Aniga Turkish aaminsanan jirey laakiin hadda wa hunguri raadsi u labo wajile ah israaiil badu daacadyahay runti u sheeglahey suuriya aniga difaacay had dheho israaiil cabsi ba gali lahwyd man ku dhiiratiin hubki iyo saldhiigi burburisay baaba iyo baabinta xms suuriya iwm boots been oo aan ficilaheyn labo wajilimo ma wanaagsan u hiili xaqa u dirir reer qaza Allow yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha
Allaah ku barakeeyo injeneere walee. Waad asiibtay hadalada jees jeeska ee uu nagula hadlaayo madaxweyaha . Alla nasiiib darada nahaysato wa Hasan shiikh
Enginerka Rushka oo.ah hal dal.iyo Quwata Reer Galbeydka kuwa kale ee reer yurup kuwa Carapta oo iyaga lalushka iyo badda kubixiya iyagoo dabadhaq u ah Cadowga Mareykanka oo yuhudda wada hoos geeyay.
Gulufka iyo calada galab werar isgaliyey waa Galbeed ka iyo Russia kii gebiga weynaa ukreen maba gelin dagaal oo gelin hore bey yacdey waxa difaca sogaley waa wasisiga reer yurub iyo welyamka UK aa Maxaa loohafraa wiilasha ahmaad iyo waaya ha shishan Gaalka dil gartisasii
Warbahinta reer galbeed ka iyo mid da Arab ta ba runtaa kuyer Bishar asad Israel bulsha qey nayey oky Koxaxa mucaarad ka aa argagixisada iyo koxo kele iskugu jira xirir bay laledahey dhaqale na wey kubixisaa Israel oo tagyero bey kubixisa Hadana markii ay dalka lawaregen Israel na dulan horleh bay kuqadey suuriya oo dhul bey qabsatey waxas oo dhan waa jahwarer kuligood Israel bey ushaqeyan
Enginerka Rushka oo.ah hal dal.iyo Quwata Reer Galbeydka kuwa kale ee reer yurup kuwa Carapta oo iyaga lalushka iyo badda kubixiya iyagoo dabadhaq u ah Cadowga Mareykanka oo yuhudda wada hoos geeyay.
Brit soomaali tv waa tvga baahi tiraha bulshada
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo.
Md. XSM, wuxuu u bahaanyahay dhaqtar xagga maskaxda, waayo madaxda cssfimaadkooda waa muhiim.
Aniga Turkish aaminsanan jirey laakiin hadda wa hunguri raadsi u labo wajile ah israaiil badu daacadyahay runti u sheeglahey suuriya aniga difaacay had dheho israaiil cabsi ba gali lahwyd man ku dhiiratiin hubki iyo saldhiigi burburisay baaba iyo baabinta xms suuriya iwm boots been oo aan ficilaheyn labo wajilimo ma wanaagsan u hiili xaqa u dirir reer qaza Allow yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha
Waa wax laga wanaaksanaa
Xasan waa danayste. Waa nin musuq badan jecelna in uu dadka dhaco.
Asc Sxb C/xaafid Adiga iyo Inginerka Waan idin Salaamey
Taaas sax maahan. Waayo. Ruusha. Waalagu dulmiyay. Dee sidii carabta
Inay iska jiifaaan maaahan
kutub makaraa muxuu uqabtay isbaarayste xun weeye
Madaxwane xasan sheekh shacabka somaliyeed iyo shacabka ama dhalinyarda duurfta shaqo xumadu Hayso waxaad mooda in uu niyad jabin iyo mooraal xumo iyo jeesjees kuwado isaga xantidi bobaya dhul
Maha dhin marka
Shacabka somaliyeed Ilahay handhaafiyo insha allaah
Dameerka malabka la saaray sow ma ahan somaliga
Allaah ku barakeeyo injeneere walee. Waad asiibtay hadalada jees jeeska ee uu nagula hadlaayo madaxweyaha . Alla nasiiib darada nahaysato wa Hasan shiikh
Esra il waaa meesha kuhaya reer galbeedka
Ahafidow Enginerka oo ah Falanqeya waayo arag ah balse Sarkalka Ruushka ee ladilay Ajasha Wakhtigeda Rabiga ayaa goamiyo.
Abidifitaax sirfakatey ?
Wankusalamey baro
How you doing ?
Waan salaamay ingineerka
Dr waashay xasan shaydaan adoon tabar yar
shacab kaas iyo midka siiriya iyo lubnaan waa lala waregayaa
Kuwii keenay xasan sheekh miyey keeneen
Asc bahda soomaali tv
Ahafid Askartii dalka qabsatay Abti doon waa in aad raali galin kabixisa Somaliya Magaca iyo In calamka eey wax kanoqoto waxaa gaarsiiyay kacankii 1969 kadib geeridi AUN Mdx CCsharmske sida Adunka kadhacdo 21 sano markii dalki ladumiyay deganasho iyo in dib laisku imado wax muqdaa lagaaro.waa eey suurta gali la'dahay,Dhiig sokeyo khawarij Dsbadhilifyo lagu Adeegdo Tuugsi barakac aan dhamaad laheyn iyo in Aqoonyahano Dacalada dunida wada jooga eey wadaniyad dalkii taladisa eey qey kanoqdaan waa lagari layahay.
Naxdinta naga daay israil Allah ha jabiyo
Enginerka Rushka oo.ah hal dal.iyo Quwata Reer Galbeydka kuwa kale ee reer yurup kuwa Carapta oo iyaga lalushka iyo badda kubixiya iyagoo dabadhaq u ah Cadowga Mareykanka oo yuhudda wada hoos geeyay.
yaa ku kaalmeynayo hee arinkaa yuhuuda waa taan aragnaye eng fasir turkidiina waa joogtaaye ogow
Turkigu. Khaayinbuu. Noqday. Waa. Inay. Soomaalidu. Ku. Kacdo wadankana isagiyo. Wixiisaba. Laga cayriyaa. Inagii. Taageerada uga baahnay. Ayuu. Ithopia Dan uu. Kaleeyahay. Inaga dilaalay xasan. Baane. Ayuu. Fahmey inaanu. Soomaalida iyo dalka midna. Dankalahayn
Mw xasan sh waxa ku baday khudbadaha daal wa ka muqda ee wa Ibnu Aadam khadaab ah
ENGINEERKA ALHA DHOORO RUNTI WAA WADANI
Injenere intee mw hassan inee kalaqaaday ma arintee jubaland ayad kalaqaday ahmef mdbe ayad qaraba ama qabil idinka dhexeyaa wan yaabee c/xafiidkii niyada fiicnaa oo wadaniyada ereyadisu lagadheehan jiray xitaa maalmagan qalbiga ayad kawasaqeyn haysaa maxaa jira wilka hanaga haleynin sxb cudur baa iiga kaadhexmuuqdee
Waxaan rejaynayaa inay noqotaaa markii ugu xumeed
O fanaya kkkkkk kkkkkkk kkkkk
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Hadalkaga waxa ka muuqdo odyoow Ina taagerto istaril iyo reer galbeed HBN DHAGEESO maxamed maxuum cade waxba ma taqanid
Adigu weligaa ma argat musim jecel soomaaliga
Anigu ma arkin deris ka xun deris carab ah oo kuwa ugu naceb soomaaliga waa carabta weliba kuwa muslimka ah
yay ugacabsanayaan
MW Hassan magacyadisa maxa kamid ah 1Hassan gurgurte 2 Hassan 3 DHiiQO HASSAN Bobaaye 5 Hassan Fashiil
Gulufka iyo calada galab werar isgaliyey waa Galbeed ka iyo Russia kii gebiga weynaa ukreen maba gelin dagaal oo gelin hore bey yacdey waxa difaca sogaley waa wasisiga reer yurub iyo welyamka UK aa
Maxaa loohafraa wiilasha ahmaad iyo waaya ha shishan
Gaalka dil gartisasii
Rabiga Ayaa maatida falastine Awoodisa dhibatadii gadhay oogu badali Xasiloni iyo in Gusha Ayaahoo katashadaan, Ahafid Anaga waxaan Aamin sanahay Rabiga ayaa ah midka kaliya ee xaqsooraha ah,Tusale Suriya oo Rushka Iiraan Mareykan Kurdish Xisbullah Taliski Dhiigyacabka ahaa ee 60 sano dalka soo haystay 11 malmood Dadka oo dhan wada qabtay.Rabiga ayaa Goankisa (Kun faya kuunu.I Allah dhulkas suriya oo maanta fashilantay sii joogi meyso Dhulka Suriya.
Ingineerka su aal türkigu ma daacad baa mise waa khaa in Suriya and soomaali and ethiopia ukreen and Russia???????????
Waxaa la odhan jiray abwan kaa gabayga tiriyay nuur maxamed laangadhe
In jineenka muda xagee jjiray
suuqii bakaaro waaxirmay
maxwayne teedho lagudoortay waxa uubixiyo ma ansaxmee
Hadii soomaligu yahay carab muxuu u noqon waayey afkiisa hooyo af carabi
doolantaraan miyuusan ahayn ninkii olaolihiisii uusan fidin
Anaguna. Sidoo. Kale. Ing. Axmed. Aadbaanu. Kuu soo. Dhoweynaynaa
Kaydka ciidanka bada
sidoo kale annagana waa idin salaanay iqyaarta soo dhawaada
Kuma kala xigaaaan lakiin cadiifadaadu waxay ubadan tahay dhanka reer galbeedka. Waayo waxa uu kugu reebay tasiir ama sameyn taasna waxaa yeelaya
Waxa laga yabaaa saqaaafadoodu inay ku jiidatay
Somali hadaa nahay hog baan ku dhacnay Allaha na badbaadsho ,madaxda dowlada &baarlamaanka uguna weenyahay gudoonka kama aragno waxeey udhaarteen , waxeeysa u joogaan jeebkooda .
Warbahinta reer galbeed ka iyo mid da Arab ta ba runtaa kuyer
Bishar asad Israel bulsha qey nayey oky
Koxaxa mucaarad ka aa argagixisada iyo koxo kele iskugu jira xirir bay laledahey dhaqale na wey kubixisaa Israel oo tagyero bey kubixisa
Hadana markii ay dalka lawaregen Israel na dulan horleh bay kuqadey suuriya oo dhul bey qabsatey waxas oo dhan waa jahwarer kuligood Israel bey ushaqeyan
Wakas
Sodha waaye eng
Asc yaa rabbi Ilaahay umada ha u garaaro cidna uma maqna ceelna uma qodna munaafiqiin ayaa haysata wadanka shacabku waa doqomo ma kacaan miyaa waa dad sumaysan oo qabiil ku kaca akh shacabka soomaali maskaxda ayaa foorarta 🙃
Ing.roow nin aqoonyahana baadtahay hadalka mw xas,sh,siduu uyiri iyo waxa uu kala jeedo waafahmi kartaa waana fahansantahay adigaana dadka kasixi karo fahanka qaldan balse raali kama ihid magaranaayo haddii qabiil kujiidanaayo iyo inaad sidaadakale iskaaga mucaaradsantahay Laga a yaabo in waxa aankumoodabo aheenoo fahamkaagaba sidaas yahay balse mw,xas,sh,waxuuyiri haddaan 4biyaano dabaqa dhisto iyo hadaan jiingad ama cariish kujiraba haigu mashquulinee caruurta iskuulada geysta oo waxbara schooladana waalacag la,aan waana sax aragtideeyda so aqoontaada inlaguugu xushmeeyo haddaad rabtid waa in aad wixii runa aad sheegtaa habakugu ahaato dhibe noqo sheekh mustafe x,ismaaciil ookale igana raalinoqo haddaan kugu xadgudbay ing,re waankuxushmeeyaa lkn aragtideenaa kala duwan
Beenta naga daa khayaaliga ah nagadaa suuriya way kudaysay waxaana qabsaday suniyiin dulaysan
U qaada biyaha ay futada iskaga mayraayaan carabtu waad u sidaane u gee cabdi xaafidow iyaga
ninkii gabdhah soomaaliyeed dhoofiyay
Horta ma fiyow yahay ninkaan dalka loo dhiibay,
waxa looscdaa turki iyo eeraan
C.xfiid aad iyo aad bad umahadsan tihiin adiga iyo injineer abtidoon
Allaa yacisak eng
Darood cuqdadeysan puntland ma ka hadashid shacabka dhibateysan ee Deni dibiro weyne silcinayo intaas hawiya neceyb ayey idinka tahay 😅😅😅😅
Enginerka Rushka oo.ah hal dal.iyo Quwata Reer Galbeydka kuwa kale ee reer yurup kuwa Carapta oo iyaga lalushka iyo badda kubixiya iyagoo dabadhaq u ah Cadowga Mareykanka oo yuhudda wada hoos geeyay.