Farqiga u Dhexeeya xasan sh maxamud iyo maxamed siyad Bare kaaf iyo kala Dheeri amanada shacabka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 Годину тому +9

    Alla ha u naxariisto m/weyne maxamed siyaad bare Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa rabi

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Годину тому +8

    Allaha u naxariisto siyaad barre

  • @Emi92546
    @Emi92546 Годину тому +9

    aniga waxaa diidayaan in Leysla meel dhigo abahii libaaxa ahaa iyo doqon fuley ah

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Годину тому +4

    Markahore ma u qalmaan in la isku barbardhigo allaha u naxariisto 💙🇸🇴♥️💯

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Годину тому +7

    MA'SINA KAAF &,KALA,DHEERI

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Годину тому +6

    Illaahow unaxariiso madaxwayne Siyaad qof aan agdhigo wlhi magaranaayo qofkii xiligiisii noolaa umbaa fahmikara

    • @mabsutdirieh9155
      @mabsutdirieh9155 37 хвилин тому +2

      Abtigey siyaad baree alle ha naxariisto

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g Годину тому +3

    amiin amiiin amiiiin amiiiiiiiinya rabbiiiiiiiiii

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 58 хвилин тому +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n Годину тому +3

    Allaha unaxaristo madaxweynee maxamed siyad baaree

  • @FatmaHassan-g9w
    @FatmaHassan-g9w Годину тому +5

    Soomaali dowlad fiican Allah ha u Sahlo . Ilaahey dad sidada u fakeraayo oo badan ha inoo soo saaro .

  • @kyrasheikh6497
    @kyrasheikh6497 Годину тому +3

    امين يارب

  • @Faisafilsan-l4l
    @Faisafilsan-l4l 2 години тому +4

    Jasaakumullahu qaran jasaa

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini7678 58 хвилин тому +4

    DAMEER IYO LIBAX AYAAD SIMEYSAA

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 Годину тому +5

    Amiin nabsi nabsi ama Kun jir ama kow jir Somali yow yad edeysa

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m Годину тому +4

    Subxaana llaah

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 Годину тому +2

    Waay rutaay ❤❤❤❤

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc Годину тому +3

    Sheekh waa runtaa

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 55 хвилин тому +3

    SOMAlIEYE NABSIGE MAXMED SEYAAD😮

  • @Cumar2
    @Cumar2 2 години тому +7

    Allah nadhaafiyo xasan sheekh si deg deg ah

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 59 хвилин тому +3

    xasen tuug llhi hajabio maxmed seyaad allhi onuxaresto

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 29 хвилин тому +1

    Xasan Madherge Afkabo Haduu furo, Dhiiqo ayuu dhexgalaa😂😂

  • @MMABDI1
    @MMABDI1 28 хвилин тому +1

    ILAAHEY JANNADII FORDOWSA HAKA WARAABIYO AABE SIYAAD

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Годину тому +4

    GOBANIMADU WAA U DHALASHO' DAWLADII AABE SIYAAD' DAWLADI KAMA DAMBAYN'

  • @NasabFaarax
    @NasabFaarax 54 хвилини тому +2

    Haabaa is garab dhigin

  • @NasabFaarax
    @NasabFaarax 54 хвилини тому +1

    Shehk

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 2 години тому +7

    Xasan sheeq afkiisa iyo dhegihiisa isma maqlaan Lataliyihiis waa la taliya xun nina Caruurta Soomaaliyeed buu u shaqeyn jiray Nina Caruurtiisa buu u dhacayaa xoolihii caruurta Soomaaliyeed marka waa kaafi iyo kala dheeri Anaga jaale maxamed siyaad xukuumadiisa baan wax ku soo bartay wax dhib ah kama dugsi hoose dhexe ilaa sakandiri iskool baan ku soo gaaray Caruurtiisa qaarka iskoolka aan dhigto bey dhigan jireen isugu mid bey u aheyd caruurtiisa iyo caruurta Soomaaliyeed

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 6 хвилин тому

    LABO QOF OO KAAF IYO KALA DHEERI WAAYE LAAKIIN WEY DHACDAY BAABO SIYAAD WUXUU AHAA GEESI GOB AH ALAAHU AKBAR

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 25 хвилин тому +1

    Are you a shiekh or fake politician.....xassan shiekh ayaa kafiican.

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 15 хвилин тому

    Siyad Barre Dembiile dictator Qarankii Somaliyed Gacantiisu Ku burburiyey.isago qaxooti ahbu Gaajjo ugu Bakhtiyey Nayjeria. Ma kaasa Amaanaysan Allah idin Doorri Dulmi Taagera