SHEEG HEESTAAN YAA QAADAY GABDHAHA vs WIILASHA YAA RAAYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 1,9 тис.

  • @hindiyowardheerebile2105
    @hindiyowardheerebile2105 10 місяців тому +95

    Quraan ayaa ku fiicnaa badalka heesaha lkn Next quraan ka soo dhiga ❤

  • @Bulxbeey15Rmd
    @Bulxbeey15Rmd 10 місяців тому +253

    Waxa sii jaclaan lahaa Quran inaa nugu badasho #asadhagio 😢

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 10 місяців тому +147

    hambalyo marka hore,lkn waxaa ku fiicnaa booskan Qur’anka ee Qur’an kuso badal InshaAllaah

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN 10 місяців тому +184

    The best person ever ,the most handsome, the brave man,the most trusted person ever, the most knowledgeable is our Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤

  • @Qaasimstudio3361
    @Qaasimstudio3361 10 місяців тому +168

    CAAWEY DADKII JECLAA NABI MUHAMMAD SCW ❤

  • @ShucaybMaxamed-oi6gx
    @ShucaybMaxamed-oi6gx 10 місяців тому +186

    Next Qur,an kasoo dhig ❤😢

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k 10 місяців тому +105

    The best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED ( صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 10 місяців тому +53

    Waxlbo waxaan ka fiican qur'aanka kariimka ❤❤❤❤❤❤❤
    القراءة الكريم ❤❤

  • @macalimoo25
    @macalimoo25 10 місяців тому +147

    he best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed ( صلى الله عليه وسلم ) ❤

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 10 місяців тому +50

    Hadaad u jeedo magaca nabigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم like saara🤲❤️😥

  • @aminamohammed5875
    @aminamohammed5875 10 місяців тому +59

    The best person ever the most knowlesgeable the most shine all create is prophet muhamed scw ❤❤❤❤❤

  • @QANSAXGAMER
    @QANSAXGAMER 10 місяців тому +49

    Tartan quraan samey ita tagersan farta❤

  • @atkarofficial
    @atkarofficial 10 місяців тому +171

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed ( صلى الله عليه وسلم ) ❤

  • @MawgaPro
    @MawgaPro 10 місяців тому +121

    ALLAH IS ONE ❤❤

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 10 місяців тому +59

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤

  • @himilo101
    @himilo101 10 місяців тому +31

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝❤

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 10 місяців тому +172

    Hadaad jiifka kudaawanayso like👍 hayga xaasidin❤😂😂

  • @zabrinabea
    @zabrinabea 10 місяців тому +56

    40 qof ducadoda waala aqbala iso duceeya wan xnun sanhy plaese😢all muslims🤲😭😓😭

    • @11naa44
      @11naa44 10 місяців тому

      Ilahay haku caafiyo

    • @user-wz9mr7oy4c
      @user-wz9mr7oy4c 10 місяців тому

      Allah kucafiya

    • @zabrinabea
      @zabrinabea 10 місяців тому

      @@user-wz9mr7oy4c amiin🤲😭

    • @zabrinabea
      @zabrinabea 10 місяців тому

      @@11naa44 amiin 🤲😓😭

    • @rahmacadey1107
      @rahmacadey1107 10 місяців тому

      illahay haku caafiyo abayo🤲

  • @xamdimohamud2087
    @xamdimohamud2087 10 місяців тому +42

    Allah is one ❤😢

  • @user-eh6rw1px9b
    @user-eh6rw1px9b 10 місяців тому +29

    Inaad quraanka ku tartansiiso ayaa fiicnaad asadow😢😢😢

  • @mavioboy3995
    @mavioboy3995 10 місяців тому +57

    Asad wllka quraan kadhig aayad ushidee bisinkee ku jirto alla sheegaa please taas noo samee 😊😊😊😊

    • @Basm025
      @Basm025 10 місяців тому +3

      Asadow midaa noosameee wllo

  • @Kadare21
    @Kadare21 10 місяців тому +95

    Asc Dhamaan Asad Hagio27 Waxan niiga Codsanayaa Dhamaantiina Adinkooo Mahadsan Next Game In Ad kasodhigtan Qu'Aanka Kreemka Inaad soo sameysid
    Adigooo weydinayo Ayah Weena dhamestirayan mise Ayada Xigta ayee sheegayan Please Igu raaca Team27 one love Dhaman❤❤❤

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 10 місяців тому

      Niyo Kuma Ficno Wayo Quranka Qosal iyo Qusuc La.aaan Waaa Dhambe ogow Wll

    • @Kadare21
      @Kadare21 10 місяців тому

      Qosol mesha maimanaya markas zxp
      Wyo Waa dad waaweyn oo Fahansan waxwalpo wanagsan

    • @hanadikhadar567
      @hanadikhadar567 10 місяців тому +2

      Wan kugu racsanhy huno mcn

  • @muusecismaan5839
    @muusecismaan5839 2 місяці тому +18

    TEAM RONALDO LIKE TA GADHSI 1K

  • @user-pk2tj8sf5q
    @user-pk2tj8sf5q 10 місяців тому +56

    Allah is one❤❤❤❤

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 10 місяців тому +187

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤😢

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb 10 місяців тому +38

    Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll ❤❤❤❤

  • @ahmedroble5126
    @ahmedroble5126 10 місяців тому +4

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all creat is prophet Muhammad scw ❤❤❤

  • @Akash-Verma1886
    @Akash-Verma1886 10 місяців тому +73

    Nobody:
    Koko: “WAXAA U MALEELOONAA” 😂

    • @KaifKalem
      @KaifKalem 10 місяців тому

      On point lol

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 10 місяців тому +85

    Allah is one☝️😢❤️

  • @joseph_adde
    @joseph_adde 10 місяців тому +21

    Allah is one ❤

  • @muniir_official
    @muniir_official 10 місяців тому +24

    I can't wait part 2 😂😂wlhi is so funyy soobadi gabdhaha

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +116

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @halaneahmed7534
    @halaneahmed7534 10 місяців тому +58

    Waxaa kaaga wanaag iyo ajar badnaay sheek aayadaas halkee ku jirtaa ama sheek saxaabigaas magaciiisa oo dhamestiran su,alo.diniyan ah

  • @aminamohammed5875
    @aminamohammed5875 10 місяців тому +9

    Allah is one❤

  • @ugaascilmixaange3539
    @ugaascilmixaange3539 10 місяців тому +7

    Legenow am new subscriber😮 This was really incredble. I really enjoyed watching it😂

  • @kowsaradow2351
    @kowsaradow2351 10 місяців тому +61

    😭😭😭asxabta cawa kali ayan dharimaya wayo wlshy an jecela aya iga geriyotay igo so duceya bless 😢😢

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 10 місяців тому +93

    Allaha is one ❤❤❤

  • @afnaanesmail2922
    @afnaanesmail2922 10 місяців тому +7

    Sundus aa nagtii waa haynaa ninka ninka 😂😂😂😂 funny wayee koko kama yaraysanee iyanaa ninku waa nin dheer oo cad 😂😂😂❤❤ gar iyo gardaba waa idiin wataa quweenaat❤❤

  • @MarwoCabduqadir
    @MarwoCabduqadir 10 місяців тому +2

    Congraratulation 1.5 million asad hajio ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @macalinxasan1384
    @macalinxasan1384 10 місяців тому +35

    Kusaliya nabi mixamed scw

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 10 місяців тому +41

    Part 2 Qur'aan ka soo dhig, Aayadaan suuradee ayey ku jirtaa cml i.a

  • @Kinglion-co2ir7xx9u
    @Kinglion-co2ir7xx9u 10 місяців тому +19

    What a come back boys 💯💯👏🎉

  • @zakidhoore9230
    @zakidhoore9230 10 місяців тому +6

    Heesa kadayo bal mar uun xaga quranka u dhaqaq please please 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasri.official
    @nasri.official 10 місяців тому +78

    1.5 million subscribers congratulations my pro asad Hagio❤

  • @afifmoha
    @afifmoha 10 місяців тому +41

    أفضل إنسان على الإطلاق وأكثر علم وألمع الخلق كلهم هو النبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @zakariyeinajo9626
    @zakariyeinajo9626 10 місяців тому +4

    The king ceyda libaxeyga waku wataa pro ❤

  • @LovelyHerculesBeetle-gw3st
    @LovelyHerculesBeetle-gw3st Місяць тому +1

    M.a wallyalkey waan idiin ku fana wlhi waxan rawa inaan farxadaan idiin lawadago wlhi wan idiin baryaa sideen idiin lawadaga isheg asad xajiyow

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb 10 місяців тому +77

    Next quran ❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 10 місяців тому +19

    Next Quran❤

  • @shaqalleyareviva18
    @shaqalleyareviva18 10 місяців тому +9

    Game ka xiga culimada soomaaliyeed kasoo dhig sheekh asadoow. ❤🙏🏼

  • @MNC1017
    @MNC1017 10 місяців тому +2

    Allah is one ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahiyusuf3172
    @mohamedabdullahiyusuf3172 10 місяців тому +63

    Barnaamijka ku xiigo waxaa ka soo dhigtaa sheeg aayaddaan suuraday ku jirtaa 🤍

  • @cabdalleyuusuf1068
    @cabdalleyuusuf1068 10 місяців тому +75

    Walal nabiga ku sali scw❤

  • @king_mufaza63
    @king_mufaza63 10 місяців тому +1

    Congratulations man 1.5m🎉❤

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 10 місяців тому +9

    allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed😊

  • @nasrudinahmad1108
    @nasrudinahmad1108 10 місяців тому +34

    Koko is series every game waka helay wlhi😂😂

  • @hassankaafi6725
    @hassankaafi6725 10 місяців тому +46

    Triple CCC Ceyda, Cadnan iyo Cumer Congratulation 🎉✌️🖐️

  • @user-xx6uy6it5m
    @user-xx6uy6it5m 10 місяців тому +5

    Taliye Heesihi hore xitaa ku cimaamad Barnamishka xiga ku sosamee ❤

  • @MahadC.naasir-vf5by
    @MahadC.naasir-vf5by 10 місяців тому +2

    Allaah is aone❤

  • @ayannaabdirahman
    @ayannaabdirahman 10 місяців тому +80

    Gabdhahaygii sorry Hal mrka sheegtanba wa farxaye guul ba idin rijaynaya marka danbe❤️ viva #dumarland✊️
    Tan kle asad ayahyga nolosha halimo gobad iyo Ahmed zaki ba qaday gabdhaha way saxnayen lagama badin

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 10 місяців тому +2

      sidookle tey kasi wayaan ee aa aqaano inaa la jogoo cml aa ushwgaye😂

    • @muxudiinkaraama-it7sl
      @muxudiinkaraama-it7sl 10 місяців тому +1

      Sax waaye raga ayaa badiyay sababto ah heesta waxa waaye ila bogo waxaana qaaday xalimo gobaad iyo safwaan halac viva ragga

    • @muxudiinkaraama-it7sl
      @muxudiinkaraama-it7sl 10 місяців тому

      Ha isku qaldina heesta ay isla qaadeen axmed zaki ee aayaheena noloshaay iyo mida uu asad daaray si fiican udhageesta kadib search gareeya gabdho mida uu asad daaray waxaa ku jirta mar uu dhahaayo safwaan ayaheega noloshaay

    • @bastian6210
      @bastian6210 10 місяців тому

      Safwan weye

  • @Samia12-c7z
    @Samia12-c7z 10 місяців тому +101

    ALLAH IS ONE ❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 10 місяців тому +491

    Karim B+9❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 10 місяців тому +6

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @manchuli
      @manchuli 10 місяців тому +2

      Scw

    • @goatkayoutubka
      @goatkayoutubka 10 місяців тому +3

      ᴀᴘᴀᴀʏᴏ ᴀɴɪ ʙɪɢ ᴛᴀᴀɢᴇʀᴏ ᴋᴜ ᴀʜᴀʏ ɪ ᴀᴀᴍɪɴ😮😢

    • @mohamedissack3538
      @mohamedissack3538 10 місяців тому

      SAW

    • @ismailkantala
      @ismailkantala 10 місяців тому +2

      14:17

  • @ina_abaan
    @ina_abaan 10 місяців тому +1

    ❤❤❤asc axb asad ma jawaabtid mar cunaaye sifiican ula soo hadal sxb cunaaye

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 10 місяців тому +24

    Asad gabdhaha way sheegeen. Music aa daartay hadday sheegaan fannaanka dhibcaha way leeyihiin. Laakiin haddii aa cod weydiiso markaas labada qof ee heesta qaaday midka codka leh waa inay sheegaan.
    #Team27Australia 2M coming 🔜🎉

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 10 місяців тому

    Asad keep going brother Barnamij kaan soo badi legend paeti 2 ❤❤❤❤❤👑💌🙏

  • @nuuraaqbalnuuraaqbal6518
    @nuuraaqbalnuuraaqbal6518 10 місяців тому +52

    Amiira iyo sundus is not easy 😂😂

  • @user-oc1by2tk3q
    @user-oc1by2tk3q 10 місяців тому +20

    Kusali nabiga ❤scw scw scw

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 10 місяців тому +1

    mesha aad heysa ka dhigtay isku day in aad ka dhigto waa diini ku saabsan - mida kale hormar ku rajeyn walalkey isha'allah

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 10 місяців тому +3

    codsi asad blz next qur.aan 😢 ii tix gali codsigaas

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 10 місяців тому +29

    Mashaallah koko iyo Amiira Qurux iyo sundus is not easy 😂😂❤❤🥰🥰🌹🌹👍

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 10 місяців тому +70

    alla meeshan maxan u joogi wye hal xitaa magafeen😂😂
    illahey haiga madoweeyo heesaha aamin😢 qur'aan inaa kasoo dhigto fiicnaan laheyd wlhi ugu yaraan xitaa juz camo iyo tabarak❤

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 10 місяців тому +11

      Xabad ma garan hesba ma dhegaysto

    • @user-if9gj1dq6x
      @user-if9gj1dq6x 10 місяців тому

      ana tan uku danbeso un aya garty

    • @abdiwiish2210
      @abdiwiish2210 10 місяців тому

      Wax aniga aya kuganayo bbbb😮😅😅

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy 10 місяців тому +1

      @@Aaamina12 alxm dheh illahey hanaga madobeeyo heesaha🤲

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy 10 місяців тому +1

      @@user-if9gj1dq6x m۔a shekhadena😘🙌

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 10 місяців тому +7

    Amiira heesta waa taqnaa lakin qof qaade mataqaano😂 legend mad.

  • @user-ty4wy4kt9k
    @user-ty4wy4kt9k 10 місяців тому

    the best youtuber in somali asad hagio🥰

  • @hodon5302
    @hodon5302 10 місяців тому +32

    Muraad Baan Leeyahaye ii soo duceeya wllhie mahadsanidiin😂

  • @sumayocadey7552
    @sumayocadey7552 10 місяців тому +31

    Inta fahntay heesta xasan sheikh Ee ismaciil Arka 😅

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 10 місяців тому +1

    Best youtuber asad hagio ❤

  • @amalabdullahi7064
    @amalabdullahi7064 10 місяців тому +1

    Coco daradeyd xamasadeyda barnamijka wlhi wax bdn kuceshceshtay she is the best 😂❤

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 10 місяців тому +72

    Allah is one 👆

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 10 місяців тому +2

      YES YES ALLAH IS ONE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +41

    The Must Legend Of UA-cam King Asad hagio KEEP GOING ABAABA
    ❤ Asad Hagio IS NOT EASY waqti walbo ❤😊

  • @mowliidhalane8795
    @mowliidhalane8795 10 місяців тому +10

    What a comeback boys

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 10 місяців тому +6

    Gabdha dhexda fadhiso quruxley weye❤

  • @ismailhaashi3637
    @ismailhaashi3637 10 місяців тому +67

    You have a talent my brother

  • @Nimconuura12
    @Nimconuura12 10 місяців тому +55

    Cawa is ogaday Ina heesaha Somali eber ka ahay 😂😂

    • @caasha93
      @caasha93 10 місяців тому +1

      Ani xata kula mid wlhi labo xabo xata mashegeen runti alxmdulilh waxan umalayna wadada kuqulqul ina garan laha bes😂

    • @Nimconuura12
      @Nimconuura12 10 місяців тому

      Waba roon tahay Lkin anigu heesaha somaligan ku badnayn 😂

  • @Rayoup_silent
    @Rayoup_silent 10 місяців тому +4

    Asadow sadex qof baa qadey heestii u danebysey 🤚🏻
    1: kiin jama
    2: abdijabaar gacliye
    3: isku filan
    Hal mid hadey ka sheegan wey sexeen ❤️‍🔥

  • @NasteexoFarxaan-oz2lc
    @NasteexoFarxaan-oz2lc 10 місяців тому

    Wllky Asad Hagio Keep Going❤️👑

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 10 місяців тому +20

    Kooko😂😂 Xaraabe weeye Waxa yari 😂❤ Qal qaalisanaaa Sida Amiira oo kale😂😂 Asadow Dhinaca wiilasha tahy Hablaha dhawr jeer ayay sheegeen hees lamaanaha Hal qof

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 10 місяців тому +7

    Next sheeeikh yaasha wacdiga❤❤ kusoo tartan sii iyo qur.aanka in.a

  • @cabdiaziizmohamed141
    @cabdiaziizmohamed141 10 місяців тому +5

    Next qur'aan kuso dhig Ashdown please 🙏

  • @mucadadam631
    @mucadadam631 10 місяців тому +42

    Quraan kuso badal❤

  • @ehzanahme
    @ehzanahme 10 місяців тому +11

    Asad allah ku cafiyo zxp from beled weyne hiiraan🇸🇧🇸🇧

  • @hassannoorali6872
    @hassannoorali6872 10 місяців тому +2

    Waa dadaaleysa Asad wareega labaad xaga iyo Culimada Soomaaliyeed codkooda ku tartansii

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 10 місяців тому +1

    Woow asad hagio ninka keliya barnaamij yada kale duwan loo tagay hore usoco wllo❤

  • @zackyfaarax3401
    @zackyfaarax3401 10 місяців тому +13

    Asad part two plz it's funny 😂😂aniga wiilasha utartamaa igu soodar 😂😂

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 10 місяців тому +10

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah inti music 🎶la daaray wlh 1kama fahmin ilaahow qalbigeyga kheyr ka ku badi🤲 anaga dhan

    • @hibanigesod5418
      @hibanigesod5418 10 місяців тому

      Aamin

    • @muunaali9672
      @muunaali9672 10 місяців тому

      Amiin me wlhi

    • @mssqosol
      @mssqosol 10 місяців тому

      Qaara gartay ilaahoww naga saas oo tahayna hees ma dhagysti😢

  • @user-hc7qq7ox9o
    @user-hc7qq7ox9o 10 місяців тому

    Asad part two samee❤oo 6 dooda ugu celi gabdhihi waa khiyan teen gulaysta team koko iyo amiira Sundus ❤❤❤❤❤😊

  • @queenxayaati9503
    @queenxayaati9503 10 місяців тому

    Tartarkii ugu shidnaa wye Asad kan cml soo badi❤❤🎉

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 10 місяців тому +13

    Su'aalo diini isku balami legend haddaa tahay😅😅😅

  • @abdulaahi961
    @abdulaahi961 10 місяців тому +18

    We need more games boys vs girls
    Congratulations triple c

  • @fatxikayse4442
    @fatxikayse4442 10 місяців тому +4

    What a come back 😅
    Team wiilasha

  • @ahmedqeys6274
    @ahmedqeys6274 10 місяців тому

    Asadooow wllhi Xareeero fiican Ayuuu leeeyahah waa ka helney noo soo badi sxp ❤❤❤❤❤
    Waan ku haysanaaa wlle