ISKU AADI SIRTA IYO QOFKA LEH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 839

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 11 місяців тому +110

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤😊

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 11 місяців тому +86

    Ilaahey gii caafi maadkan kusiiyay umahadceli inta xanuunsana uduce I.a ❤🥺

    • @xalimomacalin2228
      @xalimomacalin2228 11 місяців тому +1

      Alxamdulilah rabil caalamiina ilahayow caafimad taama sii inta xanuun san imta caafimad qabtana usiyaadi aaamiiin aamiin yaa rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

    • @user-ng7bq6wu6z
      @user-ng7bq6wu6z 7 днів тому

      Alx

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh 11 місяців тому +69

    Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin

  • @faadumomuumin652
    @faadumomuumin652 11 місяців тому +39

    Aan ku salino nabigena mohmed scw scw ❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @AyuubMaxamuud-vb9ro
      @AyuubMaxamuud-vb9ro 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Quran_recitation872
    @Quran_recitation872 11 місяців тому +70

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @Archyusuf-me4qh
    @Archyusuf-me4qh 11 місяців тому +104

    Wll ku sali nabigena Mohamed scw😭❤️

    • @xalimomacalin2228
      @xalimomacalin2228 11 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤ ♥ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @bushraabbaz8714
      @bushraabbaz8714 11 місяців тому

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @shukrishankaron3190
      @shukrishankaron3190 11 місяців тому

      Salallaahu caleyhi wasalam

    • @user-yt4zi9gb6i
      @user-yt4zi9gb6i 6 місяців тому

      Scw

    • @user-yt4zi9gb6i
      @user-yt4zi9gb6i 6 місяців тому

      Scw

  • @user-kc9zh1xj7c
    @user-kc9zh1xj7c 11 місяців тому +19

    Runti I dreamed dat Asad oo lugihisa kusocdo inshallah one day dat dream will become true 🤲🥰🥰❤️

  • @Issemm
    @Issemm 11 місяців тому +197

    Sirta hortoda ha ku Aqrin maskaxda ku heysto markas weydii waad fahmi kartaa 😊qofkasta waxuu yahay😅

  • @Rayan4-
    @Rayan4- 11 місяців тому +72

    Allah is one ❤❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 11 місяців тому +54

    Koko next time read secret in silence nd question them particularly coz when yu read 🔊 louder obviously they Will defend them self

    • @SKY........63
      @SKY........63 11 місяців тому

      Absolutely You're right ✅️

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 11 місяців тому

      Yea true

    • @hubaalyare2010
      @hubaalyare2010 11 місяців тому

      Ar adigaa fartuun hadal kaaga sax

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 11 місяців тому

      @@hubaalyare2010 kumafahmin wlal mxan saxa

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 11 місяців тому +21

    Khalad ku wxu ka jiraa marka kobaad wada akhri warqadaha marba mid ha furin ta labaad dadku runta ha shegaan ta sadexaad qofka aad ka shakido ka bilaw anba mrba qof ku bilaw dii aad jarayo xata dadka meel ku xaree oo marba qof hasoo baxo inshallah it's my idea good luck ❤❤

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 11 місяців тому +18

    Wooooow ❤ Congratulations 200 🎉coming soon haduu alle idmo

  • @Hareedo
    @Hareedo 11 місяців тому +55

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Koko good game we need more videos like this 🙏

  • @user-ld3eu4mu7m
    @user-ld3eu4mu7m 11 місяців тому +39

    Koko Faraxsaneey in loo bixiyo waaye😂 no more Koko❤

  • @SUDOJR7
    @SUDOJR7 11 місяців тому +2

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤😥🕋🫵🏻

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 11 місяців тому +26

    Mashaa allaah koko waa gabadh faraxsan Illahay ha u siyaadiyo farxada ❤

  • @kamalaydarus6134
    @kamalaydarus6134 11 місяців тому +83

    Mashaallah keep going my sister koko ❤

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss 11 місяців тому +11

    Kookoo waxeey noqo doontaa qofkii ugu dhaqsiyaha badnaay ee 1m ku gaaro iga qora🎉

  • @JuniorWarfa-qu4ru
    @JuniorWarfa-qu4ru 10 місяців тому +8

    Koko the smiling machine keep going siz ❤️

  • @najmafaysal1257
    @najmafaysal1257 11 місяців тому +27

    Koko wax samaysa challenge qofka indhah ka xidh kadibna dheh😊 ya kuag tagan😅

  • @CanabDaahir-oi7rq
    @CanabDaahir-oi7rq 11 місяців тому +24

    I aamin waxaan ahay qofka 1aad comment soo qoro io qofka 1aad ee like saaro 😂😂

  • @Bulle69
    @Bulle69 9 місяців тому +1

    Why do I always feel like watching @KokoBulle? She is beautiful. Her smile is expensive.

  • @safiyoxuseen3574
    @safiyoxuseen3574 11 місяців тому +13

    Koko jecliyaa farxadiina ❤keep going xapipt

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 11 місяців тому +8

    Koko wanku jaclhy waxan jogaa sucudiga halmaado waligaa hasameenin inad isqaabisid allaah kuxifdiyo abaayo

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 11 місяців тому +15

    Ceyda will be detective nxt time please nd we want bottle flip

  • @najla7189
    @najla7189 11 місяців тому +12

    Ani wxn jeclahy ano video daawn ina comment bixiyo ya ila mid ah😭😭😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +26

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

    • @wajidhagax490
      @wajidhagax490 11 місяців тому +1

      Waan rabaa ee xageen ka barta😢

  • @ayaanahmed6114
    @ayaanahmed6114 11 місяців тому +8

    Koko pt2 qoràalka anaga natus ayaga hau aqrin markaas wala ogaana sirta inaa taladeeda qaadata rajeena🤝✨💯💖

  • @user-wr6zp6ed8f
    @user-wr6zp6ed8f 11 місяців тому +1

    Fikir qurux bdn waye horay u soco koko guul ayan ku rajeyna video yadan cml so badiya

  • @saidarachid024
    @saidarachid024 11 місяців тому +22

    Koko active noqotay malmahan😂❤hore usoco boqorad

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 11 місяців тому +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 11 місяців тому +4

    www maasha allaah quruxey keep going ❤❤❤❤❤

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 11 місяців тому +3

    Wooow what a game soo badiya koko iyo team 27 guulaysta

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 11 місяців тому +21

    Koko asxbta fadhiise kursi mayaalo miyaa istaga kaw ugu siisy😂😂😂😂😂

  • @nasrasharif7070
    @nasrasharif7070 11 місяців тому +54

    Nice game Koko 👍😊💞

  • @himilo101
    @himilo101 11 місяців тому +7

    ku sali rasulka salallahu calayihi wasalam

  • @Archyusuf-me4qh
    @Archyusuf-me4qh 11 місяців тому +5

    3min 50 comment and 1.k views good job 👏 ❤️✌️

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 11 місяців тому +1

    Maashaa allaa koko waa baraamij fiican

  • @user-nw8ez7pv9h
    @user-nw8ez7pv9h 11 місяців тому +9

    Keep going sister ❤❤

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 11 місяців тому +10

    Part two cayda soofidhiisi ❤wlhi funny waye 😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 11 місяців тому +41

    😂😂waligaa jawaab aad tiri lagama laabto laga yaaba inay saas ku saxan tahee Lol

  • @Ricardodiazi2062
    @Ricardodiazi2062 11 місяців тому +4

    Ceyda dectactive. lucky boy let's how lucky he is this time. 😊

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 11 місяців тому +8

    Ani Markiiba inuu Asad Yahy wn Fahmay ta ugu Horeysa😂😂
    Lkn Wada wiilal iyo wada gabdho ka dhig si Suaala an looga fahmin

  • @nacimaabdiaziz7913
    @nacimaabdiaziz7913 11 місяців тому +6

    Koko mcnto wallahi wan kujeclahay Koko farax Badan😂😂😂

  • @sadiamusa3987
    @sadiamusa3987 11 місяців тому +8

    keep going sister ❤

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 11 місяців тому +6

    Asad aaa igu daranba
    Meel ku ku jiro qosol lagama waayoba
    Keep going Kooko

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju 11 місяців тому +8

    Koko adiga wad ogthy Asad qof kashaxarisan inusan mesha jogin 😂😂😂😂😂 anyway keep going

  • @engothman1413
    @engothman1413 11 місяців тому +1

    Halmid sameey sirta hortood haku aqrinin ka qari only suaalaha weydii kadib qofka oga shakisay at the end noogu sheeg that is more interesting . You are doing great job keep it up❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 11 місяців тому

    Kooko horumar wacan sis 🥰🙏❤️

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 11 місяців тому

    Mahadsanid abaayo koko❤❤❤

  • @akramakram11-fr6ex
    @akramakram11-fr6ex 11 місяців тому +1

    Keep going My sister Koko bulle ❤❤❤

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir 11 місяців тому +9

    4_ qof Ugu Active_san Team27 😂 Kuwa kle ma shaqeystayaal waye

  • @barliinmaxamed7709
    @barliinmaxamed7709 11 місяців тому +6

    Ceyda dambi baro ha noqado koko❤

  • @kiinhajji6899
    @kiinhajji6899 11 місяців тому +40

    Part 2 ceyda hanoqdo 😂😂❤

  • @basmamohamud546
    @basmamohamud546 11 місяців тому +1

    Cayda and amiira masha allah❤❤❤

  • @Muwaadinka_saxda_ah_7
    @Muwaadinka_saxda_ah_7 11 місяців тому +2

    Iamk dambibaariskufiican oo kulligooda sirahooda og ee soo qabo i am k

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 11 місяців тому +45

    Asad Waa Jilaa Caadiyaha Hadalkii soo dhan Waa Qosol 😂

    • @fadumoaxmed7537
      @fadumoaxmed7537 11 місяців тому +3

      Bafisa ihayo 😂😂kulaha jalinka woo ku dhereya 😂

  • @ZamzamNuur-us4lv
    @ZamzamNuur-us4lv 11 місяців тому +4

    Koko harto labar one wn ku taageera midakale rootiin nosoodub abyo horay usoco wala marwalba❤❤🤴🤴💅

  • @Fatxicabdiqadir
    @Fatxicabdiqadir 11 місяців тому +2

    Abyo hormar wacn ❤ waxaa thy funny

  • @sanaabuukaale9126
    @sanaabuukaale9126 11 місяців тому +1

    Mashaa allah ❤❤❤❤

  • @aliibrahimsheikh8195
    @aliibrahimsheikh8195 11 місяців тому

    ayyy msh allah waan ku aaminsanahay hor usoco warinimo ayaa ku fiican thy

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 11 місяців тому +2

    Amira qurux badan tayda ❤❤❤

  • @Hebico1
    @Hebico1 11 місяців тому

    Very good innovation

  • @ismaanahmed1052
    @ismaanahmed1052 11 місяців тому

    Koko 200k inshallh ❤❤

  • @ahmedsmali1929
    @ahmedsmali1929 11 місяців тому +1

    Wankujeclahay Koko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 11 місяців тому +30

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin ❤🇸🇴

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 11 місяців тому

    Masha Allah

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv 11 місяців тому +10

    Koko part 2 soo sameey😂😂

  • @MohamedAbdiqaadir-ed9fg
    @MohamedAbdiqaadir-ed9fg 11 місяців тому +34

    Koko bule in the building 😢❤

  • @Zuhour157
    @Zuhour157 11 місяців тому +3

    Waxay ahayd ina warqada marka akhrinayso aadan maqashiin wayo hada wey maqalayan wey iska ilaalinayan runtana ma sheegayan sax❤😊

  • @naimaarif745
    @naimaarif745 11 місяців тому +27

    Ilaahay wuxuu igu ogyahay 3daba waa sheegay wlh😂😂
    1 asad
    2amiira
    3 cayda

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 11 місяців тому +1

      Me to 🫰✌️😂

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 11 місяців тому

      Ani asad iyo amiiraa sheegay😂

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 11 місяців тому

      @@hafsaali5108 wa ficantahe hhh ani asad markay ka labatay xata maka laaban😀

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 11 місяців тому

      @@Maria_mlpzn-0 danbibadhe wa noqo karna yaahhhh

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 11 місяців тому +1

      Ani asad iyo cayda 😂

  • @AbdiqaniAhmed-yu6ut
    @AbdiqaniAhmed-yu6ut 11 місяців тому

    Koko keep going intan iyo in kabadan

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 11 місяців тому +6

    Koko waa xaaskayda mustaqbalka isbarasho wngsan asxaabta ❤❤

  • @yazmeinyazmein7588
    @yazmeinyazmein7588 11 місяців тому

    ❤I love it your video KOKO ♥️

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 11 місяців тому +10

    Barnamij kan waban ku haystaaye so badi 😂😂😂 bax idhaf say u dhahaysa ban ku haysta 😂😂

  • @shaka214
    @shaka214 11 місяців тому +7

    Kookoo Wa ku jeclahay😢❤

  • @zunkazubeir
    @zunkazubeir 11 місяців тому

    Koko happti 200k coming soon 🥳I.a 🥰

  • @OsmanSaney-fm1si
    @OsmanSaney-fm1si 3 місяці тому

    one day one time I like to join this group when I am watching this game I am very happy to watch more games

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 11 місяців тому +1

    Da yarta wl koko hori usoco

  • @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey
    @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey 11 місяців тому

    Masha allah 🎉

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 11 місяців тому

    UA-camrs ka kle like👍waa ka ilaawa lkn koko wlhi kma ilaawo❤❤❤😊

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 11 місяців тому +2

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🎉💯❤👑😚

  • @user-sc2de3pi9j
    @user-sc2de3pi9j 11 місяців тому

    Asad aakufiican .titaktif asaa kufiican❤

  • @Amira-gd8mu
    @Amira-gd8mu 11 місяців тому +3

    Amiira Qurux next video ❤

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 11 місяців тому +2

    Xabibka kusaliya ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @yaxyexaashiabshir1088
    @yaxyexaashiabshir1088 11 місяців тому +4

    King ceyda❤❤

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 11 місяців тому

    Barnaamij kan waa fani wlhi soo badi kooko.

  • @nimcokiinmaxamuud5850
    @nimcokiinmaxamuud5850 11 місяців тому +2

    Koko anigo shaqeyo ka yimado oo daalan baa hadan habeen walipa inaha dawodo ayaan jecelhy markaa wallo vedeoda ku soo dhaqso si xili hore uu seexdo oo xili hore uu kaco ❤

  • @nimconada9503
    @nimconada9503 11 місяців тому

    the legend asad hagio weyiiii

  • @munaibrahim9631
    @munaibrahim9631 11 місяців тому +1

    Koko sirta hortoda haku akhrin marka warystid kadib midkasta sirtiisa usheeg hadikle daacad kagama jawabyan is boojaynaan .keep going sister

  • @KarinaKhan-vp9js
    @KarinaKhan-vp9js 11 місяців тому +2

    Koko routine nasooo daub iyo cream ad marsato plz abyo 😢❤

  • @user-ln6pw9us7j
    @user-ln6pw9us7j 11 місяців тому

    King ceyda so fadhisa koko sona badiya

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 11 місяців тому +3

    Runta kahadhal deeh 😂😂😂asad calosha ixanunjise balooo😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-eg6pv7hd6w
    @user-eg6pv7hd6w 11 місяців тому

    Azad xagio abaayo koko waan kubaryaa wllshy❤

  • @cumarfaruq7284
    @cumarfaruq7284 11 місяців тому

    Horay uu soco walashey❤

  • @abibakaryusuf
    @abibakaryusuf 11 місяців тому +1

    Tagger number 1 😊😊

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 11 місяців тому +1

    Koko aaway routine skin care aa kaa sugeenay

  • @maryanmohamedwadoor93
    @maryanmohamedwadoor93 11 місяців тому

    ههههه كوكو. افضل يوتيوبر 😂😂😂😂😂

  • @hajjiow
    @hajjiow 11 місяців тому +1

    Fist comment🎉🎉🎉

  • @AsmaCrashiid-gk8ds
    @AsmaCrashiid-gk8ds 11 місяців тому

    Mashal allha wllo