Ilaaheye cazwajale ha u naxariisto mudane maxmed Siyaad barre Ya rabi , madaxwayen farmaajo ilaaheye darenkas aad dalkag u hayaso ilaaheye ha kugu xafido
Ilaahow aabe siyaad u naxariiso naag cadana baan iri skulls free buu ahaa wadanka this ilaa jaamacadaha say tiri wadanka ma taajir buu ahaa xagee ka Kenay lacagta iskuulada
Xasan afkiisuu ka sheegay in dawladii canshuurteedii uu wax ku soo bartay ilaa jaamad gahayr buu ka soo baxay asagoon shilling bixin reerkoodu xooladhaqatay ahaayeen agoona
Ilaah ha unaxaristo jantatul farduus allaha ku bishareyo waa mw dacad ah inta lakulantey marna ay ilaaweyn waa mitaal aan la arki doonin kuwa wax ka shegaya waa kuwa qabiilka dulestey kabtiina gaari karin alxaqiiqa khudbadihiisa ayaan dhageestaa oo wada xambaarsan somaalinimo buuxda mw ku dayasho mudan allahuma arxamhu wajcalhu minal mubashiriin biljanah allahuma amiin
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
Abosiyan ku darso lab gurikale ayu bixiyay guriga sha qalaha ito ki fiyad aniga ubixi ku so hooray ayan aha illa an kanoqo do cayartoydi waqi barisamadki
Madaxwayne xasan sheekh illahay ha ka qabto ummadda somaliyeed.midda kale ma sidaasi baa ka dhab ah miyuuna is maqal horta.xasan wuxuu wax ku bartay bilaash maantana shacbigii isaga wax ka sugaayay buu ugu faanayaa guryaha uu xamar ka dhistay.allow u naxariiso M.S. Bare.
Woww hadal gobeed iga dheh kala rayi duwan dadku kana masuul iyo dadnimo adag laandheranimo farmjo iyo siyad bare allow kuu naxariiso libaxii afrika buu ahaa aabo siyaad jano alle hkugu irsaqo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى
Sax weye caasimada ha u ekaato caasimadaha kale ee aduunka qofka aan awoodin seddex dabaq magaalada haka guuraan hatagaan maamul goboleedyada Muqdisho waa in teesaro laga soo qaato bangiyada lana xaqiijiyo qofkaas dhaqaale ahaan in ku noolaan karo. Caasimada class u yeel madax weyne jir oo joog
in aadan rer xamar aheyn wey iska cadahey xamar waligeed ey magalo madax aheyd dad Sar iyo carishba wuu ka dhisan madaxda a shaqo Kuma laheyn dadka carishyadoda madaxtinimoda ad qalad ka fahanteen
Xasan sheeg qof maskaxdiisu fa yoowday maaha dalna ma wadi karo ee reer Muqdishoow iska buriya doqonka guryaha uu sheegayana markabkuu ku qaadan lalahaa hasoo diyaardado ilaahay haydin gargaaro hooyooyinka dhibaataysan ee ahoomaha haysta 😢😢😢😢😢
17 sano oo waxbarasho ayaan lacag la aan ku dhiganaayey ilaahay ha u naxariisto maxed siyaad barre
Beentaa ma aha, school caafimaad. Dal weyn by Somalia ahayd. Allah yarxame Siyaad bare 🌹
Amiin
Illaah uma naxariisto asaga iyo adigaba😳😳😳😳😳
Alaha unaxristo baba siyad naxrista jano alaha kawarabiyo wadani ayu aha baaba siyad
Xasan sheekh waxaa waxsoobaray maxamed siyaad bare iskool free ah jaamacad free ah asagaa afkiisa kaqirsanaa
Allha u naxariisto madaxwayn siyaad bare
Illaahow kuu naxariiso aabe siyaad
Ilaahay ha kuu naxariisto
Ilaaheye cazwajale ha u naxariisto mudane maxmed Siyaad barre Ya rabi , madaxwayen farmaajo ilaaheye darenkas aad dalkag u hayaso ilaaheye ha kugu xafido
Ilaahow aabe siyaad u naxariiso naag cadana baan iri skulls free buu ahaa wadanka this ilaa jaamacadaha say tiri wadanka ma taajir buu ahaa xagee ka Kenay lacagta iskuulada
Inaa lilaahi wa inaa ilehi rajucuun
Madaxweyne dadkiisa ku jees jeesaya akhlaq xumadisa weli lama arag wx la mid ha is casilo
Kaaf iyo kaladheri waye Ilahey ha u naxaristo jannadi fardowsa Ilahey ha ka warabiyo amiin
Siyaad bare allaha unaxariisto
Siyaad Bare ILAHAY ha naxariisto maxaa ka dambeyey tiktatoor oo dhan hadday joogaan nabsigii Siyaad Bare ya ku dhacay soomaali.
Ilahey ha unaxaristo dowlad wa dowladii mohamed siyad bare
Guul Farmaajo guul Mareexan from Garoowe
😂😂😂😂
Aamin walaal
Madaxwayne.
Qabiil balaha
@ Madaxweeyne aan Mareexan ahayn waa tuug jelclow ama necboow
@@mohammedpalle5934 tuuladada hakuu haajiyo habashido faganayso
Madaxwayne qaran wax aan ahayn cidna marabto
Abe siyaada allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi
Allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo 🤲
guuuul farmaajo farmaajo llhi koxafdo mashallh daarod hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow kuu naxariiso m siyad bare balse arinkaan waa wax laga qaracmo xaqiiqdii😢😢😢
Ilaahaw kuu naxariiso waa aabihii umada soomaaliyeed maxamef siyaad bare waaa loodhashaaa hogaaminta ee maaha nin dameer wadijiray inlayiraahdo madax waynaad tahay waa khaladaadka soimaaliyi gashay
Aamiin yaa rabi naxariistii aakharo ilaahay hasiiyo madaxweyne maxamed siyaadbare aamiin
Wallaahi wax barasho free ah ayan wax puberty ilahaw unaxariiso siyaad barre xasan dhiiqo ilahay umada hakaa qabto aamiin
Ilaahey hakuu naxariisto AABE maxamd diyaad janadii fardowsa alla haka waabiyo aamiin yaa rabi 😭😭🤲🤲🤲🤲
Allah haunaxaristo Siyad bare
Xasan afkiisuu ka sheegay in dawladii canshuurteedii uu wax ku soo bartay ilaa jaamad gahayr buu ka soo baxay asagoon shilling bixin reerkoodu xooladhaqatay ahaayeen agoona
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
Xasan sh waa caaq caaq dhalay oo maangaab ah allah umada badbaadiyo
Xassan sheeq umada allah ha ka qabto
Nafsigii maxamed siyaad ayaa soomaali Haayo 34 Sano kii FARMAAJO meeqa ayuu na haynayaa
Sorry farmajo 😢 I apologize madaxwene maxamed
Alaha unaxariisto maxamed siyaad bare siyaasiyinta dhan iyo kuwa gobalada haysta waa kuwuu wax soo baray jaamacadaha ja bixiyax iyagaana uGu cay badan wadkii Dhana adunbay ku dhafen alaha somali umaqan
Ilaah ha unaxaristo jantatul farduus allaha ku bishareyo waa mw dacad ah inta lakulantey marna ay ilaaweyn waa mitaal aan la arki doonin kuwa wax ka shegaya waa kuwa qabiilka dulestey kabtiina gaari karin alxaqiiqa khudbadihiisa ayaan dhageestaa oo wada xambaarsan somaalinimo buuxda mw ku dayasho mudan allahuma arxamhu wajcalhu minal mubashiriin biljanah allahuma amiin
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
Xassan shiiq wa kibiryay lakiin Jawaabta Illaaheey baan udaynayna cayi mayno
Run badanaa Farmaajo soo laabo ❤️
Waakafiyo kala dheri farmajo iyo xasan bahane illahow noso Margaret xasay naga qabo illahow adan kaga sodacwonay meshan ku yabay ayan walifadhiya abo siyad bare illahow janada fardoso ku gey aamin yarabi
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Wallee Xasan Ceeb reeb
Xasan malafsi mooyee maskiin iyo Masuuliyad midna ma eego
Salallahu caleyhi wasalim
Ilaahay dadka hadgaafiyo nabsi ala hakurido baarlmaan isku sheega ah
Sxbow Madaxweyne Xasan Sh Waa ku daadatey
❤❤❤❤❤❤❤ farmaajo noo keena
Xassan bahane tuuga wan ogayn inu bila caqli yahay 😮yaab badana war waxan wax la taliya ma qayey😮😮😮
Farmaajo 🎉
Good job 👏 Farmaajo❤️🙌
Waleykumsalaam
Waa sax dad dhan ayaa madax u tahay not in lagu jeedteeyo masaakiinta
Allah u naxriisto mudane maxamed siyaad bare
Xasan waa maangaab gaamurooway waa doqon waa daneyste
Xasan caruurtisa ayuu u shaqeeyaa❤
Siyaad bare waa lugu tabay.
Marqaati ilaahay Baan ka Ahay nuu cadaw Ku yahay wadanka iyo dadkaba
Jaslle Siyaad aun . Dad iyo dal kamadambeyn.
War hawiyaw maxaas baa madaxwayne waxa uu kucayaaray maxawayneyaasha somali ee kacayriyaya meeesah xitaa xitaa maga somaliyeed iyo ka hawiye waa kucayaara
War waxaaani waaa qof ay u dhamaatay
Allow xasan xumoow xilka nooga qaad
naag qaaliyaa waan ku salaamay walaalo gabadh caqli leh ❤
We miss you save Siyaad
Allaaha u naxariisto madaxweeyne Adan cade
Cimraan waa ku salaamay
Abosiyan ku darso lab gurikale ayu bixiyay guriga sha qalaha ito ki fiyad aniga ubixi ku so hooray ayan aha illa an kanoqo do cayartoydi waqi barisamadki
Farmaajo naag naag lalaqabo fursad kaheshy miyaa😂😂😂😂
Madaxwayne xasan sheekh illahay ha ka qabto ummadda somaliyeed.midda kale ma sidaasi baa ka dhab ah miyuuna is maqal horta.xasan wuxuu wax ku bartay bilaash maantana shacbigii isaga wax ka sugaayay buu ugu faanayaa guryaha uu xamar ka dhistay.allow u naxariiso M.S. Bare.
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
guuriigas waxu ibsadey marku askariiga u ah allaha unxariise madaxweenihi sharafta laha Mohamed Siyaad Bare.
A cuudu bilaah
Xasunal lah
Woww hadal gobeed iga dheh kala rayi duwan dadku kana masuul iyo dadnimo adag laandheranimo farmjo iyo siyad bare allow kuu naxariiso libaxii afrika buu ahaa aabo siyaad jano alle hkugu irsaqo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guriga hooyooyinja siyaas barres lahen. Ee wuxuu ahaa school Maclin Jamac
ASC subahanallah Sharaafta waa u dhalaasho waa Abiihi ruunta aha madaxwayn Mohamed siyaad bare Allah u ee Somaliyed naxariisto Amin Yarabi💯🙏❤
Bilash abaan bacadle uma dhihin duqidoona ducana ugu dara waadna dubateene illahow kuu naxariiso
Farmaajo one janis one goal miyaa 😂😂😂😂😂 hada mdaxweyne hassan sheikh joogo film joojiya Darood isku diirka 😢😢😢
Farmaajo asaga qaate Lacagti masaakiinta ma madaxweeyne xasan u gaara
Baarlin aaway
Waa laba hadal oo qalbiga ukala roon ayaan darro . Macnahu maaha in uu 100% fiicnaa mahmed siyaad laakiin xumaantii kale baa 100% gaartay waliba wey kasiidareysaa Xasan wuxuu u egyahay in uu garaado kuqaadanayo shacabka qeyladiisa Allahuustacaan .
Wllh m farmajo wa runti
Mashallaah
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى
Walaah walaah walaah
Scw
Xassan sheikh waa niin walaan
Dadkaas aya la rabaa iney umadaan iyo wadankan maamulaan oo wanaag lagasugayaa
wxn ma dhagaysan karo cabdi fataax nin weyn oo ilmeeynaayo riyo ayuu kujira ninkan waa doqonkii halmara wax dhadhansaday yahuu
Waka xassan shekh hhh
Sallalaahu caleyhi wasalam
Qabrigii baa loogasoo jawaaby😂😂
Asc lakaha media malmahan gaari dhexdisa ka shidan tahy😂😂😂😂
abti macan magaca badaal social media.....gaari media ka dhiig
Sax weye caasimada ha u ekaato caasimadaha kale ee aduunka qofka aan awoodin seddex dabaq magaalada haka guuraan hatagaan maamul goboleedyada Muqdisho waa in teesaro laga soo qaato bangiyada lana xaqiijiyo qofkaas dhaqaale ahaan in ku noolaan karo. Caasimada class u yeel madax weyne jir oo joog
in aadan rer xamar aheyn wey iska cadahey xamar waligeed ey magalo madax aheyd dad Sar iyo carishba wuu ka dhisan madaxda a shaqo Kuma laheyn dadka carishyadoda madaxtinimoda ad qalad ka fahanteen
Xasan sheeg qof maskaxdiisu fa yoowday maaha dalna ma wadi karo ee reer Muqdishoow iska buriya doqonka guryaha uu sheegayana markabkuu ku qaadan lalahaa hasoo diyaardado ilaahay haydin gargaaro hooyooyinka dhibaataysan ee ahoomaha haysta 😢😢😢😢😢
Cimraanow warkaan farmaajo waa mar hore
Asc Farmaajo iyo MSiyaad bare tariikh wanaagsan ayeey leeyihiin lakiin ninkaan aad moodo RAH BIYO KADHERGEY DENI watuu lahaa Farmaajo ayaan filada kasaarayaa aawaye maanta xataa magaciisa iyo sinjigiisa leysma weydiiyo waa ilmo XAAR WALWAAL subxaanallaah dadku kala aragti dheer
Xasan ha la yaabina waayo faqrigii ayuu indhihiisa ku arkay
Asc. Wle aan ku saxo. Gurika Hooyooyimka Dowladii Marxuum Maxamed Siyaad Barr.
Ee gurikii uu lahaa Siyaad Barre wuxuu siiyayay shaqada iyo shaqaalaha. Oo hadda ah LAANTA SOCDAALKA.
MAHADSANID
Khalaadka waxa iskaale Somali markaad hawiye aad doradeen aayeey ingardu kudacddey
Maya
Scw scw scw❤❤❤❤
xasan wuxuu kharibayo yaa hagaajindoona
Kaaf iyo kala dheeri
Ma waalanyahay xasan xaraash
(Ubixii kacaankiyoo waxaan nahay oktoobaree oktoobareey ubax soo baxaayiyo isha kuway jeclaatiyo dhulka iftiimiyaan nahee waxaan nahay oktoobareey oktoobareey) allaha u naxariistu gadaashiis waxbaa dhacay
Aad iyo aad
Saxiix❤❤❤
Aamiin
Saax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wcs wrb
Hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi reerkaan Hawiye wixii loogu duur xali jiray baa ku soo baxay .waa ba la soo taagan yahaywar adeeraw xasan shiikhaw iska aamus bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi