Maasha allaah sheekha allaha xiftiyo waa qisooyin wax badan laga faa iiday dad qaar waxay uga dhagan tahay sheekh soo dadaji iyo waqtiga dheeree laakiin aniga waxay ila tahay sida uu sheekhu u wado inay sax tahay ee walaalayaaloow sheekha ka daaya amarka iyo karkabada ujeedada ka dambaysana dhuuxa runtii anigu waxaan ka faa,iiday wax badan waxaan arkay qof leh waxyaabaha maalaayacniga ah iska dhaaf ee muhiimada ka hadal walaalkaas waxaan u malayn tahriibka kali baa ku socda markaasuu qisooyinka macaan wuxuu u qabaa maalaayacni sheekh waad mahadsan tahay mar labaad iyo mar sadexaad
Mustafe Caanood Ilaahay xusuusta ha kuu dhawro Qisadiisa oo aan bilowgeedi ilaa hada la socdo waxyaabaha iga yaabiyey ee aan ku arkay waxay tahay sida uu u xasuusan yahay magacyada dadkii uu la kulmay iyo qabiilada ay ka soo jeedaan, markaa Ilaahay xusuustaa ha kuu xafido
Sheekhoow, aad baan ula soconaa sheekadaan ee 50 daqiiqo ka dhig ama ka badi waayo maalin walba meel wanaagsanaa ku kala goosaa, nuxurkana ka sheekeey oo waqtiga haku dhameyn inta aan muhiimka aheyn.
asalamu caleykum sheekhuna qayr Allah haku siiyo nin maskax fiican Allah u hibeeyey ayaad tahay aniga haddii leygu xujeeyo shaley maxaad cuntey waa in aan fekero,fekero kadibna aan marba dhinac ku dhufto. adigase heblaayo iyo hebel magacyo 3xan iyo goob baad isku rakibeysa iyadoo sannooyin badan ka dambeeyeen Allah xasuustaada hakuu xafido. waan la socdaa taariikhdaada waana ka faaideystaa runtii si aysan nooga soo gebageboobin waxaanba is iri muxuu sheekhu ugu soo bilaabi waayey soo barbaariddiisii hore kkk. waxaan rabey inaan kaa saxo dagaalkii 1977 ee Ethiopia la galney maxaabiistii laga soo qabtey waxay ahaayeen 7500 maxabuus waxaana lagu kala haayey Laanta buur, Marka meel u dhaw xeebta una dhaxayso Marka iyo Gendershe iyo Hawaay oo u dhaw Baraawe tirada ugu badan ayaa halkaas lagu haayey waxayne fali jireen Beeraha ciidanka Asluubta si fiican ayaa loola dhaqmi jirey Rag iyo Dumarba wey ka koobnaayeen. waxaa la yaab aheyd iyaga ayaa codsadey ineey beeraha falaan waxayne u aheed fursad ay in hore usii gurtaan sabuulaha habuuqa ah iyo gudaarta mana loo diidi jirin laakiin waa loo cayimi jirey. Laanqayrta cas ayaa la socon jirey. markii maxabiis is waydaarsigu dhacaayey iyagu waxay keeneen 69 maxabuus oo kali ah oo hal Dumar ah ay ka mid tahay oo ay kasoo dhaleen 3 cunug kana soo reebteen. dhib xoog leh iyo rafaadna uu ka muuqdey halka Somalida ula dhaqmeysey maxabuustooda xushmo iyo masuuliyad. wax badan ayaan ka sheegi karaa.
Maasha allaah sheekha allaha xiftiyo waa qisooyin wax badan laga faa iiday dad qaar waxay uga dhagan tahay sheekh soo dadaji iyo waqtiga dheeree laakiin aniga waxay ila tahay sida uu sheekhu u wado inay sax tahay ee walaalayaaloow sheekha ka daaya amarka iyo karkabada ujeedada ka dambaysana dhuuxa runtii anigu waxaan ka faa,iiday wax badan waxaan arkay qof leh waxyaabaha maalaayacniga ah iska dhaaf ee muhiimada ka hadal walaalkaas waxaan u malayn tahriibka kali baa ku socda markaasuu qisooyinka macaan wuxuu u qabaa maalaayacni sheekh waad mahadsan tahay mar labaad iyo mar sadexaad
Aad ayaad u mahadsan tahay akhii
Allaha kuxafudo
Mustafe Caanood Ilaahay xusuusta ha kuu dhawro Qisadiisa oo aan bilowgeedi ilaa hada la socdo waxyaabaha iga yaabiyey ee aan ku arkay waxay tahay sida uu u xasuusan yahay magacyada dadkii uu la kulmay iyo qabiilada ay ka soo jeedaan, markaa Ilaahay xusuustaa ha kuu xafido
M.a.
Mahadsanid
Jazakallah mustapha Nairobi jida loge beynu wada jogne😮😮😮😮😮logki mama suban
M.a. waruntaa
Mashallah Allah ku barakey
Allaah sheikh Dadka waa jecelyahay
ولاكن الظالمين بايات الله يجحدون
Asc sh. Mustafa. Ninki rabo. Yaaba iyo amakak sh mustafa. Taariqtisa. Haadagesto shiikh wa. Balayo kasodaal ale hakuhafido
Jasaalah khayr
Khamiis diin ma,han sheikh
MASHAA ALLAH Ahlu Iman ayatahay.
Nimaan dhulmarin dhaayo male marki laleyahay wa iska sidaas lkn khormada 19aad aniga xiiso gooniya ayeey ileedahay maxayelay dadkeenu khofki maro cad wato muumin ayey umaleeyaan khamiis warkisaba daa wasx in aan lagu kadsoomin masaajida khaar iyo waxa dhax fadhiya ileen kawaran hadiiba loodhisay alle kheyrkii adiguna aad masjid umaleeso sida ku dhacday sh mustsfe
Illaahay baa ku arkaayay oo macaaga ahaa lkn halis badan baad gashay
Nuura waxay ka mid tahay Sidayda Dadka xalqadaha ku xidhan aad ban ku slmya wlo 😊
@@ruumi1665anba ilaa bilow wan lasocdey wana ku xirnaa
Wxn sugna waa qabta 20 iyo kasii badan hdii alle idmo
Passport, Dhowr Wadan Visa kusaranyahay ayay rabaan ciyaar ciyaar inay kaga qadaan waad ku fahantay sheekh.
Sheakh alle hagu xifdiyo
Allah adomadisa cadab iyo jano ayu uu samaystay culumo Somali ah ma jiran ayan aminsanahay nabad galiya umada
Shiico miyaa tahay?
Xafudullah cheikh canod
Anaa ku qaldamay sacuudi jooga oo karitaan ah
Maanshaah
Sheekhoow, aad baan ula soconaa sheekadaan ee 50 daqiiqo ka dhig ama ka badi waayo maalin walba meel wanaagsanaa ku kala goosaa, nuxurkana ka sheekeey oo waqtiga haku dhameyn inta aan muhiimka aheyn.
Mahadsanid,waxaa ladhigaa tiktoka oo aan waxbadan qaadi karin,tankale dadku waxay codsadeen sharax dheer ,waxyabo aad utaqaan inaysan muhiim ahayn dadbadan muhiim ayay u arkaan,sorry bro
Thnkis shiikh nosii wad I.n
Shiikha hada halkee buu jooga somalia mise meelkale
Kkkkkkkkk walee Somali mintid bay adunka kudhleyen
التوقف والتبين ليست من اصول اهل السنة والجماعة كما شرح لنا العلامة حسان حسين. اذا رأينا ناقض من نواقض الاسلام نعمل به. ولكن الاصل في المسلمين السلامة.
Qofkii ashaahato islaam ma aha mu dhahay?😂😂😂 mustafe caanood Al shabaab ka daran tahay 😂
Sheekhoow Somalida qayb dhan baa suufi ama qaadariya ah waa gaalo miyaa Naga dhaadhicinaysa wuu bukhtiyay waxaan u isticmaalaanaa gaaladada mise alshabab ayaad tahay
Suufiyada Intooda badan waa muhshkriin, Qeyb shirkigaasi kujirin magaca suufi wadato way jiraan laakin magaca suufi kuwa wato aya ka xoog badan
asalamu caleykum sheekhuna qayr Allah haku siiyo nin maskax fiican Allah u hibeeyey ayaad tahay aniga haddii leygu xujeeyo shaley maxaad cuntey waa in aan fekero,fekero kadibna aan marba dhinac ku dhufto.
adigase heblaayo iyo hebel magacyo 3xan iyo goob baad isku rakibeysa iyadoo sannooyin badan ka dambeeyeen Allah xasuustaada hakuu xafido.
waan la socdaa taariikhdaada waana ka faaideystaa runtii si aysan nooga soo gebageboobin waxaanba
is iri muxuu sheekhu ugu soo bilaabi waayey soo barbaariddiisii hore kkk.
waxaan rabey inaan kaa saxo dagaalkii 1977 ee Ethiopia la galney maxaabiistii laga soo qabtey waxay ahaayeen 7500 maxabuus waxaana lagu kala haayey Laanta buur, Marka meel u dhaw xeebta una dhaxayso Marka iyo Gendershe iyo Hawaay oo u dhaw Baraawe tirada ugu badan ayaa halkaas lagu haayey waxayne fali jireen Beeraha ciidanka Asluubta
si fiican ayaa loola dhaqmi jirey Rag iyo Dumarba wey ka koobnaayeen.
waxaa la yaab aheyd iyaga ayaa codsadey ineey beeraha falaan waxayne u aheed fursad ay in hore usii gurtaan sabuulaha habuuqa ah iyo gudaarta mana loo diidi jirin laakiin waa loo cayimi jirey.
Laanqayrta cas ayaa la socon jirey.
markii maxabiis is waydaarsigu dhacaayey iyagu waxay keeneen 69 maxabuus oo kali ah oo hal Dumar ah ay ka mid tahay oo ay kasoo dhaleen 3 cunug kana soo reebteen.
dhib xoog leh iyo rafaadna uu ka muuqdey halka Somalida ula dhaqmeysey maxabuustooda xushmo iyo masuuliyad.
wax badan ayaan ka sheegi karaa.
@@AhmedAdr-n4f
Dadka ilaahay ushariigyeela waa kufaar iyaga iyo qofkii walaalaysta.