WAX BADAN KA OGOOW WAXTARKA YAAYO/TAMAANDHO?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 2 роки тому +1

    Sax jasaakallaahul kheyran walaashey aan dar alle ujeclahey 🙏💗💖

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 роки тому +1

    Jizakalah qeyr.
    Ducadeenaa kula jirto

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 Місяць тому

    Abaayo jasaaka laahu kheyran❤❤❤❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 роки тому +1

    Marki dambe uogoladay inan like gareyo

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому

    Mahadsanid xabibti

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 Рік тому

    Qeyr Allaha kusiiyo abaayo shugran

  • @khadrayuusuf8296
    @khadrayuusuf8296 2 роки тому

    جزاك الله خير الجزاء الله يسعدك في الدنيا والاخره ويرحم والديك

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому +1

    Masha Allah
    Walaasheey
    Jizakumullahu kheeyr
    Waad mahadsan tahay
    Dhiirigilinta aad nasiisay
    Xaga caafimaadka
    Walaasheey aad baan ugu darsadaa
    Salarka anoo iskudaraya
    Salar qajaar yaanyo basal toon
    Cansalaato ovacado liin
    Olive laakiin macdanta ku jirto marka laga saaro vitamin C
    Maan ogeeyn
    Hadaba sidaan u isticmaalo
    Masaxbaa maadaama macadan iyo vitamin badan aan kuwada riday hal saxan
    Mahad sanid walaasheey
    ((MASULSARE))

    • @husseinmohamed6468
      @husseinmohamed6468 2 роки тому

      Walaasheey markii aan shiidanayo
      Cabitaanka hadaan ku darsado 3 ilaa afar xabo masameeyn karaa
      Mase jiraa cabitaan aysan is qaadan karin
      Yacni xaga minerals and vitamins
      Taas oo aad na soo bartay qaarkood ineysan is qaadan

  • @hodanhasan6027
    @hodanhasan6027 2 роки тому

    Asc naciimo talefonkaga ubahanahay isooqor

  • @amiinbare5226
    @amiinbare5226 2 роки тому

    Asc abayo qayrbadan alaha ku siiyo aniga sonkii ayan ku soo biray waxan darema ee Sen yela

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 роки тому

    Abaayo mcn wakusalamay salan kadib maxayelay vediowgan lliketa udidaya vedio kale oo kaga ehna wan like gareynwayay

  • @fardowsoabdikadir7512
    @fardowsoabdikadir7512 2 роки тому

    Asc abaayo

  • @leylomahamud6448
    @leylomahamud6448 2 роки тому +1

    جزاك الله خير 🤲
    شكرا أختي الكريم🍅🍅👉👌

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 роки тому

    Asc masha allh waxan kugu jeclahy sida aad dadkaaga ugu hagar baxdo yaanyada meeshan joogo iyo cabitaano diyaarsan wey taala iyo 10 nooc ka badan oo xabuubz wey taala marka soomaalida ma cBaan laan wey cunaan e

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 8 місяців тому

    Yaanyada miraha malaga bixina abayo marka cunaayo

  • @amiinbare5226
    @amiinbare5226 2 роки тому

    Bahia badan

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 роки тому

    Aniga haro baa ika goiwayey llabatansao kudhowaad waxaan umaleynayaa gudaha

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 роки тому

    Masha alaah walaal jasakalahu kheyr