Anigoo sii seexan rabo, qeybtii 22aadna dhameystay, kana yara walwalsan in taxanihii iga dhammaaday, baanba arkay mid cusub oo hadda soo gashay. This is a very good story, and you’ve mastered the art of story telling. Haddii waxbadan dhimanyihiin maalinkasta 2 xalqadood noo soo gali. Mahadsanid Sheikhoow
Ax wlhy qisadu waa markii kowaad ee aan murugo dareemo kala tagii adiga iyo gabadh really film 😢😢😢😢 gabadhaa khayr ban u rajaynayaa iyo guul gabadh karti leh bay ahyd
وما الحب الا لحبيب الاولى . Sh mustafe barasho wanagsan ,xalqadahan kamid ah noloshadaada waxaan ka bartay shalhsiyadaada iyo gobonnimo inaas u dhalatay .
Sheekh aad baad umahadsnthy waa sheeko aan wazbadan ee wcaalka dunida kabaran karno dad badan anfacaysa, adna wano dadaaahay. Noloshaada dambe iyo reerahagii dambe manoogu daraysaa, sheekadadii guurka hore way xiisa badnayd runrii😅 inkastoo qadar jiray jadana nin Allah leh ayaa tahay keep going
Walhi aad ban umurugody mrki an maqlay in la tarxiilayo o tanzniya dib logu so celinayo waxana kasi murugody marki uu shikh yiri dib dambe isu maanana arkin shiikh wixi dhib aad so marty danbi dhaaf bay kunoqonayan in shalah iyo darajo
قدر الله ماشاء فعل wxa lagayabaa dalinyaroo badan iney kamurgi lahayeen xaaskii horee qurbahaa aya jirta balse adiga wxa murug igubeertee xaskii sheqaa halkii ay qadartu kukalageysee
Sheekhow qeybtaan aad ayay ii xanuujisay aayadda aad aqrisay waxay i xusuusisay qiso xanuun badan oo uu kitaab ka qoray wadaad kuwaiti ah oo Guantanamo 14 sano ku xirnaa qaab khiyaano ahna Afghanistan looga soo afduubay qisada afduubka ayuu cinwaan uga dhigay aayadda: وكان أمر الله قدرامقدورا
Sheekadaada ustaadii min awal illaa hadda ayaan la socday laakiin clipkaan sidaan u murugooday inaan ooyo ayaan ku sigtay, maxaa yeelay lamaano 3 sanadood ku dhowaad ka la maqnaa bey Norway kala musaafurisay laakiin waxaan ku wan ay lacalahu khayr markaad tiri

Sheikha reer magaal ayaad tahay, mash allah sheikh waad ku fiican tahay taariikhda. Intaasi iska kaftan.
لا إله إلا الله لا إله إلا الله كاد قلبي أن يتفطر يا شيخنا الفاضل حين سمعتُ ما وقع عليك من المشاكل يسر الله أمرك بالخير وأرشدك إلى الصلاح والفلاح
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Illaahay haku barakeeyo sheekh mustafa
Sheikhana intaad tariq kahaleyse Midan mid kaxanun bdn majirin. Allah Cimriga haku barakeyo
Xataa aniga ayay xanuun igureebtay wll
@@al_tauhidchannel4526 Muminka wa la intixama Runtii wa in La sabra.
Sh Mahad Abdi xamuumi ( joofeey) Allaah ha u naxariisto Xamar buu Ku dhintay 3 sano ka hor.
Ax wlhy qisadu waa markii kowaad ee aan murugo dareemo kala tagii adiga iyo gabadh really film 😢😢😢😢 gabadhaa khayr ban u rajaynayaa iyo guul gabadh karti leh bay ahyd
Jazakallah
SubxaanAllah. Neero sheekadiina anaa kuu keenaayo haduu dhintay iyo hadii kale InshaAllah
Inshaalaah bro
وما الحب الا لحبيب الاولى . Sh mustafe barasho wanagsan ,xalqadahan kamid ah noloshadaada waxaan ka bartay shalhsiyadaada iyo gobonnimo inaas u dhalatay .
Mahasanid
Jazakallah shiikh mustafe waa qiso wanaagsan
1993 xiligas wa xiligi aniga andhashi Allahu akbar .haday dhimati Allah unaxarista haday noshahayna Allah xifdiyo
Gabadha allaha xifdiyo qof aqoon Leh Karti badan ayay aheed
هذا هو الحب الحقيقي ولكن قد رالله وماشاء فعل
Shiekh mustaafa, dhalinyaronimo wadaad ku noqo kuna weynaw wa nicma Masha Allah, Europe aniga dhextagan illahay ha igaso aruriye
Aamiin
Adeer cali caanood illaahey ha unaxriisto
Sheekh aad baad umahadsnthy waa sheeko aan wazbadan ee wcaalka dunida kabaran karno dad badan anfacaysa, adna wano dadaaahay. Noloshaada dambe iyo reerahagii dambe manoogu daraysaa, sheekadadii guurka hore way xiisa badnayd runrii😅 inkastoo qadar jiray jadana nin Allah leh ayaa tahay keep going
😮😮😮 qisadi meel aan Fileyn ayey aadey #Sheikh dalmar yad tahay wlhy #next episode ✈️
Allahu akbar
Runtii waa qisa xanunbadan waxaana dhihi karaa waxkasta waxa kujirtey xikmad Alle,
هذا المسلسل يحتوي مغامرة، قصة حب رومانسية، خيانة، قتال، لذالك اصبح ناجحا وذو شعبية كبيرة😂
Maasha allaah waa taxane quruxbadan aadna uqiimo le sh allaah sw hakubarakeeyo
Walee sheikha iyo dad badan oo 1991-1993 Europe soo galay isku sheeko waaye
Sheek Mustafa Dhamaan xalaqoyinkan bilow ilaa hada waan la socdaa Qeybtaan Emotional ayeey iga dhigtay wlhi lkn Kheir ayaa kugu jiray inaad go'aankaas qadatay😢
Run waaye. Germany meelo badan aa leeska dhiibi jiray oo ceeyr laga qaadan jiray
Sheikh mustafoow Allah hakubarekeyo
Aamiin
Walhi aad ban umurugody mrki an maqlay in la tarxiilayo o tanzniya dib logu so celinayo waxana kasi murugody marki uu shikh yiri dib dambe isu maanana arkin shiikh wixi dhib aad so marty danbi dhaaf bay kunoqonayan in shalah iyo darajo
Shekh ninki abdiwali aha Wu dhintay allha unaxaristo
Lacalahu kheyr sax waaye xigmad alle ayaa ku jirtay hadiiba khofka waxa uroon garan maayo ileen haduba garan lahaa ajashiisa ayuu kacarari lahaa waxaba dhici lahayd inaad naag iyo caruur ubaar dareeso dacwada diinta marka hada caruurti iyo xaasas alle waku siiyay dinti allena labada gacmood ayaad ku khabsatay saas darteed alle waa kaa badbaadiyay dhagarti ay naf iyo shaydaan kuu khurxiyeen allxamdulilaah
Maashaalaah sifiican ayaad u fairway dhacdadaas iyo xikmsdii kadanbaysay allaha kuxafido.
M.a allaah hanoo kaa xafido
Walaahi, Sheikhow nin dhiiran aa aheeyd hadaaba 1995 ka soo tagtay Europe.
Waan farxay markaad gabadhaadii is hesheen, hadana waan murugooday markaad tiri waagaas baa isugu kiin dambeysay😢😢.
Mchllah jazakallah
Asalamu calaykum sheykh marka hore ilaahay dartii baan ku jeclahay
Marka labaad aan kula kaftamee caawa xalqadan murugaa ka muqatey anaguna waanu kula darenay
Magabadhaad weli jacaylkeedi daremaysaa wakhtigu idin kala fogeeyey waa kaftan
Arinka udan beeya lambarkaaga noso qor hadaad awodi karto
walaal allaha kujeclaado,
Markalabaad soow maogid inay ahayd qofkii ugu horeeyay ooan nolol lawadaagay,meel wayn ayay iigataallaa,qadarkuna waameeshiisa,,whatsupkayga
+252682588890.thanks
من اين لك كل هذا الصبر والثبات حفظك الله يا شيخنا
من الله عزوجل يااخي حفظك الله
Mashalaah shiikh 🎉🎉🎉
"Raga socodku waw door hadduu mawdku daayo"
حياك الله بخير
Manshaa Allah
Shiiq allah haku xafido
Cajiib shiikhow
Malagayaba in taxanaha safarka dheer ku jirno
Anah Inan murwadeydii
Ama xaaskeygii
Aan halkaan iska helno ama iska barano kolla gabdho somaliyed oo badan ayaa kugu xirane qisada sheekadaan safarkii dheera
Sheikhow, thank you, jareerta Xamar guryaha dhisi jirtay oo $1 dollar maalintii qaadan jiray ka waran. Aniga aabaheey madax uu ahaay dhibna mana arkin
Qof walba wixii alle u qadaray ayuu marayaa,waana xikmad allaah wll
Germany iyo Swisska isku mid ee ahaayeen.
Saaka markaan dhagaystay qaybtan aad baan uga xumaaday
Xataa hurda waa. Igu soo dhici waysay
Cajiiib ….wixiiii illahay qoray ayaaaa dhacdo ……
Wallahi wan askunaxay markad dahdi malinkas aya wijikeda igu danbeysi
That's really hurt me
Shiiq mustafe
قدر الله ماشاء فعل wxa lagayabaa dalinyaroo badan iney kamurgi lahayeen xaaskii horee qurbahaa aya jirta balse adiga wxa murug igubeertee xaskii sheqaa halkii ay qadartu kukalageysee
Waleehadaanaxay sidii ani ga lay gaqaaday taan jeclaa aaaa aaaa waaqalbijab weeye
Shk malintii 2 sogale
Qeybtaan ayaan maraa
Sheeko jaceel Qatar ah
runti wan qoslay cawa😂😂
ASC ya akhii mustapha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc sheke mustafe abdiwali jilbaweene alla ha u naxarisa
Hi😊
Cajiiib waaye wlhi
Qisada ma halkaa ayey ku dhamaatay mise
Sheikh ma dhamaday xalqadii 25 ma arkine
Sheeqa waxaan kacodsaneeynaa inuu book kuqoro
Sheekaddii hadayba laba kacleysay, waxaan aad u xiiseynayaa waxa Ku laabashaddii Soomaliya siday kuula ekaan doonto.
Sheekhow qeybtaan aad ayay ii xanuujisay aayadda aad aqrisay waxay i xusuusisay qiso xanuun badan oo uu kitaab ka qoray wadaad kuwaiti ah oo Guantanamo 14 sano ku xirnaa qaab khiyaano ahna Afghanistan looga soo afduubay qisada afduubka ayuu cinwaan uga dhigay aayadda: وكان أمر الله قدرامقدورا
Allaahu akbar
Shikha mustafoow horini wankawga codsadi inas noogatarikheeysid xabsiyadi gudaha hadana wankaacodsana nosoodeey 25
Waansugayy
Ustaad muuqal waxaan Rabaa in aan edit gareeyo qurxiyo Facebook page ku baahiyo. Waxba ka jari maayo. Ha la ii fasaxo
Hadaadan waxba kajarayn waxna kudarayn fasax ayaa utahay,ilaahay Haku kaalmeeyo
Sheikh away part 25 wan sugena runtii
Sheekha maxa ku kalifay inu sharciga iska Celiyo ?
Tacab badan bu uso maray inu sharciga helo lkn
Wax walba waa Qadar
Adigaa isujawabay
Cawa qisada farxadee ku bilabatay murugee ku biyo shubatay... Rabbi talo ku filan
Asc sheekha maanta maxaa ku dhacey xalqadii kale aawey
Sory shiiq mustafa
Sheekhow,
Qof walboo aad la kulanto qabiilkiisa ayaad sheegtaa marka maxaa xikmo ah ku jirta in qabaa,ilada noo sheegto.
silja line stockhom ayeey ka baxdaa helsink ayaa loo raacaaa
Qeybtaani waa calool xumo, koley inaad Yurub ka soo tagto ma ahaynin fikirkeyga.
Sheekadaada ustaadii min awal illaa hadda ayaan la socday laakiin clipkaan sidaan u murugooday inaan ooyo ayaan ku sigtay, maxaa yeelay lamaano 3 sanadood ku dhowaad ka la maqnaa bey Norway kala musaafurisay laakiin waxaan ku wan ay lacalahu khayr markaad tiri
Thanks bro
Baaderiga makii dooda idin daxmarti miya ya sheikh
Haa
Dahabki dibdambe ma uraadisay Mise sidiibaa isaga dhaaftay
Nomore
sh mustafow ilayn nin jacayl naafeeyey ayaa tahay sorry lakiin waxaan dad facebookyadooda kunashrinaayo bilaa fasax
مع الأسف... من هنا القصة كأنها مئلم
تأخرت عنا القصص..؟....
Waandhegastay doodii idindhex martay adi yo baaderiga waayo waxaan aad ugutaxanay maxaadi rooyin kaaga
M.allaah
Aad baan uga xumahay dhibka kugu dhacay xaaskaga lagaa celiyay waqtigaa waa meshii inta aan shekada lasocday aan unaxay sorry yaqey
Sheikh meeqa sano ayaad yrup daganeed
Ilaa sadexsano qiyaastii
Waan sugi laaa kkk