Breaking bad ninkii yaqaanaa yaqaano Musalsalkii ugu xiisa badnaa oo Soomaali aan ka dhageysto. Maasha Allah, Sh. Mustafe waa nin dhowrsoon aadna u dhiirin. Xusuustiisana Allaha u daayo una siyaadiyo. Waxa sheekada xiisaha u yeelaayo waa xusuusta maasha Allah.
Illaahay waa uu Barakeeyey hal qalad ayaaa ii muuqatay go'aanka aad la qaadatay oo ahaa xaaskaagii reer Tanzania oo iska dhiibtay wadankii ay fiisahii ku soo gashay inaad wada degtaan oo aad iska dhibtaaan.
Breaking bad ninkii yaqaanaa yaqaano Musalsalkii ugu xiisa badnaa oo Soomaali aan ka dhageysto.
Maasha Allah, Sh. Mustafe waa nin dhowrsoon aadna u dhiirin. Xusuustiisana Allaha u daayo una siyaadiyo. Waxa sheekada xiisaha u yeelaayo waa xusuusta maasha Allah.
Qisadan waxan gabartay ad adeeg Jazakallah shiikhuna
Maashaa allah
Kkk waa markii koobaad oo ciise ree jabuuti ah ka dhex maqlay barnaamishka.
Illaahay waa uu Barakeeyey hal qalad ayaaa ii muuqatay go'aanka aad la qaadatay oo ahaa xaaskaagii reer Tanzania oo iska dhiibtay wadankii ay fiisahii ku soo gashay inaad wada degtaan oo aad iska dhibtaaan.
Maasha allah shiikh allah haku sharfo
Qiso faaiido badan maasha allah
Waa Qisa wanagasan jazakallah
Sheikh digaal badnida
Cajiiib
Cajiib
M,a sh allah hakuhifdiyo adun iyo aqiro
Subxaana allah Allah geesinimoo kugu manestay
Waalee gob ayaatahay 😊❤ ma sha Allah
Xujaa u xiran shiikha
Jazaakallaah kheyr
Wa halkii adiga iyo badarigii aad isaga hortimadeen
Similar story aa ku dhacday Somali walbo oo Yurub soo gashay
Allah Caanood dhibadanaa
Wan ku jecelahay ya sheikh Rabbi haku xifdiyo
Allaha kujelaado
sh mustafe waa nin soojabay waxaa icajabiyey xasuusta dadkii ay islasoojabeen si uu magacyada uu uxasuusan yahay masha allaah magacyada magaalooyinka dadka iyo taariikhda sidii ayuuba uxasuustaa masha allaah aniga ayaaba kagartay dad badan
Mansha alah
Qeybtii 20 aad baan sii marayaa! Waa qiso cajiib ah. Adigana Sheikhow qartaato waa kasoo daashay.
Wuxii soo aadaba gafuurka buuku dhifanaayaa
Xariif yahiid
Hadaad doonayso inaad banaanka baxdo, Tikitka inaad jeexjeexdo ma ahayn.
Sh kena. Nowgu imoow gabar cowlyahan ah kusodhwow wad mudaantahay mujaahiid muwaaxiiid difaca twxiidka. Utagaan Afkada. Malab Lagu qabay cadawgada hajaabo
Cawl yahan maad thy
Mahadsanid,cawlyahan waaqabiil gob ah ooaan jecelahay....m.a.
Nolow cheikhaygi inta nololi jirto
Sheekh caawa waa fiir yahan
Movempick aa la dhahaa
Masha allaah
Caritas hay'ad faafisa diinta kirishtanka oo ku shaqysa magaca humanitarian ah. Astaantoda xataa cross ➕. Dhulka somalidana way ka shaqeyan
Masha Allah ❤️ waxan layabay shkadan tiba tiikale waay kasii macantahay midakle sh waxa iga baxay calol adeeg ❤❤
Maanshaah
Waxkasta sawirkooda heysaa xasuus qor maaqoratey
Ninkaan jilbaha ka soo murxy, ciyaal jalaato maha
ALI lagaaraaca idam Allah
Wadankeenu Macaanaa
Dad Auuna Lahayn
Walee yamyam waa balayo
Diplomacygi oo Austira ku feedhtamaya kkk
Geesi sh mustafa
Darsigu caawa xiisa gaaruu iilahaa
War ninkan cajiib waaye
😂😂😂
Dalka meel adag baa laga keenay
Qaybwalba qaybta kale kasii xiisa badan😊😊😊.
Cheikh wayaarag ayatahay gessi ah waankusalamay
Sheeq qeebtan waan soo dhameysta lkn dalka dib,maoogu soolaabatay waxaadna kamidtahay dadka sheekada kufiican
Sheekhu hada soomaaliya ayuu daganyahay
Sheikh part 21
Ninkan sheekadiisa been baa ku jirda cid walba isga dila cid walba isaga maaga waxaas macquul maaha
Diplomacy weyn waayo waayo iyo taariikh 😂
Runtii diblomaasi waad ahayd,madama oo qolodii masar immigrationka ad kasii daysay,dadkan turkiga ku xanibana aad dadka ula hadashey.
Hhhh
Sh lacala haddaad buug ka dhigeyso u Bixi "Diblumaasi Dagaag ah". Qeybta diblumaasiga ayaa qosol ah 😂
Sheekadaada Anagiibaba Aad moodaaba inaan Kulasocono Safarkaaga
Wxaaan sheeko waa dhaaftay Magac kle u bixi
Noo soo bade
Manta noso geli
Xabsiyada shabab kasoohadal