KOKO vs CEYDA 4GAMES IN 1 VIDEO AFKAAGA ISKU DIL GUESS THE FLAG WHO IS IT? BIG GAME

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 945

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah 10 місяців тому +20

    Inta kooko taageerta ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 11 місяців тому +282

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

  • @Gilaawe
    @Gilaawe 11 місяців тому +84

    *QURAANKU WAA DAWADA QALBIGA* ❤😢

  • @Mohomod6684
    @Mohomod6684 11 місяців тому +182

    No talk + pouse = labadas game asad soo badi inta igu raacsan like 👍🏿 🙏❤

  • @aasiyocllahi531
    @aasiyocllahi531 11 місяців тому +11

    Haboon nuura waaye waa sax hibo nuura waa fananad kamida fanaantii hore oo qaaday heesta ah"waa laac aduunyadu labadii walala ah midba maalin ladanyoo"iyo heeso kalloo farabadan thank you❤

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 11 місяців тому +18

    Asad qofta Haboon nura la dhahaa wa fanaanad reer borama ah hargysa ayey joogta Taliyow cayda wa saxsn yahy🖐🔥❤

  • @__xa781
    @__xa781 11 місяців тому +18

    Haboon nuura uunbaa la yidhaa gabadhaa hiboda ma adaa ubixiyey asadoow😂😂😂❤❤

  • @user-zn7us8zv5u
    @user-zn7us8zv5u 11 місяців тому +16

    My bro asad keep going may God bless you Gdheath quick recovery inshallah 😊

  • @MawgaPro
    @MawgaPro 11 місяців тому +64

    ALLAH IS ONE ☝️ ❤❤

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 11 місяців тому +8

    Asad marwalba koko u hilisaa 😂😅😁😁 congratulations cayda

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh 11 місяців тому +66

    2M coming soon I can’t wait✊🏾❤️

  • @Youngster328
    @Youngster328 11 місяців тому +16

    1.5m is around the corner 🎉hambalyo ayaan kuleyaxay sxbow am from kenya 🇰🇪

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 місяців тому +6

    Mashaallah team 27 wan idin salaamay part 2 soo sameeya wll Asad Hagio is not easy 2M🎉❤ coming soon iinashasllah 🥰🥰🥰armaan Hagio iyo Amiira qurux so qabo

  • @xikmadhaldle6019
    @xikmadhaldle6019 11 місяців тому +16

    asad waa intelligent maashallah meshuu viewsku kujiro magaran waayo i liked wlhi labadan in laxiisaynayo ayaad argtay waa noo sooqabatay adaa imatala nio asda waa kuwataa zxb course soo sameey sida ideada loosameeyo wlhi waad kamacaashaysaa perfect!

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 11 місяців тому +12

    Awesome ❤

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 11 місяців тому +12

    17:18 anoo ceyda usoo doodi rabo aa dhibacdisa lasiiye🤣🤣🤣🤣 haboon nuura ladhahaa😍

  • @king___abdalla8704
    @king___abdalla8704 11 місяців тому +7

    Goatka social media asad hagio 🐐🇸🇴💙
    Keep going my brother ❤❤💯

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid 11 місяців тому +11

    Aan ku salino nabigeena muxamed scw❤😊

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 11 місяців тому +14

    Mashaalah ❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 місяців тому +12

    Gameskan armaan iyo koko ku soo qabo next video asad thanks 👍👆🤗

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 11 місяців тому +8

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕❤❤❤❤

  • @hamdaahmed3446
    @hamdaahmed3446 11 місяців тому +42

    Alla waar asad ma 2dii aan groupkaba ka wadanaybaad iska horkeentay😂😂😂😂

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 11 місяців тому +26

    Kolo is so beautiful ❤❤

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 11 місяців тому +15

    Barnaamijkaan afkaaga isku dil waa u xiisay Ramadaankii❤❤ Xusuus❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +7

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @user-dh1hd6cb1z
    @user-dh1hd6cb1z 11 місяців тому +40

    Allah is one❤❤m.a

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 11 місяців тому +20

    Ar ani maxa gamekaan saan u jeclahy heer ani iyo familykeyga an ciyaarno ❤

  • @user-wc4ti9oi7p
    @user-wc4ti9oi7p 11 місяців тому +3

    Asad bowe dhawr jeer oo hore waan kuu sheegay kalmada tawxiidka dhamystir
    لا اله
    Markaad leedahay soo ma ogid inay tahay ilaah ma jiro maxaa kuu diidey inaad tiraahdo
    لااله الا الله ❤

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz 11 місяців тому +8

    Asad sow u jecel yahay iney koko badiso 😂

  • @Najmo602
    @Najmo602 11 місяців тому

    Ayyy kunmar thnx Asad barnamijka afkaga isku dil wa u xiise😊🥰🥰🥰

  • @Ali-daher-affasseh
    @Ali-daher-affasseh 10 місяців тому +2

    Wallahi sida runta ceyda wuxu mujiye djibouti 🇩🇯 inay dalkisi laabad✌ tahay (❤nolow waliga✊ ceyda wallal qali 🙏 )

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 11 місяців тому +10

    Ceyda waa sax san yhy haboon nuura ayaa ladhaha gabadhas❤😅😅

  • @mahadsantuur8196
    @mahadsantuur8196 11 місяців тому +3

    Wllka horey u soco asad 🧍‍♂️😁pin u gu qabo wllka asad 🥳

  • @teamwardiita9125
    @teamwardiita9125 11 місяців тому +6

    Mavio game waan u xiisnay ee soo sameee yaa igu raacsan ❤ Sara

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 11 місяців тому +7

    mashaalaah ❤

  • @Mowbinali
    @Mowbinali 11 місяців тому +14

    Suuraha koko aba igu daran😂
    Part three ceyda si loqiyanay aba
    Igu daran😂

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 11 місяців тому +6

    Asad please afkaada isku dil waa u xiisnay next amiira iyo cumeer soo qabo ❤

  • @duniyoxasan766
    @duniyoxasan766 11 місяців тому +1

    Uncle I love your video so much 💖💓💖💓💓💖

  • @Quran_recitation872
    @Quran_recitation872 11 місяців тому +13

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 11 місяців тому +16

    The Best Vedio ❤ King asad Hagio❤ King ceyda❤ Queen Koko Bulle❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 11 місяців тому +3

    ASAD HAGIO wll waan ku taageeraa wllhi Vedio yadaada sidaad noogu soo bandhigto wllhi si.macquul ah waayi ilaahay maskaxda hakuu barakeeyo Asad vedio yadafa waa sugaa habeen walbo Deily ayaa usoo galisaa marwalba Cemeer Ceyda Asad Koko amiira Iamk waan idin wada jecelahay Guul♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 11 місяців тому

    Wow masha allah walalkay asad allow kucafi waxad tahay yutubarkaga kaliya an dadka kale kumashqulin o dantisa yaqano masha allah alle ha ku barakeyo

  • @user-rv2pk3vw8g
    @user-rv2pk3vw8g 11 місяців тому

    Alla wllo asadow wllhi taagero buuxda ku ahay faxad ku noolow intad dunida sarantahay❤❤

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 11 місяців тому +57

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @Hodanqurx12
    @Hodanqurx12 11 місяців тому +43

    Ceyda is not easy 😂😂

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe 11 місяців тому

    Magacaa ha jiro the one and only legend 🎉asad hagio best somali youtuber

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 11 місяців тому +1

    Woooow walhi koko dhayal iskuma dhiibaysoo nice ❤❤❤❤

  • @Gilaawe
    @Gilaawe 11 місяців тому +13

    Asad hagio Maalin uun waad ku istaagi lugahaaga wll Qli ❤️🙏 incha allH

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 11 місяців тому +4

    Asad waa haboon nuura waa sax 😂😂😂😂

  • @ayubtalyani6143
    @ayubtalyani6143 11 місяців тому +2

    Pause challenge walaaaalkey❤❤❤❤ thank uu

  • @abdallasalat3171
    @abdallasalat3171 11 місяців тому +1

    Baaba tihiin wlhi hibo nura fanaanadi hoboladii waberi ugu caansaneyd ❤

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 11 місяців тому +7

    2M coming soon ❤🎉

  • @Uyfeu
    @Uyfeu 11 місяців тому +15

    Inta Asad hagio ila taageerto love saar ❤️☝🏻

  • @WAQTI_STUDIO
    @WAQTI_STUDIO 11 місяців тому +1

    Waowo koo saliy nabig geena maxamed nabad iyo naxaris koorkis ahato

  • @hamzerayaale7285
    @hamzerayaale7285 11 місяців тому +2

    The Golden Voice Haboon Nuura❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 11 місяців тому +8

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @kaadheeri33
    @kaadheeri33 11 місяців тому +7

    HADDAAA Magacayga Akhrisay Love Saar😂😂😂

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie 11 місяців тому +2

    First

  • @saafiaadansuuley
    @saafiaadansuuley 11 місяців тому +1

    Asad waxan ku riyoday ado soconayo wllhi riyada alle haku rumeyo I.a waxan rajeynena ado socodkaga oo alle ku so celiya I.a❤❤

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 11 місяців тому +4

    Fananada reer hargeisa haboon nuora❤

  • @abdikadirmohamed6760
    @abdikadirmohamed6760 11 місяців тому +24

    ASAD HAGIO UGU DANBEYN 1.5M 🎉🎉🎉🎉 HAMBALYO FIRT COMMENT TEAM 27HADAD TAGERTO LIKE ISAAAR PLEASE

  • @Samater55
    @Samater55 11 місяців тому

    Horay u soco wll insha alah lugahagana ku istaag inasha allah

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 11 місяців тому +1

    عليه افضل الصلاه وأتم التسليم يا حبيب يا رسول ❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 11 місяців тому +13

    Three legends always legends keeps goings asad hajio and king ceyda and koko isn't easy this is game's 👍💯💯⚽️❤😍📤📤😅

  • @Qisooyinka878
    @Qisooyinka878 11 місяців тому +4

    Haboon nuura ✅

  • @xamdimuqtaar8102
    @xamdimuqtaar8102 11 місяців тому +9

    1.5M coming soon🎉 game kaan noso badi😢

  • @Waayoiyowacaal1636
    @Waayoiyowacaal1636 11 місяців тому +1

    Legend ceyda waa sax san yahay haboon nuura weeyi hibo nuura waa hobaladii waaberi cariga maraykan ayey ku nooshahy

  • @TigerManchesterawi
    @TigerManchesterawi 11 місяців тому +1

    Asad hagio gabadha ana aqaan qaa gabdh reer Boorama ah waana haboon nuura jaaar baanahay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 місяців тому +28

    The Must Legend Of UA-cam King
    Asad hagio KEEP GOING ABAABA , And king Ceyda ❤ 😮
    KOOKO IS NOT EASY ❤😊

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 11 місяців тому +7

    Congratulations 🎊

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 11 місяців тому +1

    UA-cam ku qor haboon nuura way kuso baxee asadoo ceyda wuu saxan yahay haboon nuura waa reer hargeysa hooygiii fanka ❤

  • @XARIIF_TUULO
    @XARIIF_TUULO 11 місяців тому +1

    1.5 m pro hormaris Asadow keep going 🎉

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi 11 місяців тому +8

    King ceyda is not easy my brother❤❤❤

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 11 місяців тому +14

    Ceyda isn't easy ❤

  • @RayaanXassan
    @RayaanXassan 11 місяців тому

    Woww waxn ahy qofkii ugu horeeyey ee comentiga ka soo bixiya wan idin lamayy team 27❤❤❤

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 11 місяців тому +1

    Keep going ❤

  • @user-jj6hl5oq2c
    @user-jj6hl5oq2c 11 місяців тому +23

    Kᴇᴇᴘ ʜᴏɪɴɢ ᴘʀᴏ ᴀsᴀᴅ ʜᴀɢɪᴏ❤

  • @aboowyare1237
    @aboowyare1237 11 місяців тому +5

    Nabiga igula saliga scw ❤❤❤❤❤

  • @KingAkmwenyewe
    @KingAkmwenyewe 11 місяців тому

    keep going bro 1.5Millions👀👀💪

  • @xaawokiiin1325
    @xaawokiiin1325 11 місяців тому +1

    Wll asad keep going waxa kurajena inad lugahaga kusocoto nisha allah

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 11 місяців тому +18

    197 countries oo calamada ah kuli waan garanayaa, Schoolkaygii ayaan tartanka ku gali jiray. I wish i was there to take a part of this game! Guess this flag

  • @fjtube2456
    @fjtube2456 11 місяців тому +4

    40 qof ducadooda wa la aqbala iso duceeya wll hami baan leeyahay please 😢😢

  • @user-sr4qs8vv9q
    @user-sr4qs8vv9q 11 місяців тому +1

    asadow wan kusalamay markahore
    Markaxikto
    Markaa dhahdid
    Laailaaha
    Kudar
    Ilalaah
    Muxamada
    Rasuululaah
    Wanna
    Mahadsantahay🥰🥰🥰🥰🧡🧡🧡✨️✨️✨️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aliyareabdule8873
    @aliyareabdule8873 11 місяців тому +1

    Asad hagio sxb waaan ku salaamay sxb waxa aad soo qabataa saaxiibkaa cunaaye

  • @abdiazizawale4801
    @abdiazizawale4801 11 місяців тому +5

    Asad markasto inaa dhex dhexad ahatida ficn
    Gameka afkada isku dil koko dhankeeda jirta waa laga dareema nagada ciyaal nimada nio🥺🙃

  • @maalikibnunas2177
    @maalikibnunas2177 11 місяців тому +3

    Barnaamij kaan qosol waye runtii😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 11 місяців тому +1

    Keep going prophet ❤️ ❤️ ❤️

  • @C.W.W
    @C.W.W 11 місяців тому +2

    Next amiiro iyo koko
    Isku keen😂😂😂😂😂 ama arimaheena iyo amiiro

  • @sahraapdi2731
    @sahraapdi2731 11 місяців тому +3

    My favorite game afkaga iskudil❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr 11 місяців тому +4

    Koko man of the Mach ❤😂

  • @salebanomar1662
    @salebanomar1662 11 місяців тому +2

    Asc Asad hagio and team 27 waan idin salamey meel kasta oo dinida dafaheda ka jogtan.
    Waxaan habeen danbe rajeynaya abtio asad in uu u dabaal dago 1.5M insha allah🎉🎉🎉

  • @user-tt1uq6qv1c
    @user-tt1uq6qv1c 11 місяців тому

    Waanku taageraa asad ilaahy haku caafiyo wllky

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 11 місяців тому +3

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever 💕 Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰

  • @aishajama6658
    @aishajama6658 11 місяців тому +4

    Allow calaf iskugu dar asad iyo farhiya ❤

    • @bushra445
      @bushra445 11 місяців тому +1

      Farxiyadee

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 11 місяців тому +1

    Ayyy sa ku sugaye waa daleh wlh hda ano siis sexan rbo iso dhacay ilahow Asad hano weynin😫❤

  • @user-hc7qq7ox9o
    @user-hc7qq7ox9o 11 місяців тому +1

    Maga ceedu waa haboon nuura qalan jada reer somaliland❤❤❤ halkan ayan idiin ka salaamay❤asaxaabta 27❤❤❤❤❤❤

  • @user-xt9mq9bo5n
    @user-xt9mq9bo5n 11 місяців тому +3

    Alllah is one❤❤❤❤

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 11 місяців тому +3

    hibo nuura waa mamada fanka somaliyet mansha allaah ♥️♥️

  • @monahersi4177
    @monahersi4177 11 місяців тому

    woooow game an uxisey❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 11 місяців тому

    Hambalyo asad hagio waan ku faraxsanahay inaan adiga oon boqol kun gaadhin kugu soo xidhmay maantana aan joogno 1.5 milyan qof alxamdullillah ❤