MAXAMED DAYAX - HAY DARDAAR WERIN OFFICIAL VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Maxamed Dayax
    Hay Dardaar Werin
    Ereyada: Cabdiraxman Qalbjan
    Laxanka: M Dayax
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Axmed GT & Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production

КОМЕНТАРІ • 74

  • @AlisheikhAadanHassan
    @AlisheikhAadanHassan Місяць тому +11

    Markaan adiga kula Soo dirisuu
    Dhumay damiirkiyee
    NAFTA inaan dal dalo
    Oo ifkiyo dunida kuu dhafoo
    Oo daraadaa u dilo arwaxdeedaa
    Io inan daweebkeega noqon
    Manta kla dooro
    Allah yaadik hestaan waxaan u dortey inaa tahy hestii sanadka 2024😢😢😢

  • @Buuro423
    @Buuro423 2 місяці тому +4

    Tageero no one Mahamed dayax Waan suga hesihiisa 😢❤

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 місяці тому +2

    Apapaaaa !!!
    Halla Ya @Maxamed Dayax😊🔥
    Waqal waad Na waalaysaan🎥🔥👀💯

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 2 місяці тому +11

    Laxankani hore ayuu u jiray😊

  • @fayraskarawi1815
    @fayraskarawi1815 2 місяці тому +3

    Qalabjaan another world!👌🔥❤️

  • @abdimohamed8442
    @abdimohamed8442 2 місяці тому +3

    mohmed dayax hore u soco zxp😍🥰🥰🤙

  • @HibaaqdarajoAhmed2034
    @HibaaqdarajoAhmed2034 2 місяці тому +3

    Abwaan qalab jaan wll layaab midhaha heesta dayx adna waad ku nuux nuuxsatay

  • @Cabashofficiall
    @Cabashofficiall 2 місяці тому +7

    Waqalka dUula❤

  • @FaysalAbdi-xz1lg
    @FaysalAbdi-xz1lg 2 місяці тому +3

    Maxamed dayax isthe bast famous

  • @IdilAli-bj6pk
    @IdilAli-bj6pk 2 місяці тому +2

    Mohamet dayax keep going bro

  • @shaxdapess1735
    @shaxdapess1735 2 місяці тому +1

    Heestan IYo tii HoRE Laxanku IskU Egyhy sax

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h 2 місяці тому +2

    Hees way dhaftay😢

  • @qanciyepro
    @qanciyepro 2 місяці тому

    Maxamed dayax, lagend fanka haybad uleh

  • @AmalCabdiraxmaan-d6g
    @AmalCabdiraxmaan-d6g Місяць тому

    I amiiina. Heesatan wa dawo dhawacyo padan qatan😢😢

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane 2 місяці тому

    Fire 🔥 weye walhi Ereyad iyo laxanku 🎉

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 2 місяці тому +4

    Goat

  • @MaxamedDowlad-ut6yy
    @MaxamedDowlad-ut6yy 2 місяці тому +4

    8th person
    Ciidanka danbe like hayla dhaafina😂🙌

  • @rasaamyarekhadar
    @rasaamyarekhadar 2 місяці тому +1

    Tan hees waa dhaaftay ka yari heeso macaana oo cod macana

  • @Cabdiqani2Ibraahim-vq5le
    @Cabdiqani2Ibraahim-vq5le 2 місяці тому +1

    Wow❤❤

  • @badoolyo
    @badoolyo Місяць тому

    FULL LYRICS 😢😮😅😊❤
    Waxan ahay dulmane caashaqu doorshay waayuhu e,
    Qalbi adiga kuu diran, adaa dayriyoo nacay e,
    Adaa boogihisii damqiyo boogta nabarkii e,
    Usoo Dabac naf dalabaabiyoo doorsataan ahay e,
    Dawadiisa adiga la tagay, ruux ku door biday e,
    Dubka boqorka anigoo ku sudhay, hay dardaar warin e,
    Wax badan baynu daris iyo ahayn, qaar is daawada e,
    Haygu daadin caashaqa, adaan dacad
    Ku ahay e,
    Markan adiga kula so darsuu lumay damiirkiiye,
    Nafta inan daldalo oo ifkiyo dunida kuu dhaafo, oo aan daraadaa u go’o dilo arwaaxdeyda iyo inaad dabiibkayga noqon maanta kala dooro.

  • @caliAli-s5f
    @caliAli-s5f Місяць тому

    Ka daaa cabdow naagaha looma calaacalo wlhi😮😢

  • @CabdiRaxmaanGurey2025
    @CabdiRaxmaanGurey2025 2 місяці тому

    Amazing first like me

  • @maanobiibi4369
    @maanobiibi4369 Місяць тому

    Wow siduu heesta kusoo galay inaba caadi maahan

  • @abdisalansead2842
    @abdisalansead2842 2 місяці тому

    Best song 🎵 🎉

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx 2 місяці тому

    WAA LAYABAY DAYAX 🎉❤

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 2 місяці тому

    Ninkasi legend weye

  • @maanobaaruud9007
    @maanobaaruud9007 2 місяці тому +2

    Asc waqal.
    Waxaan kaa codsanayaa heestii uu qaadi jirey faarax guuleed samatar
    .
    Waadigan is dooxee
    Mindi daabka haystee
    Badu Kula dagaysee.
    Awrkii dabar lahaa dhaca
    Hooy hooy waar hooy
    Waxa Cuna dugaagee

  • @abdirizakcambe
    @abdirizakcambe 2 місяці тому +2

    Mohamed siciid mohamed Goat

  • @YoonispharhaanMuose
    @YoonispharhaanMuose 2 місяці тому +1

    Sad😢

  • @cizeeyaabdi1032
    @cizeeyaabdi1032 Місяць тому

    NAFTA INAAN dal dalo oo aan ifka iyo dunida kuu dhaafo😢

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @ZusuSaid-jx8el
    @ZusuSaid-jx8el 2 місяці тому

    Ereyo wawayn aan qofkasta aan fahmayn buu soo curiyy abuwanku 😢💔

  • @user-gs7ck5gx2t
    @user-gs7ck5gx2t 2 місяці тому

    Wxn Ahayyy DulmaNe😢❤ 0:30

  • @siciidkooreye2932
    @siciidkooreye2932 2 місяці тому

    Dabi aan galib qirta adi daraadaye ❤😢

  • @Yazinyuusuf-zn5wm
    @Yazinyuusuf-zn5wm 2 місяці тому

    𝕄𝕒𝕩𝕒𝕞𝕖𝕕 𝕕𝕒𝕪𝕒𝕩 𝕚𝕟𝕕𝕖𝕖𝕣𝕜𝕒𝕪

  • @mubaarikibraahim5987
    @mubaarikibraahim5987 2 місяці тому +2

    Waqal Ka❤️❤️❤️✌️

  • @SiciiDMohamet
    @SiciiDMohamet 2 місяці тому +1

    Waar jacayl bilaa lacag ah ayaa ku haya wax runta kuu sheegad la adahay

    • @Ridwaan426
      @Ridwaan426 2 місяці тому

      Masheege😂

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 місяці тому

      Yaa waxaan xelad rag aqoon baa tahay

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 2 місяці тому

    Adaa Boogahiisii Damqiyay💔😢
    Bogta Nabarkiiyee💣👎
    My Brother Keep Up 👏❤️💯

  • @haniilkacaz7164
    @haniilkacaz7164 2 місяці тому

    Erayada Marku sameyey wllky tlow ma jcyL aan ogeyn ayaa Ku dhacay 💔😭😅

  • @AbdixakiinMaxamuudabdilahi
    @AbdixakiinMaxamuudabdilahi 2 місяці тому

    9MaaLin ka hor💔😭😩

  • @FadumoYusuf-bt7pg
    @FadumoYusuf-bt7pg Місяць тому

    Waxan ahay dul mane cashaqu dorshay wayuhuye😢 qalbi adiga kudiran ada dariyo nacaye ada bogihiisi dan qiyo dojay nabar kiiye😢 uso dabac naf tan badiyo dor satan nahaye dawadiisa adiga latagay rux kudor bidaye kunka baqorka anigo kusugaye adar darin waligaaye wax badana daris ahayene😢

  • @munasagal288
    @munasagal288 2 місяці тому

    Danbi aan galin qirta adi dara😭😭😭😭😭

  • @m.hannad_6709
    @m.hannad_6709 2 місяці тому

    Markaan adigga kula soo darsuu lumay damiirkii. Intaas qofka fahmaa waxaan hubaa inuu jacayl dhinac kali ahi hayo. Mana tagi kartid joogistaaduna wax micno oo wayn ma samaynayso.😢😢

  • @Kingmoha883
    @Kingmoha883 2 місяці тому

    Dawadiisa adigaa latagay ruux kudoorbiday ee
    Duubka boqorka anigoo kusudhay haydardaar warin ee

  • @hamseomer4059
    @hamseomer4059 2 місяці тому

    Uzo Dabac Ruxdan😢💔😁

  • @Mohameddabiib
    @Mohameddabiib 2 місяці тому

    Yaa waduud dayaxa fanka❤

  • @muhammadhaaji2621
    @muhammadhaaji2621 2 місяці тому

    Geerashkan meel kafiican maweyday

  • @user-nb9pi5hm6l
    @user-nb9pi5hm6l 2 місяці тому +1

    Ninkan 2waa hiboole balse aan wali Qarxin

  • @MaryanCali-xz4kg
    @MaryanCali-xz4kg Місяць тому +1

    Markaan is dhaho waad bogsaty mxy usoo baxaan hesahaan oo qalbiga taabanayh💔😭😭🥹🙌

  • @Captain_drizzle1
    @Captain_drizzle1 2 місяці тому +1

    Horta aniga qiso malixi miya😢😂😂😂

    • @MaryanAbdi-j7r
      @MaryanAbdi-j7r 2 місяці тому

      Ka jooog dadna qisoyinka xun noloshoda ku dhacday taganyihin yaa tirtira mid farxaded allha ku siyo aad noloshada ilawin

  • @ikraamibraahim4499
    @ikraamibraahim4499 2 місяці тому

    😫😫😫😫😫😫

  • @MoHameDUpdiraHim
    @MoHameDUpdiraHim 2 місяці тому

    First coment❤

  • @abdallehassan8376
    @abdallehassan8376 2 місяці тому

    ᒪᗩ᙭ᗩᑎKI ᕼOᖇᗴ IYO Kᗩᑎ IՏKᑌᗰᗩ ᗴKOO 😮

  • @user-vr9jr2rm8x
    @user-vr9jr2rm8x 2 місяці тому

    Absolutely Tani hees way dhaftay waxayna xambar San tahay qisa dhab ah

  • @FaraxFuaad-s4i
    @FaraxFuaad-s4i 2 місяці тому +1

    Kkkkkk. Wwww

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 2 місяці тому

    NAFTA looma jari karo ruux bini aadam ah lagamana kaftamo heestu intaas ban ku diiday

  • @maxamudelabehufane
    @maxamudelabehufane 2 місяці тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @maxamedaaxmed1273
    @maxamedaaxmed1273 2 місяці тому

    waqal editkisa waxba lagama qaban karo

  • @BotanAbdilaahi
    @BotanAbdilaahi 2 місяці тому

    🫡

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 Місяць тому

    Trump siduu yahay hada