DHABAR XANUUNKA SABABO BADAN AYUU KU YIMAADAA IYO SIDA LOO DARYEELO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 42

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 22 дні тому +4

    Maasha allah Allah ha kuu siyaadiyo cilmigaada iyo aqligaada walaashey

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 20 днів тому

    Jazakalahu qeyran

  • @halimam.7359
    @halimam.7359 21 день тому +1

    Jazakallahu kheyr Naciima

  • @جميلةجبريل
    @جميلةجبريل 21 день тому +1

    Mahadsanid wllshey kuwa ku faaido Allah naga dhigo

  • @HamdiWarsame-c4i
    @HamdiWarsame-c4i 21 день тому +1

    Thanks sister odaygaya ayaa 2ba bilod ka hor jimicsi qaldan sameyay waxa goay xidido yaryar hada wuxu jifaa dhaqtar jarmal kuyala walina wuxanun sanyahay

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j 21 день тому

    Mahad said abaayo

  • @halimahajji5201
    @halimahajji5201 13 днів тому

    Asc walal macan alaha kuxifteye fiminada ma iso sawirikarta

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 21 день тому

    Walalo aniga ruga muruqa kahoseya aya ixanuna mudo bila dhakhtarkan tago kinka romatisanka aya layqoray imimu caawin hada dhabarka aad ixanununaya wallhay shugran wallo❤

  • @Kaafiabdiraxman
    @Kaafiabdiraxman 22 дні тому

    Drs qeer alle haku siiyo halmid ayaan ku weydinayaa wiil dhalin yaro ayaan ahay 25 jir cml dhabar xanuun ayaa idilay hosbitaal kasta waan aday xaga sariirta xataa waa isku dhib qabnaa bal maanta waan barooneen donaa vitamin b complex i.a 😢hospital walbo oo ku yaalo dalka qatar🇶🇦 raajito xataa wa is saaray lafaha wee cafimaad qabaan ayeey i dheheen marka dhabar dhanar u jiifo olol xabad xabad ayaa u jiiftaa😢

  • @Hika-r8c
    @Hika-r8c 20 днів тому +1

    abayo irbada nerboyonta loyaqan ee nerfaha Loqato ma faytaminba mise wa xanun babiye wayo dhabarka ixanuna irbadasa la iso qoray waxa kuqoran vitamin B1B2B6B12

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 12 днів тому

    1) markaad dhulka wax kaqadeyso hafoorarsan
    2) jiim dhabarka ah samee
    3) markaad fadhisaneyso dhabarkaaga hatognaado

  • @seasead2868
    @seasead2868 11 днів тому

    Naciimo cilamiga alaha ku siyadiiyo

  • @Asha-rv9ti
    @Asha-rv9ti 11 днів тому

    Abaayo sabaralina maxa waye

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 22 дні тому +1

    Manshaallah nacimo kheyr alah ku siyo walaashay

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 21 день тому

    Thanks dear somalida aad bey ubahanyihin qof vitamins ukala sheego. Shaqo fiican baad uhaysaa somalida masha Allah keep doing the great job sis❤

  • @aminamaya6788
    @aminamaya6788 20 днів тому

    Illahay cimrigaaga caafimaad ha kuugu dheeraayo

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 22 дні тому

    Khayr fara badan Allah ha ku siiyo walaal

  • @XawoMaxamedCabdi
    @XawoMaxamedCabdi 21 день тому

    Asc naciimo aad baan kusalaamaya Walsham walaalay waxan Raba in an kuwaydiyo B kombalis mala qaadan karaa feerada iyo D faytamin inaad iisoo jawabtan rajaynaya abayo

  • @istaahilahmed4259
    @istaahilahmed4259 13 днів тому

    Waxaa I xanuunaa mudo dheer cixanuun dhanka bidaxa dhan dhabarka sinta ah

  • @fufugdgfgy5104
    @fufugdgfgy5104 19 днів тому

    Asc abyo nabarka lakaa heli karaa inaa kula soo xariir aan rabaa qeer alha ku siiyo

  • @halimomohamed5858
    @halimomohamed5858 22 дні тому

    Thank you, walaashey
    Keyr Allah haku siiyo

  • @istaahilahmed4259
    @istaahilahmed4259 13 днів тому

    Asc

  • @MohamudHassanAli-bd5bu
    @MohamudHassanAli-bd5bu 14 днів тому

    Walaal Naciimo waxaan kaa codsanayaa muuqaalkasto aad soo dhigtid hadii uu jiromujqaal la xiriira fadlan shaashada noosoo saar ciwaankiisa si ay ufududaato raadintiis mahadsanid

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 21 день тому

    Lambarkaga xage ka hela wllo

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 15 днів тому

    Vitamins ka inay muhiim yihiin dhawaan baa ogaaday wayo mudo 8 sano waxaa ixanuunayay korka lugaha dhabarka waxaa iga yaabiyay xili walba waxaa isku arkaa cago xanuun waagii hore cagta dhulka ma dhigi jirin xanuun darteed lacagtaan helo ama shaqeeyo dhaqtar iyo quraan saar baa ku dhameeyay dadku way kula yaabayaan hadaa tiraa cagaha iyo jilbahaa ixanuuni ama dhabarka yaab oo ma islaan duqaa tahay ! hada waxaa bilaabay Vtmn D iyo Calcium insha allah inaa wadaa rabaa wayo qorax ma arko mar walba gurigaa ku jiraa

  • @baxsanmaxamud8227
    @baxsanmaxamud8227 21 день тому

    Asc xabbti waxad kaso hadashaa waxa loo yaqaano bog dilaaca ama ganac dilaaca wa mahasan tahay abayo

  • @RuunAbdullahi-rz9qo
    @RuunAbdullahi-rz9qo 19 днів тому

    Asc abayo anigay ixanunta ilasinta barida

  • @fadumomohmmed7204
    @fadumomohmmed7204 22 дні тому

    Jazaka lah kher xabibti

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 21 день тому

      Asc xabiti saxibtey baa dhabaka aad ugu xanusan waa diray aad iyo baan uga naxay waa qof culus oo dheer mesanked waa masha allah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 22 дні тому

    Masha allha shukarn abayo

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 22 дні тому

    Masha Allah Allah hooyo mcaan wad.mahad.sanid❤❤❤❤

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 22 дні тому

    Qof uur leh.macunikaraa❤❤❤❤❤walaashey

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 21 день тому

    Maashaa Allah mahad sanid. ❤❤❤❤❤

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 20 днів тому

    Asc drs naciima aniga uur 5bil leeyaha dhabarkana aad ayuw ii xanuunaa una badan dhinaca midig markaan dhalana wuuba iga sii daraa illaa 20beri makey umashada gaarto uw wax yer iiyara roonaadaa illaa lugta waaye xanuun keyga maxaan sameeyaa pls iisoo jawaa abaalkaaga jana allahakadhigee 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-tx9de8qe7x
    @user-tx9de8qe7x 22 дні тому

    Mahad sanid

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 21 день тому

    Naima Abayo Aniga L5 S1 ayaa leyga haayaa 2020 ayaa disk herniation iiga dhacay kadib dhow mar aan MRI ley saray is ilaalis lee la ii qoray hada 2024 bilawgiisi ayaa MRI isisaray waxa ley dhahay Disk dehydration ayey isku badashay ha qaadin wax 2kg ka badan , iyo is ilaalis lee Dv waa isticmaalaa iyo B complex maba daayo labadaas .

    • @myn9127
      @myn9127 15 днів тому

      Hada abayo setahy Amiga saas cmal ah hada sr that

    • @myn9127
      @myn9127 15 днів тому

      Hada setahy

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 15 днів тому

      @@myn9127 alx wa ronahay