Kkkkk Hada ma khuraafaadkaas baad rumeysaneysaa Sh Cabdulqaadir Shiikh Wanaagsan buu ahaa lkn Kadaabiintaas Way ka been sheegayaan Ee abaayo Diintaada si fcn u baro khayr Allaha ku siiyee!.
Subxanalah war sufiyo wa mushrikin ogada somalyey wa la idinka kari waye hade caano ka caba wakuwas idin leh owliyada hadii la baryo muradkaga weykusinayan lailaaha ilalah
May walal wry dhici karta in been la sheego run na wax walal wa noqon karaan waayo awliyada ilaahey ba quranka inoo ku sheegay bal fiiri side taleefanka qof hadalkisa ku gaarsiya eadan kale ama qaarad kale marka aeliyada ALLE ha na ku daro
صوفية هم كفار أصليون Suufiyo waa gaalo Haday dhintaan qubuurta dadka muslimiinta ah lagu ma aasi karo Dumarkoda waxaas la aaminsan lama guursan karo حتي يؤمن بالله Balo idin ku dhacday war waxan maxay ahaayen Bal waxay aqriyaan eega subxaanallah
Hadaay saas tahay dab damis kashaqeeya suqii gubto damiya ee dhex gala
nabiga s.w.c woxo yiri 72 firqo ayee umadeeda ukala baxaayan 1 mooye inta kale naarta ee wada galaayaan wlhi mrk 1400sano ka hor o nabiga inoo sheege
Been weeynaa ninkaan ilaah ka cabso waxas wax qof caqli leh aaminikaro ma aha
Suufiyada ayaa aaminsan
Beenlow adaa ah
Kkkkk Hada ma khuraafaadkaas baad rumeysaneysaa Sh Cabdulqaadir Shiikh Wanaagsan buu ahaa lkn Kadaabiintaas Way ka been sheegayaan Ee abaayo Diintaada si fcn u baro khayr Allaha ku siiyee!.
Sheekhoow anigaa maraq kulul kuu keenayee isagoo dabka saaran gacanta ma gelin kartaa
waa benti oo qofa😂😂
Waabeentii oo qofah war ilaahey ka xishoo
Wuxu sheegayo xataa Hollywood kama dhacaan 😂😂😂😂
Ilaahey Ma.aboodo Miyaaa
😂😂😂
@@kabtancumaarimedia9765
ILLAHAY SWC awoodiisa lagama hadlayo.
Ee beenta suufiyada aya banaanka lakeenaya.
@kabtancumaarimazay😂😂media9765
@@kabtancumaarimedia9765maxay😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣aniga qosol baa iskagabaqtiye sheeko caruurey caadi eh waaye🤣🤣
Waxaa beenta iyo khuraafadka ah ayaa umada lagu baabiinayaa
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun . War wuxu muxuu ahaa
Kadaabiin qabuuriyiin ah oo khuraafaad iyo bidco isku maaweeliya
Subxanalah war sufiyo wa mushrikin ogada somalyey wa la idinka kari waye hade caano ka caba wakuwas idin leh owliyada hadii la baryo muradkaga weykusinayan lailaaha ilalah
Shaydaan miyaa sheeqaas .
Nimankaan suufiyo Hadda waxay marayaan inay shirkiyaadka baannaan ula soo baxaan
WAA BEEN CAD OO UMADDA LAGU LUMINAYO❤😂
Hhhh kan saliid karkarsan intii lookeeno aa ladhihi lahaa gacanta gali hadaad qaadiriyo tahay hacarare🤣
Hahah wra sxbw culumada daaa😂😂😂
@@el-muhumadiabdullahiabdull5580 🤣🤣🤣🤣 hee runteyda waaye
Waa xaqiiqo
lakin
Ma fahmi Karo
Qof aqoon leh mooyee
😂😂😂😂 qubuuriyo khuraafaad iyo been
Ayay ku talax tageen
May walal wry dhici karta in been la sheego run na wax walal wa noqon karaan waayo awliyada ilaahey ba quranka inoo ku sheegay bal fiiri side taleefanka qof hadalkisa ku gaarsiya eadan kale ama qaarad kale marka aeliyada ALLE ha na ku daro
Filimaanta bad sateen
Quraafaad
Xitaa waxan caruurta loogu ma sheekeeyo
He hada qadriyo ey dabka karin ma lawada gashan wagas ardaydisa ayuu gari u kicinayay hada away
filim hindi ah miyuu kasheekeeyn waxaan been soomaali waaba dhaaftaye
🤣🤣🤣 filin hindi ah xitaa weydhaafte lefleefow aa lugubadali lahaa kan filimada😅
Sheeqa koofiyadda wata waa kaadiidooyaa kkk. Maraq kulul kulahanoo
HadalCeel buur nin joga ku hadlay ayaa waxaa maqlay nin kale xamar joga ...😂😂😂
Beentii igu horesay aan maqlay abit😂
Bal teleefanka kawaran
Suufi iyo baadi maxaa kala heesto
marka aad kudaydo quf indhaleh maxaa kaabad baaday
Kan Saliid inta la karkariyo halagu yidhaahdo haddaad Qaadiri dhaba tahay gacanta la gal kkkkk
War amusan ninka gariga ka gadomine u asile kadhacay 😄😁
Arsuufiyaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Been badanaa beerka lagugu dhufay!
Waxani ma caruur bay usheekay nayaan
Qabiilkee waaye shiiqaas
Ila balan canaa biyo karkaraaya
Gacanta geli ku dhahaayee
😂😂😂😂
Beeeeeeeenalayaal sixiroolayaal ah subxaanallah waar Allah usoo laabta
Maraq karkaraaye uu gacanta galiye kulaha 🤣
صوفية هم كفار أصليون
Suufiyo waa gaalo
Haday dhintaan qubuurta dadka muslimiinta ah lagu ma aasi karo
Dumarkoda waxaas la aaminsan lama guursan karo
حتي يؤمن بالله
Balo idin ku dhacday war waxan maxay ahaayen
Bal waxay aqriyaan eega subxaanallah
Subxanallah dadkan kuwa aamina ma caqligaa ebar ah 🤔🤔
tuug leeba loo ekyahay
😂😂😂😂😂😂😂 istaqfurullah ilhow soo hanuuni
آمين 🤣
Ninkaan waa beentiis waxa quraafadka usheegaayo.
اجتنبو قول ازور
sheeko fanproj miya😅😅
Waqti been liiskusheego wudamaday
Hoskasii🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi yaab wye hilibka kuleelka gcnta galiyy oo so bix bixiyay kulaha 😂
Cajaaib sheeqoow
Kkkk bal waxaas yaa rumeysanaayo
Adiga qaadariya waa tahee bal maraq kulul gcnta gali hdad ku guban weyso qaadariya baan kula noqonaa i.a
Been badanaaa shaydaanka ku qaatay kuma soo celiyo
Waxan dadka dhageysanayo doqomo miyaa 😂😂xer iyo sheikh Ku dhintay
Afkoda kama weynesid muriid sheikhena hebal 😂😂
Kuwaan marqaan ay ka soo kaceen dabadeedna sheeko sheeko xariir . Kkkkkk
intuu jaaday buu been sheegaya
Sheeko caruureed weeyaan been badana
Suufida caqli malahan walahi
Jini ayaa toosiyay
Kkkkkkkkkkkkkk
Talakale.amaa.heysaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Subxana allah kafir alle kafirte subxana allah alle Narta hakugu figoyo kufari
Kkkkk ale kusooqabay beenbadaa midkanu
Sidaan maakaraamo
Been badanaaaaaaaaaaaaa
مشرك مفسد
Mash Allah tabarakallah
Beentu waa xaraam