Sheekadu waxay na tusaysaa inay qof aan waxba galabsan wax loo yeeli karo wax meel kale ka dhacay. Haddadan ayaa puntland dad wax loogu geysanayaa arimo Kenya ka dhacay dartood. Ilaahay soomaali qabyaalad ka caafimaadi
Asc sh mustafa walahi iLaahi dartii baan kujecelyahy ale hakuhafido shayadiinta sharkoda Ale hakaqabto hor usoco waliga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Afweynaha cadaabka Alle haku gubo lacnad haku dhacdo
Sheikh Mustafa waa waaya arag Allaha Ku xifdiyo sheikh
Subxaana allah sheekhiii Aad baad u so rafaaady Allah ku dhoro
Alxamdullillaah faqudica Daabiri Ladiina Dalamuu
Isku soo wada dar waan ku daalnay wll
Pole Sana bro
Wallaahi waayaab waa caado xun oo aan soomaalidu lahayen
Sheekh alla haku barakeeyo niman liita baa kuhelay lakiin tolka mawada qabo
wcs al muwaxid shiikh mustafa runti wanba dherarayi qeybtan🙏
Carabey allaha u naxariisto xalane joogay nin qiima badan bu ahaa oo Somali ah 1987 ayaan bartay in la dilay waa maqlay
Allah haku xafdiyo shiikh
Illaahay xagiisa umbaad kanooshahy
Ducadii duqii darood ugu duceyey marexaan baa igu so dhacday qeybtan marka daawaday
Marexaanow marka yaabtay ......
Marexaan waa digteetar somali kala dilay oo dalka burburiyay lacnad haku dhacdee
Sheekadu waxay na tusaysaa inay qof aan waxba galabsan wax loo yeeli karo wax meel kale ka dhacay. Haddadan ayaa puntland dad wax loogu geysanayaa arimo Kenya ka dhacay dartood. Ilaahay soomaali qabyaalad ka caafimaadi
AlxaMdulillah
Asc captane Adam carabey waxaa la yiraa inna Sabriye indho yare waa la diley waxaa loogu aarey cabdicaluuq. Wuxuu ahaa Duduble oo reer Maxamed camal.
ASC. Noosoo dadaji adoo raali ah
Alxamdulillah calaa kulli xaal
Nosoooo dhamestir shekhiiiii
Maad xooga soo dheereysaan daqiiqadaha
Sheikh please habenki labo xabo kadhiga vedio ama wkhti dheer ka dhig ado raali #Allah ha ku xafido ✊🏾
Abtoyow Allah ku xafido abtigey batahay
Asc sh mustafa walahi iLaahi dartii baan kujecelyahy ale hakuhafido shayadiinta sharkoda Ale hakaqabto hor usoco waliga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Part 12 nosoo dadaji Akhiii fil Allah
Sheeq qebta xigta lasoco dhaqso
mustafe waageesi
Fadlan makulaa xidhiidhikara cheikh
Hadal soodhawoow
Shk waan kasugeeynaa telkiisa inshalah
±252682588890
Whatsupka sheekha waaye
Aaqaraa war jiraa
Asc sxb inosodadajii
Soodhamaystir wlal
Idoor ineyney nasab eheyney kutusi qisadaanu
Adiga miyaa masab aha markaa hoyadadi ilaka yarta ahyd wase
Iidoor afweyne oo lacnad ah aya dhibaateye cadaabka Alle haku fogeye
Shk aat baat umahatsantahay was aabkaada inaan helo aatbaan udaneeynayaa
±252682588890
Whatsupķa sheekha
Part 12 sheikh
Shekhana Qisada iska wadeed
Gun baa ku heshay sheekh
Waxaan ahay jahiil xagaa tawxiidka
Asc wll waxaan rabaa telephone ka shikha meel aan kala xidhiidho
±252682588890
WhatsApp sheekha
Meel xasaasi ah ayey maree qisadu sheekhow haina loo soo boobsiiyo Qeyta 12aad
Masha alaah shekhana al fadil