SHEEG CODKAAN DAD CAAN AH CODKOODA MAQASHIYAY GABDHAHA vs WIILASHA YAA RAAYAY 25DOLLAR THE TEAM WIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2023

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @Mohamed-Dhiblaawe1
    @Mohamed-Dhiblaawe1 10 місяців тому +89

    Aawey dadkii jeclaa nabiga scw❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 10 місяців тому +69

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like ❤Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @KingCaydafans
    @KingCaydafans 10 місяців тому +196

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋

    • @kokobulleofficial
      @kokobulleofficial 10 місяців тому +6

      ❤❤❤

    • @user-be4rk2jl2f
      @user-be4rk2jl2f 10 місяців тому +1

      ❤❤❤ koko my love abyo mcn

    • @user-hr3id1ml7u
      @user-hr3id1ml7u 10 місяців тому

      ASC Dhaman Bulsho weynta Soomaaliyed waxad noogu soo hagaagi kartaan daawoyin dabiic ama organic ah oo tayadoda lahubo lehna qaab loo isticmaalo iyo xadi laga isticmaalo kuna fiican ciribtirka cudurada maaraha loo wayey sida
      1. Gaaska,
      2. Baabasiirka,
      3. Sokorta,
      4. Dhiigkarka,
      5. Neerfaha,
      6 Cayilka saaidka ah,
      7. Cudurada maqaarka Cancerka,
      8. Caado wareerka iyo Dhalmo la'aanta rag iyo dumar
      8. Hiv=Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba.... Tijaabo cadeyn ah oo lahubo
      Fg' daawadani waa dabiici cadad sun ahna malahan qofwalibaana isticmaali kara xanuun iyo kahortagba '
      Insha allah waxaan isku dayi doonaa sida ugu quruxda badan inaan macaamiisha xog kaga siino haduu eebaha awooda badani idmo
      Tali iyo tusmoba nagala sooxirir wtsapp number +252610393859

    • @user-gt4yn8ju2v
      @user-gt4yn8ju2v 10 місяців тому +2

      ❤❤❤

    • @SiyanaSiyad-lz6js
      @SiyanaSiyad-lz6js 10 місяців тому

      ​@@kokobulleofficial❤❤❤❤

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 10 місяців тому +36

    Koko wiilasha caawa wey garaacdey wixiiba iyada ka wada jawaabtey wan ku wataa nio from dumarland❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 10 місяців тому +96

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @mowliidhalane8795
    @mowliidhalane8795 10 місяців тому +28

    Koko funny waaye wlhi isla weynina kuma arkin intaa arkay 😅😅

  • @DMAHA04
    @DMAHA04 10 місяців тому +26

    Ku salin Nabigena The Best person ever The most knowledge able and loving prophet Muhammad (SCW)❤❤

  • @Muniita-
    @Muniita- 10 місяців тому +63

    Viva dumarland ❤❤ dumarland is not easy ❤😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 місяців тому +57

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻❤️☝️🕋❤

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 10 місяців тому +138

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi 10 місяців тому +7

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad ❤❤❤salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahucalayhiwasalam salaahucalayhiwasalam ❤❤❤salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam

  • @AbdiKariim-pe1un
    @AbdiKariim-pe1un 10 місяців тому +72

    The best ever person , the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person in our beloved prophet Mohamed scw❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +56

    Ceyda Respectful man ❤ Amira is Not Easy faadil dumdum respectfull Amira 🖤 queen always queen 😊 Asad hagio is Not Easy Koko BOQORADA UA-cam KA 😮❤

    • @jabka-fp7uq
      @jabka-fp7uq 10 місяців тому +2

      Ee cumeer aawey sxpeeyow😂😂

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 10 місяців тому +354

    Allaha is one ❤

    • @user-mu3ye8ve3u
      @user-mu3ye8ve3u 10 місяців тому +5

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-mu3ye8ve3u
      @user-mu3ye8ve3u 10 місяців тому +5

      Asc

    • @fadumoqurux8841
      @fadumoqurux8841 10 місяців тому +3

      Wll qof walba og inu allh nabar one yhy lkn melaha ku haboon ku qor pls 😢

    • @zoyamaxamed
      @zoyamaxamed 10 місяців тому +3

    • @HeydaYassin
      @HeydaYassin 10 місяців тому +3

      Allahu Akbar kabiiraa❤

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 10 місяців тому +46

    The best person ever the most trusted person ever
    the most knowledgeable and even shining person is
    our beloved prophet Muhammad SCW)👍🕋❤️

  • @draf-ghost23
    @draf-ghost23 10 місяців тому +29

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet محمد رسول الله صل الله على السلامة

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 10 місяців тому +106

    Team koko and Amiira qurux is not easy ❤❤ Asad Hagio is not easy 🥰🥰 2M coming soon iinashaallah 🌹🌹👍

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 10 місяців тому +12

    Ku saliga Nabiga scw
    hajoojinin si wax walbo uhesho ☝❤🕋

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 10 місяців тому +35

    Ceyda qab qab
    Cumeer qac qac
    Koko naq naq
    Amiira dhaq dhaq
    Asad daf daf
    Fadil dum dum😂😂✋️

  • @abdiaziz1744
    @abdiaziz1744 10 місяців тому +16

    KOKO MARKE SAXDO ANIGABA FARXO😊😅❤ KOKO MAHAN ADA NURINAYO

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +67

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

    • @user-mu3ye8ve3u
      @user-mu3ye8ve3u 10 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BABAKE441
    @BABAKE441 10 місяців тому +60

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine allah created is prothet❤❤❤❤

  • @trailerchannel8052
    @trailerchannel8052 10 місяців тому +24

    Kisali xapipkena maxamad scw❤❤

  • @IshwaaqMukhtaar-er6wk
    @IshwaaqMukhtaar-er6wk Місяць тому +3

    Ku sali nabiga scw zcw❤❤❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 10 місяців тому +30

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥

  • @Hanad_c_h
    @Hanad_c_h 10 місяців тому +31

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all allaah created is prophet s.c.w🧠❤🥰🕋🕌

  • @Sakariye_cade
    @Sakariye_cade 10 місяців тому +54

    Asad YES or NO dookhaga I can't wait next video 😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 місяців тому +28

    Five legends always asad hajio and cumir and king ceyda and amira qurux and koko another's levels this is challenges hard music's 💯💯😍❤❤❤

  • @Amiira252
    @Amiira252 10 місяців тому +169

    Allaha is one❤😊

    • @user-hr3id1ml7u
      @user-hr3id1ml7u 10 місяців тому

      ASC Dhaman Bulsho weynta Soomaaliyed waxad noogu soo hagaagi kartaan daawoyin dabiic ama organic ah oo tayadoda lahubo lehna qaab loo isticmaalo iyo xadi laga isticmaalo kuna fiican ciribtirka cudurada maaraha loo wayey sida
      1. Gaaska,
      2. Baabasiirka,
      3. Sokorta,
      4. Dhiigkarka,
      5. Neerfaha,
      6 Cayilka saaidka ah,
      7. Cudurada maqaarka Cancerka,
      8. Caado wareerka iyo Dhalmo la'aanta rag iyo dumar
      8. Hiv=Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba.... Tijaabo cadeyn ah oo lahubo
      Fg' daawadani waa dabiici cadad sun ahna malahan qofwalibaana isticmaali kara xanuun iyo kahortagba '
      Insha allah waxaan isku dayi doonaa sida ugu quruxda badan inaan macaamiisha xog kaga siino haduu eebaha awooda badani idmo
      Tali iyo tusmoba nagala sooxirir wtsapp number +252610393859

    • @user-jw1qd3hb6u
      @user-jw1qd3hb6u 10 місяців тому

      Amiiro byo waan kujeclhey mgceyguna waa filsan byo MCNto ❤❤❤

    • @nimconuur
      @nimconuur 10 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤

    • @MuuminaAhmed-vs7hp
      @MuuminaAhmed-vs7hp 10 місяців тому +1

      @@nimconuur allahisone

    • @user-ux3ie3fx4s
      @user-ux3ie3fx4s 9 місяців тому

      M

  • @mohamedsom7940
    @mohamedsom7940 10 місяців тому +13

    The best person ever, the most knowledgeable the most shine all created is our beloved prophet _MOHAMED SCW .❤❤💕

  • @salebanomar1662
    @salebanomar1662 10 місяців тому +5

    Asc abtio asad waa ku salamay adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING DOON 2M 🎉🎉🎉INSHA ALLAH

  • @updifatahfarah3966
    @updifatahfarah3966 10 місяців тому +60

    Koko's wining mentality hits different

  • @IsmailMusa-qc9js
    @IsmailMusa-qc9js 10 місяців тому +43

    Allah is one

  • @SundusMaxamuudnuur-mo4zd
    @SundusMaxamuudnuur-mo4zd 10 місяців тому +6

    war markasta tartan wiil iyo gabdho hade galan gabdho leeaxee ugulestan waa yabee❤❤😂😂

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 10 місяців тому +24

    Team amira iyo koko guul marwalba insha allah ❤❤❤

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 10 місяців тому +13

    Caydo iyo koko way isku nuurayaan hadii khayr iskugu jiro Allah ha is waafajiyo ❤Amiin soo qora runtii waan isla jeclaaday labadaa qof❤

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 10 місяців тому

      😂😂😂 xoog le dadka iskugu dara😂

    • @SihamCaday
      @SihamCaday 10 місяців тому

      @@king______diini2777 may wll wax xooga ma jiro lkn waan iskugu ducaynayaaba hadii khayr iskugu jiro dad isku mudan weeyi 💞

    • @zahraqueen1760
      @zahraqueen1760 10 місяців тому +3

      Uf war gabadha kadhamaada kan uma qalmee mxa kaqaldan dadkaan😮😂😂

    • @SihamCaday
      @SihamCaday 10 місяців тому +1

      Intaa AAN arkayno runtii isagaa ugu mudan
      Inta doorka ah EE camera 📸 aanay qaban ma sheegin
      Allah ayaa khayrku meeshu Ku jiro og EE hadii khayr iskugu jiro Allah ha iswaafajiyo Amiin 💞

    • @ayaan7141
      @ayaan7141 10 місяців тому

      Nyh wilka yrka ah hagu so dhisin koko 😅

  • @Catoosh16
    @Catoosh16 10 місяців тому +20

    Allah is One ❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 10 місяців тому +29

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 10 місяців тому +11

    Congratulations 🎊 👏 💐 gabdheheeena❤❤❤❤

  • @abshirxuseen5266
    @abshirxuseen5266 10 місяців тому +19

    40 qof ducadoda wa la aqbala wll murad ban leyhy iso duceya🥺

  • @user-gp8hv7kc2n
    @user-gp8hv7kc2n 10 місяців тому +6

    Asc wll Asad cafimaad iyo cimri dheer Ayaan ku rajeynayaa I.a abowe❤❤❤

  • @PLLACKGAMER-bn6lf
    @PLLACKGAMER-bn6lf 10 місяців тому +62

    Allah is one❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 10 місяців тому +16

    Allah is ONE☝️❤

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed1588 10 місяців тому +11

    Team gabdho is muujiga koko and amira qurux ❤❤❤❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 10 місяців тому +18

    Go forward brother team 27 ❤

  • @xamdasuudi6138
    @xamdasuudi6138 10 місяців тому +11

    Koko waa fan😂 waanba iska jecelahay taa yar

  • @balbalarkaandistakiin3567
    @balbalarkaandistakiin3567 10 місяців тому +6

    Ku sali nabigena scw 🙏👍🏻🕋🕋

  • @mustaphesancho5884
    @mustaphesancho5884 10 місяців тому +13

    The legend always Asad ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 10 місяців тому +6

    Keep going prophet koko ❤❤❤

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 10 місяців тому +27

    Gabdhaha way ka weynyihiin wiilasha, Cayda Iyo Cumayr ma garan karaan Proff Dalxa 😂😂
    #Team27Melbourne

    • @user-hx5cc3tx8d
      @user-hx5cc3tx8d 10 місяців тому +1

      Haa wlhie

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 10 місяців тому +6

      Dalxe ma dhiman dee
      Waa horena ma ahayn midda kale weynan meshan kama muqato kamana shaqyneyne
      Maxad ma qashay ama taqaan bay cayartu ahayd huno

    • @guledrage8086
      @guledrage8086 10 місяців тому

      @@naciimo_cabdisahal1625 Proff Dalxa waa dadkii hore, dhalinyarada hadda ma aqoonsan karaan codkiisa. Laakiinse gabdhaha way garteen. Waan ogahay in gabdhaha ay isku hiiliyaan 😂 difaac aa bilowday 😆

    • @IsmahanAadan-xn8ji
      @IsmahanAadan-xn8ji 10 місяців тому

      ​@@guledrage8086faraax Lugo diomond qararka gorme dhafesin Viva dumarland 😅😅

  • @sacidogoomey2180
    @sacidogoomey2180 10 місяців тому +11

    I love you from the bottom of my heart 💜 Asad hagio ❤

  • @sabiriinhaajickaadir
    @sabiriinhaajickaadir 10 місяців тому +8

    koko and amiira are not easy congratulations dear sister ❤🎉🎉

  • @king__rashkka12
    @king__rashkka12 10 місяців тому +4

    Hadal afkaaga ka soo baxo waxaa ugu qeyr badan saliga nabi muxamed scw wll igu la sali nabiga scw❤

  • @huskacade-mr3eq
    @huskacade-mr3eq 10 місяців тому +10

    The legend always legend🎉

  • @Qamar-wp6fj
    @Qamar-wp6fj 10 місяців тому +8

    The Real Goat Mr Asad Hagio.❤

  • @user-fl4og5bh1l
    @user-fl4og5bh1l 10 місяців тому +20

    Allah is one ❤🎉🎉❤😊

  • @ahmedabdi4136
    @ahmedabdi4136 10 місяців тому +3

    Qur,aan online ah qofkii ubaahan reply isoogal,
    barashada iyo xifdinta qur,aanka waa muhiim

  • @M4Rvv4N
    @M4Rvv4N 10 місяців тому +24

    اللهم صلى على سىدنا محمد ❤❤❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid 10 місяців тому +63

    Allaah is one☝️❤️

  • @qadrasuleiman
    @qadrasuleiman 10 місяців тому +7

    Waa video ugu horeeyay oo daqiiqsd yaalin oo aann daawado❤😮😂😂

  • @Ali_Abdalla
    @Ali_Abdalla 10 місяців тому +7

    Ninka kaliye youtub Talinti ku joogo wan ku salamay asad Haji✌️

  • @user-zt4xl8ux5u
    @user-zt4xl8ux5u 10 місяців тому +19

    Ceyda 😅murugta soo daldal kulaha June July 😅 kan yar waa funny wlhi 😅boqor magaca ha jiro 🤴

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 10 місяців тому

      murugta soo daldal 😂😂😂

  • @abdirizaakhofficial9115
    @abdirizaakhofficial9115 10 місяців тому +2

    Wll muraad baan leeyahay in uu ducadaa alh ii aqbalaa laga yabaa ii duceey alh ha ii sahlo muraadkaas iyo dhaman inta muslim muraad leh alh ha usahlo

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +3

    Jah guusha msh allah amira and koko congratulations

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 10 місяців тому +5

    Soo funny wllhi soo badi asad xaajiyow ninka kaliyee talent ku jooga youbeka

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 10 місяців тому +11

    Hassan Soya Waaye Codki ugu Horeyay oo Lagu Bilabay 🤟

  • @cashamaxamuud2506
    @cashamaxamuud2506 10 місяців тому

    Th Best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our belvédère prophète Muhammud scw😢❤

  • @user-fl8wv6cl2p
    @user-fl8wv6cl2p 10 місяців тому +7

    Wlhi marka vediogagu iso dhaco saan u farxo🎉😢❤ ilhy hakaga farxiyo

  • @Hamze462
    @Hamze462 10 місяців тому +5

    Nabiga ku sali scw❤

  • @Doodaye
    @Doodaye 10 місяців тому +8

    Kusali nabigeena muxamad scw

  • @sakariye7
    @sakariye7 10 місяців тому +2

    Keep going my brother Asad Mohamed xaaji

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 10 місяців тому +2

    Congratulations koko iyo amiira

  • @safiyaxuseenibraahim7779
    @safiyaxuseenibraahim7779 10 місяців тому +21

    Koko her reaction so funny😂

  • @zakariehussein3650
    @zakariehussein3650 10 місяців тому +3

    Waa Barnamijkii Ugu Horeeyay Aan 100kii 💯 GaRto Codadka 🎉

  • @mulkiabdulahiibrahim8112
    @mulkiabdulahiibrahim8112 10 місяців тому +5

    Koko the best person wana xarawo 😅😅😅😅😅 guleyso

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 10 місяців тому +5

    M
    A koko waa qof qalbi fiican

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 10 місяців тому +5

    Ceyda iyo koko cwada iney var iska ilaalinayaan inta ila aragtay😂😂😂😂

  • @zabrinabea
    @zabrinabea 10 місяців тому +15

    Team 27 qof walbo oo qoralkeyga aqriso haiso duceso inu allha murugda iga qado waa idin barya yaaa muslim🤲😭😭😭😭😭😭

    • @mustafefaysal
      @mustafefaysal 10 місяців тому

      Ilahay haku cafiyo

    • @zabrinabea
      @zabrinabea 10 місяців тому

      @@mustafefaysal jasakalhu qeyran wll🙏😔

    • @xalimomacalin2228
      @xalimomacalin2228 10 місяців тому

      Ilaahay hakaa qaado murugada kuhaysa wll 🥺🤲

    • @FarxiyaClLahiaxmed
      @FarxiyaClLahiaxmed 10 місяців тому

      ilaahay.hakaqado.murugta.farxadna.hakugu.badalo

    • @zabrinabea
      @zabrinabea 10 місяців тому

      ​@@FarxiyaClLahiaxmed amiin yaa rabi allha haku dhowro aqiro io adunba🤲😭😭

  • @Miimi68
    @Miimi68 10 місяців тому +4

    Nice game 😊 keep going asaadkeenah

  • @mohasacid4172
    @mohasacid4172 10 місяців тому +7

    power of East Africa Somalia 🇸🇴💪🌍

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 10 місяців тому +3

    MR 1M keep going taliye😮❤

  • @AbdiAbdullahi-pv3mf
    @AbdiAbdullahi-pv3mf 10 місяців тому +4

    Score qofki ugu horeyey oodaabto waligey❤❤❤❤

  • @mohamednahal8440
    @mohamednahal8440 10 місяців тому +33

    1. Hassan Soya
    2. Hodan Abdirahman
    3. Dalmar yare
    4. Mama Malyuun
    5. Malyuun Manka
    6. Rayaan Bajaj
    7. Nimco Jookar
    8. Proff Dalxa
    9. Iqra Albattros
    10. Taliye Shub😂
    11. Boqorada Style ka
    12. Rasmi Reys
    That is All ✅💯💯

  • @user-od8zb8td1v
    @user-od8zb8td1v 10 місяців тому +4

    Guuuul inta nololijirto wllky ASad

  • @abdillahiaden9076
    @abdillahiaden9076 10 місяців тому +10

    Every body now Allah is one

  • @AxmedSheeqabdi-ye7hl
    @AxmedSheeqabdi-ye7hl 10 місяців тому +6

    Asad hagio always keep going🏃‍♀️

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 10 місяців тому +2

    Congratulations Dumarland 🎉🎉❤❤

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 10 місяців тому +13

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤😊

  • @sakariye7
    @sakariye7 10 місяців тому +13

    Respect 🎉

  • @Hodanqurx12
    @Hodanqurx12 10 місяців тому +18

    Team koko is not easy ❤

  • @xogogaal1077
    @xogogaal1077 10 місяців тому +12

    Team dumarland is not easy😂😂😂

  • @amishladanofficial363
    @amishladanofficial363 10 місяців тому +2

    Qofkii ugu horeeyay baan ahay caawa yes ❤😊

  • @AbdimuxsinAbdirahmn-gr3mp
    @AbdimuxsinAbdirahmn-gr3mp 10 місяців тому +2

    The number 1 somali youtu.bee😊

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 10 місяців тому +3

    Asadow ayanta video yaashaaada caajis wayeh sookululeey bro

  • @MoxamedJallo
    @MoxamedJallo 10 місяців тому +20

    Kusaliya Habibkena (SAW)

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 10 місяців тому +5

    ❤😂Asad mahadsanid cawa waa soo orday lkn waliga soo horeya

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 10 місяців тому +8

    Codkay garan waa yeen waa ugbaad argsan ❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdisalan3784
    @maxamedcabdisalan3784 10 місяців тому +13

    Kaftan team 27 madax korkiis
    Cayko😅❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +57

    KOKO IYO CEYDA BEST COUPLE EVER 😂😂😂😂❤

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 10 місяців тому +1

      Wali ma wadaan 😅😅😅

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 10 місяців тому

      Way kaweyntahaybe

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 10 місяців тому +1

      ​@@Xati-ve3tg oo ma intey jiraan ayaad ka warhaysaaa

    • @QadroRooble
      @QadroRooble 10 місяців тому

      ​@@ugaasqablan3564 waa run weykawentahay Indha ah maa ladahay

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 10 місяців тому

      @@ugaasqablan3564
      Ceyda 20 jir waye koko 25 kama yara wll video mar wllkeeda la weydiyey wuxu dhahay 97 ama 98 ayay dhalatay koko
      Inay kaweyn tahay suaal ma ka tagaan markaa

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 10 місяців тому

    Azad hagio number one somali youtuber keep going