Ninka lacagta Ciise muuse la dhex Wareegayoow sidii Muuse Fiin ayaad ku danbayn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 15

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 8 днів тому

    Maasha allaah dadkii wadani miyuu sixray waa tan dadkii ku wada biiree

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac 8 днів тому +1

    Maansha allaah alla ha sahlo, *Hilaadii siday ku habanayd loo sed heli waaye,Hayin nimuu ka jiifsaday wuxuun hilayga saarsaarye, Huriwaa an haaraamanee inaga heeryeeya. Kolay xadhigay hayaan xoolo kuma jiraan*.

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 8 днів тому +1

    Hurgal ramaax hurgal maada matalla ciise muse hurgal Dhandhan Raac

  • @flipofiqey
    @flipofiqey 8 днів тому

    KUSOCO ramaax Koley FAIIDO mesha laga wada waa😂😂😂

  • @abdiawil4598
    @abdiawil4598 8 днів тому +1

    Lacagta muuse ma bixiyee hadduu bixiyana adaa qaadan lahaaye naga daa beenta

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 7 днів тому

    Dabbaaljoogtada Idinku Siyaasadda ,iyo ta Badda,labadaba sifiican waa,u barateene Dadba a ku hafta

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 8 днів тому +1

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @gamemodesecret
      @gamemodesecret 8 днів тому

      Waa sax walaahi markaasu hadana uu ku hadlaya afkii huwaanta

  • @flipofiqey
    @flipofiqey 8 днів тому

    😂😂😂😂

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 8 днів тому

    Injir xebed

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 8 днів тому

    Ramaaxoow maad iska aamustid
    Daku waxaad tahay way ku garanayaan waa laguu qoslayaalkn in aanad wax qiimo ah agtooda ka lahay way muuqataa iskala joogoo lkn iska aamus

  • @axmedcabdi-kg6xe
    @axmedcabdi-kg6xe 8 днів тому

    Casaanyada sideedii miyuu geeswalba ucararay orodoo aqalka umasax ciro

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 7 днів тому

    Lixda Gobol Kulmiye kusoo mariyey kuuroonaa Qorba Dalka kuuguma hadhine qaybtaadii waad qabtaaye,maxaa qaylada keenay Qof nooceeya tahay miyaadan qajilayn