MAXAMED MAAME - JAWI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Maxamed Maame
    Heesta: Jawi
    Ereyada & Laxanka: Sakariye Kobciye
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Ahmed GT
    Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Pro
    Connect with us!
    =============================
    / waqalstudio
    / waqalstudio
    / waqalwstudio
    x.com/WaqalSugaan
    / waqalwstudio
    / waqalstudio

КОМЕНТАРІ • 262

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 9 днів тому +76

    Team Waqal Always Onthe Top🔥

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  9 днів тому +9

      🔥🔥🔥

    • @MunaAhmed-y6e
      @MunaAhmed-y6e 8 днів тому +3

      Team fara joonoyin weyemasha allh gacma.alle ha.idin.barakeeyo

    • @ramlaomar3425
      @ramlaomar3425 6 днів тому

      Manshlah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @clshakuurxiimaaye5213
    @clshakuurxiimaaye5213 9 днів тому +40

    Hobelka geeska africa
    Da'yarta fanka
    Sweat voice
    One like team mohamed maame🎉🌍🐐

    • @Supr93
      @Supr93 5 днів тому

      I the I’m😂😢 going down the less fun two thing else much of it

  • @maxamedbaradho4535
    @maxamedbaradho4535 9 днів тому +42

    Wixii jawi iga halabay
    Dareen iga jaah wareeray
    Farxaddo iga soo jajabay
    Nasiibkiyo jaaniskaygu
    Jumlu isiin maruun
    Jidadka xidhanba is furi
    Waqtiga jilic maanta adag
    Culayska jira dhamaane
    Ha jojin inun rajadda
    Adigon kusoo jidan
    qasab iyo jujub
    aan awooda ku soo jidan
    Dadkii shalay ka jiro
    Beriba kula jirad arkiye
    Wixii jab isoo haleelay
    Dhibtiyo hawshan la jaray
    Waan jidhay intii badnaydee
    Waxaa jira maalmo dhaama
    Socodkan jojinmayo
    Jilaalkan waa la dhaafi
    Farxad kolunba la jaali
    Waxaan ku jalbeeban raaxo
    Barwaqana waan dhex jogsan

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 День тому +2

    Nin weyn ku fara yareestay heesta io laxanka abwaan sakariye kobciye heesihiisa waa wada 🔥

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 9 днів тому +22

    Sakariye kobciye Laxamystaha wkhtigann❤️🐅

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 9 днів тому +35

    Maxamed maame nin qalbi fiican oo ixtiraam badan oo dadnimo badan shaqsiyad nasab ah leh sharaf iyo kaarmo ku nolow wll tariiqdu way ku xusi doontaa sanadao badan oo soo socda guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🫡👋🙏

  • @LiibanfaizalBareh
    @LiibanfaizalBareh День тому +1

    Waqal on the beat 🎉

  • @YashKey
    @YashKey 7 днів тому +3

    Shodhaheygi Mohamed Omar saalax the legend waqal studio to the world 🌍

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 9 днів тому +28

    Mohamed 🎶🎶🎶

  • @abdirizakhassan3018
    @abdirizakhassan3018 8 днів тому +7

    08.09 Sebt .2024 Cule Yska jiraa dhamaan ha joojin un rajada 😢 qof walpo culeys hayo Allah ka dulqaado Samirkena rabiyow farxad inogu badal🥰 Rajadu waa waxa kamiya Ee nafta laku sasabo XQQ😢

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 8 днів тому +6

    The most underrated singer “Sakariye Kobciye 💯🔥”. Lyrics and Melody.

  • @MohameThBrowN
    @MohameThBrowN 9 днів тому +6

    Nabigeena MOHAMED halmar aanku wada salino SCW❤😭

  • @mohamedalifarahmohamedalif832
    @mohamedalifarahmohamedalif832 8 днів тому +6

    Mohamed maame wa iin la siyaa oscar best singer wayoo 2023 iyo 2024 wa fananka ugu sosaristaa badan lakin cadalad majirtooo

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 9 днів тому +7

    Erayada iyo laxanka: Zakariye kobciye nin weyn Aya Ku Fara yareestay woow woow xagee noo wadaa ugaaskeyga

    • @Sabirpritish9
      @Sabirpritish9 8 днів тому

      Howl tuugnimo kuu wada
      Laxan wala Soo xaday
      Qamar heesi kiin jamac qadi Jirtay
      Xalkii Nolasha Baa Laga Soo Copy
      Sakariye muxuu lagend ku yay ma Dhicitaan Sacad La zameyay
      Almino qamar Maxee ugu qoren
      Sakariys copy inee tahay ileen waan arkaye
      Qamar suugaani
      Laxan oo sameyay weligeed ma dhicin Inee Laxan Kale Uu Sameyay Mid kale umaye ekaan
      Kaas Legend Aha Goat Qamar Suugaani,!
      Heez Qamar U Sameyay Laxankeeda oo kala kicin Wala Waaye Oo qarxin

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 9 днів тому +9

    〽️axamed 〽️aame🎙️&zakariye kobciye&ayuub beat🎹&Team waqal fire🔥

  • @Sanchinoh-j9k
    @Sanchinoh-j9k 9 днів тому +6

    Sakariye kobciye abwaan,mulaxan,fanaan aan mudnaantii uu lahaa helin🔥

  • @CabdiNasir-ss9vf
    @CabdiNasir-ss9vf 9 днів тому +10

    Maxamed maame fananka sanadka😊

  • @Ena_ApDiRaHmannn
    @Ena_ApDiRaHmannn 7 днів тому +4

    Waxn hees Weey Dhaftayyy 😢❤

  • @haniilkacaz7164
    @haniilkacaz7164 9 днів тому +7

    Jidadka xidhan baa is furii waqtiga jilci manta Adag culayska jiraa dhamaane ha joojinin uuN Rajadaa 🙇🏼🔥🙌🏽

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 День тому

    Top Top ina Cumar saalax keep going 👏 👍

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 8 днів тому +3

    Sakariye kobciye,the most underrated Abwaan aan arko waaye wllhi heesa ugu shidan asaga sameeya haddana dadka maba oga

  • @saadakabdi8684
    @saadakabdi8684 8 днів тому +3

    Zakariye kobciye waa another level.

  • @SabahAhmed-uu4nt
    @SabahAhmed-uu4nt 8 днів тому +2

    Eryada💯
    Codku 🔥
    Laxanka💯
    Musica💯
    Go east and west waqal studio is the best🔥💯

  • @HafsaSead-l7u
    @HafsaSead-l7u 8 днів тому +2

    𝐆𝐨𝐞𝐭 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐞❤

  • @cmkhaliifa2345
    @cmkhaliifa2345 9 днів тому +3

    Ha joojinuun rajadaa😢❤

  • @Zakariyeaxmedcaabi
    @Zakariyeaxmedcaabi 9 днів тому +7

    Maame fanaanka somalida ugu haysta ❤❤❤🎉🎉

  • @user-yn4es2ei9k
    @user-yn4es2ei9k 8 днів тому +2

    Zakariye Maxad samaysay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤way igu socota

  • @MowlidXasanMire
    @MowlidXasanMire 8 днів тому +2

    Zakariye kobciye the only legend

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq 7 днів тому +1

    Waa runtaa Med adunka intaasa kaliya qalbigagu waa iin ù nadiif marwalba noqdo arinkana Allah udaa❤❤

  • @WardaNuur-m8s
    @WardaNuur-m8s 5 днів тому +2

    Wooow so beautiful song ❤️maame lengend

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid9359 9 днів тому +4

    2024/9/1😭💔inchallah badal khayr qabaa😢

  • @rahmaabiib9184
    @rahmaabiib9184 9 днів тому +4

    Waqla Wstudío iyo Mohamed maame iyo Sakariye kobciy

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 День тому

    Abwaan + mulaxan + fanan Abwaan sakariye kobciye

  • @NuurAden-c4g
    @NuurAden-c4g 8 днів тому +1

    Maxamed maame fananka sanadka igu codka fcn💯

  • @khadramohamed4556
    @khadramohamed4556 4 дні тому

    Halka kaka wad mamee❤❤❤

  • @Abdikani0225
    @Abdikani0225 9 днів тому +1

    Super starka fanka al kabiir fanaan mulaxamiste macal abwaane sakariye kobciye . Ninkan fankiisa isaga Hit kasii dhigay . Kobciyaha fanka ❤❤

  • @fatimaosman6094
    @fatimaosman6094 3 дні тому

    Tani hees way dhaaftay top weye

  • @RaxmaAxmemed
    @RaxmaAxmemed 8 днів тому +1

    ❤❤❤

  • @KHADARHASANKhadarhasan
    @KHADARHASANKhadarhasan 3 дні тому +1

    The best song yaa igu racsan😊

  • @nasriinahmed2291
    @nasriinahmed2291 9 днів тому +2

    Weewe wayso dhacday wlhi🔥🔥🔥Inata iga dambaysa wan salamaya❤️🙌

  • @cigec2
    @cigec2 4 дні тому

    goat maamo❤

  • @Ayanna838
    @Ayanna838 2 дні тому

    Jidadka xidhan baa is furi
    Wakhtigaa jilci manta adag
    Culayska jira dhamaneee
    Ha jojinin uuu un rajada🥺

  • @BunowAli12
    @BunowAli12 9 днів тому +2

    Maame In the Building ❤ 🔥

  • @AyaanHaruun-lj7cx
    @AyaanHaruun-lj7cx 2 дні тому

    Najma jashaad codkeea a dhax maqlaaa ❤

  • @AbdirahmanFarxan
    @AbdirahmanFarxan 5 днів тому

    The goat ❤❤

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 3 дні тому

    Very nice way to reintroduce yourself. Markasto jiid cusub jeecatiid, you gotta be prepared for trips (kufitaann) Inspire us 😊

  • @user-cc5bi5eo6b
    @user-cc5bi5eo6b 9 днів тому +2

    Our goat 🐐 🎉🎉

  • @hothoali
    @hothoali 8 днів тому

    Yes❤❤❤❤❤❤ heesttaydiiii😊

  • @asadsimbalove
    @asadsimbalove 9 днів тому +1

    Maame🎉
    Boqorka Laxanka iyo Erayada ee Zakariye Kobciye.

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 8 днів тому +1

    This song is nostalgic masterpiece 🔥 waqalka layaab layaab

  • @Kadarba3
    @Kadarba3 9 днів тому +6

    kusaliya nabigena scw❤

    • @Mahir_yoya10
      @Mahir_yoya10 9 днів тому

      ‏صلى الله عليه وسلم

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 9 днів тому +2

    Intee noo wadaa Fanaan, mulaxan Iyo Abwaan Safariye kobciye.😮

  • @Arafo-l5s
    @Arafo-l5s 5 днів тому +1

    Mahamed marwalba guuleyso wlo hestan waxyalo badan ayy tabatay runti si dareen l ayad oo adashey wixi qalbikagu daremey samraa sadhekiy mawayow😢😢inchaallah maame

  • @NuneBiyami1.A
    @NuneBiyami1.A 8 днів тому

    Omg this Boy is legen…..keep going boy Iska ilaali balwada fananinta disha

  • @MuwaahipcabdifataxAhMed
    @MuwaahipcabdifataxAhMed 9 днів тому +2

    Maane❤❤❤❤

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 9 днів тому +1

    Singer of the year mahamed maame❤🎉🐐🦁

  • @user-nc4be2fr2c
    @user-nc4be2fr2c 7 днів тому

    Naftayda wakhtiga adaga baa jilciye haa niyo jabina😢❤

  • @mahamedosman3843
    @mahamedosman3843 7 днів тому

    Maame best fanaan series on the beat

  • @ZaabirAbdiraxamaan
    @ZaabirAbdiraxamaan 9 днів тому +1

    Best song 🎶 wllhi 😢

  • @muniitaqueen9354
    @muniitaqueen9354 59 хвилин тому

    Another song😊

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar 7 днів тому

    Heestan uu ku raaxystay maame runti ❤️✋

  • @FAAD21
    @FAAD21 9 днів тому +1

    Jidadka xiran baa isfuri
    Waqtiga jilci maanta adag
    Culeyska jiraa dhamaan

  • @SuhaipMohamett
    @SuhaipMohamett 9 днів тому +1

    On firɛ 🔥

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 9 днів тому

    Cungana heesaha uu qado inta badan waxa samyo Sakariya kobciya laxanka sare❤

  • @Ahmedshaakir291
    @Ahmedshaakir291 8 днів тому +1

    Team waqal always Top 🔥🔥

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 9 днів тому +1

    Socodkana joojin maayo ❤ jilaalkana wa ladhaafi faraxada kol uunban la jaari barwaaqana waan dhex joogsan ❤❤😊

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo 8 днів тому

    Waqal studio❤❤❤

  • @mashalayepoi7621
    @mashalayepoi7621 9 днів тому

    Zakariye kobciye Abwaan dhameystiran🐐🫡

  • @ABOKORISSEIlME
    @ABOKORISSEIlME 8 днів тому

    Waqal east and West is the best 👌

  • @khadarraage3259
    @khadarraage3259 7 днів тому

    SECOND GOAT🐐👑🦁

  • @abdinaziryaziin6921
    @abdinaziryaziin6921 8 днів тому

    Aad iyo aad ❤

  • @MohamedKhadar-wd3fo
    @MohamedKhadar-wd3fo 9 днів тому +1

    Camerada iyo editingku Hadal ma karayaan Waqal is The Best🎉

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 8 днів тому

    Layaab Layaab MOhamet MaMe

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 8 днів тому

    Abwaanka qarniga iyo fanaanka qarniga sakariye heesigiisa maama soo saaray wlhi🎉 Waqalka duula❤

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 9 днів тому +2

    2023/2024 maame ayuu fanku lock ugu xidhanyahay

    • @Abokorrrr
      @Abokorrrr 8 днів тому

      Captain kante haka reeban isna😂❤️🐐

  • @asadc_raxman
    @asadc_raxman 8 днів тому

    Maxamed maame is not easy ❤😮😮

  • @Liban.33
    @Liban.33 9 днів тому

    The best singer 2024 🐐🔥

  • @ridwaansabriyeofficall
    @ridwaansabriyeofficall 9 днів тому

    Jidadka xidhan bA is furi wakhtig jilci manta adag🎉❤❤

  • @DekaOrman
    @DekaOrman 2 дні тому

    Wow❤❤❤❤🎉

  • @Clraxmaanmahad01
    @Clraxmaanmahad01 6 днів тому

    Waaw amazing 👏 song 🎵
    New day

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 9 днів тому +1

    Another level fanan iyo Chanel another level iyo song another level ahh 🎉(everything is another level)

  • @NimcoAbdimaxmed
    @NimcoAbdimaxmed 3 години тому

    ❤❤❤

  • @saacidzanchez3599
    @saacidzanchez3599 8 днів тому

    Fire on fire 🔥

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 9 днів тому +1

    Maame fanaan Cod iyo Dadnimo leh weeyi walhi love You Hap0❤😢

  • @NasteexokhalilNasteexokhalil
    @NasteexokhalilNasteexokhalil 8 днів тому

    Waawoo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Jirdehali
    @Jirdehali 9 днів тому +1

    Team Waqal maalinba maalinta ka dambaysa muuqalo iyo design la yaab leh ayaad la imanaysaan. WOW!💯🔥🔥🎵

  • @khaalidnimcaan6399
    @khaalidnimcaan6399 8 днів тому

    Ereyada & Laxanka Sakariye Kobciye 🔥

  • @marwaaxamdey33
    @marwaaxamdey33 8 днів тому +2

    Heestan aniga leh wax walbo hadl kusocsdo waa aniga iga mid😢

  • @abdimoh
    @abdimoh 6 днів тому

    Culayska jiraa dhamaan❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 6 днів тому

    Ha joojinuun rajadaa 💔😢

  • @sakariyecumar7599
    @sakariyecumar7599 8 днів тому

    on love❤

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 8 днів тому

    🥺🥺🥺 what a song

  • @MaxamedDeeqMaxamedDeeq-g2j
    @MaxamedDeeqMaxamedDeeq-g2j 9 днів тому +1

    Maxamed maame fananka soomaaliland ugu haysta

  • @Sadiqyahye-y5t
    @Sadiqyahye-y5t 7 днів тому

    Jimlo mArun mame❤❤❤

  • @Abdimalikamare
    @Abdimalikamare 8 днів тому

    Fanaanka sanadka maame👌

  • @user-ev5hv1jj7c
    @user-ev5hv1jj7c 8 днів тому

    Fanan maama wuxu uqabi ficahay ituu reer jabuti ah ❤

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 9 днів тому

    Maxamed maame 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 9 днів тому +1

    Mahmed maame

  • @Hibaaqdeeqa
    @Hibaaqdeeqa 9 днів тому

    Mohammed Omer Salah
    Time kasta xaqiiqoyin jira
    Ayuu ku heesa keep going wllo🫡❤️
    8/9/2024 malin ay xasus uu yahay
    qoraalkani Ayaan kuso laaban hadaan
    Noolaado

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx 9 днів тому +7

    Abwaan+laxamyste+fanaan SAKRIYE C/RAXAMAAN OMAAR SAKRIYE KOBCYE 🔥🎊