KAADI HUR MAANTAA KUGU DANBEEYSA! DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 2 місяці тому +1

    Mashalaah wa dawado fican 5sano kahor ayan Abe u geyey isago dabeci ah marku ishegay in kadida gubto

  • @nastehojamal9054
    @nastehojamal9054 2 місяці тому +1

    Mahadsanid Nacimo

  • @adoontiialle1365
    @adoontiialle1365 2 місяці тому +1

    Ilaahey qeyr badan ha ku siiyo aad ban ugu dhibanahay kaadi hurka

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 місяці тому +6

    Qofki uhoreyey oo like sara komanti bixiya anoqday MashAllah

  • @HananAbdullahi-vf5ew
    @HananAbdullahi-vf5ew 2 місяці тому +1

    Maasha allahnaima abaayo qaali wallahi alle dartiisaan kuu jeclahay thank you xabbti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 2 місяці тому +1

    Masha allah shukran abaayo nacimo

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 місяці тому +1

    Jazakalaah khayran abaayo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому +1

    Maa shaallah wlashay qaaliya markasta waku duceeyaa kan mid xogaa kadugab baa super market kasoo gatay ilaahay haku barakeeyo caqliyan iyo aqoonba.

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 2 місяці тому

    Abayo kamarada u so dhaway si uradsano magaca sawirki

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +1

    Manshaallah anagana meeshan cranberry thanks nacimo kheyr badan alah ku siyo walal mcn 😊 nacimo chanalkaga dadan u shergareyay ka ducayay my family

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 місяці тому +1

    Asc samidey sethy wllo waxaad kasoo hadashaa uterine prolapse iyo sida lagu xalin karo

  • @fadhil9347
    @fadhil9347 2 місяці тому +1

    Cranberry England

  • @samar5559
    @samar5559 2 місяці тому

    جزاك الله خير
    اختي الغاليه

  • @FarhiyoAbdukadir
    @FarhiyoAbdukadir 2 місяці тому +1

    Rumaan miyaa naciimo cadey qeer allha ku siiyee

  • @sadiaabdi5838
    @sadiaabdi5838 2 місяці тому +1

    Assalamualakum walaal waxaan rawa meel aan Kala so xariiro

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 місяці тому +1

    Nimco magaca soqor siyaan luqada qofwalba wadanku joogo ugu raadsado aado mahadsan

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 2 місяці тому

    Mash alah abayo

  • @jibotaw
    @jibotaw 2 місяці тому +1

    naima walashey kasoohadal batlijaan faaidadiisa

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 2 місяці тому

    Mirihiisa maad usogalinwayday abaayo

  • @akkumaar2404
    @akkumaar2404 2 місяці тому

    Finland Ayaa jogaa Inte kahelikara plz🙏🏾

  • @fardowsomaxamad6156
    @fardowsomaxamad6156 2 місяці тому

    Hadaaseexarabaa kkk

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому

    Abayo magacaa siduu uqoran yahay uaragno camera kusoo dhawee ama kuqabo please markaa shay aan la,aqoon sharxaysid.

  • @jibotaw
    @jibotaw 2 місяці тому

    asc

  • @samar5559
    @samar5559 2 місяці тому

    توتو البري

  • @nasrot2604
    @nasrot2604 2 місяці тому

    Karpalo mehua miya uqtii

  • @akkumaar2404
    @akkumaar2404 2 місяці тому

    Rag Io dumar miya

  • @habibamed1108
    @habibamed1108 2 місяці тому

    السلام عليكم ورحمة الله