HA SEEXAN OO $200 QAADO ARIMAHEENA OO JIKADA KU DHUUNTAY GAMEKII UGU ADKAA AAN SAMEENO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +391

    Hadaad ujeedo magaca nebigena suban muhammed scw Like 👍saar❤❤❤❤❤❤

  • @laylalaylo-ip3vl
    @laylalaylo-ip3vl Рік тому +112

    inta ogeed in oo cumeer guuleysanayo lik isaar❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +310

    inta Barnaamij kaan sugaysay farta soo taaga ❤ ✊ 👍🏾

  • @ilhaancabdisalaan
    @ilhaancabdisalaan Рік тому +419

    Wlhi 3maalin ha seexan hadii leygu dhihi lahaa ee lacagtaan qaado waan ogolaan lahaa si aan cunugeyga dhaqtar ugu geysto😢😢 yaa rabi waxba kaama kharsana caafimaad ayaanku weydiiyay wiilkeyga 🤲🤲

    • @umuyaasiin-jq6tt
      @umuyaasiin-jq6tt Рік тому +24

      Ilahey mel qerqabta aadan filanen haka siiyo wllshey nunahana Allah cafiyo

    • @saadocabdi7457
      @saadocabdi7457 Рік тому +11

      Alle haku caafiyo wllo InshaAllah wax kheyr leh bad heli

    • @fardousosmanyusuf4412
      @fardousosmanyusuf4412 Рік тому +5

      Cafimaad tamaam ah abayo 🤲🤲🤲🤲

    • @muunaali9672
      @muunaali9672 Рік тому +15

      Qof hooya ayuunba daremikara hdlkagag alle haku cafiyo melka khyr badan oo ànd ka filaneyn alle haka arsaaqo wllshay😢

    • @sundusmohmedsundusmohmed6061
      @sundusmohmedsundusmohmed6061 Рік тому +4

      Hooyo 😑

  • @NimcoNalka-tc1jy
    @NimcoNalka-tc1jy Рік тому +217

    Asad hagio illhya waxaan kaga baryayaa in aad maalin uun aad luga haaga ku istaagto Insha Allah 🤲🤲🤲

  • @KIKIAFCAD22
    @KIKIAFCAD22 8 місяців тому +5

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet scw❤❤

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +475

    Inta kabo la'aan ku dawanysa like isaar😂😂

  • @laylalaylo-ip3vl
    @laylalaylo-ip3vl Рік тому +136

    inta arimahiina kuqosashay lik isaar❤

  • @canabchannel4546
    @canabchannel4546 Рік тому +115

    Plz asxbey arimaheena 1.m aan karsiino wllhi waa qof xushamad bdn😢dhamaan family reer xaajiyow full respect 🙏 🫡 inta igu raacsan plz iso raaca

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Рік тому +64

    Asad iyo ceyda iska dhaafa qasaaro ayaad qabtiin waa dhafarteen mana guleysan cumeer legend happalyo 🥰

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 Рік тому +184

    Game xiiso badan iyo guri qurux badan. Keep going team27.🎉

    • @zayidzaki4707
      @zayidzaki4707 Рік тому +1

      Game xiiso leh iyo guri qurux badan keep going team 27 Legends

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +312

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @mohamedahmedali8732
    @mohamedahmedali8732 Рік тому +121

    CUMEER IS NOT EASY BIG FUNS😂😂❤💪👑AABAHA DHAFARKA😂

  • @maxamuudadan1852
    @maxamuudadan1852 Рік тому +613

    Allaah is one❤❤😮

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +26

    Gabdhaha soo same plz wll Asad amiira koko iyo gabdhaha kale plz wll Asad 😢😢😢❤❤❤❤ 2million coming soon inshallah abowe Allaha haku xafido aboowe 😢😢😢❤❤❤

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Рік тому +176

    Prophet ❤Muhammad ❤is the greatest person ever in the world 🌎 ❤️

  • @SamiroAhned
    @SamiroAhned 8 місяців тому +5

    Adoo ujed nabig saligi scw😊

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +70

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @deeqderejo-td7yr
    @deeqderejo-td7yr Рік тому +11

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad❤❤

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 Рік тому +74

    Nabad ahaada;
    "Kuwa qalbiyadooda uu buux dhaafiyey jacaylka iyo naxariista aan marnaba wakhtiyadu badalin si kastooy ugu xumaadaan."
    🖤

  • @نصرهمحمد-ض6ق
    @نصرهمحمد-ض6ق Рік тому +42

    Abowe asad allah ku cafiyo abowe insha allah ❤ asxabta amin dhaah😢

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Рік тому +85

    Big fan IS NOT EASY BIG FAN ❤️🔥🥰🙏

  • @saladomohamed3944
    @saladomohamed3944 Рік тому +27

    I like how arimaheena slept in the kitchen hilarious😅😅😅😅😅 i like his character Fabolous

  • @clxamiidmaxamuud5054
    @clxamiidmaxamuud5054 Рік тому +57

    Kusali xabiibkeena mohamett scw❤❤❤❤❤❤

  • @amiishabdi4824
    @amiishabdi4824 Рік тому +21

    War arimaheena cadi mhaa qosolku iga dhameyyy😂😂😂

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +50

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Рік тому +21

    Barnamijkaan in uusan Caafimaad Ahaan Fiicneyn inta Igu Raacsan❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Рік тому +42

    Wlhi asad dhipkiyo qofa wye asi io ceyda La,aantin abaar muqal kasta😂😂😂😂😂 so funyyy yqeyy😂😂😂😂

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 Рік тому +6

    Hdl baa iso jiitay ceyda marku dhahayo wllkey so Firinaa wllalaha maha kuwa hal hoyo isla dhashay masha Allah 🥰🥰🥰

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +13

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @xamzazoyalofficial5128
    @xamzazoyalofficial5128 Рік тому +15

    Team ayad heysataa let's go
    Asad,ceydaruus,cumeer,arimaheena.❤❤❤👍

  • @ibraahimabdi5885
    @ibraahimabdi5885 Рік тому +35

    kusali rasuulkeena muhamett Scw Scw ❤️

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 Рік тому +19

    asad walalkeyow salaad duhur an hada dukan raba wan kuso duceyna insha Allaah in lugahaga ad ku socoto adiga iyo hooyadeyba oo xajka lugahiina ku dawaaftaan insha Allaaah

  • @suadkhalif5808
    @suadkhalif5808 Рік тому +25

    asad sidii musalsalki bn usugna😂😂😂keep going bwe asd

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 Рік тому +2

    Plz arimahena an one million gadhsiino uu uqalma WA first UA-camr in Somali plz somaalay dhiig an isku yeelno an one million gadhsiino

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 Рік тому +53

    Allow itus asad oo luguhiisa kusoconayah amiin keep goin bro from mj❤❤

  • @Maxamed-salah11
    @Maxamed-salah11 3 місяці тому +2

    Allah sidaadi hore hakuu soo celiyo aamiin❤❤

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +49

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡🥺👋

    • @Shushu7496
      @Shushu7496 Рік тому

      amiin wll kuso boqday hori usoco

  • @ayancumar
    @ayancumar Рік тому +52

    😂😂😂😂pranki ga yar eed dhax galiseen video ga the best wlhi waan raftay😂😂😂😂

    • @rodrig2928
      @rodrig2928 Рік тому

      Prank kige walal

    • @ayancumar
      @ayancumar Рік тому

      @@rodrig2928 inta yar ee aay cumeer uga dhigayaan inuu asad seexday😂

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 Рік тому +30

    Arimaheena wuu iga qosliyay wlhi meeshu seexday 😂😂

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 Рік тому +12

    insha allah kursigaas wad ka kici doontaa mardhow sidan alle ka rajenayno bro

  • @cashomaxamed1832
    @cashomaxamed1832 Рік тому +19

    Arimaheena is not easy wllhi 😁😍♥️

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +12

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @saparinali2714
    @saparinali2714 Рік тому +27

    Kusaliya nabiga scw

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +24

    Legend always Cumeer big fan is not easy congratulations 👍💯💪💯🌹👍💪

  • @faadumodaud4117
    @faadumodaud4117 Рік тому +5

    Yees kana kuheystaa nosobadi asi iyo afkaaga ka ilaali siba kan waaba sugayey cawa tnk you yqey wll azad

  • @mjlaab-salah1930
    @mjlaab-salah1930 Рік тому +32

    The only challnge i normally said that Asad could repeat every day...what a interesting challenge. Keep gowing

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Рік тому +22

    Team 27 south Africa 🇿🇦
    Joogo anaaa hormuud u ah inta ila joogto farta taag😂🎉😊

    • @hodan777
      @hodan777 Рік тому +2

      An8ga ayaa ku hogaamiyo sxp 🥺🥺😅

    • @AbtigaAbtiga-fr5ss
      @AbtigaAbtiga-fr5ss Рік тому

      @@hodan777 ma igu ag qabaty cadey

    • @hussein8401
      @hussein8401 Рік тому +1

      Masexaty ku away hee 😅😅

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 Рік тому +24

    😂😂😂 asad iyo hayda biyaha inaa gashin mahan dawasha waa laku dala😢 wallahi waa ciil intaas soo jeed hadane halaga rayo😂

  • @mohamedkoraye8822
    @mohamedkoraye8822 Рік тому +11

    Game ka wuxuu macaan yeelanaa inaad hal mar kaniiniga hurdada wada laqdaan kadibna qof walbo awoodiisa soojeedka uu ku tashto

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 Рік тому +36

    𝐀𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐬 𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 💯💯👌

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 Рік тому +21

    Walal Asad xaajiyow sow adiga dabaalan kara wll waa socon karta isku day illaahay haku caafiyo insha aallah inad istaagtid bal tijabi xanunka waka so yaranaya illaah wxn kaga baryaya caafimad taama wllkay

    • @naimasaed8725
      @naimasaed8725 Рік тому +4

      Wl dabaashu wa xirfad madan arag ninka gacmaha iyo lugaha lahyn o dabaasha mrka iskma xirna

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 Рік тому

      @@naimasaed8725 Haa sax okey sidaas uma aqoon aad ban ugu Farxay mrkan arkay inu dabalan karo wxn u rajeyn inu ka kaco xanuunka ilahay ka dul qaado

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Рік тому +26

    Legends salaama Allah yaxfidkum I have respect full my team 27

  • @asiyoahmed9205
    @asiyoahmed9205 Рік тому +30

    Kusali nabiga likena saar ❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +315

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

    • @raxmiita8r384
      @raxmiita8r384 Рік тому +5

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️

    • @نبضقلبي-ن4د
      @نبضقلبي-ن4د Рік тому +4

      Asad hagio malga yaba ina malin uun kulmi doono wlalkay aan qlbiga ka jeclaha tahaye😢 ilaahy wlky kuma kala dhantaalo sidii musasalkii baa idin dawada dhamantin wlaale tankle su all ma tukataan miyaana wlky

    • @ubahali3170
      @ubahali3170 Рік тому +2

      King of asad hagio pest youtuber ✨

    • @ilhaancabdisalaan
      @ilhaancabdisalaan Рік тому +4

      Scw scw scw❤❤❤❤

    • @NasraDjamaGoumaneh-bh2yl
      @NasraDjamaGoumaneh-bh2yl Рік тому +2

      I love you asad ❤️❤️💖💖😍😍

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 Рік тому +13

    Guriga qurux badnaa m.a anigo inta joogo maba dhafri laheen 😂😂😂😂😂😂

  • @Najma_mohammad
    @Najma_mohammad Рік тому +9

    Qofki ugu Horeye video Dabtaaa ❤️🥺💪keep going my bro ❤

  • @guledIbrahim
    @guledIbrahim Рік тому +14

    This new hotel looks so beautiful than the other one

  • @kaafimnur5698
    @kaafimnur5698 Рік тому +21

    Asad xariif waye prankiga caadi loogu dhax hurdaa 😂

  • @guledIbrahim
    @guledIbrahim Рік тому +16

    The only chalinge i normally said that Asad could repeat every day...what a interesting challenge.
    Keep gowing

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Рік тому +5

    Allah Is One
    قل هو الله أحد ❤

  • @SabnaaCumar-rx5bn
    @SabnaaCumar-rx5bn Рік тому +1

    Alle hakucafiyo asad 😢😢maskiin waye walahi 😢 allow cafimad sii

  • @hani7940
    @hani7940 Рік тому +4

    Ilahay ha ku kaso Ina lugahada ku socoto Asad Ana Murad Ayan leyahay ee ale ha isahlo aamiin Yaa rabi

  • @hamdabintuali-ey1eq
    @hamdabintuali-ey1eq Рік тому +1

    Wllo Alle waxaan kaga baryayaa inu kusoceliyo awoodi cagahaaga oo markale isku mamusho Aamiin

  • @mohanoudikraan9729
    @mohanoudikraan9729 Рік тому +20

    😂😂😂😂😂😂😂arimaheeena miskiin si aan loo ogaan ayuu jikada ujiiftay😂😂😂😂😂

  • @AblaahiCali
    @AblaahiCali Рік тому

    Szpkey mcn xanunka wan kula daremaya ilahay cafimad tam ah haku siyo asad xajiyow

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 Рік тому +12

    😂😂😂😂cumeer hambalyo abaha dhafarka show waxaa la caato badantahay waa dhafar 😂😂❤❤

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 Рік тому +8

    Ani waxaa qosol igu dilay arimaheena maskiin 😂😂😂😂😂

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Рік тому +8

    Waab soo gashey ku salin nabigan mohamed salallhu caleyhi wasalm ❤🎉😢

  • @BarkhadapdyAhmed-pc4bc
    @BarkhadapdyAhmed-pc4bc Рік тому +13

    Lacag baad naga samnaysaa asad pro bal wuxuun soo celi😂😂❤❤

  • @asiamoalimabdi9821
    @asiamoalimabdi9821 Рік тому +2

    Game qurux bdn iyo guri shidan asad hore u soco walal mcn cumer is not easy

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +6

    Wooow Mr dafar kacan an kutagi👍 Big fun is not easy

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Рік тому +10

    Cumeee big fan wlhi gacan kuu taagay aabaha dhafarks tahay😂😂😂😂❤❤❤❤ hambalyo hambalyo 😂❤❤❤❤

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Рік тому +9

    Wxan dhafar wey dhafen wlh 😂❤ video wu igu socday wlh gooru dhamada garan wyy😢 my Fv Game❤

  • @fadumobuke6697
    @fadumobuke6697 Рік тому +1

    Asad next time talefonada ka xaree ee camera 📸 lee u dhiib

  • @gobsan1235
    @gobsan1235 Рік тому +7

    Hahahahhaha alla beerka arimeheena iga qosliyay walhi xalkuu seexday😂

  • @MumtiReermagaal-sg7dd
    @MumtiReermagaal-sg7dd Рік тому +6

    Inta qosleysa like isaara 🤣🤣😜

  • @fat-halucky4176
    @fat-halucky4176 9 місяців тому +2

    Gacanta somaliland respects

  • @Hibo-y4e
    @Hibo-y4e Рік тому

    Wllhy qli Alle Awodisa hakugu istaajiyo lugtaada insha allah

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому +6

    Maasha allaah asad xaaji wa rijaaal nooloow

  • @barcafans5119
    @barcafans5119 Рік тому

    Masha allaah hambalyo cumeer yare geemkaan no1 ayaa tahay ee iska daa maamo wanku duceynayaa waayo xanuun waaye Aniga hada Dadeedu waa 48jir 2020 ilaa hada Asad waan dawadaa lkn adigoo yar lii caato&muniir Aqaa&hanad cumar&xuseen beebe&hanad cumar faadil dumdum ozil seyga yaxye hantar markaad biyaha isku ridridi jirteen waan idiin daban jiray ninba tabar tii bey ahaan jirtay DHIG NIIN WAXAAN UDIGAYAA WLLKEY QAALI ASAD HAGIO IN U JOOJIYO QASATAN ASAGA REERKANAGA ANIGAA REER DHAFAR U AHAA LKN HADA WAAN JOOJIYAY QALIIN AN GALAY AWADEEDA LUG AYAAN NUURFO KANOQDAY LAGAMA YAABO INAAN DHAFRO WAAYO DHIBKAAN MARAY ALLAAH UNBAA OG TALO WALLAAL WAY DHAAFTAY SHEEKKADU WAXEEY MAREEY ASAD HAGIO MAAMO WAN KUBARYAA DUCADAAN QAADO HOOYADAA BOOSKEDA AYAAN KUU JOGAA HADANE MEELKALAMA JIRNO BARNAMIJKAAN JOOJI SIIBA ADIGA CFMDKAGA ÙMA WANAGSANA KASOO QAAD ANIGOO BOOSKA EeDADADADA MCN KUTAAGAN WAYO WALIGEEY WAAN KU DAABAN JIRAY 2020 ILAA HADA SIIBA KASOO BILAAW 2021 TOOS AYAAN KU DABADAA SHEEKADAAN IGA SOO AFJAR EeDO MCN TALADAA IGA QAADO HADII KALE MARKO AYAAN TAGAA 3MAALIN AYAAN GOOBTAADA SHAQO TAGI DONAA MALINTII OIDIL MEESHA AYAAN FARISANAYAA HABEENKII BAN KARABIXI XUKUN AYAAN ISKU XUKUMAYAA DHIBKII KAYIMAADO MAAMO ADAA LEH OGOOW HADII KALE JOOJI SHEKADAA BARNAMIJ BADAN AYAA SAMEYSAA KAA DAA MAAMO HAYE DHEH

  • @NimcoMuhumed-oe5ov
    @NimcoMuhumed-oe5ov Рік тому +5

    Keep going team 27 waa idin wataa insha allah markan maleshia imado aa Inoo balan Thanks

  • @sakariye3043
    @sakariye3043 Рік тому +1

    Cumeer bigfan waan ku salaamay

  • @drsamiishamohamed3431
    @drsamiishamohamed3431 Рік тому +8

    Team 27 salaan sare king ceyda asad arimahena Big fan asad hagio more love wllhi❤❤

  • @lavaniya8044
    @lavaniya8044 Рік тому +1

    Ayy Asad sidu u jiifa ka helay m.a jiifka qurux ku tahay😂🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amiinkhadar-ld3mr
    @amiinkhadar-ld3mr Рік тому +8

    Wan ku taageeraaa wallky ❤

  • @abdirahmanmohamed2633
    @abdirahmanmohamed2633 Рік тому +1

    Asad bro part4 plz because this challenge I like it plz

  • @sadiiqdahir
    @sadiiqdahir Рік тому +7

    Alxm exam dowlada kali raba isoosuceeya😢😢🎉

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому

    Asad xajiyow geesi ayaa tahy masha allh allh haku kaso inaa socoto insha allh

  • @baliilogofficiall4255
    @baliilogofficiall4255 Рік тому +4

    Barnamijkan inta ka heshay farta ha taagto

  • @rayanesaid-mz4iw
    @rayanesaid-mz4iw Рік тому +1

    Manshalaha horiy u soco wll asad

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed443 Рік тому +3

    Arimahena waa iga qosliyay wlhi 😂😂😂

  • @ahmedshariif1825
    @ahmedshariif1825 Рік тому +2

    Asad zxp hal ra,yi ayan kuu haaya kaso ah in qof waliba cameradiisa ay udaarnaato waayo lama ogaankaro qof seexday io inkle thankz

  • @yaris10
    @yaris10 Рік тому +9

    Anigana 11:00 habenimo ii thy daawanayaa😂😂😂😂

  • @ArdoMaclin-pn9ov
    @ArdoMaclin-pn9ov 6 місяців тому +1

    Ilahay kucaafiyo wlll😢😢

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +6

    MashaAllah team 27❤ keep going brothers 😊❤

  • @AwoMohamed-g1w
    @AwoMohamed-g1w Рік тому

    Walahi marwalba wn ku murugoda wll alle haku caafiyo😢

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +34

    Waxaan ahy Qofka ugu horeeya Like Saara inta 🎉🎉🎉🎉

    • @nimcoabdi9936
      @nimcoabdi9936 Рік тому

      Ceyda wan kutageera King of King 🎉🎉

    • @DeeqaAadan-z1s
      @DeeqaAadan-z1s Рік тому

      Ana qofka 9 ban ahay asad igu salan wllo cidkaleba madawade idunkun ban idin dawada wan idin wada salamaya

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +1

      @@nimcoabdi9936 oo hadda ma ceyda ayaad moodaysaa qofkan?
      Meesha ceyda kuqoran tahay ba ma isagii baad moodaysaan Niyow Dadkan ma daawaa usocota 😂
      Sideebuu ceyda Halkan ugusoo qori like uusaara mise Sawirka unbaad aragtay Ee maadan qoraalkaba akhrinin?

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@DeeqaAadan-z1s hhhhhhhhhhhhh daacad nimadii oo qof ah baad tahay hadda ceyda miyaad moodaysaa qofkan Waxan soo qoray ee like ta comment ga ka dhex tuugsanaya?
      Meesha Sawirka ceyda saaran yahay ba isagii miyaad moodaysaa 😂

  • @maryanfarax5476
    @maryanfarax5476 Рік тому +1

    Bowe asadow qof sharf leh ayad thy keep going bowe😊😊

  • @CabdishakurKayseh
    @CabdishakurKayseh Рік тому +5

    War Taliyaloow Gurigii Gorme ka Soo Gurteen😂😂❤