Allah ha isku dhameeyo hana isku salido yuhuud iyo xulufadooda , munaafaqiinta aamiin allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Asc wll waxaa u fecaneed in ay war faafinta u soo badhigin wayo cadawga baa ataagayo wadankooda ee illah ha ka badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
😭asm walalayaal arinka suuriya waa la xaliyey laakin walaaleheen Aya wali dhibataysan waana reer 😭QASA😭 WL Alle ayaan idinku dhaariyee fadlan Hala dhaafin inaad u ducayso dhibaatada Alle haka dul qaado 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaan soo xasuusanaa markii 2006 maxakiimtii islamiga ay Muqdhishow xoreeyeen sidaan dareemaayey. Allah ha ka yeelo suuriye farxadooda iyo guushooda mid waarta insh'allah.
Waxaaba qalad weyn ah in Sacuudigu la hadlo yuhuuda xiligan ay xasuuqday, dhaawacday, guryahooda ku aastay, barakicisay, burburisay magaalo dhan ay ku noolaayaan 2.3 million prople.
Muslimiinta oo dhan waxaan aaminsanahay in ay wali hurdaan shokolaatada sidoo kale doolshaha lagu ilaaway janadii sidoo kale waxaa la ilaaway mawjadaha aan sugno marka uu soo toosiyo muslimiinta.
shiicada cilmaaniga caqiidadooda iyo koloshooda ayaa mugdi ah sidaas darteed ayeey meelo foolxun ugu noolyihiin ilaahay ha ka jaro dulmigii ay u geysteen walaaladeen
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Allah ha isku dhameeyo hana isku salido yuhuud iyo xulufadooda , munaafaqiinta aamiin allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Yuhuud duli ayaan Alle aga barinay jab madakiinta qasza. Allaha kalmeryo madakiinta
Jazakallahu kheyr sheikh,falaastiin they will get back their freedom Insha Allah.(.Allah is great)
Aamiin yaa rabbi somali bogooda burcad allah isku mariyo illaahow qabiilka iyo qurubka ka dhexsaar Aamiin
🇵🇸 I am the daughter of Gaza, I ask you by God to pray for us, my Muslim brothers and sisters 🇵🇸❤❤
Naayaa beenta jooji xogtaada waalahayaa tuugo yahay 😂😂😂😂😂😂😂
Insha Allah
Waar mahee ilaahay ka baq😢@MohamedCise-q1o
INSHALLAH guuuuuuuuuuul SURiYA 🇸🇴🇸🇴❤️❤️
😂❤suucudi iyo salmaan ayaa la qasbi sida Qorshaysan Balsae Allaha ma dhihin.😂❤🎉
Aamiin yaa rabi Aamiin
Allaha usiyaadsho Reer syria 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow
Asc wll waxaa u fecaneed in ay war faafinta u soo badhigin wayo cadawga baa ataagayo wadankooda ee illah ha ka badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
Illaahow ugargaar muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Aamiin dulmi diid
Insha Alaah anagoo ku soo wada laabana wadankeena hooyo amiin Insha Alaah
Ciilka kaama seexdo kuuwa Israali shaaga naayaah dhuulka Allaahaa haalaajaaro.
Amiin wllo ilahay dhulka hala jaro
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Alla iimanka idinka qaad sucuudiyow
Suuriyada cusub ee dhalatay waa wadka israail sidii Nabi muuse fircoon wadkiisa u noqdey waanu ogyahy natanyaahu nacalatullah daandaansi maaha waa wadkiisa si aanay uweerarin dagaalna ugu qaadin yuhuuda ayuu sidaa usamaynayaa
Haa lkn hubkii waa laga babiyey
Ilaahey cadowgaas yahuuda hakaqabto balaayo eyradineysaa
Aamiin
😭asm walalayaal arinka suuriya waa la xaliyey laakin walaaleheen Aya wali dhibataysan waana reer 😭QASA😭 WL Alle ayaan idinku dhaariyee fadlan Hala dhaafin inaad u ducayso dhibaatada Alle haka dul qaado 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay cadowga kahay reer suuriya
Asc Wrx wbr.Saudi will be the one
Waxaan soo xasuusanaa markii 2006 maxakiimtii islamiga ay Muqdhishow xoreeyeen sidaan dareemaayey.
Allah ha ka yeelo suuriye farxadooda iyo guushooda mid waarta insh'allah.
Walal muslimiinta meel ay joogan ba Allah haugargaaro
Waalal waxa fiicna laheed hadii aad fidiyoowga isticmashid tala vision si aan u aragno wadax
Asc waxan umalayn inay Sacudi tanasulayso li anoho wamuslidacif ah alaha xaqa fahamsiyo
Sacidiyiinta waana arki dontiin😂😂
SOMALIA 120 MALYAN OO XABASHI AH, AYU XASSAN SHEEKH U SOO WADA HADDAN, XASSAN LA QABAN, SOMALIA WEY KU DEYSAY.
Sheekh ah ilaawin ragu waa faarisiyiin
Asc waxaa tanasuli doona sauudiga ma hor istaagi karo rabitaanka israaiin
Waa runtaa
Hadayna yuhuudu ogolaan dawlad
Ay Lee yihiin dadka reer falastiin ayaga na yaan lala Hashin
Waxaaba qalad weyn ah in Sacuudigu la hadlo yuhuuda xiligan ay xasuuqday, dhaawacday, guryahooda ku aastay, barakicisay, burburisay magaalo dhan ay ku noolaayaan 2.3 million prople.
Sheekh somaalidu maaha dad dal jecel maaha
Suuriyiintu WAA muwadiniin
Sucuudiga waa munaafaqiin iyagana garab ku siinaya in falastiin meesha laga saaro hadalan ay soo saarayaana waa beerlaxowsi 😭😭😭
Waa runtaa lkn Illahay oo kaqabta motane Yuhuuda Waxay Rabaan iney Carabta oo. Dhan qabsadaan oo sida Falastiin kadhigaan
Waddanka weyn ee MASAR, waxaannu u rajeynaynaa inuu ka xoroobi doono dabadhilifka Yuhuudiga ah ee SIISI...
Asc bahda dulmidiid
Kkk waa maweelada caruurta ee waa la is og yahay reer ala yahuud oo lagu magacaabo sacuudi iyo gumaystahay
Ninkan tabar lahayn unbaa qasban oo tanaazuli doono
aaaaamiin yaa allah aaaaamiin yaa allah aaaaamiin yaa allah aaaaamiin yaa allah
Ma dheceyso inta ardagan joogo hadey yuhuud siiriya qabsato kadibna turki baa ku xigto
Muslimiinta oo dhan waxaan aaminsanahay in ay wali hurdaan shokolaatada sidoo kale doolshaha lagu ilaaway janadii sidoo kale waxaa la ilaaway mawjadaha aan sugno marka uu soo toosiyo muslimiinta.
Maxay ka damaashaadi yahuud ayaa 4 tuulo qabsatay kana baxay damaskana u jirta 20 daqiiqo
Srael qaraarka aduunka hayo xaasid kii u waynaa waaye laakiin xasadka intuu ku dhaawicin isagaa is dhaawaca har iyo hoyaad mahaysto
sucuudiga ayaa isbadalaya
Shikhow horta away wariyihi cusba ma cerisay 😂😂😂😂
Asalam alekum cheikh DulmiDiid waxay khaldan where is the young journalist that you hired? I have not seen these days did you fire him already?
Sucudigaa ayaaaa tanasulii donaa wasan aminsanahay
Sacuudiga
Hadallada Aala Sacuud iyo Aala Modekhaay waa hadallo dhegaha dadka loogu raaxeeyo , hadalladaas waxaa la yiraahdaa : IMMAQASHII I MADAALI .
Haday runtahay hada sacuudigi ma u ogalaadeen inay quudka siiyaan
Waxy ilatahay in sucuudigu xaqa falstiin uuna katanaasulidoonin
Dad aan cunto heysan hub heysan ayuu iska celin la abahay kuwo meelwalbo laga soo gali karo miyu iska celin Kara Ala kan yaa runta usheego
inta aanu sacuudigu aqoonsan ayay istaa.iil dumaysaa
Dalkodiina Israel baa dhinac kaqab satey iyaguna wali ma bishar sawirkiisa ayey gubayan miyaa reer suuriya hadii dhabtahey warar latabinayo hoog iyo halaag baa usugnadey
Saddex boqol oo milyan oo Carab ah, oo deggan SHAAM iyo Khaliijka, haddii ay weli ku hoos jiraan boqorrada gumeysigu dusha ka saaray, ma dhihi karnaa shacabka carabtu iyaga ayaa raalli ka ah in la gumeysto?
Saudi government munaafiqiinta. Xajka kilaab U bedashay culimadii xir xiray oo Diid ay in loo duceeya Muslimka Palestinian Yaa hu
Sucuud8
Ilaahey amarkiisa wadaadkan dislike 👎 ayan u saaraa mar waliba mana aqaano😊
shiicada cilmaaniga caqiidadooda iyo koloshooda ayaa mugdi ah sidaas darteed ayeey meelo foolxun ugu noolyihiin ilaahay ha ka jaro dulmigii ay u geysteen walaaladeen
Cilmaniya iyo shiica ayaa ka Hadleysaa waxa Qabsan doonta Carabta oo dhan Yuhuuda waxayna Kadhigaysaa Sida Falastiin Waanad ogaan doontaa Subhaanallah somali iyo Carab Caqligii Wuu Kadhamadey
Maxaa biista jeelalka bariga dhexe ka buuxda kahadal.
Iyo masiixul dajaal
Sucuudiyint
Sacuudiga