maxaad u caabudaan oo aad u caabudi ladihiin?

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Місяць тому

    Idinka aaway abuu baka sadiiq

  • @axmedsiyaad3923
    @axmedsiyaad3923 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @sadamsalimomaromar336
    @sadamsalimomaromar336 2 роки тому

    Masha Allah Allah kubarakeeyo

  • @user-rw3dt3jq8h
    @user-rw3dt3jq8h Рік тому +2

    Benalee😂😂😂

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 2 роки тому +2

    Beenaale sheekha kubeen abuuranaya geeybka ilaahay uunbaa og ee quraafaadka umadda kadaa

  • @ahmednaasirmatanahmednaasi1020
    @ahmednaasirmatanahmednaasi1020 2 роки тому +1

    Maashaa alaah

  • @sadamsalimomaromar336
    @sadamsalimomaromar336 2 роки тому +1

    Sheikh

  • @dareenshacab6615
    @dareenshacab6615 2 роки тому

    Abaha b! Yimadee istaag kulahaa oo wuxu kawaramayaa cilmu qayb kuleyhy kawrn yaa Rabin Jo danbi dhaaf

  • @yuusufcabdilaahinuur1625
    @yuusufcabdilaahinuur1625 2 роки тому

    Man shalah man shalah Al akbar

  • @westy937
    @westy937 2 роки тому +1

    Shiikh jaylaani ma soomali baa

  • @hibaqibrahimn.9843
    @hibaqibrahimn.9843 2 роки тому +2

    Mahad iyo amaanwaxaa yeeshay iyo waynayn allaah insharfo waxaa iskale rabiga uumamka lagana sheekeeyo
    Nabi muxmedna xumo iyo kudayasho
    Aaynu ficilkastoo uusameeyey yeelo eraykastoo uuyidhina aamino illaahay rumayntiisa waxa kahoreeya rasuulka rumayntiisa.iyoinaad daacad unoqoto
    Xabiibka .saligiia ood ogaato sida salaadu faralkuugutay in isna faral kuuguyay .qofka binii aadam waa wada karaaa maysanyay cilmi hadii uu leeyahayna waxawanaagsa inlagabaro iyada oo loo eegayo kitaabka qur aanka ah iyo sunaha rasuulka waana laga faaiidaysanayaa. Inaad illaahay lasinto.iyo inaad rasuulka lasinto midna ma'aha awliyada allaah way jirtaaillaahaybaana yaqaan iyna way isyaqaanaanqof ahaan waxay yihiin wayse isduleeyaan wayna isqariyaan cilmi kuma faanaan.. uwaysull qaran kii rasuulku yidhi kaducaysta .markii la ogaaday wuu baxsaday. Illaahay qaar buu ugahay
    1. Lugaha uukusocdo
    2. Carabka uuku hadlo
    3.indhah uu waxku arko
    4.gacmaha uu waxku qabto
    Illaahayna waxa uuleeyay kiiladagaaltamo wali gayga hauyaar garoobo colaadayda kaad jeceshay uunmaa.
    C qaadir adooonbuu ahaa culimada kamida inuu ahaa aalibaydkii faadumo rasuulna waalasheegay laakiin wallaahi
    Wallaahi
    Wallaahi
    Inaanad kutagayn jano faadumo rasuulbaa idhashay.cabdilqaadirbaan raacay midna..cdaabaad kutagaysaan

    • @hibaqibrahimn.9843
      @hibaqibrahimn.9843 2 роки тому

      Aa

    • @hibaqibrahimn.9843
      @hibaqibrahimn.9843 2 роки тому +1

      Wallaahi a anbad baatihiin sidii cusayrkii ay yidhaahdeen waxa uu ahaa nin cibaado badan isagavkudayda illaahaybuu inoo dhawaynayasye
      A.hadana waxay yidhaahdeen laba aqbali maayo illaaa isaga lasimaro
      B. Hadana waxay yidhaahdeen waa ina illaahay

    • @hibaqibrahimn.9843
      @hibaqibrahimn.9843 2 роки тому

      Waarmarkaad tidhaahdeen nabi muxamed buu kuxigaa halkeed kuwadaan c.qaadir adoon xsaab maridoona weeyaan waxaan idiin sheegayaa 150ka sano eesoosocda kuwa idinka dambeeyaa maxay odhandoonaan dee waa ina illaahay bay odhan doonaan .iyo wax kaxun illaahay danbi dhaaf dalba imika qaar qudbi sabano ahbaa nool kana cilmi badan kana casrisan.

    • @hibaqibrahimn.9843
      @hibaqibrahimn.9843 2 роки тому

      Scw scw hibaaqay hooyaday e haboonay taan jeclaayey hooyoy faadumo rasuulay horaan kuudoonayaa

  • @ibrahimmahamed8454
    @ibrahimmahamed8454 2 роки тому

    Raximullah sheekhana jilani

  • @khadaremirool5049
    @khadaremirool5049 2 роки тому +2

    Alla kacbso dadka benta kadaa

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 27 днів тому

    Wanin walan oqurafad ayu bartay

  • @user-ey7hc5fd8w
    @user-ey7hc5fd8w Місяць тому +1

    Beenta dadk ha laga daayo

  • @notgotnameyet
    @notgotnameyet 2 місяці тому

    Mushrikeen

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Рік тому

    Alle Denbi dhaaf waydiiso Qof ogaan kara calimu gaybka ma jiro

  • @user-Rh77ot4dw1r
    @user-Rh77ot4dw1r 5 місяців тому

    Doqon nucanokle wala xidha

  • @ibrahimadanyussuf3823
    @ibrahimadanyussuf3823 2 роки тому

    subxanallah

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 Місяць тому +2

    Waar shirkiga iska dhaaf.

  • @XamseBvbc
    @XamseBvbc 3 місяці тому +1

    Sufiyadu been 😂😂badanaa😅

  • @hassanmohamud-2799
    @hassanmohamud-2799 Рік тому

    War mucjiso anbiyada ayaa iska leh ee karaamo kubadal qoraalka kore

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 Місяць тому

    Naagta ka furantay Rajactu soo ma dhihi kartid kkkkkkkkkk

  • @MohamedAli-ie6do
    @MohamedAli-ie6do 2 роки тому +1

    War dad ka beenta ka daaa

  • @abusafwaan1280
    @abusafwaan1280 4 місяці тому

    Kkk beenwaynaa kani kkkk gaalnimuu noo amaanayaa

  • @Ibrahim1971-vc9kl
    @Ibrahim1971-vc9kl 22 дні тому

    Quraafaadka jooji , aayad iyo xadiis saxiixa ayaa wahaabiya dadka kuwaanisaa adiguna sheekheena ayaad ku waanisaa yaa saxan?

  • @yaxyeawaadan3562
    @yaxyeawaadan3562 2 роки тому +3

    Beenaale ilaahay been ayaad kasheegtay

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 Рік тому +1

    wxuuu been badanaa

  • @xaajicabdicartan3413
    @xaajicabdicartan3413 2 роки тому +1

    dadka beenta kadaa

  • @user-ml1yi7lp4l
    @user-ml1yi7lp4l 3 місяці тому

    أذلكم الله أيها المشركون .

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 2 роки тому

    Maasha alh