Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Sheekha aan taageero mansha alaah. Alaha ku xifdiyo.
Sheekh adigoo 19 jir ah oo Sadex jeer Shirqool in laguugu dilo Ninkii howshaas ka Shaqeeyey Wiilkii uu dhaley Meel baadiye ah oo Cidla ah ka heley hadana Cunto iyo lacag intaad siisey soo badbaadisey, ilaahey haku sharfo, aniga markaan 19 jir ahaa weligeey qof i dhibaateeyey uma samri ilaaheyna iguma imtixaamin arinkaas weeyse igu adkaan laheyd inaanan aarsan, ilaahey ayaa qalbi fiican ku siiyey samirka iyo dulqaadka ilaahey hanoo badiyo kuligeen ...
Aamiin bro
Taas wiilka sheekhau galay waa farqiga u dhaxeeya qof wadaad ah cilmina leh uyo oof jaahil ah Misna qabali ah Allah wuxuu yiri ( maina qof cilmi leh iyo of aan cilmi aan lahayn )
Mashaallah Mida wiilka aya igu fiicneyd. Wad rageysay halkas.
MashaAllah Sheikhana Allah hakudhowro
Manshaalah
Allah akbar wallaahi waa arin cajeeb ah wiilkiisii baad caawisay halkaas waa kacad qofku marka uu xumaanta maleegaayo inuu wax uun xeeriyo
Shekh kuwa kusobadabdiyaya saw iisqa mahaa
Congrats for survival
mhdsanid shiikh mustafa
Illaahaygii kaa badbaadiyay baa mahadleh.
WaaX Aya kuheelAlxamdulilah waa tariiq
Qibraad fara bdhn ayn ka helaay runti aad ayaad uu mahadsathy ino Kamil yeel qisadaa inshlh
Saan usugagnay waan daalnay noolasoo dhaqso dee sxb qaybaha kale noosoo gali😢😅
Asc sheikh tariqdadi qibraad aad uu fara badhan ayn ka helaay helaa
وفّقك الله
Shekhiii Allah ku dhowro
Wlh wayaab waxan moodi jiray isaakhu iney gob yihiin lkn wa gun gumi dhashay
Sh. Caanood, Akhbaar aan caadi aheyn baad noosoo gudbisey. Laakiin nooga sheekee muslimiinta wadamadaas u badan ma salafiyiinbaa mise suufiyo. Madkhaliyiinta jawaasiista ah majoogaan.
Congratulations for survival
Maasha allaah Q13aad iyo ruwaanda waan sugi lanahay
Sxb soodhamaystir soona badi adoo mahadsan
Waxaan kaloo soo jeedin lahaa inaad kitaab ka qortid lagu magacaabo: تاريخي وهروبي من بلديMagaceyguna waa mahad waana kusalaamaa sheykhii
M.a.Xagee joogtaa mahadoow
@@al_tauhidchannel4526 Muqdisho sheykhii
@@al_tauhidchannel4526Muqdisho
Alxamdulillah
Q13 Aya sugeynaa 😂😂😂😂
wll mahadsanid
Waxa sugna wa qeybta 13 inshalah
Wadadka dad baan usixi lahaa magac yadooda
Maashaalaah,soo sheeg sxb
Sheekhow banyareeye ma noolyahy hadda?
Si faahfaahsan comment ugusooqor wuu aqrisan ama waa lagaarsiine
Sheekha aan taageero mansha alaah. Alaha ku xifdiyo.
Sheekh adigoo 19 jir ah oo Sadex jeer Shirqool in laguugu dilo Ninkii howshaas ka Shaqeeyey Wiilkii uu dhaley Meel baadiye ah oo Cidla ah ka heley hadana Cunto iyo lacag intaad siisey soo badbaadisey, ilaahey haku sharfo, aniga markaan 19 jir ahaa weligeey qof i dhibaateeyey uma samri ilaaheyna iguma imtixaamin arinkaas weeyse igu adkaan laheyd inaanan aarsan, ilaahey ayaa qalbi fiican ku siiyey samirka iyo dulqaadka ilaahey hanoo badiyo kuligeen ...
Aamiin bro
Taas wiilka sheekhau galay waa farqiga u dhaxeeya qof wadaad ah cilmina leh uyo oof jaahil ah Misna qabali ah
Allah wuxuu yiri ( maina qof cilmi leh iyo of aan cilmi aan lahayn )
Mashaallah Mida wiilka aya igu fiicneyd. Wad rageysay halkas.
MashaAllah Sheikhana Allah hakudhowro
Manshaalah
Allah akbar wallaahi waa arin cajeeb ah wiilkiisii baad caawisay halkaas waa kacad qofku marka uu xumaanta maleegaayo inuu wax uun xeeriyo
Shekh kuwa kusobadabdiyaya saw iisqa mahaa
Congrats for survival
mhdsanid shiikh mustafa
Illaahaygii kaa badbaadiyay baa mahadleh.
WaaX Aya kuheel
Alxamdulilah waa tariiq
Qibraad fara bdhn ayn ka helaay runti aad ayaad uu mahadsathy ino Kamil yeel qisadaa inshlh
Saan usugagnay waan daalnay noolasoo dhaqso dee sxb qaybaha kale noosoo gali😢😅
Asc sheikh tariqdadi qibraad aad uu fara badhan ayn ka helaay helaa
وفّقك الله
Shekhiii Allah ku dhowro
Wlh wayaab waxan moodi jiray isaakhu iney gob yihiin lkn wa gun gumi dhashay
Sh. Caanood, Akhbaar aan caadi aheyn baad noosoo gudbisey. Laakiin nooga sheekee muslimiinta wadamadaas u badan ma salafiyiinbaa mise suufiyo. Madkhaliyiinta jawaasiista ah majoogaan.
Congratulations for survival
Maasha allaah Q13aad iyo ruwaanda waan sugi lanahay
Sxb soodhamaystir soona badi adoo mahadsan
Waxaan kaloo soo jeedin lahaa inaad kitaab ka qortid lagu magacaabo: تاريخي وهروبي من بلدي
Magaceyguna waa mahad waana kusalaamaa sheykhii
M.a.
Xagee joogtaa mahadoow
@@al_tauhidchannel4526
Muqdisho sheykhii
@@al_tauhidchannel4526
Muqdisho