CEYDA OO KOKO SAWIRAY iyo ANI OO SUNDUS SAWIRAY YAA SAWIR SHIDAN TARTAN NA DHAX MARAY $25 1 ROUND

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 11 місяців тому +406

    Dunida maso marin qof lamid ah nabigeena mohamed scw ❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 11 місяців тому +457

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋❤

  • @AmiiraIprahim
    @AmiiraIprahim 3 місяці тому +10

    koko quruxdada ayuu kubadiyay maashaa allh koko qurux daada alahakuudaayo❤❤❤❤❤

  • @aminaosman3439
    @aminaosman3439 11 місяців тому +52

    Koko smiles that’s what makes it better

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 11 місяців тому +123

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @C.W.W
    @C.W.W 11 місяців тому +110

    Koko is not easy❤❤❤❤❤
    Ceyde wuxu ku badiyey quruxda koko❤❤

    • @aamino8118
      @aamino8118 11 місяців тому +1

      Aad iyo aad exactly 👍👍👍❤❤❤

    • @user-qi9vl5bz3g
      @user-qi9vl5bz3g 11 місяців тому +1

      KOKO is not easy ❤❤❤❤❤❤❤

    • @nadifocali3781
      @nadifocali3781 2 місяці тому

      Team koko waa idin wataa lkn qeylada naga daay

  • @XaawoCumar-me8pb
    @XaawoCumar-me8pb 11 місяців тому +22

    Koko m.a qof latartami Kara ma jiro quruxdii oo qof ah m.a alle Haku dhawro xppti ❤👑

  • @aamino8118
    @aamino8118 11 місяців тому +11

    Asadow ruta waxaa qurux wlhi style ahaan kowthar it means koko so beautifull m.a allaha kuu desto abaayo mcn quruxda sundusna wan salaamayaa ❤❤❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 11 місяців тому +59

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @jawahirabdisalam1786
    @jawahirabdisalam1786 11 місяців тому +87

    Allah is grateful, may you Allah guide and grant us jannah 🤲

  • @IbraahimjamaIsmaciil-ob9oc
    @IbraahimjamaIsmaciil-ob9oc 11 місяців тому +10

    Sida sawirka loogalayo waaye sabata si qurxbadan hadaad uistaago waa half kamida sawirka❤

  • @sameralck
    @sameralck 10 місяців тому +5

    Asad hajio ayaa yaqaana waxay u muuqdaan ku clear ah bilaa shucaac iyo telka aad ku qaadayso ismalahan walahay malaysia markaan imaado wad iga qaadi doonta 🎉🎉

  • @abdimohamud979
    @abdimohamud979 11 місяців тому +53

    Ceyda ila quruxbadnaa Team Iphone❤📷

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 11 місяців тому +76

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🩷🥰❤️🥰❤

  • @IfrahbarkhadIfrahbarkhad
    @IfrahbarkhadIfrahbarkhad 14 днів тому +2

    Koko Ayaa zhidan quruxlayda ❤team 27❤

  • @maxamedcumar3626
    @maxamedcumar3626 9 місяців тому +24

    Ceyda ayaa sawir qurxoon ❤❤🎉

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 11 місяців тому +44

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 11 місяців тому +40

    Ku sali saliga nebigena muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw ❤❤❤❤

  • @user-sh1zz1mj4m
    @user-sh1zz1mj4m 11 місяців тому +1

    Next adi iyo arimaheena tartama camero kutartama what a apig game waa kaa sugeenaa talyow ❤❤

  • @malaaq1233
    @malaaq1233 11 місяців тому +1

    War wllhi qof ki sawir yaqano asad kisa ayuu dorana kuwa asad wey fadhiyaan coz garbaha background sawir ka wu isla helaa nice

  • @naruronalka
    @naruronalka 11 місяців тому +95

    Best UA-camr and Best Camera Man Asad Hagio❤ We Love All Team 27 ♥️♥️👑🙌

  • @adnafadxiya7457
    @adnafadxiya7457 11 місяців тому +65

    Aniga maxaa waaye game kasta la ciyaraayo asad lee la jiraa😂❤😭🥺

  • @calimaxammad530
    @calimaxammad530 11 місяців тому +10

    Apple never fails to deliver phones with excellent picture details and original filters. I guess we all know that Apple always cares about the camera. On other hand Asad is way more good shooting than Cayda as he beats twice with less quality device.

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki7819 11 місяців тому +2

    Asad great pictures 📸 ❤

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh 11 місяців тому +45

    Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢😢

  • @itsikraneyyy
    @itsikraneyyy 11 місяців тому +45

    Qadista Sawirka + Qofka Laga Qadayo Sawirka Asad Aa Kuleh Wlhi 🎉❤

  • @KINGCASKA0
    @KINGCASKA0 11 місяців тому +2

    Asad waye swir qurux badan👌🎉

  • @user-hk8il3mo9l
    @user-hk8il3mo9l 7 місяців тому

    Waaw koko quruley M.a koko wanku wata Abaayo mcn horey u soco is not easy

  • @Masdille
    @Masdille 11 місяців тому +21

    Asad Really waa Photographer
    Masha Allah
    Mar uun waan jeclaan laha inuu sawir iga Qaado

  • @waheliyeboy7711
    @waheliyeboy7711 11 місяців тому +36

    Ku saliya nabiga❤ scw

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 11 місяців тому

    Hal qof ka dhiga ka dib weydi quality of pictures ❤

  • @user-li3fy3vg6g
    @user-li3fy3vg6g 11 місяців тому

    Wlhie kuwaga said uqurxon❤

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 11 місяців тому +70

    𝐀𝐬𝐚𝐝 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐩𝐫𝐨👌

  • @kady-no2bz
    @kady-no2bz 11 місяців тому +21

    Asaad dabcan kaaga ayaa ka qurux badan waxaan qalbigayga oo dhan ku rajaynayaa inaad noqon doonto sawir qaade maalinta arooskayga 🥰 😍

  • @Arafatka795
    @Arafatka795 10 місяців тому +1

    Round 2 Asad baa shidan sida uu faremka sawirka u dhamaystiray amazing.

  • @user-nf6fu1ek2w
    @user-nf6fu1ek2w 10 місяців тому +2

    Koko bulle😢❤ waan ku tageera noh😊

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 11 місяців тому +21

    Wallahi photographer ayaan ahay wax Anna khibrad uu leyahay sawiir qaadista sawir kasto uu Asad qaaday ayaa kashidnaay sawirada ceyda.Lightning ka contrast ka wax walbo xataa clearance ka waa 💯.Challange kaan kusoo celiya markaas taga meel studio sawiro lagu qaado dadkaas na ha nii qiimeyaaan.ceyda was good but Asad was Amazing

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 11 місяців тому +1

      Haa wlhi somaha

    • @husseinmohamuudabraham8585
      @husseinmohamuudabraham8585 11 місяців тому

      Nin noloshiisa kalbaro dhan qibrad u leh telefonada ciyalka shaly dhashay miya lala bacbac dhigi kara

  • @abdallacade2545
    @abdallacade2545 11 місяців тому +35

    Allah is one ❤😊❤❤

  • @maxabosaynab7210
    @maxabosaynab7210 10 місяців тому +3

    Malaysia beautiful place ❤❤🥺

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 11 місяців тому

    Keep going wllky ❤❤

  • @odaydhargay
    @odaydhargay 11 місяців тому +42

    Isoo duceeeya walaalayaal 1 sano aan reer leeyahay inuu ilaaahay ubad na siiyo aniga iyo Xaaaskeyga 40 qof isoo duceysa ma helaaa Caawa
    Ameen

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 11 місяців тому +2

      Allah awlaad baari ah oo badan ha idin siiyo bro aduunku waa imtaaxane Ducada iyo samirka badiya 😢

    • @sacdiyoqurux3292
      @sacdiyoqurux3292 11 місяців тому +1

      Abowe ilahayow ubad qeer qabo haidin siiyo ilahayow ducadayda aqbal oo ubad salixiina ku arsuq walalahan ducada Naga codsado

    • @cabdowtube2663
      @cabdowtube2663 11 місяців тому

      Wll mcn cariir baariya Alle ha idin ju arzaaqo

    • @user-rk6fb7dk5o
      @user-rk6fb7dk5o 11 місяців тому

      Ilahey ubad kheer qaba ha idin siiyo amiin incha alhh

    • @muxyebishar4333
      @muxyebishar4333 11 місяців тому +1

      Alha kusiuyo

  • @abdallamahdi7760
    @abdallamahdi7760 11 місяців тому +12

    Seddex sano ayaan ahy photographer marka wxaa ku leh %100 Asad wayo qualityga sawirada waa unbelievable.

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 7 місяців тому

    Keep going guys ♥️

  • @user-dj6qh4yi4p
    @user-dj6qh4yi4p 10 місяців тому

    Asad baa qurux badan abti hore usoco garab kaga anaga tagan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 11 місяців тому +29

    Allah is one ☝️ 😢😊😊❤❤❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 11 місяців тому +20

    Been lama Sheegi kare Asdow Gacantaada waa fadhida😂❤

  • @user-xw3rw6db5g
    @user-xw3rw6db5g 26 днів тому

    Wallhy kuwa caydaa qurux badnaa❤❤run hadii laga hado❤❤

  • @aragsanabdi5017
    @aragsanabdi5017 11 місяців тому +2

    Waxa shidnaa sawirada king cayda ❤🎉😊

  • @hamdiahmed1438
    @hamdiahmed1438 11 місяців тому +13

    Qaaab sawirsta asad aa shidan wlhi qaasatan round 3 best picture 😊😊😊😊

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 11 місяців тому +12

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️❤️❤️❤️🎉

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 11 місяців тому +3

    Sundus has beautiful picture

  • @user-dk7xv9zg3e
    @user-dk7xv9zg3e Місяць тому

    Masha Allah quruxda waxa udheyr koko asturnan adbey uqurxoned koko

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 11 місяців тому +7

    KUSALIYA NABIGeen muxamad scw

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg 11 місяців тому +43

    Asad sundus badalkeda amiira aa ku ficnalahed part 2 ka soo samey amiira iyo koko 😮❤🎉

    • @aishashuayb8696
      @aishashuayb8696 11 місяців тому +12

      Sundus nag ka style qurxon kuma jirto mesha wa qofta sawiranta kuso baxayo

    • @KhaasimMoha-pw5tg
      @KhaasimMoha-pw5tg 11 місяців тому +5

      Haa lkn face ahan wa laga ficnyhy koko iyo amiira ma gareyso asad sasa ku dhahy lkn stylkeda kal iyo lab wye m.a🥰👏

  • @cabdikariimdiinle1512
    @cabdikariimdiinle1512 11 місяців тому

    The best camera man in the world is asad

  • @user-nz5of9ob1c
    @user-nz5of9ob1c 10 місяців тому

    Asad ton téléphone est impeccable

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 11 місяців тому +6

    Sawirada hadii loo eego qaab qaadistooda mudane Asad Hagio ayaa ku wato, ujeedkeyga ma ahan yaa qurxoon hablaha sawirka laga qaadey, labadooduba wey qurxoon yihiin Maasha Allah waye, Laakiin qaab sawirida iyo technique-ka sawir qaadis Asad ayaa ku leh, Hambalyo sxb 👏👏👏

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 11 місяців тому +73

    The winner is Asad as a 🙌🔥Photographer

  • @user-fi1ii9fx6c
    @user-fi1ii9fx6c 11 місяців тому

    Asadoow labadiinuba ma xumidin lkn cayda quruxda koko caawinaysay inkstoo lagaa dareemayo in aaad mudo badan sawir qaade ahayd keep going pr0 markasta💯😇👋👊👍

  • @user-hr6gm6qj3f
    @user-hr6gm6qj3f 11 місяців тому +1

    Sawirka ugu Danbeyay sundus aa qurxooneeet❤

  • @user-th1se3jy5b
    @user-th1se3jy5b 11 місяців тому +11

    Asad is the best camera man wallaahi❤

  • @Najmaalem
    @Najmaalem 11 місяців тому +14

    Sawirka ugu dambeeye ee Sunday on top waaye🎉🎉

  • @saidyaremo
    @saidyaremo 11 місяців тому

    Wlllhi Asad aan kuheestaa❤🎉

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 11 місяців тому

    Tayada sawir qaadida waxaan siin lahaa Asad hagio❤❤😊

  • @Josephboy44
    @Josephboy44 11 місяців тому +8

    asad hagio this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 11 місяців тому +5

    Wow mashallah my team kayga wan idin wata weligina farxad kuwada caweya

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 11 місяців тому +1

    Asad baa ja helay gacantaada 😊❤❤

  • @nastehaisak7149
    @nastehaisak7149 11 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 місяців тому +30

    KOKO BOQORADA UA-cam INAY TAHAY YAA SHAKI KA QABO ❤❤❤

  • @himilochannel418
    @himilochannel418 11 місяців тому +13

    Asad Aya shidan Aniga Iga dhex guuxayy ayuu sameeyy ❤️ Qaabka loo qaadayo

  • @makoibrahim4972
    @makoibrahim4972 11 місяців тому +1

    Le meilleur se asad c est très beau et jolie 🎉🎉🎉

  • @BiiniDaacad
    @BiiniDaacad 11 місяців тому

    Scw_kusaliya_nabiga_scw

  • @user-zh8wf5fd6j
    @user-zh8wf5fd6j 11 місяців тому +13

    Qofkii u khayrka badnaa..uguna aqoon badnaa..uguna naxariis badnaa.. uguna aqli badnaa..uguna ud goonka badnaa.. uguna dadaalka badnaa.. waa nabi muxamad ..Scw scw scw 😢😢😢😢😢

  • @AbdirahmaanAbdi8
    @AbdirahmaanAbdi8 11 місяців тому +5

    Of Course The Photographer 📸 of Asad Hagio is Beautifully ❤❤❤

  • @cabdinuur4616
    @cabdinuur4616 11 місяців тому

    Asc wll Asad arimaheena keen talye gemkaan❤❤❤

  • @ayaasincarab9518
    @ayaasincarab9518 3 місяці тому +1

    wax qurux badan koko idha bildhin❤

  • @rayaanruun6577
    @rayaanruun6577 11 місяців тому +18

    Midka asad quraxa badan 🥰

  • @asiyamohomed4517
    @asiyamohomed4517 11 місяців тому +3

    I’m photographer of family I say completely the way asad take pictures it’s professional wlhi 😂

  • @nafisomaxamuud5453
    @nafisomaxamuud5453 10 місяців тому +2

    Tem ceyda iyo koko waidin wata guul iyo gobanimo walal qaaliya

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin961 11 місяців тому

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @usaamexasan9729
    @usaamexasan9729 11 місяців тому +20

    Asad in the pulding a nothe level wallahi garnya garnye❤❤

    • @zamzamali4504
      @zamzamali4504 11 місяців тому

      In the building, another level ✅

  • @Daadamohamed7
    @Daadamohamed7 11 місяців тому +25

    Allah is one ❤

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 11 місяців тому

    Asad Hagio ayaa sawirka si fiican u qaadey coz of background ka space fiican ayuu siiyey effect fiicana waa ku sawirey🎉

  • @aslimed5476
    @aslimed5476 10 місяців тому

    Rerr magaal kulahaa asadow alah yahfidak from Djibouti salaan sareeh

  • @akramkhanofficial9522
    @akramkhanofficial9522 11 місяців тому +105

    Allaah is One ❤❤❤❤

  • @DjDhuusaaye-bx3ei
    @DjDhuusaaye-bx3ei 11 місяців тому +3

    Asad waa ku gu daydaa photography wayn ayaad tahay taliye❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaymacali7436
    @shaymacali7436 10 місяців тому

    Anig wlhi aseed ayn u codeyeey wey qurxab yihin sawidad wllooo😉

  • @dhaqane6692
    @dhaqane6692 7 місяців тому

    Scw

  • @haajimozcap
    @haajimozcap 11 місяців тому +9

    Lapa sawir ee challenge three ka. CeY da waa kaleer balse ka asad aa ka qurux badan 🎉

  • @user-abdullahiadam
    @user-abdullahiadam 11 місяців тому +12

    i am proud of you❤❤

  • @Rixda_Boy
    @Rixda_Boy 11 місяців тому +1

    Asad noi qofki camerada wx ka yqana

  • @miskicarab1396
    @miskicarab1396 11 місяців тому +5

    Ano team l phone ah hdana runta ayaa fican wxa quality leh kan asad really wxan u codeeyey asad ❤lkiin lphonka waan jeclahay😂🎉

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 11 місяців тому +19

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢😢

  • @kheiragarat96
    @kheiragarat96 11 місяців тому

    Best camera man is king ceyda 🥰🥰🥰

  • @Narkoedits
    @Narkoedits 11 місяців тому +4

    Asad wlhi picture’s kaaga dhan aa qurux badan

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 11 місяців тому +16

    اذا كانت امريكا🇺🇸 و روشيا🇷🇺ودول الغرب تفتخران بصعودهما الى القمر، فرسولنا صعد الى السماوات السبع منذ قرون، من يفتخر بنبيه سيد الخلق فليصل عليهﷺ🤲❤🌼🌹❤

  • @cabdifitaaxxasanjaamac4993
    @cabdifitaaxxasanjaamac4993 11 місяців тому +1

    Asad is not Easy ❤❤🎉

  • @yakupabdirahmaan5763
    @yakupabdirahmaan5763 11 місяців тому

    Asad no 1 wllhi Intaba

  • @abdallahassan7845
    @abdallahassan7845 11 місяців тому +29

    Tbh caydays one was absolutely spot on 😊

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 11 місяців тому +5

    Maasha allaah labada gabdhood aad ayeey u qurux badan yihiin laakiin Kokomo is more natural qurux dibiiqi ah ayeey Lee dahay