Yarka xanjada ruugaayo asad iyo asxaabta kale ma fahmin labada mar qish aan caadi ahayn ayuu ku helay sawirka muraayad kasoo horjeedo ayuu isha ku haayaa dib ufiiri waa umartay Smart Man
Ima maqleesaan lkn ha qaadin ha qaadin ku haayay cwa dhan siiba mehrez iyo Abdul😂😂😂 I love it game kaaan wax lagama qaban karo. Tnkle cayda ani cml u caqli badanyahay mash Allah anigaba saas leee ugu fiirsan lahaaa Inkastoo mehrez uu wax bdn walaaqay markii ugu danbeesay 😂😂 Team gabdho soo samee Asad 4 sawir ka dhig neh lacagtaada losoo tashtay meshaane
SALAAMA TEAM27❤️🩹 inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂majoogtiin ani cml👋 Asad❤
Asad cayda adiga ayaa siiyey guusha sababtoo ah citaarta asaga on ka bixin ayaad dhahda NO WAY sidaas ayuu ku guuleestay keep going coming soon 1.8 M team 27
Asado hrta wku salamay mrk xigto barnamijka qofk ugu horeyo so jeso dheh kuwa kle into qofka kowad dhelayo sii jesta dheh hal hal qof uso jesta dheh wey ku gadoyin runti 😂
The best best ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
Scw❤❤
Scw
Asc
Scw ❤️🥰
😂 hhhhh and
Ku sali saliga nebigena muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw❤❤❤
Wax la xifdiyo waxaa ugu fiican quraanka ❤
Malinkaaga yeesan kugu dhaman adoo quran aqrin😢
❤❤❤❤
😢
Insha Allah wll
Ok wll
Ceyda raga ka horeeya sida ay udhigeen ayuu fiirinayay kadib mid kasta wuu qalday sidaas ayuu kaga tusaale qaataya legan❤❤😊
Mashaa Allh maskax lesku so dhafay
Masha alaah wlhi majirto yutuber kugu gaaro talent abowe mcn alaah haku so celiyo lixadkada 🤲horay usoco ❤❤❤
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw ❤❤️🕋❤️❤️
Sallalahu caleyhi wasalam
𝖲𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐❤
Scw
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
Scw❤❤❤
The best porsonever💞the most knowlewdgeable ever ❤️ankusalino nabigena mohamed salaalahu caleyhi wasalam🕋
Sallalahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasaalam
Sallalahu calayhi wasallam ❤❤
What a game 🎮 keep going our legend❤😂 use your common sense well❤
Scw❤❤❤
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaaadhziyo🥺🤲🏼
Amiin yaarabi 😢
Aamiin
Adna sidoo kale wll
Yarka xanjada ruugaayo asad iyo asxaabta kale ma fahmin labada mar qish aan caadi ahayn ayuu ku helay sawirka muraayad kasoo horjeedo ayuu isha ku haayaa dib ufiiri waa umartay Smart Man
Cayda lucky boy❤️
Asad hagio waa ku wata waxan ahay gabadha kaliye sidi musalsalka waxa soo galinaysa sugta hore u soco wllo
Me to wlh
Ima maqleesaan lkn ha qaadin ha qaadin ku haayay cwa dhan siiba mehrez iyo Abdul😂😂😂
I love it game kaaan wax lagama qaban karo.
Tnkle cayda ani cml u caqli badanyahay mash Allah anigaba saas leee ugu fiirsan lahaaa
Inkastoo mehrez uu wax bdn walaaqay markii ugu danbeesay 😂😂
Team gabdho soo samee Asad 4 sawir ka dhig neh lacagtaada losoo tashtay meshaane
The best personever ❤ the most knowledgeable ever❤❤❤😊😊
big gem
قال الله عزوجل (افحسبتم أنما خلقناكم عبثا وانكم الينا لا تر جعون )
Prt2 gabdhaha ku soo sameey plz😊
Wa sidaas Asad ayaa dhahay no way guusha sidaas ayuu ku helay luck boy
deeqo sadax jeer ayuu gulaystay waxanad balan qaday qofka halmar saxa inuu 100 helayo hadu cayda sadex jeer keni lahaa wan huba wad siin la hayd dhalinyarta ilali wayo iyagad wax ku tahay walhi kaliga cidi kuma dawateen
Kusaliya nabiga scw ❤️ ♥️
Inta nabiga jecel haku salliyan❤
Scw
Scw
Xabiibkeena maxamed aan kusalino scw scw scw❤❤❤
Asad saan xaa maaha cayda asagoo saxay lkn ciyaarta sii wada oo raba inuu sii badalo hadlaysaa yessss kulahaa 😂😂
Ceyda zxbkis wye kawareji nh 😂
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro ❤😊
Masha allah tabarakallah ya allah asad maskaxdisa iyo cafimadkisa u siyaadi aamiint ii raciya rabigy ha kaso in uu asad malin un kaco ❤
Aamiin
Ceyda isn’t easy😂🎉❤
SALAAMA TEAM27❤️🩹 inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂majoogtiin ani cml👋 Asad❤
Alahuma sali calaa muxamed❤❤
Ku sali nabiga Mohammed ❤❤❤❤
Ayyyyyy😂jh ceydaaaa m.a😫🥰wlhi sa u sugaye ciyarta kowgeda alx marko guleste sa u farxee anaba amiiro noqde cawa😂jh keep going bowe🤴
Asad cayda adiga ayaa siiyey guusha sababtoo ah citaarta asaga on ka bixin ayaad dhahda NO WAY sidaas ayuu ku guuleestay keep going coming soon 1.8 M team 27
Isku meel kafirinay 😊
Wa runtaa Mahadsanid
Comment qof ila mid ah ban radinayay he has to wait 🙏😊
Asxaabeey isoo duceeya Exam leyahee inuu ilahay ii fududeeyo❤🤲🤲 😢
Alaha haku fududeyo abowe
@@nishapep1517 Amiin lkn gabar ahy
Walalkey Asad Hagio 18M 🎉🎉❤❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍
So badiya video yasha akhwaney ❤😂 ciyaartan waxad kuso darta amiiro koko fowsiya ayaanita amiina dheray pls❤
Ceyda is not easy 😂😂😂😂
Cayda lucky boy wlhi waa wx kle 5--tii qof ee ka horeeyey ayuu u fiirsady deeto wuu ku nasiibiyey legend iga dheh😂🎉❤❤❤
Wuu badali lahaa lkn asad baa hore ugu qaylyay mrka assad baa caawiyay
Ku saliya nabiga scw 😢
Salaan sare 👋👋👋Ceyda Ayaan wataa Mar walbo Aniga(👍👍👍)❤❤❤❤
Aan kusalino xabibkena muxamed scw
Asad ceyda inuu guleysto uujecelyhy ceyda inu ciyarta dhameynin ayuu kuso boodey waa guleysatey yaaila arkay😂
Haa wlhi benta mahn asad ceyda lucky nimadisa inu ku cebobo marawo😂 legend wye asad
@ASAD HAGIO 27 waxan ku riyooday adigo cafimaadayo oo lugahaga ku istaagayo alle hakuu maso🤲❤
Lucky boy our hero ceyda🎉❤
Ufiirsada cayda marku izku aadiyo asad Hore yesss ka dhahaa Lkn raga kale mahubtaa uudhahaa
Allah is one 😢😢🎉
لَا إِلَٰهَ إِلَّا ٱللَّٰه ❤❤❤🎉
Keep going legend Asad hajio❤❤🎉
Hadii add muslim tahay Kusaliya xabiibkena scw scw❤❤
Cayda waa caqliloow wuu fiirsanayaa kuwa kale waxa ka qaldan lkn wiilasha kale wee iska ciyaarooyiin
Vaar vaar deeqoow uu arkayay muraayada ayuu kasii eegayaaa waa qalad
1M 800k marka kaadiid waxn rajeynaya ee naa nooqdo guleystaha inphone 15 incha allah from jabuti
CADNAAN
CEEDAD
DEEQO
DHAMAAN
CONGRATULATIONS 🎉MAN'S 🎊 👏 ❤❤
King ceyda guul my brother ❤
Deeqow wuxuu fiirinayaa meel uu ka arkayo labada jeer uu guuleystayba halkaas ayuu fiirinayet
Ku Sali nabigeena scw 😢😢
Deeqo Bidixda 3 mar Oo Fiiriyey Qisho Wadaa Waana is Dabaalinooyaa Tuur Wye 😂😊
Run waye
Haa wilka waxoo firinayaa tvga meesha yaalo labada marbo qish ka helayaa ee hala fiiriyo 😂😂😂😂😂😂😂
Marwalbo tukado wanku duceeya in allah kusocesho lugahaaga wll
Kusali nabiga scw
Azad hagio number one somali youtuber keep going
Asad from 2020 illa imika waan kudaawada keep hardworking😊
Allaah is one ❤❤🎉
Asad hagio is not easy walaahi 1.8m subscriber insha allah waalu gu gaadh siinaa dhowoori❤❤❤❤❤❤
2m coming soon 🎉I can't wait man😊
Cayda wa wil caqli badan maskax masha allah
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
Waa sugi lahay 1.8 Million ka insha alah waxana Alle Wayne Jalla wacalaa Kajarena inaa iphone 15 kuguuleysto maadama team27 mudo fog ka mid ahay❤
Waxaan sugu la ahay inuu gaaro 1.8 i.n waxa rajeynaa ina helo iPhon 15 i.n
Hhhhh adee kuu taalaa hee
#Azad00w macalaa kuwa hoose iskuqas seey u wareeran balse kor kaliya waala garan karaa
C'était histoire de réflexion mais aussi un peu de la chance ❤ form djibouti
Asad waa qaldan tahay sxb ceyda markuu saas iskugu aadiyay asoo wax ka badeli rabo aa dhahdey sax wye wiilka 2aad ee saxayna cabaar aa sugtay oo nasiibkisa sacidey balse ceyda😮
Waa xaqiiq waa ila aragtay dadka dhan waa in la sugaa intey bas waa ka dhahayan
@@maryamaruun5585 ma aragtay horta ceyda inuu kala badeli rabay intuuna asad qeylinin cadnann iyo deeqow cabaar markey joogeen aa sax la dhahay
Asc Asxbta igu la saliya nabi muxamad zxcw zcw zcw❤❤❤
Deeqoow wuu arkaayay labada jeer uu isku aadiyay sababtoo ah gadaashaada ayuu wax ka fiirinaayay mar walbo kuma mashquuleeynin team-ka kale see iskugu aadinaayeen meesha gadaal ayuu kaa qishay
Asad mobelka balan qaaday iskasii dalab waso dhowdahay😂😂 Abdul iyo Asad lacag jacel Abdul sidu ugu dulfikirayo layabay
First comment asad hagio love iisaar my brother ❤
10:37 Deeqow inoo imaqlaayo cml dhaaf waa saxde anoo dha,haayo an arke😂😂😂😂
Aniga xata dhaf ano dhaha arka waa wuu laba qalbina mar walbo asaga
@@Ayan_boqran Haa wlhi Mar Mar xaraarada gemka ku Qaadeyso 🤣🤣🤣
Cayda asad aya caawiyay lkn deeqow waa keenay cadaalad waaye isaga iyo cadnaan
@@drhd1043deeqow dhaladuu kafiirsanaayay
Qashoo sameeyay deeqow
MashAllah waxan kugu hambalyeynay sida markasta ad game's o xiiso leh ad u so badhigtid🎉iyo asxabtada o wngsn iyaguna kula Sheegay
Xilimaa barnaamishka lasoodaaya sax asadxaajiyo❤❤
Cayda waa smart wxuu eegan inta jeere lakala bedlay khaldka noqday
Msha Allah msh Allah cayda nasiibkiyo qofa
Alle ha ku xiftiyo wll
Deeqoow wuu qishay 😅dhinucuu eegayo muraayad taalo
Ceyda asagoo dhamen oo howshii wado baa adigu la soo booday waa saxday waxasnah waa qalad markuu dhameeyo op dhahdo maku qanacsanthy baa la rabay sida wiilsha kale aad dhaheyso
Six legends always asad hajio and king ceyda and deeqow and abdul and mahres and cadnan best challenges is hard pictures 👍💯⌛💯❤😃❤
Laki boy ❤❤ wan ku wataa legend 😊
The best yutuber Asad hajio 1.8 M balanta Ha ILOOBIN IPHONKA.
INSHA ALLAH 2M prother horumar wacan
Asado hrta wku salamay mrk xigto barnamijka qofk ugu horeyo so jeso dheh kuwa kle into qofka kowad dhelayo sii jesta dheh hal hal qof uso jesta dheh wey ku gadoyin runti 😂
Asad hagio Talented man🫡🙌
Rug cadaagi so rogaal celi legend asad hajio thnkz challenge nucana noso badi ayago oo dhan NO TALK hal mar so sameeya plz plz🤩 mehris iyo cadnan haku jiren
Lkn asadow ceyda intuu hosha waday aad qeylisay looma baahna markuu qofka faraway kla baxo,uu dhaho wanka dhamaday laraba inad sax u sarto
Asad masha allah wa ninka kaliye youtube calal shaqaysta
Wxaa sameeneesaa qof kasta marbaa iskugu qaldee saas kufiican yahey geemka qofka uhoreeyo Wuu qaldaa waa daruuri lkn Kan labaad iyo Kan sadaxaad wuudateemaa waayo inta uu wareejiyey wuu ujeedaa ee saas aan dhihi lahaa aniga ahaan geemka Ku wurxoinyahey
Asadow waxaaa sameysaaa qof labadiisa swr hoos keen markas isku aadiyo dheh kor iyo hoosba waaa sameyn kartaan dheh saaas adeg
PART. 2 SOOSSNEE. ASAD. HAJIO❤
DEEQOW CADNAAN. CEYTE
HABALYO😊😊😊
5 :59/19:39 ceyda eega uu qishayaa ceedow pro wAxaasi waaxaran adiga iyo kan koodh ka casba 😂😂😂😂 vaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
😇🤑🤗🤭😗😙😂😅😁😄😃😀😙😉😊😶😑😪😔😌🤥🥶🤥🤭😬🤧🤮🤢🤕🤕🥴😵🤠🥳🥺😮🥴🤮🥶🤧🥶🤧🤯🤧🤠🙄😳🤧🤯😲🙄😣🤮😸😡🤖👽🤖👽😈😖😤💀😤🥱😽😼👺😸👻😺👻😺👽😺
😇🤪
😇😇🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪
Runti ceyda maskax ayu leyahy Balse waxan arkaya in markasto ay tahay arin uu teamku kashaqeyey
💛💛Qofki maskaxleh waxan kula hadla (( if know what I mean))
Waxan kamid ahay Team 27 mala isoo dhaweena mise waan iska laabta❤❤
Waaw caawa leeba ku tagay gacan qabqab is not easy😂😂😂😂😂
Cayda muu saxeen Hore ayuu ka dhahey Yessss asad daacad maaha
Asadow taliye jabra wareysi kasamee lpx❤❤❤
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
Waa fikrad fican lkn 3saf ina ka dhigtid a fiicneed maxa yelay qofka madama sadax la qadayo wa u qishi karta 3ka horedo ke warejiyaan 😅
Asad labo isle maa hoos dhigtid waligood may keene korlee badal inay daal baay ahee sawiraadoo yara awalbo ayaa korlee uga dhigtay qiskiiba adaa siiyee
Hadaa kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
Asad gabdhaha sosamey barti too Waka sugena ❤
Wow Lucky boy Cayda👏👏👏