Sheekh mustafa cali canood Qeer allah kusiiyo dadkaan dad badan ayey dhumiyeen ilaahey haka qabto umada islaamka lajihaatan xaqa haka qarinin ucadey قال الله تعال لتبيننه للناس ولاتكتمونه
Iftiinku markuu imaado waxaa baxo mugdiga biyuhu markey imaadaan waxaa baxo wasakhda xaqqu markuu imaado waa isla sidaa waxaa baxo baadilka walaalaha muslimiinta ahaw like ta haloo badiyo video gaan si uu wax badan udaawasho helo iyo share
Naf la caariya wye odayga u dmbeya cimaamada gaduudan laa illaha illalaahu aayad ma hayaan xadiis ma hayaan sheekh mustafe wa shiikh mash Allah ah wllhi xaqiiqda ayu geyay
Maasha Allah sheikh mustafa caanood mathalkaada allaha badiyo allaha kugu ayido awoodiisa ee si fiican meel usaar soona bixi shirkigooda waxay kugu qaadataa teeda kale culimadooda waaweyn balami Kuna oog xaqa..
Masha allah ilahay hakuxafido sh.mustafa ali caanood.Insha allah waxaan rajeenaya in dad badan ku sootoba keenaan sh.mustafa carabkiisa insha allah, waxaan dhihilahaa sheeqa allah hakuula garab galo waadka guuleysan doontaa insha allah
Shirki waxaa laga hadlaa marka ladoonayo in dhiigga beesha Hawiye labaneysto. Weli ma maqashay dhulka beesha Isaaq ayaa qarax ka dhacay. Diinta hawiye gaaleysiisay Isaaqna muslim ka dhigtay isweydii?? Waxaan ognahay in magaalada Burco kii xanaaqa uu Nabiga caayo weligaa ma maqasay qarax ka dhacay?? Hawiye wuxuu noqday looma ooyaan. Waa taas midda maanta diin nalooga dhigaayo
( الذين آمنوا ولم يلبسوا إيمانهم بظلم أولئك لهم الأمن وهم مهتدون ) هذا فصل القضاء من الله بين إبراهيم خليله - صلى الله عليه وسلم - ، وبين من حاجه من قومه من أهل الشرك بالله ، إذ قال لهم إبراهيم : " وكيف أخاف ما أشركتم ولا تخافون أنكم أشركتم بالله ما لم ينزل به عليكم سلطانا فأي الفريقين أحق بالأمن إن كنتم تعلمون " ؟ فقال الله - تعالى ذكره - ، فاصلا بينه وبينهم : الذين صدقوا الله وأخلصوا له العبادة ، ولم يخلطوا عبادتهم إياه وتصديقهم له بظلم يعني : بشرك ولم يشركوا في عبادته شيئا ، ثم جعلوا عبادتهم لله خالصا ، أحق بالأمن من عقابه مكروه عبادته ربه ، من الذين يشركون في عبادتهم إياه الأوثان والأصنام ، فإنهم الخائفون من عقابه مكروه عبادتهم ، أما في عاجل الدنيا فإنهم وجلون من حلول سخط الله بهم ، وأما في الآخرة ، فإنهم الموقنون بأليم عذاب الله
Ismahaan kkkkkkk adna ma wahaabiya tahay ?!!!!!!! Ma takfiira ka tahay mase shabaab mase salafiya mase islaax bal ii sheeg? Waxa la dhunshay wiilasha lee moodaye gabdho ma ku jiraan alaha ku soo hanuunsho
وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ (65) وقوله: ( وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكَ ) يقول تعالى ذكره: ولقد أوحى إليك يا محمد ربك, وإلى الذين من قبلك من الرسل ( لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ ) يقول: لئن أشركت بالله شيئا يا محمد, ليبطلنّ عملك, ولا تنال به ثوابا, ولا تدرك جزاء إلا جزاء من أشرك بالله, وهذا من المؤخر الذي معناه التقديم.. ومعنى الكلام: ولقد أوحي إليك لئن أشركت ليحبطنّ عملك, ولتكوننّ من الخاسرين, وإلى الذين من قبلك, بمعنى: وإلى الذين من قبلك من الرسل من ذلك, مثل الذي أوحي إليك منه, فاحذر أن تشرك بالله شيئا فتهلك. ومعنى قوله: ( وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ ) ولتكونن من الهالكين بالإشراك بالله إن أشركت به شيئا.
Allahu akbar waa dood cajiib ah ilahay intuu hanuun ladona hakusoo hadeeyo.shiiqa ilahay kaligii halabaryo oo halooyeerto o halagu tawasulo unbuu yiri.waana sax owliya maxaa looga yeeranaya Goor hore dhimatay Allah nool ee aan dhimaneynin. O ku abuurty baa jooga Allah xaqa nafahmsiiyo Shiq Mustafe Allah kubarakeeyo Aduun iyo Akhiro ❤
Alla maxay neef nagaga qaleen ishaaradaa qabatay carab baa caabudi lahayd hadii awliyo wax qabanayso war ale hala caabudo xoolaha dadka laga qalayo daaya
Neefka iyo qofka dhiigisa keedaran war Allah ban idinku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay
Maahan seef la bood runta ayuu sheegay quraanka ayaana lagu sheegay dadka iyaga oo kale Waana wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
﴿ قُل لَّا يَسْتَوِي الْخَبِيثُ وَالطَّيِّبُ وَلَوْ أَعْجَبَكَ كَثْرَةُ الْخَبِيثِ ۚ فَاتَّقُوا اللَّهَ يَا أُولِي الْأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ﴾ [ المائدة: 100] التفسير: قل -أيها الرسول-: لا يستوي الخبيث والطيب من كل شيء، فالكافر لا يساوي المؤمن، والعاصي لا يساوي المطيع، والجاهل لا يساوي العالم، والمبتدع لا يساوي المتبع، والمال الحرام لا يساوي الحلال، ولو أعجبك -أيها الإنسان- كثرة الخبيث وعدد أهله. فاتقوا الله يا أصحاب العقول الراجحة باجتناب الخبائث، وفعل الطيبات؛ لتفلحوا بنيل المقصود الأعظم، وهو رضا الله تعالى والفوز بالجنة.
Hhhh maa kan dhahay ayd ii amaani Ninki sheikh jiilaani magan galo wuxuu lamid yahay asagoo magan galay Alle Subxanallah yaa lamagan galaa oo Alle aan eheen??
Waxbaa ka dhacay su'aalaha la weydiiyay in ay cadeen u keenan shirkiga way ka leexdaan dadkuna way lumiyaan xaqa doni maayaan Alle ku xafid sheekh mustafe cali caanood
Axmaq caqliga beelay oo raashin iska badshay oo iimanki iyo fahanki laga qaaday seefta cadawga aad sheege saw bambadaas shabaab wataan ma aha ? cida ay ku jeedo oo xaqa ku taagan saw umada Somali ma aha? Kuwa aad caaye ee suufiyada saw kuwa xaqa ku taagan ma aha mar hadii aanay cidna qarxin oo laga nabad galay Alaha kusoo hanuunsho
War nimanka videoga sameeyayow kheyr badan Rabbi subxaanah ha idinka siiyo idinka iyo eheladiinaba, waan jidhiidhyacooday wallaahi inta dhamaadka. Ceelasha Biyahana waaban jeclaaday meel ay dad barakaysan joogaan iga dheh yaakhi. Insha Allah waaban iman maalin.
Every thing returns to its source. For this Principle, we should produce only the purest spiritual vibrations by consecrating our thought and tongue to the recitation of the Name of God (Dhikr Allah). Sufism is a therapy for humanity. Somali People Mastered this philosophy and its the fabric of Somali society. This is masterpiece "capo lavoro" of Somali Culture based on Islam, Tolerance, human right, brotherhood, kindness, Work and respect. This is therapy for humanity. This s the path to Allah. This is the foundation of Somali Society, this is medicine for all illness including envy, anger, selfishness, corruption, clannish and tribalism..
Sufism is nothing but a disease because it goes against the way of the Rasululah. It contains many acts of shirk such as calling to the dead for help and slaughtering for the Awliya. The Sufis also make dikr in unison which is against the sunnah. Jabir ibn Abdullah reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, would praise Allah in his sermon, as He deserves to be praised, and then he would say, “Whomever Allah guides, no one can lead him astray. Whomever Allah sends astray, no one can guide him. The truest word is the Book of Allah and the best guidance is the guidance of Muhammad. The most evil matters in religion are those that are newly invented, for every newly invented matter is an innovation, every innovation is misguidance, and every misguidance is in the Hellfire.” Source: Sunan al-Nasā’ī 1578 Grade: Sahih (authentic) according to Al-Albani عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ قَالَ كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ فِي خُطْبَتِهِ يَحْمَدُ اللَّهَ وَيُثْنِي عَلَيْهِ بِمَا هُوَ أَهْلُهُ ثُمَّ يَقُولُ مَنْ يَهْدِهِ اللَّهُ فَلَا مُضِلَّ لَهُ وَمَنْ يُضْلِلْهُ فَلَا هَادِيَ لَهُ إِنَّ أَصْدَقَ الْحَدِيثِ كِتَابُ اللَّهِ وَأَحْسَنَ الْهَدْيِ هَدْيُ مُحَمَّدٍ وَشَرُّ الْأُمُورِ مُحْدَثَاتُهَا وَكُلُّ مُحْدَثَةٍ بِدْعَةٌ وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلَالَةٌ وَكُلُّ ضَلَالَةٍ فِي النَّارِ 1578 سنن النسائي كتاب صلاة العيدين من يهده الله فلا مضل له ومن يضلله فلا هادي له 1577 المحدث الألباني خلاصة حكم المحدث صحيح في صحيح النسائي
waxaan layaabay nimankaan xagee hadal ku ka maraayaa war wax haku darin shahaadada baa layeeyahay mafah maayaan miyaa afsoomaaliga rabi u yeerta ha uyeeranin awliyo rabi bas uyeerta qabuurtana ka korkaca baala leeyahay
sax allah keliya cabud oo wax weydiiso du'ada allah keliya aqbala ,sheydan ninki shirki u yeerta wa hoogay ....allah keliya nagu filan cidna awooda allah ha ku laman siin cidna , shirkiga aan ka fogaano .... alhamdulillah wbt.
Takfiirigaan shuruudaha qof lagaaleysiinaayo loomaro ma maro mana yaqaano, kilibka uu sh umal ku gaaleysiiyay adaa ogaanaayo hahligiisa iyo fudeedkiisa! Ani suufinimo iyo shirki waa radiyaa hadane gaaleysiin waa xukun ee culumada saxda leeyihiin ee ma'ahan jaahilkaan oo kale
Howshu wey fududahey illahey toos u cabud hadi sheikh illahey u dhawa jiro ama.awliyo jirto naftooda u yihiin adiga la imow camal fiican illahey bari inu ka dhigo awliyadiisa
Amiin Allah dhulka muslimiinta Allah ka Haajiriyo Oo Coronovirus halaag igu dhigo meel walbee galaan Waa ku gubeynaa Insha Allah xooga dalka Somaliyeed military power gacan bir ah ha leeskaga saaro sheydaamiinta aaqiro neh naartii jaxiimo sugeyso Insha Allah
Sax weeye sheekh waa maariqiin dilkooda banaanyahay waa in nidaamka meesha loo kaashadaa hadii ay wax ka qabawayan waa loo istaaga oo aan la sugin dawlad
Sheekhu marku ku soo hal qabsanayo qisada usama ibnu zayd, way ka duwan tahay tan.. Dadka uu usama laayay dad shirki ku cad tahay may ahayn.. Waana deg deg ka dhacay usama..
Is fahanka ayaa qaaliya anoon mid u eexaneynin mid walba wuxuu rabaa in uu dhaho hebel ayaan ka guleystay lkn dhaqanka meesha in la ilaaliyana wey fican tahay alaahu akbar marka aad dhahďo kuwii kale maa gaalo ah miyaa marka ????? ani waxaan ka fahmay in aad wada muslimiin tihiin lkn dadka caamada ah yaana khal khal lagu ridin dhamaan teen mid ayaanu wada nahay ilahayna waanu aamin sanahay rasulka csw waanu rumey sanahay scw❤🙏
CAQLIGA SALIIMKA AHI XITAA MA OGGOLA IN QOF DHINTAY LA BARYO AMA LA TUUGO AMA LAGU MEEREYSTO WAAYO WAXBA KUUMA QABAN KARO SI KASTUU SHEEKH U AHAA CAMALKIISAA KA HORREEYA XITAA MABA OGID INU JANNO AMA NAAR KU JIRO,,,
WAR DADKAN ILADHAGAYSTA WALALYAL AYADAHA QURANKA KUWA MUSHRIKIINTA KUSODAGAY LOMA ISTICAMALI KARO MUSLIMINTA LOMA ISTICMALI KARO KULAHA XASBUNALLAH WAR QURANKA SIFADA QAFKU KUSIFAYSMO AYADA WEY KUSOCOTAA EE DINTA BARTA ALLAH UTOBAD KEYNA SHIRKIGA ISKA DAYA
Haduu Somaliya Diin u wado ama Suufi kasoo hor jeedo maxaa intii Somaliya eey qasneed loo waayay Suufi haduu weerar Ku yahaysa Suufi shalay iyo maanta ma imaanin, Malaha Afkhaanistaan ayuu tababar u jiray Ninkaan Qofkasta oo Ciidan wax ka yaqaana Ninkaan qaabkiisa waa qaab Militry Si fiican u fiiriya Ninkaan Hal mar Bud Soo yiri ujeedo kale ayuu leeyahay, Waa Amiir Alshabaab oo is qarinaayo Sahan ayeey usoo dirsadeen iyo inuu is tijaabiyo inuu shacab heli karo iyo in kale Halaga digtoonaado Ninkaan Waa Wahaabi+Shabaab raba inuu Firqo diimeed Cusub abaabulo, Qaraxyada iyo dhibka umada ka nasatay ayaa dhib Ku ah wuxuu rabaa inuu Caruurta iyo wax magaradada waji cusub uu shabaab uugu gacan galiyo asagoo Ku mar marsiyoonaa ama Ku tashkiilinaayo Qabuuriyiin aan LA jihaadeeynaa, Filinkii shabaab Gaalo aan LA jihaadeeynaa Ciyaalka Madarasadaha uugu aruursan jireen ayaa dhamaaday wuxuu rabaa kaarto cusub oo ah inlala Jihaadaayo Firqo Diimeed uu hadda abaabulaayo uu u bixiyay Qabuuriyiin, Taasuu rabaa inuu markale Caruurta iyo wax magarada Ku Halaago uu shabaab gacanta u galiyo, waabiyo, Shabaab kuligood Muqaabaraadka Israaiil ayeey hoostagaan bal car I tusa wahaabi ama Ninkaan oo ka hadlaayo Dhibka Israaiil falastiin Ku heeyso Bal itus asagoo ka hadlaayo Muslimiinta Rohinga oo Myanmar Gaalada ku xasuuqay Bal itusa Muslimiinta India oo Kashmir maalmahaan gaalada Ku leeyneeyso asagoo ka hadlaayo, Bal i tus asagoo ka hadlaayo Shacabka Somaliyed oo Shabaabka maalin kasta qarax iyo Qaloowga ku laanyaan. Shabaab iyo Wahaabiyo Siyaasadooda Kama Mid ahan Ineey Gaal Muslim laayay ka hadlaan ama Muslimiin Alshabaab iyo Daacish leeysay Xitaa Allaha u naxariisto ma dhahaayaan Siyaasada Israaiil u dajisay ayaa ah ineey Dagaal diimeed ka abuuraan wadamada islaamka ama Dood ama shaki ka galiyaan diinta islaamka iyo ineey Gaaleeysiiyaan Qofkasta oo eey ku tabayaan inuu ka Cilmi badanyahay, ama aan iyaga ka mid eheyn, Bal si Fiican udhageeyso Aayadihii Mushrikiinta iyo Gaalda ku soo Degay ayuu u Daliishanaaya Dad Muslimiin ah, Wahaabiyo iyo Alshaab Diinta Dariishadda ayeey ka soo Galeen Dadkii Ab ka Ab Diinta Somaliaya Soo Gaarsiiyay ineey Gaaleeysiiyaan, ayeey Rabaan iyagoo soo Xifdiyay Aayado yar yar oo Siminaar lagu soo siiyay Wahaabi ama Alshabaab laba shiiq ku abtirsada arki meeysid oo la dhahaayo sh, hebal Sh, hebal, taas ayaana Cadeeyneeyso Shabaab iyo Wahaabiyo Takfiir iyo Qawaarij ineeysan eheeynin Dad Diinta u ahal ah kuligoood Suulinta Diinta iyo Dabar Gooynta Muslimiinta ayeey Yahuuda kala shaqeeyaan . Cidii aan iyaga taageersaneena waxeey u yaqaaniin Murtadiin Nin Alle iyo diintiisa jecel waxaan u aqoonsaneeynaa Markuu Dhibka Shabaab iyo Daacish Dhulka Muslimiinta ku hayaan iyo Xasuuqa eey ka wadaan somaliay iyo Xasuuqa Israaiil ku heeyso Falastiin ama Qudbadahiisa kusoo daaro Qofka Muslimka ah dhiigiisa waaka xaaraan inuu Qof Muslim kale daadiyo, Maalin Dhaweed Gaari 25qof Saarantahay ayeey Miino u dhigeen shabaabka Afgooye iyo Muqdisho inta u dhexeeysa Car ha dhoho Xitaa Dadkaas Dhiigooda Xaq Daro ayaa lagu daadiyay gacan ka xaq daran ayaa dhibaateeysay Allaha u naxariisto. Markaas Shiiq Nadiif ah oo Alle iyo Diintiisa iyo Dadkiisa jecel ayaan u aqoonsaneeynaa waana garab istaageeynaa lkn Gacan Muslimiinta aan Ku jafaa gacana Alle Halaga Cabsadooy aan dhahaa Cid kaayeeleeyso maleh. Din Mashruuc laga dhigto Waa tan Dalka bur burisay waana waxaad Caruur Somaliyeed Miino uugu xir xirteen Qof Sujuudsan oo Salaad ku jirana aad ku dhax disheen masaajidka, Ninkaan Madarasadaha uu Furaayo ka ilaashadaa Caruurtiina oo ha iska geeynina hadii kale waxaa kuusoo yeeri doonta Canugaaga Masaajidka ayuu isku qarxiyay wuxuu ahaa Mujaahid uu amiir u ahaa Mustaf canood oo ka tirsanaa Xarakada mujaahidiinta Al shabaab
حفظك الله يا شيخ.........قل جاء الحق وزهق الباظل ان الباطل كان زهوقا
Sheekh mustafa cali canood Qeer allah kusiiyo dadkaan dad badan ayey dhumiyeen ilaahey haka qabto umada islaamka lajihaatan xaqa haka qarinin ucadey
قال الله تعال لتبيننه للناس ولاتكتمونه
Shariif seetahay
waaben cad wax Kosta inlagu sheego muslimiinta
وَمَن يَدْعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَٰهًا ءَاخَرَ لَا بُرْهَٰنَ لَهُۥ بِهِۦ فَإِنَّمَا حِسَابُهُۥ عِندَ رَبِّهِۦٓ ۚ إِنَّهُۥ لَا يُفْلِحُ ٱلْكَٰفِرُونَ
Iftiinku markuu imaado waxaa baxo mugdiga biyuhu markey imaadaan waxaa baxo wasakhda xaqqu markuu imaado waa isla sidaa waxaa baxo baadilka walaalaha muslimiinta ahaw like ta haloo badiyo video gaan si uu wax badan udaawasho helo iyo share
Masha alah sheekh mustafe cali caanood dhulka somalida Ethiopia somaligalbeed aya looga bahan yahay oo suufiyo mooye culimo kale aan laga ogoleeyn sheekh canood kalay Jigjiga qabridahare dhagaxbuur wardheer diridhabe nogob godey iyo all somaligalbeed
Wan arkay kuwaas shirkigooda lama gambadan
QOFKII ALLAH QEYRKII CABUDA WAA MUSHRIK
Ilaahayow nikaad khayr ladonayso jidkaagatoosan ku hanuuni kikalana umadaada kaqabo adigaagaranaya midka dhunsan iyo midka toosan aamiin.
allahu akbar shirki waburburay sh mustafe kuulayso akhiro iyo aduun الله يحفظك من كل بلي ومن كل شر
Alhamdulillah alle ayaa mahad iska leh
@@mohamedosman4677 hjiìhihiiihhhihhhihhinihihihhìhninnnihhniiiihnihihihhihihjinininiinihiiiiniñinihnihihhhnnihiihnihhniihhhnihnihiihninihhhhinihinihniihiniiniihniihhhnininihihihhihihiihnhniihhhhhihnihnniihihninnnniniinhnihnniiinihninnihnnninniniihuihiihninhinihnnnninnunnnnnnnnnnnnnnnniniininiiihniihnnnniihihnhniihinnnhiinniihnihinihhhnnihiiniiihnnnihnnnnnnnihhniniiiihininihnnninnninninihnihnihnihjnnihinninhhnnìiiììiiihiiihiiiiiiiiihigiiii8gigg iiiiii0ihhhihiiihhhhihhihhhiihhhhhhhhihyhihhhhhhhhhh⁸ says x7sdfiùyu
muxuku gulaysanayaa ifka iyo akhiraba mabeenta
Doodan waxay noqon doontaa insha allah dood ey dad badan oo suufi ah in ay kasoo laabtan wadada qaldan ee kusocdaan insha allah
I.a takfiir iyo wahaabiyiin bdan ayaa loo wadada saxdaa latusiyo ✋
Insha allaah wll
@@apzhakurahmed8532 war caqli xumida umada miya shirki ugu yeeraysa adigo xaqaan cad arkaayo
Naf la caariya wye odayga u dmbeya cimaamada gaduudan laa illaha illalaahu aayad ma hayaan xadiis ma hayaan sheekh mustafe wa shiikh mash Allah ah wllhi xaqiiqda ayu geyay
Zuchu
Maasha Allah sheikh mustafa caanood mathalkaada allaha badiyo allaha kugu ayido awoodiisa ee si fiican meel usaar soona bixi shirkigooda waxay kugu qaadataa teeda kale culimadooda waaweyn balami Kuna oog xaqa..
Culimadoodii waaeayneed wuu ballamiyay wayna dhuunteen.
《قل جاء الحق وزهق الباطل》 《ان البا طل كان زهوقا》
Sesddfddz
Balaayo allaha idinku rido suufiyo waa fashilanyihiin towbadna waa laga la,yahay
Walaalo aayada dampe Isla hupi😉😉😉
Wadada xaqa ah rabi ha inagu dilo🤲
Allaahuma amiin
🇧🇷🇧🇷🥺
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
aamiin
Allahuma aamiin ya rabi 🤲🤲
Masha allah ilahay hakuxafido sh.mustafa ali caanood.Insha allah waxaan rajeenaya in dad badan ku sootoba keenaan sh.mustafa carabkiisa insha allah, waxaan dhihilahaa sheeqa allah hakuula garab galo waadka guuleysan doontaa insha allah
Ninkaan alshabab buu ahaa khawaarijah
Qofkii ilaahay qayrkii caabud waa mushrik اعبدوا الله ولا تشركوا به شيئا كقوله تعالى
shiiq mustafe Allah ha xifdiya suufi iyo Quraafaad meel ayuu saaray 👍👍👍👍👍
ShacbanOffwahabi Salafi was QAnaaziir
@@mohamedsharif9363 salafi waa manhajkii saxaabada ee suufi maxu yahay bal inoo sheeg
Suufi waa asna wa manhajkii saxaabada ee soo xisaabtan?
Mohamed Osman oo sufiyada muslim ma aha miya?.
Saxix wlhi allh hanuniyo shekh hebalow kujirayan cilmga brta
suufiyo iyo qabuura caabudiintii waa laga awood batay alx
Sheikh Mustafa cali canod illaahey cadowga haaa ka qabto shartooda amiiiin yaa AllAaah
khawarij dhega umada baneyste umada alah kaqabto
Allahuma Aamiin ya rabi 🤲🤲
@@abdirahmaan6574 shirkiga suufiyada miyaad u doodeysa ?
suufiyada dad ma gaaleysiiyaan dad mulim ahna iskuma qarxiyaan laakiin wahaabiyo markii eey nasoo gashay dhiigii somaaliyeed waa la baneystay waadna ogtihiin.. Qaraxii shaamow iyo kii zoobe hala xasuusto. Dadka fikirkaas aaminsa diin maheystaan?? Suufiyo isqarxisa yaa maqlay.
Shirki waxaa laga hadlaa marka ladoonayo in dhiigga beesha Hawiye labaneysto. Weli ma maqashay dhulka beesha Isaaq ayaa qarax ka dhacay. Diinta hawiye gaaleysiisay Isaaqna muslim ka dhigtay isweydii?? Waxaan ognahay in magaalada Burco kii xanaaqa uu Nabiga caayo weligaa ma maqasay qarax ka dhacay?? Hawiye wuxuu noqday looma ooyaan. Waa taas midda maanta diin nalooga dhigaayo
( الذين آمنوا ولم يلبسوا إيمانهم بظلم أولئك لهم الأمن وهم مهتدون )
هذا فصل القضاء من الله بين إبراهيم خليله - صلى الله عليه وسلم - ، وبين من حاجه من قومه من أهل الشرك بالله ، إذ قال لهم إبراهيم : " وكيف أخاف ما أشركتم ولا تخافون أنكم أشركتم بالله ما لم ينزل به عليكم سلطانا فأي الفريقين أحق بالأمن إن كنتم تعلمون " ؟ فقال الله - تعالى ذكره - ، فاصلا بينه وبينهم : الذين صدقوا الله وأخلصوا له العبادة ، ولم يخلطوا عبادتهم إياه وتصديقهم له بظلم يعني : بشرك ولم يشركوا في عبادته شيئا ، ثم جعلوا عبادتهم لله خالصا ، أحق بالأمن من عقابه مكروه عبادته ربه ، من الذين يشركون في عبادتهم إياه الأوثان والأصنام ، فإنهم الخائفون من عقابه مكروه عبادتهم ، أما في عاجل الدنيا فإنهم وجلون من حلول سخط الله بهم ، وأما في الآخرة ، فإنهم الموقنون بأليم عذاب الله
Asc Allah hanagu suggo xaqa Iyo khatumada khayr haynagu suggo AAMIIN aamiin aamiin yaa allah
Sufiiyo waa mushiirik qabura aya cabuudan sheeikh iyo awaliiyon waxba kum taryo allah kaley cabuuda waxn wayiisi
Dambi kaga madaxaga Allah haka shubo
Ismahaan kkkkkkk adna ma wahaabiya tahay ?!!!!!!! Ma takfiira ka tahay mase shabaab mase salafiya mase islaax bal ii sheeg? Waxa la dhunshay wiilasha lee moodaye gabdho ma ku jiraan alaha ku soo hanuunsho
وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ (65)
وقوله: ( وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكَ ) يقول تعالى ذكره: ولقد أوحى إليك يا محمد ربك, وإلى الذين من قبلك من الرسل ( لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ ) يقول: لئن أشركت بالله شيئا يا محمد, ليبطلنّ عملك, ولا تنال به ثوابا, ولا تدرك جزاء إلا جزاء من أشرك بالله, وهذا من المؤخر الذي معناه التقديم.. ومعنى الكلام: ولقد أوحي إليك لئن أشركت ليحبطنّ عملك, ولتكوننّ من الخاسرين, وإلى الذين من قبلك, بمعنى: وإلى الذين من قبلك من الرسل من ذلك, مثل الذي أوحي إليك منه, فاحذر أن تشرك بالله شيئا فتهلك.
ومعنى قوله: ( وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ ) ولتكونن من الهالكين بالإشراك بالله إن أشركت به شيئا.
M.a😅
❤❤❤❤❤❤
Walaahi xaq iyo baadil halmeel ma maraayaan sh mustafa keep going
Sheekha odeyga ah cilmi ayaa ku buuxa Allah barakeeyee isku fahana ma aha wadaadka doodan aasaasty.
Shekh Mustafa الله يحفظك
Suufiyo Halkan saac ee wakhtiga aan idinsinay miyad jawab wafi nasiinwaeyden.
Yaa allah kuwan laab lab badan
suufi wuu gacan galay wll
cilmi iyo aqliba malaho
suufi alllhaa soo hanuuniyo
Jawaab ma hayaan wlhi
Allahu akbar waa dood cajiib ah ilahay intuu hanuun ladona hakusoo hadeeyo.shiiqa ilahay kaligii halabaryo oo halooyeerto o halagu tawasulo unbuu yiri.waana sax owliya maxaa looga yeeranaya Goor hore dhimatay Allah nool ee aan dhimaneynin. O ku abuurty baa jooga Allah xaqa nafahmsiiyo Shiq Mustafe Allah kubarakeeyo Aduun iyo Akhiro ❤
Ma aha waxa doodaa suufi iyo salafi waa takfiir iyo suufi
Wadaadkan waa seef labood diinta ayu sii qalad u fahmay
Dadka sii sahal ayu ku gaalesiinaaya
Alla maxay neef nagaga qaleen ishaaradaa qabatay carab baa caabudi lahayd hadii awliyo wax qabanayso war ale hala caabudo xoolaha dadka laga qalayo daaya
Neefka iyo qofka dhiigisa keedaran war Allah ban idinku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay Allah ban idin ku dacwaynay
Maahan seef la bood runta ayuu sheegay quraanka ayaana lagu sheegay dadka iyaga oo kale Waana wax ay aaminsanyihiin in qof loosii maro ale waana akbar shirk ma aaminsana ayaada ilaahay (aniga i barya waan idin ajiibiye) ilaahay ha soo hadeeyo
Jazakallah shekhu tawxiid sh.mustafa shukran jazahaada janno allaha ka dhigo
﴿ قُل لَّا يَسْتَوِي الْخَبِيثُ وَالطَّيِّبُ وَلَوْ أَعْجَبَكَ كَثْرَةُ الْخَبِيثِ ۚ فَاتَّقُوا اللَّهَ يَا أُولِي الْأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ﴾
[ المائدة: 100]
التفسير: قل -أيها الرسول-: لا يستوي الخبيث والطيب من كل شيء، فالكافر لا يساوي المؤمن، والعاصي لا يساوي المطيع، والجاهل لا يساوي العالم، والمبتدع لا يساوي المتبع، والمال الحرام لا يساوي الحلال، ولو أعجبك -أيها الإنسان- كثرة الخبيث وعدد أهله. فاتقوا الله يا أصحاب العقول الراجحة باجتناب الخبائث، وفعل الطيبات؛ لتفلحوا بنيل المقصود الأعظم، وهو رضا الله تعالى والفوز بالجنة.
Manshaalaahi
Sh mustafe wllhi suufiyada gabalkaa udhacaye kkk we yaabanyihiin ilaahey hakaa badbaadiyo shartoodaa suufiyada .nimanka xaqiiqda ayey kajesanaayaankkkk
Xusein kan hadaad raacsantahay naarta ayaa isku arkeysaan
Waa doqon jaahila ahlu cilmi ayuu afka kutaagaa
Ree baadiye qabiileyste ah
Sh Saciid allah xfdo waa Caalim baxar ah mustfa wax bar kaas jaahil doqon ah waaye duliga
Aamin yrbbi shiekheena sh saciid allh noxifdiyo
Umada ha cyn
Uamda haceyn wax yahow
Ufuf
Hhhh maa kan dhahay ayd ii amaani
Ninki sheikh jiilaani magan galo wuxuu lamid yahay asagoo magan galay Alle
Subxanallah yaa lamagan galaa oo Alle aan eheen??
Waxbaa ka dhacay su'aalaha la weydiiyay in ay cadeen u keenan shirkiga way ka leexdaan dadkuna way lumiyaan xaqa doni maayaan Alle ku xafid sheekh mustafe cali caanood
Asc
Csc
Sh mustafa
Sh must a waa qalad hadal kiisa fakin
@@yuusufxuseen6007 subxnlh mxa kawdA
Shiekhunaa shiekh mustafa karab allh kusiya jazahullhu khieran
Suufiyo, shiico, caqlaani, Yuhuuda, nasaarada, shuuciyiinta, mulxidiinta Dhammaantood salafiyada ayay necebyihiin.
Imaamu shaafici ayaa lagu yiri,"Side xaqqa ku garanaa",Markaas ayuu yiri,"Xaqqu waxa uu idinka jiraa seefta cadowgu cidda ay ku jeedo"!
Hadda seeftu salafiyada ayay ku jeedaa, iyaga ayaana ah Kooxda masdarkeedu kitaabka iyo sunnaha yahay.
اعرف حق تعرف أهله
الله يحميك
Aad iyo aad wlh
Dabaal maangaaban
Axmaq caqliga beelay oo raashin iska badshay oo iimanki iyo fahanki laga qaaday seefta cadawga aad sheege saw bambadaas shabaab wataan ma aha ? cida ay ku jeedo oo xaqa ku taagan saw umada Somali ma aha? Kuwa aad caaye ee suufiyada saw kuwa xaqa ku taagan ma aha mar hadii aanay cidna qarxin oo laga nabad galay Alaha kusoo hanuunsho
@@cabdiwalidaacad2880 ilhy ka baq
M a shiikh mustafe alle haku xiifdiiyo
أللهم آمين
@a❤❤❤❤❤bdinasirahmed9249
Soofi waxay wadaa baadil قل جاء الحق وزهق الباطل
KKK jahil adaa dinta aqli kadhigeen
cijpjudaj
Sax
Allah kubarakeeyo shikhe musdhaf cali caanood 💯💯
Allow culumadeena ee ahlu tawxiidka ah daa,suufiyadana umadda islaamka ka qabo
muxuuku qabanayaa ehlusuna waasaxe
Suufi af somali bay wataan ilaa hada kama arkin daliil iyo suaal ay ka jawaaban
Ilahey soo hadeeyo 😥🤲
😡😡😡😡😡😡😡
Sheikh xaqa ayad kusocotaa Illahay haku garabsiyo
War nimanka videoga sameeyayow kheyr badan Rabbi subxaanah ha idinka siiyo idinka iyo eheladiinaba, waan jidhiidhyacooday wallaahi inta dhamaadka. Ceelasha Biyahana waaban jeclaaday meel ay dad barakaysan joogaan iga dheh yaakhi. Insha Allah waaban iman maalin.
hhhh
Masham Allah waa codkar sheikh boqolsoon walaalkiis waaye allow Jake cadaabin to cimri dheer kusii
Ilahey haka guleysiyo shiqena insha allh asiga ayaa guleysanayo wali wey meresanayan oo su asha si sax ah uguma jawabin shiqa masha allh baraka allh su ashisa wey gubta wlhi oo wax ee kujawaban maba hayan walciyadu billah
Insha allah
Ciiday isku qarinayaan
SHEEKH MUSTAFE CALI AAAYADU WAA KHAALAD( فادعواله )EE (فادعوالها )😉😉😉
Waa ta hore 😉😉😉
Every thing returns to its source. For this Principle, we should produce only the purest spiritual vibrations by consecrating our thought and tongue to the recitation of the Name of God (Dhikr Allah).
Sufism is a therapy for humanity. Somali People Mastered this philosophy and its the fabric of Somali society. This is masterpiece "capo lavoro" of Somali Culture based on Islam, Tolerance, human right, brotherhood, kindness, Work and respect. This is therapy for humanity. This s the path to Allah. This is the foundation of Somali Society, this is medicine for all illness including envy, anger, selfishness, corruption, clannish and tribalism..
Sufism is nothing but a disease because it goes against the way of the Rasululah. It contains many acts of shirk such as calling to the dead for help and slaughtering for the Awliya. The Sufis also make dikr in unison which is against the sunnah.
Jabir ibn Abdullah reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, would praise Allah in his sermon, as He deserves to be praised, and then he would say, “Whomever Allah guides, no one can lead him astray. Whomever Allah sends astray, no one can guide him. The truest word is the Book of Allah and the best guidance is the guidance of Muhammad. The most evil matters in religion are those that are newly invented, for every newly invented matter is an innovation, every innovation is misguidance, and every misguidance is in the Hellfire.”
Source: Sunan al-Nasā’ī 1578
Grade: Sahih (authentic) according to Al-Albani
عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ قَالَ كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ فِي خُطْبَتِهِ يَحْمَدُ اللَّهَ وَيُثْنِي عَلَيْهِ بِمَا هُوَ أَهْلُهُ ثُمَّ يَقُولُ مَنْ يَهْدِهِ اللَّهُ فَلَا مُضِلَّ لَهُ وَمَنْ يُضْلِلْهُ فَلَا هَادِيَ لَهُ إِنَّ أَصْدَقَ الْحَدِيثِ كِتَابُ اللَّهِ وَأَحْسَنَ الْهَدْيِ هَدْيُ مُحَمَّدٍ وَشَرُّ الْأُمُورِ مُحْدَثَاتُهَا وَكُلُّ مُحْدَثَةٍ بِدْعَةٌ وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلَالَةٌ وَكُلُّ ضَلَالَةٍ فِي النَّارِ
1578 سنن النسائي كتاب صلاة العيدين من يهده الله فلا مضل له ومن يضلله فلا هادي له
1577 المحدث الألباني خلاصة حكم المحدث صحيح في صحيح النسائي
Sufism contains shirk and bidda .it has nothing to do with Islam
Sufism is weird. How is the sufis asking for help from someone dead😂😂
If you believe the religion of Allah and the message of the prophet is complete
Why do you pray in the name of a person?
Qofkii ilaahey kherkii u yeerta Waa mushrik
Msha allah sheik mustafe allah haku barakeyo
Sheekha waxa layidhi wuu walan yahay meel uu nasbinaayo lama arag sh mustafe
Maansha Allaah Sheekh Mustafe Cali Caanood kaligii waaye iyaguna waaba dhowr
waxaan layaabay nimankaan xagee hadal ku ka maraayaa war wax haku darin shahaadada baa layeeyahay mafah maayaan miyaa afsoomaaliga rabi u yeerta ha uyeeranin awliyo rabi bas uyeerta qabuurtana ka korkaca baala leeyahay
war turjumaan baaloo hanyahay meelkala bay iska qaban la dahay sheekadu
وقل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا.suufi wr keeda wa dhamaaday sh cali caanod jiroo jog insha allah
haaa wllshy sharf
allhaa inoo xafido sheekha caanood
Suufiyo waxay wadaa waa baadil. Alle ha soo hadeeyo
sax allah keliya cabud oo wax weydiiso du'ada allah keliya aqbala ,sheydan ninki shirki u yeerta wa hoogay ....allah keliya nagu filan cidna awooda allah ha ku laman siin cidna , shirkiga aan ka fogaano .... alhamdulillah wbt.
شكرا الله يبارك لك شيخنا
Laba dhinac iyo annagaba xaqqa allah na fahansiiyo towxiildaka allaha nagu dilo
Culmaahu diinka ahlusuna waljameeca alle ha.iidii barkeeyo
waasax ale habarakeeyo
Wahaabiyo waa sheydaan argagixiso
Ah qawaarij musrikiin ah waahaabiyo waa sheydaan
Waa takfiir ku waan salafka magiciisa ku qaraabanayah ,iska jira
Doodaan waa mid qolo wahaabiyaha wataan.
Dhexdhexaadna ma aha.
Eebbe xaqa ha na waafajiyo aamiin.
Maashaa Allah suufiyadda warkeeda waa soo dhamaaday inshaa Allah
Kkkkkk weligeyd wey baaqi ahaa heysaa
WaA baaqi wali haka yabin
@@idormedia4101 DIHuguhj
Allow inoo xifdi sheekheena asheekh Cali caanood
Shiiq mustafe allaha haku xafido maan shaallaah🖤💕💕💓💓💙💙💚💚❤❤❤
Asc
Wuhaaabi af ur mustaf u raaye allah hakusohanuniyo haduu hanun kuqornena illahey shartaada umada somaliyeed hakakaafiyo
Wuuna saxan yahay
اللهم ارحم شيخنا ومربنا الشيخ سعيد صوفي
Sh saciid allah naxriista jana haka,waraabiyo😢😢
شيخ مصطفي kib going
Adgaa kamac xaqiiqatan sharafeey
Allah kaligisa hala baryo
Fritz x emm I'd
L
Wll wahaabiyo waxey caabudaan maxamed cabdi wahaab. Yaan nala kugu gamban suufiyaasha kuwooda wareersan. nin qof kugaaleynaayo banooni uu fiirsaday sidee ayaan kuraacnaa
Alla mxaa jaahil wahaabiyo sirtay uu soo caanbaxaa
Takfiirigaan shuruudaha qof lagaaleysiinaayo loomaro ma maro mana yaqaano, kilibka uu sh umal ku gaaleysiiyay adaa ogaanaayo hahligiisa iyo fudeedkiisa! Ani suufinimo iyo shirki waa radiyaa hadane gaaleysiin waa xukun ee culumada saxda leeyihiin ee ma'ahan jaahilkaan oo kale
52:02
55:24
55:51
Somali people are real funny even during religion debate may Allah unity our people
Howshu wey fududahey illahey toos u cabud hadi sheikh illahey u dhawa jiro ama.awliyo jirto naftooda u yihiin adiga la imow camal fiican illahey bari inu ka dhigo awliyadiisa
ومن يدع مع الله إلها ءاخر 0الى ءاخر آية
وان تطع اكثر من في الأرض يضلوك عن سبيل الله ان يتبعون الا الظن وأنهم الا يخرصون
MashaAlaah
Niminkan nahaawiyada ah manta waxey labeheen salafiyo Subxana Allah ilaahay ayaan kamagan galay fikirkooda inaan qaato
Amiin Allah dhulka muslimiinta Allah ka Haajiriyo Oo Coronovirus halaag igu dhigo meel walbee galaan Waa ku gubeynaa Insha Allah xooga dalka Somaliyeed military power gacan bir ah ha leeskaga saaro sheydaamiinta aaqiro neh naartii jaxiimo sugeyso Insha Allah
Sax weeye sheekh waa maariqiin dilkooda banaanyahay waa in nidaamka meesha loo kaashadaa hadii ay wax ka qabawayan waa loo istaaga oo aan la sugin dawlad
Mohamed Noor Haruun Salafi was sun
Kkkkkk salafiyo qor dood 2001 ba ku so bqxaysa wligod ba slafiyo la dhahayeyy ee ada hurda
ABDALE ALI who u talking to?
masha Allah melsar sufiyada ala hakuxifdiyo
Subxanalah odayga suaal kasto o la waydiiyo kama jawaabayo waxaan madax adkaa 😱😱
Sheekhu marku ku soo hal qabsanayo qisada usama ibnu zayd, way ka duwan tahay tan..
Dadka uu usama laayay dad shirki ku cad tahay may ahayn..
Waana deg deg ka dhacay usama..
Sheekh mustafa caalim maadi iyo diin intaba
Towxiidka ALLAH hana Fahamsiiyo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Waa shuqulkii yaahuda waxaY wadan suufiyada waana mshrikiin
Aqoon la aan intaas la eg ayaa ku haysa suufiyo waa culumada islaamka
Is fahanka ayaa qaaliya anoon mid u eexaneynin mid walba wuxuu rabaa in uu dhaho hebel ayaan ka guleystay lkn dhaqanka meesha in la ilaaliyana wey fican tahay
alaahu akbar marka aad dhahďo kuwii kale maa gaalo ah miyaa marka ????? ani waxaan ka fahmay in aad wada muslimiin tihiin
lkn dadka caamada ah yaana khal khal lagu ridin dhamaan teen mid ayaanu wada nahay ilahayna waanu aamin sanahay rasulka csw waanu rumey sanahay scw❤🙏
Asc sheekh mustafow kuwaani shirki deyn maayaan dadka caamada ah oo aan cilmiga lahayn ayey qurun u mak makeynayaan suufi shirki iyo quraafo waa hoygiisa
Allow inoo xifdi sheekha
Waa garac mustafuhu buuq ayuu samaysanayaa allaahu akbar kulahaa
Wllo ilhy la paqo😉😉
Qofkii Allah waxan ahayn uyeerta waa gaal mushrik ah
Mashalh jazakalahu kheir shikhana Mustafa canood wacadeyey xaqa
Mushrikinta.allaha.sohanuniyo
Suufiyada waligaa xaqiiq kama hilseysid waa dad dhunsan
Haa wlh suaal ayaa la waydiiyay iska bari yeela in aweys jeylaani iyo dadka dhintay waxba idin tari karin suaashi odayga 10daqiiqo carabi ayuu kaga baxay asago ka jawaabin.
Waana dhintay odayga waayeelka ah asbuuc kahor weliba asagoo allah qeyrkii caabudaya
CAQLIGA SALIIMKA AHI XITAA MA OGGOLA IN QOF DHINTAY LA BARYO AMA LA TUUGO AMA LAGU MEEREYSTO WAAYO WAXBA KUUMA QABAN KARO SI KASTUU SHEEKH U AHAA CAMALKIISAA KA HORREEYA XITAA MABA OGID INU JANNO AMA NAAR KU JIRO,,,
Bidcigu waa jahil aanan fahmeyn diinta waayo mafcuul iyo faacil magaranayo ayuu leeyahay wuuna doodayaa
Wahaabiyo ayagaa isburiyey mid wuxuu Yiri nabiga csw saxaabada midkamida owliyo Kuma sheegin midna wuxuu yiri cali bin abii daalib iyo cumar RC waxeey Ahaayeen owliyo bal u fiirsada
Hhhhhhhhhh waa cajiib
Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi adeeraw waxkale baad akhri naysaa
suufiyeey dub iskugu noqda jawaaba lagama hayo wallahi waan odhan jiray awliyo alaay adeeeg raxmaan kaan dambidhaaf waydiistay waar meesha waad kudulawdeene toobadkeena
sufiyay dalil keena
Ma sha allah Sheikh mostafa. Alah haku dhowra bidcadana allah ha suuliya
dooda wanaagsan waa mida warka lakala sugto mar hadeena sidaa ahayn lama fahmi karaayo cida saxan iyo cida qaldan
Mashallah walal hadal qiima le ayaad Ku hadashay
قال الله تعالي ولو أنهم إذ ظلمو جاأوك فأستغفر الله وأستغفر لهم الرسول لوجدو الله توابا رحيما. وهذه ألآيه تدلك علي أن التوسل جائز.
Wadaadkan suufiga ah wuu soo lug-goy, Su'aashii la weydiiyey wuu ka meermeeray
Masha alah horay usoco sh mustafa ali caanood
sh allhaa inoo xafido dhamantod way isa sooqateen lkn asga waa kiligii allhaa xafido sheekha
Suufiyasha indho adeeg badanaa diin maheystan waa kufaar ilahay beeniyeen
Asc sh Jazaakallah kheyr
WAR DADKAN ILADHAGAYSTA WALALYAL AYADAHA QURANKA KUWA MUSHRIKIINTA KUSODAGAY LOMA ISTICAMALI KARO MUSLIMINTA LOMA ISTICMALI KARO KULAHA XASBUNALLAH WAR QURANKA SIFADA QAFKU KUSIFAYSMO AYADA WEY KUSOCOTAA EE DINTA BARTA ALLAH UTOBAD KEYNA SHIRKIGA ISKA DAYA
KKKKKKKK wlhi waa dad madax adan subxana llah
@@nuurkaislamka Wa Dad ILAHAY kaligisa cabuda Diidan Diin ISLAM SHUQUL kuma lahan
@@mahamedcusman3402 sami kuwan juhalo qalbi adag xaqa aye diidan yihiin
Wahabiyada waa Argigixiso waa in la iska qabtaa kani dadka mesha is kugu keenay waa Argigixiso weyn umada waa lagaa qaban doonaa
🤪🤪🤪🤪🤪☠☠☠☠☠☠
Ooooo hada nimakaaan waa wayn mawxay usooo fadhiisteen ineey ku doodaaan in ilaahy wax lala paryi karo 🤣🤣😋
Haa waaba lagu kari waaye.
Odayga weyn waa dhintay laxowla waa la quwata ilaa bilaahi.
Anigu horta kalama taageerayo ee hal baanse la’yaabaa siyaaro xadro raatib tasbiix moowlid iyo waxaanoo dhafar ah’ runtii waana sameeyn jiray laakiin xoogaa markaan diinta in’yar ka bartay ayaan fahmay waxaanu ineeysan sunnana aheeyn kitaabka qur’aanka ahna eeysan ku qorneeyn waxaa sii dheer xilliyada shiikh hebel la’siyaranayo oo kale dhoowr maalin ka hor in qabrigiisa la’kor-fadhiyo waxna lagu dul-cuno. Waxaa jira qaar nool oo la’barakeeysto. Kolka waxaan is’ iri waxaanu waaba diin kale oo laga ag-sameeyey diinteena macaan ee islaamka maxaa yeelay salaadii soonkii sakadii saladihii sunnada ahaa soonkii sunnada ahaa barashadii qur’aanka iyo axaadiithta sharciga ahaa ayaan awoodi weeynay kolka kuwaan nin ku mashquulsan illaah baan idinku dhaariyee anoo cidna ku xumeeyneeyn cibaadada xakhkha ah oo waa Jibka ah mala imaan karaa
Haduu Somaliya Diin u wado ama Suufi kasoo hor jeedo maxaa intii Somaliya eey qasneed loo waayay Suufi haduu weerar Ku yahaysa Suufi shalay iyo maanta ma imaanin, Malaha Afkhaanistaan ayuu tababar u jiray Ninkaan Qofkasta oo Ciidan wax ka yaqaana Ninkaan qaabkiisa waa qaab Militry Si fiican u fiiriya Ninkaan Hal mar Bud Soo yiri ujeedo kale ayuu leeyahay, Waa Amiir Alshabaab oo is qarinaayo Sahan ayeey usoo dirsadeen iyo inuu is tijaabiyo inuu shacab heli karo iyo in kale Halaga digtoonaado Ninkaan Waa Wahaabi+Shabaab raba inuu Firqo diimeed Cusub abaabulo, Qaraxyada iyo dhibka umada ka nasatay ayaa dhib Ku ah wuxuu rabaa inuu Caruurta iyo wax magaradada waji cusub uu shabaab uugu gacan galiyo asagoo Ku mar marsiyoonaa ama Ku tashkiilinaayo Qabuuriyiin aan LA jihaadeeynaa, Filinkii shabaab Gaalo aan LA jihaadeeynaa Ciyaalka Madarasadaha uugu aruursan jireen ayaa dhamaaday wuxuu rabaa kaarto cusub oo ah inlala Jihaadaayo Firqo Diimeed uu hadda abaabulaayo uu u bixiyay Qabuuriyiin, Taasuu rabaa inuu markale Caruurta iyo wax magarada Ku Halaago uu shabaab gacanta u galiyo, waabiyo, Shabaab kuligood Muqaabaraadka Israaiil ayeey hoostagaan bal car I tusa wahaabi ama Ninkaan oo ka hadlaayo Dhibka Israaiil falastiin Ku heeyso Bal itus asagoo ka hadlaayo Muslimiinta Rohinga oo Myanmar Gaalada ku xasuuqay Bal itusa Muslimiinta India oo Kashmir maalmahaan gaalada Ku leeyneeyso asagoo ka hadlaayo, Bal i tus asagoo ka hadlaayo Shacabka Somaliyed oo Shabaabka maalin kasta qarax iyo Qaloowga ku laanyaan.
Shabaab iyo Wahaabiyo Siyaasadooda Kama Mid ahan Ineey Gaal Muslim laayay ka hadlaan ama Muslimiin Alshabaab iyo Daacish leeysay Xitaa Allaha u naxariisto ma dhahaayaan Siyaasada Israaiil u dajisay ayaa ah ineey Dagaal diimeed ka abuuraan wadamada islaamka ama Dood ama shaki ka galiyaan diinta islaamka iyo ineey Gaaleeysiiyaan Qofkasta oo eey ku tabayaan inuu ka Cilmi badanyahay, ama aan iyaga ka mid eheyn, Bal si Fiican udhageeyso Aayadihii Mushrikiinta iyo Gaalda ku soo Degay ayuu u Daliishanaaya Dad Muslimiin ah, Wahaabiyo iyo Alshaab Diinta Dariishadda ayeey ka soo Galeen Dadkii Ab ka Ab Diinta Somaliaya Soo Gaarsiiyay ineey Gaaleeysiiyaan, ayeey Rabaan iyagoo soo Xifdiyay Aayado yar yar oo Siminaar lagu soo siiyay Wahaabi ama Alshabaab laba shiiq ku abtirsada arki meeysid oo la dhahaayo sh, hebal Sh, hebal, taas ayaana Cadeeyneeyso Shabaab iyo Wahaabiyo Takfiir iyo Qawaarij ineeysan eheeynin Dad Diinta u ahal ah kuligoood Suulinta Diinta iyo Dabar Gooynta Muslimiinta ayeey Yahuuda kala shaqeeyaan . Cidii aan iyaga taageersaneena waxeey u yaqaaniin Murtadiin
Nin Alle iyo diintiisa jecel waxaan u aqoonsaneeynaa Markuu Dhibka Shabaab iyo Daacish Dhulka Muslimiinta ku hayaan iyo Xasuuqa eey ka wadaan somaliay iyo Xasuuqa Israaiil ku heeyso Falastiin ama Qudbadahiisa kusoo daaro Qofka Muslimka ah dhiigiisa waaka xaaraan inuu Qof Muslim kale daadiyo, Maalin Dhaweed Gaari 25qof Saarantahay ayeey Miino u dhigeen shabaabka Afgooye iyo Muqdisho inta u dhexeeysa Car ha dhoho Xitaa Dadkaas Dhiigooda Xaq Daro ayaa lagu daadiyay gacan ka xaq daran ayaa dhibaateeysay Allaha u naxariisto. Markaas Shiiq Nadiif ah oo Alle iyo Diintiisa iyo Dadkiisa jecel ayaan u aqoonsaneeynaa waana garab istaageeynaa lkn Gacan Muslimiinta aan Ku jafaa gacana Alle Halaga Cabsadooy aan dhahaa Cid kaayeeleeyso maleh. Din Mashruuc laga dhigto Waa tan Dalka bur burisay waana waxaad Caruur Somaliyeed Miino uugu xir xirteen Qof Sujuudsan oo Salaad ku jirana aad ku dhax disheen masaajidka, Ninkaan Madarasadaha uu Furaayo ka ilaashadaa Caruurtiina oo ha iska geeynina hadii kale waxaa kuusoo yeeri doonta Canugaaga Masaajidka ayuu isku qarxiyay wuxuu ahaa Mujaahid uu amiir u ahaa Mustaf canood oo ka tirsanaa Xarakada mujaahidiinta Al shabaab
sxb inta aad shegtay wakugu racsanahay ninkan canood la leyahay xamar ayu jogaa wali fikirkii shabab ey gaaleysinta dadka muslimiinta ayu wada . dowlada wa iney il gar ah ku heysa ninkan
Waxaas isugu sheekaysaan Dee waar caqiidadaiska Soo saxa caruurta ayaa xataa garanaysaa imaan ilaahay cid kale lala baryine🤭🤭