HA HADLIN CHALLENGE HOOYADEE AYAY WACEEN | NO TALK CHALLENGE IN 6 HOURS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2022

КОМЕНТАРІ • 2,6 тис.

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +712

    Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +838

    Iyadoo qof walba si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxa jira qof wanagsan oo aqriynaya commentigyga 😊❤

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 2 роки тому +251

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta fiicna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw ❤

  • @samiiroqurux9340
    @samiiroqurux9340 2 роки тому +39

    Hoyo Miss you ilha ha ku naxristo 😢😢😢Lataad awar waye😢😢😢qof walibo oo yoyadis heesto alx😢😢

    • @sacadhasan3043
      @sacadhasan3043 Рік тому

      Sᴏʀʀʏ sɪs ᴡᴀᴀᴀ ɪʟᴍᴇᴇʏᴀʏ ᴡʟʜɪ😪😥

    • @zeikhan1224
      @zeikhan1224 Рік тому

      Ameeeeen thuma ameeeeen abyo

    • @SALALM2004
      @SALALM2004 Рік тому

      😭😓

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 роки тому +373

    Walhi oo bilaahay hooyo codkeeda markaan maqlay waan ilmeeyey😭😭😭😭😭😭ilaahow intay hooyo u nooshahay u daa intay ka dhimatayna janatul farduusa ka waraabi 🤲amiin🤲

  • @wllkiinwaaye8684
    @wllkiinwaaye8684 2 роки тому +206

    Inta og asad hagio inuu yahay best youtuber like ha saarto

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 роки тому +94

    Hooyo macaan markaad la hadasheen waan ooyay walaahi ❤❤❤

  • @subeydoyaasiin969
    @subeydoyaasiin969 2 роки тому +16

    ASAD HAGIO BEST YOU TUBER I CAN wait Part3🤣🤣🤣

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +791

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤

    • @yasinyareofficial472
      @yasinyareofficial472 2 роки тому +7

      Csw csw csw alhamdulilaah subxanallah subhanahuu watacaalaa allahu akbar allahu akbar allahu akbar

    • @zakiboy242
      @zakiboy242 2 роки тому +5

      Salalahu caleyhi wasalam 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤

    • @mustafemustafe5375
      @mustafemustafe5375 2 роки тому +6

      Scw scw

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 роки тому +6

      Moxamed Salalaahu Caleyhi Wasalam 🤍

    • @maxamedhilowle3544
      @maxamedhilowle3544 2 роки тому +5

      Scw

  • @MaryanRuun123
    @MaryanRuun123 2 роки тому +181

    Masha alah walhi waaa dhalinyaro. Is. Fahmay. Ilahey. Cadawga isku diralaha iyo isha ha idinka ilaaliyo. Keep entateing us guys

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 роки тому +126

    Woooow yes caqligaas faadil ayaa keenay thank you so much Faadil dumdum yes waa iskaashato fiican wallaahi
    Team Asad hagio is muujiya 🤩😍🥰😍🤩😍⭐⭐

  • @fartuunxasan7111
    @fartuunxasan7111 2 роки тому +12

    Legend is legend always ❤️ keep going brother 🙏

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 роки тому +236

    Asad Xaajoow waa Inan maasha allaah niyad iyo qalbi fiican leh waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu u sooceliyo lixaadkiisii oo buuxa aamiin aamiin yaarabi

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 2 роки тому +366

    😂 Finally waa lagaa aarsaday😂 Vidiogaas Halki video aa kaaga xanaaqe waaye 😂

  • @salmanyare4206
    @salmanyare4206 2 роки тому +2

    EID Mubarak sxbt

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 2 роки тому +4

    The best somali youtuber Ever asad haigo best challenge no so badi✌️

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 роки тому +30

    "Usamee wanaagga xitaa cadawgaaga ama dadka ku neceb si aad usiiso cashar ku saabsan akhlaaqda wanaagsan noqo fariin side wanagsan marwalba"
    So dhawow nagu so biir wll ❣🙏

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 2 роки тому +38

    Inta aY HooYo U noozhEy AlhmdullH 😎
    Inta wakHtiGu ka kaxEeyayna allE Ha U naxariiztoH 🖐

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 2 роки тому +4

    Masha Allaha ♥️ keep going walalkeey 💙

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 Рік тому +4

    So nice video keeping going on my brother Asad hagio ❤️ keep another level video 📹 👍

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 2 роки тому +84

    Dhalanyaro isfahansan nice game nosoo badiya❤😂😂😂

  • @keewaakaaz4111
    @keewaakaaz4111 2 роки тому +72

    Inta soo oraday markay maqleen chalenge🤣🤣🤣

  • @barnigacal2144
    @barnigacal2144 2 роки тому +4

    Can't wait another one

  • @salmanyare4206
    @salmanyare4206 2 роки тому +2

    Haa saxbat hamabalyo legendnow 1million came soon inshallah my brother

  • @jiiteofficial699
    @jiiteofficial699 2 роки тому +78

    wlhi what a video ayaan dhihi karaa , mida kale galada ayaad naga barajeysay rnti keep going , wax dhab ah ayaad laimaatay soobadi , balse qofka waxa aad kusameyneysaa yeysan noqon wax cowradiisa bananka kenayo sida in aad surwalka kasibtaan ama fananada aad kasiibtaan otherwise farxad kunolow bro

  • @fathiahussein3526
    @fathiahussein3526 2 роки тому +136

    😂I love this challenge can you do another one ❤️😩with arimaheena

    • @namelos2963
      @namelos2963 2 роки тому +2

      Hahahaha arimaheena qosol baa ka soo horeye marka la yidhaah aamus 1 sec wuxuu odhan jini maa cuntay maxaa i aamusiinayo kkkkkkkk

  • @MOHAMETT628
    @MOHAMETT628 2 роки тому +7

    Mom my everything 😭😭😭😭

  • @bahjaabdi5563
    @bahjaabdi5563 2 роки тому +22

    Maanshallah waan jeclhy challenge yadada asad much love huno

  • @drrihimaofficial3612
    @drrihimaofficial3612 2 роки тому +36

    Allahuma salla wa sallim calaa nabiyana maxamed ❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +84

    Qof walpa oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @jamalmohaz888
    @jamalmohaz888 2 роки тому +2

    I like your idea ❤️💯 challenges💌

  • @saadiaabdi9758
    @saadiaabdi9758 2 роки тому +2

    Keep going legend asad and cayda and dhamamn team 27 okkkk byy

  • @wadanigadhabta239
    @wadanigadhabta239 2 роки тому +125

    Challenge inta galayso qodobadan raaca si aad u guulaysato 🥰🙏
    1 : mobilada kasoo taga 🤗
    2: qof ka challenge g wat marwalba ka dammbeey 🤗
    3: dhar ama sacad qali ah hasoo qaadanin 🤗
    4: fanaanad hoos gashi ah soo qaado laga yaabo in dharka laga jeexo 🤗
    5: lacagtana waxa iga siiya 🥺

    • @hudafeizal9472
      @hudafeizal9472 2 роки тому +1

      anine wx iga sii siii😫😂😂

    • @user-gg8pg1uh7n
      @user-gg8pg1uh7n 2 роки тому

      @@hudafeizal9472 anina wax iga sisiii😂😂😂😍

    • @amoo103
      @amoo103 2 роки тому

      Hhhh wraaa wlhi wacalaaa tahy oo wliba lgnd ah😂😂

    • @hudafeizal9472
      @hudafeizal9472 2 роки тому

      @@user-gg8pg1uh7n 😂😂tugsi plus tuugsi😫😂😂

    • @sidikhapdi
      @sidikhapdi 2 роки тому

      Iskumeel joogan macay kasootagayan🤣

  • @kiikolyrics143
    @kiikolyrics143 2 роки тому +92

    Keep going asad team 27 coming son 1m 🙏🙏🙏💎💎💛💛💛

  • @FearSEBEE
    @FearSEBEE 2 роки тому +14

    Masha alah dhalin yaro is fahamtay Ilahey ha idiiin Bareykeeyo The best UA-came with beautiful playing and pronominal intertaining done ✅ guys 👍 keep going ha caajisin Asag Hagio waku Tashanaaaa madadaaldada👏👏👏👏👏👏

    • @FearSEBEE
      @FearSEBEE 2 роки тому

      @@hudachanel2495 waku saaray walaal

  • @maryn.humble
    @maryn.humble 2 роки тому +6

    Best game 👌 go forward akhyarta😍😂😂😂

  • @anuuhassan7090
    @anuuhassan7090 2 роки тому +88

    Part 3 soo samee hdee hadli waayaan timaha ka xiir labadooda basayuul ka dhig sxp🤣🤣

  • @maxamedsomali3695
    @maxamedsomali3695 2 роки тому +31

    Amazing !!!😃😃

  • @abdinajibsacid9635
    @abdinajibsacid9635 2 роки тому

    Wow my favorite Chanelle 😍

  • @MohamedMohamed-eo5kf
    @MohamedMohamed-eo5kf 2 роки тому +1

    Ciid mubaarak❤❤❤❤😘😘😘

  • @wadanigadhabtaa1397
    @wadanigadhabtaa1397 2 роки тому +12

    We need part 3 🥰🥰

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett 2 роки тому +16

    Ilaah dambiyadeena iyo kuwa waalidkeenba ha dhaafo😭😭🤲

  • @ibib5799
    @ibib5799 2 роки тому +2

    M.a keep going asad hagio coming soon 1m

  • @QadroQaali294
    @QadroQaali294 2 роки тому +6

    Masha allaha hambalyo ❤ ♥ 😍 💖 keep going legend 👏 ♥

  • @Sabirinsaciidhassan
    @Sabirinsaciidhassan 2 роки тому +38

    Inshallah 1 million on the way man ❤️‍🔥😇 Team Asad hagio marnamo no hoos

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 роки тому +6

    Asad tuug ayaa thy 2mar iga hadal siiya kulahaa !!
    Keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏✌✌

  • @boshowboshow1055
    @boshowboshow1055 2 роки тому

    Haaa so same part 3 we are ready for this

  • @k_rock_star75
    @k_rock_star75 2 роки тому +20

    Ciid mubarak 🥰 Team hagio 27❤️🥀

  • @jasminmahamed7538
    @jasminmahamed7538 2 роки тому +4

    Alhamdulilah finnalY we here🥰🥰asad❤

  • @apdallaisco6385
    @apdallaisco6385 2 роки тому

    Great man♥️

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 2 роки тому +1

    Omg 😲😱😲😱 wlhi waxaan gam wey dhafeen m.a keep going asad 1m coming soon I.a

  • @cabdullaahidalmar2815
    @cabdullaahidalmar2815 2 роки тому +42

    😭😭😭😭😭😭😭😭Sorry Wllhi My Brother Asad Hagio Nooga Aar gud EBOW FULL RESPECT MAN 👨 👏 👍 🙏 👌 🙌

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 роки тому +47

    Eid Mubarak dhaman umada islamka ah Gaar ahaan umada Somaliyed ilahey sanadkan sandkiisa nabad iyo baraaro hanagu Gaarsiyo 💯

    • @farxiyociiro7969
      @farxiyociiro7969 2 роки тому

      Haaaaa so sameeya 500

    • @nafisoibrahim7500
      @nafisoibrahim7500 2 роки тому

      Asc wll telka biyah lagu ridaa iraaf waye waxa kale kubadala waayoo lacga badnoo ipgaa

  • @sakariyeaden7080
    @sakariyeaden7080 2 роки тому

    Inaad ka aargudsato le sugnaaaa i cant wait 😆

  • @nicimamustafe9710
    @nicimamustafe9710 2 роки тому +8

    Challenge waaliya asad waa nin adag wllhi ❤️💯👍

  • @juniorafrica.
    @juniorafrica. 2 роки тому +8

    King of youtubers Asad hagiyow🤩🤩

  • @mohaiproahim17
    @mohaiproahim17 2 роки тому +5

    Eid Mubarak 🌞 🥰 😍
    كل عام وانتم بخير 🇸🇴🥰

  • @aragadhayaha5992
    @aragadhayaha5992 2 роки тому +8

    3:06😂😂😂❤️ you’re another level wlhi dacad ugu qoslay

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 роки тому

    Wlhyi challenge wali ahaa waayn noo soo badiya🤣💪

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 роки тому +66

    Meel xun ayaad ka tabateen asad maskiin 🥰😘😘💯

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 2 роки тому +2

      Haa walhi anba wan kanaxy ana xata mar mar is moodayay

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 роки тому +4

      Isaga waxa uu sameye a ka darned

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 2 роки тому

      Haa walhi ha iska daayo waxni uuma fiicneè

  • @morage1496
    @morage1496 2 роки тому +5

    Markii ay hooyo soo gaarty runtii waan qiirooday hooyo la hadalkeed xita hadii billion lacag la igu siinaayo inaan ka aamuso yeeleen😥🖤 Mom

  • @Queen_ayanita
    @Queen_ayanita 4 місяці тому +1

    Hooyo Mcn❤❤❤

  • @smi4124
    @smi4124 2 роки тому

    Coming soon 1M BRO

  • @safiyasaleban992
    @safiyasaleban992 2 роки тому +3

    Mnsha allah ciid mubarak keeb going

  • @amaalahmed7902
    @amaalahmed7902 2 роки тому +18

    Part 3 I can't wait wlhi asad no soo aar taliyow😂😂😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +65

    OMG Wadno Xanuun Ku Dhameestay Barnamijka😂😂😂😂😂
    Asad Mac kugu tahay Ayan hore Saa U Gashee ku galeen😂
    No way Ceyda Io Cumeer Ha Galin
    Diiiiiiiida Hadaaa Naftina Rabtan❎❎❎

  • @qaza1232
    @qaza1232 2 роки тому +1

    part 3 thank you

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 2 роки тому +4

    Ciid mubaarik dhamaantiin Inshalh 1m dhawaan ayaan ku rajeyneyaa

  • @abdallehaaji4024
    @abdallehaaji4024 2 роки тому +13

    Yes finally asad waa laga aaray

  • @qnzundus3832
    @qnzundus3832 2 роки тому +2

    Haa soo sameya ❤❤

  • @sakariesakariye737
    @sakariesakariye737 2 роки тому

    keep going pro 💪 asad hagio please 🙏 part 2

  • @abdulahimahamed1715
    @abdulahimahamed1715 2 роки тому +5

    Asad Hagio wan ku salamay Eid wngsan dhamaan musliminta melkasta ad Jogtan ✅first comment

  • @deeqdaahirxuseen2191
    @deeqdaahirxuseen2191 2 роки тому +56

    Hhhhhhhh beeerkay kaatumeeen😁😁
    Jalanjigaan halajoojiyo hantibadan baa qasaarayso hadii kale waa taladii team 27 oo dhan 👍

    • @shukrimohamud3397
      @shukrimohamud3397 2 роки тому +2

      100$ hanti miyaa inta videogan kaso galeso kafikir adi 😂 ninka chlangega lacg ayu ku arkay

    • @drsmaryan1418
      @drsmaryan1418 2 роки тому +2

      @@shukrimohamud3397 100$ malaga hafloyo ee tlfn io kabo io waxa qasarayaa laga hdlyaa😂😂😂

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 2 роки тому

      @@shukrimohamud3397 😂😂beenta ma ahan,already 50k+..... $300+ wuu hellay
      UA-cam lacaggaa talaao kkkk

    • @abdirahmanabdiwahab7630
      @abdirahmanabdiwahab7630 2 роки тому

      Challenge adag subxaanallaah

    • @shukrimohamud3397
      @shukrimohamud3397 2 роки тому

      @@drsmaryan1418 kabo kulaha kabaha kun dolar hade yihiin videoga hda lajoogo 130k dawatay qiyas meqo kabo ayu kagadan karaa reer xamar wax kaqasaaro neceb majirto maogolaan laheen hade qasaaro tahy astaqfurulah 😂😂

  • @ashkirtoni9384
    @ashkirtoni9384 2 роки тому +3

    Haaa hala sameeyo part three 😂👋

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 2 роки тому

    Eid Mubarak asad haji

  • @mohafuluuja2622
    @mohafuluuja2622 2 роки тому +10

    Gala-dabka😂 we need part 3 only

  • @samiira08
    @samiira08 2 роки тому +11

    Eid Mubarak all muslims 💗❤

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +38

    Masha Allah keep going Asad Hajio 😭 🥰❤

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 роки тому +6

    Keep Going Pro🤴✌

  • @yahyeahmed8989
    @yahyeahmed8989 2 роки тому +47

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير 🥰💓

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +85

    Legend always legend asad hagio❤

  • @nimcoofficial9819
    @nimcoofficial9819 2 роки тому

    Seeyaaaa deee

  • @mohamedmowliid5363
    @mohamedmowliid5363 2 роки тому

    Best talented of somali UA-camr

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 роки тому +24

    legend always legend asad hagoi keep it💙✔️

  • @abshirahmed5314
    @abshirahmed5314 2 роки тому +26

    😂wxn challenge wuu dhaafay wllhy 🥵

  • @abdirahmanabdullahi2023
    @abdirahmanabdullahi2023 2 роки тому

    Ciid mubarak aaw

  • @maxamedxuseen8108
    @maxamedxuseen8108 2 роки тому +1

    Maasha allah asad haajiyokeep going

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +14

    Ciid Mubarak sida u wada dhan tihin ❤👍

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +8

    Waaw waan ka helay challangegaada 1milion comin soon bro wall qiso yaan soo dhigay isoo daawo plz adigaa ii muhiim wall ha i dhaafin

  • @hibonuura8672
    @hibonuura8672 Рік тому +1

    Ilaahey hooyooyinkeeana hanoodaayo 🥰🥰😍😍😍😍

  • @AymanMohamed-xs7xm
    @AymanMohamed-xs7xm 2 роки тому +1

    Haa sameeya😊 ani wanku haystaa chalengegan😅

  • @amiralimohamed4361
    @amiralimohamed4361 2 роки тому +12

    Best wlhi Asad Horay uSoco✊
    Prt 3 insha allaH💯

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 2 роки тому +16

    Asadow hdee ka ogolaadaan Next Game
    challenge gaan qish kusiina ,halka ee
    telephone io mamada kaga so galeen
    Wxaada ka martaa Timaha& Dharka😂😂
    Hubaal mid kamida wee isku dhiibi doonaan!!

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 2 роки тому

    Hooyo yaa ka aamisi Karo❤️ Alle ha xafido 🤲

  • @caamirgaming5116
    @caamirgaming5116 2 роки тому

    this is the best callange and have entirtiament yes yes yes we wiating this challange another ok you team

  • @suaalodiini9420
    @suaalodiini9420 2 роки тому +35

    Eid mubarak geem nocan ah ma ficno xaqiqdi waxaa laga yaabaa inoo shidan idin qaado xogaa dagal idinka dhax dhaco waa iga codsi gemkan iska dhaafa

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 2 роки тому +5

    We need part 3😅😀😀😀

  • @user-gc1et4ei2i
    @user-gc1et4ei2i 2 роки тому

    sameeeeeeye plz

  • @Hana_cake
    @Hana_cake 2 роки тому

    Arimaheena please part3

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 2 роки тому +13

    Ciid Mubarak inshallah wllhayga muslimka ah ,runtii caawa ciyartan Asad wey ku keenkeenen imana cajabin ficilada xun eey u geysten maskiinka