HA HADLIN KU GUULEYSO 200DOLLAR WAA LII GAADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @IqroIbraahim-sk5lx
    @IqroIbraahim-sk5lx Рік тому +86

    Mar kle halagu soo celiyo waayo amiiro iyo cumer waa la gaday nagu soo Celiya❤

    • @habsaabdi6396
      @habsaabdi6396 Рік тому +2

      Asad caado ayuuba ka dhigtay game kasta inuu koko siday ku guulaysan lahayd sameeyo waxba muna u dirin koko Amirana sadex wax ayuu u diray kwrn xaqmaya qaano nin kan

    • @roodadhagay6626
      @roodadhagay6626 2 місяці тому

      ❤😂​@@habsaabdi6396

  • @Queenqueen-z3e
    @Queenqueen-z3e Рік тому +87

    Waraa asad ciyaarta waa ku celis amiiro waa qiyantay telka biyo ogu riday lkn koko waa unaxarisane

    • @Xayaat-omar
      @Xayaat-omar Рік тому +7

      Apyo Snapchat wax ka xanuun bdn ma jiraan 😂

    • @juweyriyamohamed
      @juweyriyamohamed Рік тому

      ​@@Xayaat-omar apaa ma asaaba snapka gudaha ukalay😒asad wixisa wa lajiritaan

    • @cawodhalad7072
      @cawodhalad7072 Рік тому

      Haa wlh

    • @MunaAli-l8p
      @MunaAli-l8p 10 місяців тому

      Waa Wlhy 😢

    • @AmiiroQurux-ey4wk
      @AmiiroQurux-ey4wk 7 місяців тому

      Haa wlhi wan la qiiroday amiiro waxa uu ku sameyaya abti nimada ciyarta halaga sasro😂

  • @umuahmed6246
    @umuahmed6246 Рік тому +143

    Haa taatikada wey qaldaneed sababto ah amira xujooyin badan aa ku sameysay lkn koko kuma sameynin mida kale labada tel wax ey aheed in aad biyo ku wada rido ama aad iska wada dhaafto intaa waa fikirkeyga wllkey asad hajiow🙏🥰🤐

  • @hanadabdi6671
    @hanadabdi6671 Рік тому +51

    Nio game kan si xaqa usamee hadi kale nala dhaaf waxn aad wado nio 😮 cumeer iyo amira dag dag uga saaraaysa.

    • @diaz3274
      @diaz3274 Рік тому

      @Ramla_ruuninoo gaarin laga yaabaa

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films Рік тому +1

      ​@Ramla_ruunkoko abti uu u yhy 😮💔

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +293

    Halmar Aan kuwada salino xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Рік тому +79

    Gemka Si cadalad ah ma eheen cawa wllhi Asad Amiiro lee wax badan ku xujeynaay Koko wax saas ah kuma samenin hadii runta lashegayo Midakale Amiro mobelkeda biyo ku furay koko mobelkeda biyaha muxuu ugu furiwaye Ar Abtiga cadi ma'ahan runtii Amira lee atageysay asadoow inaa koko lajero weey iska cadahay Anaga dabaal hanoo maleyin Asadoow😏😏
    Amiira qurux is not easy♥️🥰💪🏾💪🏾💪🏾

    • @abdirizzakamerico1435
      @abdirizzakamerico1435 Рік тому +2

      Cuqdad idin heeso telfoonka Koko dhulku Ku dhacay bal Utag uso qabo Asad wheelchair ninku fadhiyo Wye

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 Рік тому +3

      Naa keedaba snbka furay mana udan galin amiiraba waa qaylin lahayd hadii snbkeeda la furi laha mida kale mobile koko waa ka dhacay Cid usoo qabatana meesha ma joogiin ee wlley gabadha guusha uqira xaasidiinyahoe koko is not easy❤😂😊

    • @Asma-abdalla75
      @Asma-abdalla75 Рік тому +1

      ​@abdirizzakamerico1435 saacad iyo wx lajiro uharsaneed meeqa fikrad uu ku sameen Kare bro asigaaba dhahy anaa raby in guuleesato meesha cadaalad meehen caawa caadi loo fahmaa

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 Рік тому

      ​@@abdirizzakamerico1435mobilks hawda ridi ama biyaha hawda galiyo. Sasa cadaalada zhp

  • @Shaqeyste244
    @Shaqeyste244 Рік тому +151

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤📿

  • @ManAlone-px2hd
    @ManAlone-px2hd Рік тому +102

    Game ka qufka ugo challenge badna amira ayay ahayd koko mawa la challenge garaynin asad ciyaar cadalad uma qawan koko ayaa lacagta la rabta wayna qada hadii aaad cadaalad fali lahayd ciyaarta waji kala ayay yeelan lahayd anyway koko Hampalyo
    Lkn asad cadaalad dara iska dhaaf bro adhiga is daawo inaa amira qalad ka gashay adhigaba waad aragta niyow nin aan jacel nahay oo ku xirana ayaa tahee game ka hako dheelin lawada gabdhud aniga wan tageera lkn quf jeclasiga iska dhaaf wanko firsada in badan anyway congratulations 1.7m

    • @nihaaalaragsan1104
      @nihaaalaragsan1104 Рік тому

      Cuqdad nafsi kuheeeso😂😂

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 Рік тому +2

      Ilhay ka baq Isku Diraha Iska dhaaf Amiiro Asad Lacagtisa Baahi Uma qabto Kaliya Gayme waye

    • @DuniyaAhmed-jc1xw
      @DuniyaAhmed-jc1xw Рік тому +3

      Asad intaanay chanellkiisa koko kaso muuqanin ruux caadil ayuu aha lkn siduu koko ukeenay ee xasho iyo inuu koko un dhankeeda u badnaado ayuu bilaabay sidaasna sharaf uma ahan waxa wngsn inuu dib isku laabto oo sidaan isku dhaamo🙏

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Рік тому +301

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @Mune-n2l
      @Mune-n2l Рік тому +2

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @turabiabokar7535
      @turabiabokar7535 Рік тому +2

      Salalhu calayhim wasalam

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro Рік тому +1

      Allah akbar ❤❤❤

    • @Shinaz-pe6jd
      @Shinaz-pe6jd Рік тому

      Amira qurux gar iyo gardaro wan kuwata abayo am team amira and team amira is not easy

    • @NuuneyareNuuneyare
      @NuuneyareNuuneyare Рік тому +2

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha Рік тому +157

    Gamekan cadaalad kuma dhicin😢why aad koko waqtiga badan wx ogu sameyn weyday ay ku hadasho halka amirana telkeda biyaha aad ku riday gabdhaha wada sin tedakle ilahaan baa jirta wlhi Amira wa maskin😢

    • @ruun565y
      @ruun565y Рік тому +4

      Ma aragtay

    • @abdirizzakamerico1435
      @abdirizzakamerico1435 Рік тому +22

      War Koko telfonkedu dhulku Ku dhacay asadna telfonkisa hadu Ka dhaco maso qabsan Karo mid kle iska warkisa 200 dollar si fudud inu Ku dhibo qof rabo majirto waxa dhihi Kara Koko nasibka saciday hoyaded xita wala wace oo gameka laga mamnucay si logu hadalsiyo war xumo tashiilka iska Daya amiiro qurux laftigeda qof Wen Wye Mel laga Rabin ma imateen

    • @bradleycarilus1813
      @bradleycarilus1813 Рік тому +13

      Haa walhi cadaalad maehen labadaba inu kurido ayey ahed biyaha halmar ama marki udambesey u choise laanta aha ukufikiro inu kurido kedana

    • @Muhudiin56
      @Muhudiin56 Рік тому +2

      Dee iyadba snap la tusy somha iyda is adkesy 😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +10

      Aad iyo aad coco abti buu uyahay cumeer oo kale qaabka uu uga saaray sax maahayn oo game maba bilaaban amiirana biyo ayuu uga riday qofna ka aamusnaan karo tellkiisii oo biyo kujira lkn wlhi hadaan amiira ahaan lahaa shib aa dhihi lahaa haduu xumaadana asagaa gadi lahaa 😂

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Рік тому +7

    Asad waji malaha koko iyo amiiro wa ukala hiiliya muxu u sameen waayay koko mobeelkeeda biyaha u gilin waayay asad waa nacay walahi awal waa jeclaa uf 🙄🙄🙄😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @masbal9180
    @masbal9180 Рік тому +29

    Amiro caway ayan yaqin saday in aad necebtahay why aad telkeda biyaha ugu riday kan kokona uga qalaysay ish Alla kan maxa nacay ciilka iga haya

  • @Asma-abdalla75
    @Asma-abdalla75 Рік тому +113

    Cadaalad maahan game kaan Amiira in wx adag ku sameeso koko raaxo ku badiso hal mar xitaa maa challenge gareenin nio caadi laguu fahmooyaa game ka qurxi😢😅😅

    • @DuniyaAhmed-jc1xw
      @DuniyaAhmed-jc1xw Рік тому +10

      Asadkii hore meeshan ma joogo midkaan fiirsasho mlhn wllhi😏

    • @MushtaqCabdi-y4z
      @MushtaqCabdi-y4z Рік тому +7

      Wlhy asad wuu is badalay

    • @NimcoCali-xz5um
      @NimcoCali-xz5um Рік тому

      ​@@MushtaqCabdi-y4zisma badalin Koko hoyaded wacay hadane snapkeda barey ila iyo hada Fara ku haya benta day😢😢

    • @CabdiCartan
      @CabdiCartan Рік тому

      See cml wll isku challenge aalagu sameyay kooko kama nixin balse amira waaka naxday

    • @bishaaroali7219
      @bishaaroali7219 Рік тому +2

      Dadkan waa dad is fahansan walalo ee haka dhex shaqayn agtooda wxas waxba kama aha

  • @Zaciidbashiir
    @Zaciidbashiir Рік тому +61

    Asadow walhi waa lagaa daremayay inaad koko la jidho anaga xoola maa noomalaysay labada taleefan maad kuwada rido biyaha haday daacad kaatahay gabadha ka xishoo lbx

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Рік тому +51

    Asad Sxb Waxaa Lagaa Dareemaa Koko Inaa Abti U Tahay Amiiro Miskiin Waaye Ka Qaleey Dhanka Cadaaladda U Bado Walaalka

  • @SacdiyoMaxamed-i7v
    @SacdiyoMaxamed-i7v Рік тому +119

    Yaa ila arkay asad inuu kooko wax walpo la jecel yhy 😢😢

    • @ruun565y
      @ruun565y Рік тому +10

      Haa telka amira biyo kushubay kan kalana kuma shubin

    • @Anuuzh_ppe
      @Anuuzh_ppe Рік тому +5

      Abti oo u yahy 😂❤

    • @hibonuur3699
      @hibonuur3699 Рік тому +3

      😂😂😂 niyaw wax walba Waa Fahmaysan

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh Рік тому +3

      Dhiiga biyo maahan😂😂 abti bu uyahay

    • @bahjobashiiradem9495
      @bahjobashiiradem9495 Рік тому +4

      Ma ila aragty wlhi asad koko waxba jiro xageedo ubdn yhy

  • @bogorehabdillahi6647
    @bogorehabdillahi6647 Рік тому +110

    Inta ila fikirka ah in cumeer qiyanay❤😮😊

  • @iqrabishaar3473
    @iqrabishaar3473 Рік тому +24

    Ani ahaan Team 27 waan taageeraa Lkn BarnMika Oo Asad Asaga Ku Jiro wlhi qaraar socdo waye ayagane wee xushmeeyaaan Asagnh Eberkiisa waaye Yaab🌝☠️any Wey Gbdhaha guulaa UraJeeNaa mrkste insha'Allah AmiiRa And KooKoo🎉🎉❤❤❤❤

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i Рік тому +57

    Cumeeer oo baabuurka idinku waday si xunaa ugashay asad qofkawax wuu ilooobi kara 😭😭ciyaarta wey bilaabaty na ma dhihin seee ku saare marka unfair 🥺

    • @bishaaroali7219
      @bishaaroali7219 Рік тому +2

      Awal way isla yaqanen hadu ilawana waa sida larababa qofka janiskas loga faidaysana gabdhahaba way amusen haday hadli lahayen waa laga gulaysan laha sidas ufahan marka

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 Рік тому

      Waarun 😢

  • @ManAlone-px2hd
    @ManAlone-px2hd Рік тому +41

    Cadaalad ma ahan game kan sawabto amira kada kali ma ahayn inaa biyaha galisa lawadooda galin kadib qufkii hor hadla arki làhayd lkn koko si cadaalad ah kuma gulaysan sidan wax ka badal asad quf jeclasiga iska dhaaf bro

  • @FaadumoMaxmed-k3p
    @FaadumoMaxmed-k3p Рік тому +29

    Qayaano Waaye amiiro telkeda biyah ku riday kan koko na maxaa ugu ridi weysay

  • @Hoyga121
    @Hoyga121 Рік тому +84

    Ilaahayow ramadanta caafimaad nagu gaadhsii

  • @AishaKhalif-vq3dt
    @AishaKhalif-vq3dt Рік тому +88

    Xaqa halasimo asadow dadka haukala hilinin bro anyway labatha gab doth waa tageraa lakini cawadaa amiraa cadii umagned game kaa kucelis wayee.walakaa congratulations for 1.7 M subscribe 🎉

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen Рік тому +145

    Congratulations for 1.7 million subscribers🎉❤number one somali UA-camr Asad hagio🥰💕

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e Рік тому

      Asc iso boqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @hanicumar493
    @hanicumar493 Рік тому +15

    Game cadaalad mahan amira cadaafis saaid saaray asad koko wax waqti ku luminaye amiira maskiin😢

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 Рік тому +25

    Asad san xaq dara waye why koko midked biyaha ugalini wayse 🤔why amira a phonkeda biyaha ugalini

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 Рік тому +33

    2M MILLION SUBSCRIBERS INSHA ALLAHU KEEP IT UP BROTHER 👑✨💛

  • @AbdiMaalik-w8x
    @AbdiMaalik-w8x Рік тому +7

    Aan ku salina nabigeen maxamed N.N.K.H❤😢❤

  • @discotyj
    @discotyj Рік тому +13

    Maan waa jimce ee aa kuwada salino nabigeena Muhammad scw scw mar kast badi huska ilaahay 1:48

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq Рік тому +35

    Enfin 1.7 million félicitation Asad 🎉from djibouti

  • @Nasraaliker
    @Nasraaliker Рік тому +2

    Asad warkiisu waa cadaan wallaahi koko buu caadi ugu hiilinayaa ilaahay kama baqayo

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +56

    imisa qofood Aya dawaneyso Video gaan Ayakoo Saa'id ufarxasan🤩 qabaan waan idin Salaamay inta Cajabisay Muqaalkan 👍 Jumca Mubarak❤️ Ugu dambeen wan helnay Ha hadlin challenge ❤😊

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy Рік тому +16

    Ugu dambeyn 1.7M Subscribers Maashaa ALLAAH hada iyo 1.8M isbuuc gudihiisa Inshaa ALLAAH.
    ASAD we are with you
    Garabkaaga ayan nahay

  • @Nasraaliker
    @Nasraaliker Рік тому +69

    Waar hablaha cadaalada u sin koko uunbaad sagaashanka u hiilisaaye allah ka cabsoo munaafaqada iskadaa😳

    • @ladanhussein3812
      @ladanhussein3812 Рік тому +3

      Wlhi wa run😂

    • @Mzzrahul
      @Mzzrahul 10 місяців тому

      Wllh dheh inusan u hilin snapchat in laga furo iyo in biyo lagu rido ya daran😂😂

    • @Upxeyyy
      @Upxeyyy 7 місяців тому

      ​. Biyahaa daran wlhi😂😢

  • @hudaahmed4639
    @hudaahmed4639 Рік тому +34

    Wlhi Cumer wan ka naxay miskiin 😢sasi xaq maha

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +59

    Legendary asad hajio
    Koko isn't easy congratulations 💯💯❤👍😍😍❤😊

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +3

    Yes hambalyo My beautiful koko ❤❤❤❤❤

  • @clwaasacahmedclwaasacahmed6985
    @clwaasacahmedclwaasacahmed6985 Рік тому +20

    Nabiga kusali scw scw scw ❤❤❤

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 Рік тому +1

    Cumeer iyo amiiro qiyaana lagaga badiyay wllhi pls mar labaad soo samee oo cadaalad usamee tliye amiiro olways she is queen

  • @MubarakMube-b1h
    @MubarakMube-b1h Рік тому +15

    Azaaxbta muraad baan leyahay isoo duceeya wllayal ❤

  • @abdiwakilbarre5902
    @abdiwakilbarre5902 Рік тому +40

    Assad koko ayuu kacaabsodha marwalba😂war niyow gameka fair kadhig ama iskadaa

  • @maryancabdirizaaq7509
    @maryancabdirizaaq7509 Рік тому +5

    Wixii la sheegaba waxba kajira maanta waxn ogaadey in asad amiiro guul dhan la rabin xaasid baa thy aan cadalad aqoon ee ilaah ka baq gabdhaha u cadalad same ama iska daa markasta kooko la jirta tan amiira ahna waa daqon miskiininadey khalad ka fahaty miskiinimada qaarked xaqaga lagu wayaa ee ninka iska celi koookana waa xaaran cun

  • @khadanxuseen3449
    @khadanxuseen3449 Рік тому +22

    Congratulations 🎉 1.7 million Asad Hagio ❤🎉 from Somaliland ❤

  • @Puntlander88girl
    @Puntlander88girl Рік тому +17

    Amiiro dhoohan cadiya wye waxba fahmi meyso asad koko lajira😂😂

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i Рік тому +5

      Maxeee ka qaban kartaa hee dhoohanan Kama ahan ee asada cadaalad ahyn oo koko guusha la Rabo

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 Рік тому +4

      Wee dulqad badan thy waley amiira malin walba san Lee waye wena iska aamuse maskiin sana

  • @zaynapsaid7890
    @zaynapsaid7890 Рік тому +44

    WAXAASI XAQ MAAHA CUMEER WA KHIYAANTEEN U ILAAWI KRAA😮😢

  • @MusaibaAdam-py3ri
    @MusaibaAdam-py3ri Рік тому +3

    Amiira iyo cumer kas bu uga Saray ciyarta koko bu rabey inay gulaysto waynA dhacday

  • @MohamedCabdishakuur
    @MohamedCabdishakuur Рік тому +26

    Azad xaq maaha sidani ninka si xun aad u gashay walaahi 😢😮

  • @hafzosalah1367
    @hafzosalah1367 Рік тому +3

    Asad Cumeer iyo amiiira sixun ayaa u sheegay ciyartaan waa celis

  • @Hamioffice
    @Hamioffice Рік тому +6

    Haddii 272 comment iga dheh aragtid wan ku jeclhy i,aamin😂😢❤

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq Рік тому +8

    asadow koko wey kuheshey cawa qoftan waxba lagama qaban karo koko cadey ❤️

  • @deeqa-l2s
    @deeqa-l2s Рік тому +10

    Asad nin fiican maha labada gabdhood ma simin koko la jiraaa wixi lagu sheegayay waa run uf

  • @idabdi1281
    @idabdi1281 Рік тому +9

    Talo
    Ninyahow asadow laba gabdhood u caadalad samee nin weyn baa tahay mar walba amiira cadaadiska saartaa dhowr jeer waa ku arkay dadkuna wey kula yaabeen hada ufiirso amiira sadex xujo oo adag baa marisay halka koko intaa mobelka furtay hadaa meel maadan galin waa iska haysay teedakale xujooyinka hal mar gabdhaha uwadir oo hada telefonka amiira markaa ku riday biyaha kokana ku rid
    Gunaanud
    Aniga igamaha inaan amiiro lajiro ama aaan wax isku nahay aniga laba gabdhood runtii waa taageera ee kaliya waxay igatahay ucadaalad san

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 Рік тому

      Agreed zhp inbdan u fiirsdee xooga wxa mooda koko inuu la jiro marwlba way gulesta inkstoo koko ka nsiib wcn the hdanh wlhi Marsr bdn arke amiira laga eexdo

  • @ayaancqaadir8767
    @ayaancqaadir8767 Рік тому +25

    Asad qayaanolow😢 ayaa thy amiiro personal attack ayaa ku sameysy koko waa u naxriisaneysy😢koley😂kii caqli leh wuu fahmi kara😢

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 Рік тому

      Koko aaba daran
      Mobile biyo lagu direy Caadi waaye
      Gabar mobile keeda furan waxkasto ugu jiraan laga arki karaaa Sooma ahan

    • @ayaancqaadir8767
      @ayaancqaadir8767 Рік тому +4

      @@Jaaaama36 Haa pwe lkn gudaha uma galin sawbtana waa fhmi krtaa lkn amiiro hadee ahan lehed💔🤣

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Рік тому +1

      Haa wlhi amiira waa dhoohan waxba ma fahmeyso doqontu 😢😅

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i Рік тому +2

      @@MomtasOmarwalaley dhohanan kama ahane qofka barnamijka wato haduuba guul kula rabin ayada maxe ka qaban karta ,dhibka asad waye ayada mahan

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 Рік тому +12

    Cumayr sidaa inaa uu gasho may ahayn asad😢

  • @Zaam-HG
    @Zaam-HG Рік тому +3

    Markasta koko u naxariistaaa asad reer comment amiiri u kacno plz

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому +4

    Waa la gaaday cumeer koka iyo amiira is adkeeya waa la arkaa qofkii guuleysta

  • @juweeriyaahmed9720
    @juweeriyaahmed9720 Рік тому +20

    Asad dhax umaad ahyin amiira iyo kooko 😢 ilahy ka baq kooko u jirty asad

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Рік тому +23

    Hambalyo 🎉 game haka qaadin tlfnada next game. Anshax maaha waa privat kiisa qofka. Bro sikale ama walidka wac am qof uu ka ahaan kareynin thank u🎉

  • @majkahillow7439
    @majkahillow7439 Рік тому +57

    But KOKO has spoken because she uttered, "waaah!" That point you're asking Mahrez for help.

  • @princessdagan6015
    @princessdagan6015 Рік тому +11

    Aygaaan mar walba kooko la jiraa amiiro wa Nola dhig akhas 😂

  • @yugiboi5287
    @yugiboi5287 Рік тому +11

    Asad having xaq ma aha in amiro telefoonkeedabiyo lagu ride kan Kalen aan laguna riding Kokomo Ayaan la jirtaa

  • @IsmaaciilAbuukar-gf6me
    @IsmaaciilAbuukar-gf6me Рік тому +5

    Gemkan cadaalad maaha Amiiro Talefankede kaliye uku ridey biyaha koko keedana aad furtey kaliye war asadow gabadhaha si cadaalad ah ula dhaqan

  • @SelmaDek-nf7ql
    @SelmaDek-nf7ql Рік тому +5

    Asad wlhi waxa tahy qabyaaladeyste Amiira sixun ula dhaqmoosaa koko wax oo dhibato leh dhan kuma sameyneysid Ina iska dhaftid rajeynaa waxyaabahas xun xun qof cadaalad yaqan noqo uf

    • @nutural8
      @nutural8 Рік тому

      Ayagaa iskubfaraxsan maxaa kaa galey adi

  • @MKclips1
    @MKclips1 Рік тому +3

    Ankusalino habibkena scw❤

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 Рік тому +1

    Waalid hadaa waceesid wax argagax leh ha u sheegin siiba hooyo😢😢😢😢😢

  • @Ahmed11-r6t
    @Ahmed11-r6t Рік тому +28

    Go forward brother team 27 ❤

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 Рік тому +4

    Asad koko la jira amira ku talgal biyaha ugu riday kow Kii koko hayay muxu ugu ridi wayay ki koko

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry Рік тому +5

    Why koko ad ugu naxarisatay o iskaga daysay marki ad snapka aday o Amira ina kabixiso wa ugu tala gashay uf wlhi ayatan Asad wa so nacaa because said amira u saranyahay

  • @ShankaroonJaamac-m1g
    @ShankaroonJaamac-m1g Рік тому +1

    Asad kooko ujiraa marwalba akhas doqon waa nacay amiira always qruxey ❤❤❤

  • @SharafAbdi-og7db
    @SharafAbdi-og7db Рік тому +18

    Asad adi go’aan malihid hadi anad lacagta bixinayn gameka iska dhaaf ama walidka ka reeb😁

  • @ayaanmuuse91
    @ayaanmuuse91 Рік тому +2

    Prank Dooliga fake aha Amira iyo koko ku samay plz😂😂

  • @aishaahmedmohamud3947
    @aishaahmedmohamud3947 Рік тому +4

    Asad game kan ku celi Amiira waa gaade😂😂😂Koko hambalyo🎉

  • @Asmish-t3k
    @Asmish-t3k Рік тому

    Waa fariid koko wllhi si aan u neceb inlaga guulayyso guul team 27

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +59

    Jumca Mubarak❤️ imisa qofood aya daawneyso Video gaan Ayakoo faraxsan waan idin Salaamay inta ka heshy muuqaalkaan❤️ qalbi Team majoogtiin❤️ Team 27 is Not Easy 🌱❤️ Finally we got Ha hadlin challenge ❤😊

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 Рік тому +1

    Amjira iyo koko always koko badisa maba xumee balse qof kasta gams u qabnyse wliba labaadaa hablood u cadaalad samee zhp hadii wax samyso tklenah ku samee sidaasa cadaalada lkin amiira wa maskiin xishood channel ka adna marka la joogo waa guuulaysta mooji kan anyway guul.inshallaj dhamantiin😊

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Рік тому +10

    Asad challenge yada qaar adaa kharibaayana tusaale waalidka ,mobile phone ka qofka iwm waa wax xaasaasiyana ee ka dhaaf .mida kale qofka ciyaarta kujirana qof kale ha u adeegsana e .

  • @maryanbaremaryanbare4641
    @maryanbaremaryanbare4641 Рік тому +2

    Amiira qurux marka koko uwaci jirtay sharodo kudub dhihi jirtay ma ilowtay marka dhaheyso waxkale kusameyo ma aqano isn't easy abti nimo

  • @XafsoMaxamed-mq7uc
    @XafsoMaxamed-mq7uc Рік тому +5

    Gabdhaha sim asadow mxaa amiro kaliya logufuray biyaha mobilja aanan koki logufurin nh

  • @InabEga143
    @InabEga143 Місяць тому

    wali way u qalantaa gusha iiyo faraxada❤❤❤❤

  • @MaxamedAadan-v1l
    @MaxamedAadan-v1l Рік тому +3

    Koko waa unaxarisatay lkn amiira ma ciil baad uqabtaa nio

  • @SahraabdiAsiis
    @SahraabdiAsiis Рік тому +2

    Amira iyo koko wa ukala exataa asadow ii gemka si al cadala usamee nio amira telkeda biya udhigee koko wa fura bas adhah day ani si qalad aa ufahme wlhi😢

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 Рік тому +16

    2M coming soon inshaallah brother keep going dadaalkana meesha kasii wad asad❤❤❤

  • @mohamediidowmuhudin4284
    @mohamediidowmuhudin4284 Рік тому +2

    Hooyo mesha kasaar asad hagio sxp sare dabesti UA-cam

  • @bikazopubg
    @bikazopubg Рік тому +7

    Lkn Amiiro maxwye ey dhahday bee marki ay kushiinka ku jireen oo asad ani wa ku jiraa uu dhahyey 😂😂😂😂😂

  • @Qabyalad-diid
    @Qabyalad-diid 10 місяців тому

    Waligay youtube wakhti kuma bixin dawashadisa lakin asda xaji iyo team 27 kamaba cajiso ramadantina wabaan siiyay wakhti mansha Allah somalida wax ka duwan keentay shactiro games sheeko iyo entertainment ❤❤❤ waan idin wataa asaxaabay gulaysta hore u socoda ciid mubarak koko hanbalyo hadal laantu waa dhib lakin waa gulaystay amira qurux tilifoonka ka qaylisay kkk waan salamaya dhamntiin ❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +19

    Mashaallah Hambailyo Hambailyo 17M 🎉❤ congratulions ❤ walalkey Aasd Hagio 2M coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰🥰👍

  • @CabaasYare-i9k
    @CabaasYare-i9k Рік тому +2

    Waa malintii ugu horey say e comments kala soo boxo xanaq cumeer Lagu gaday o La qiyanay sorry zxp😢😢😢😢

  • @amalabdullahi7064
    @amalabdullahi7064 Рік тому +8

    Koko iney badisaad ugu tala gashay wayo amiira phone kad biyo uga riday why ayadana ugu subi weysay

  • @BasiirCabdinasir
    @BasiirCabdinasir 8 місяців тому +1

    Walal. Maxaara. Waaa. Wall. ilasoohadal. Wala. Asda❤❤❤❤

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 Рік тому +20

    Game qof larabtay maa iska sheegtid 🙉😂

  • @AaminoYaxye-h6x
    @AaminoYaxye-h6x Рік тому +2

    Saaan qalad waaaye wax dadoo inaaa saan d yeshid

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +58

    Imisa Qof ayaa Challenge gaan u xiistey👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @Halima-s9m
    @Halima-s9m 6 місяців тому +2

    Saamiyo branke ku sameey bles🎉🎉🎉❤❤❤

  • @zakiyatuzamha7226
    @zakiyatuzamha7226 Рік тому +7

    Hambalyo Wll asad hagio gulayso insha allah akhiro iyo aduun hambalyo🎉🎉🎉❤❤❤ Ayan kuleyahay 1.7million subscribers

  • @Asuuuush
    @Asuuuush 4 місяці тому

    Khiyaanada joojiya waraa asad abowe maad kadaysid yes Wan jeclahay inaaaan kasoomuuqdo janalka asad hagiyo

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 Рік тому +3

    Saan cadaalad miyaa hee asadow Amiira Waa ka qaldaneed oo ayadaa waxyaabaha ad adag oo dhan ku sameyneysay ee gameka xaqiisa sii oo cadaalad samee

  • @sayid5352
    @sayid5352 Рік тому +1

    sida amira biyaha ogu riday mobilka ina kokona ogu rido ahed gushan koko ogu talo gashay amirana waa un magac uyal ahan

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Рік тому +6

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Рік тому +11

    Amira maxa sas ugu samaysay😢

  • @halimaissesaid4057
    @halimaissesaid4057 Рік тому +1

    Xaqa kudadal Amiiro she’s always queen ama gacan bidixe amaa habidixyn