Waraysigi ugu horeeyey een si raaxo ah ku dhagaysanayo ! Sabab: Dad badan waxa ay u fiirsanayan ama ku foojiganyihiin arrimaha siyaasadeed ee lalafagurayo ! Balse anigu waxa II muuqda farxada, is ixtiraamka, wlalnimada ay labadan mudane isu muujinayaan ! Guul somaliland ❤️🤍💚
Waar ciidanka qaranka dadk jabiya waxa ku ka ha wadani iyo saxafada ushagenay faqashta waxab lab tuug ha isku Kaya warasanin guul Somaliland guul xisbiga kulmiya guul ciidanka qarank❤
Barkhad wa nin diin iyo maadi iyo siyaasadba ka dhisan madaxwaynha mustaqbalka ilaahay haku xifdiyo hore u soco shacabka somaalilyana way ku garabtaaganyiin guulayso
Hadaynu Soo afjarno nidaamka reerka qofka lagu dooranayo , waxa aynu heli lahayn barkhad oo miidhan oo lagu doortay hankiisa iyo olihiisa toolmoon ee ka madhan qabiilka
Aqbalaada doorashada waxa ka horaysa 1. In Doorashadu xor iyo xalaal ku dhacdo. Waxa lagu kala garan kara in Doorasho xor iyo xalaaltahay, sida Mahniyadka Dawladda loo wada isticmaalo sida TV/Radio. Iyo Sida Gadiidka dawlada uga madax banaanyihiin doorashada. Haduu Biixi handadaad iyo cudud ciidan bilaabo inu doorashada ku xado, taa ayaa keenaysa in suaal la galiyo natiijada doorashada.
Podcast ka caalaamka wax yaabaha ugu muuqa dheer ee lagu sooco, waxa ka mid ah, degenaanshaha iyo qofka martida ah in loo sii saayo waqtiga iyo hadalka, waana sababta uu u yeeshay xiisaha gaarka ah ee uu kaga duwan yahay waraysidii la yaqaanay. 11:36, MMtv ma ila socotaa.
❤libaax barkhad si nadiif ah ayu aragtida xisbigasa u gudbiyay waana hubaal xisbigas waddani shacabka jsl rajadisa ka dhex arko sagalka subaxnimo Aya kulmiye la diraya alle idamki
Somalidu ma meel gaban ayay wax ka wada fiiriyan muuqalki hore ee gaabna ee aha coming soonka waraysiga ama hordhahca dadku way wada dhaliilayen hadana kan imika way amanayan maxa is badalay ma inaga dadka aragtida koobada ku qiimeya ah😊
Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Xirsi, Ictisaam iyo Somalia 🇸🇴 Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Dadka reer Somaliland Cadow bay u soo raaceen. Dalka anaga oo shacabka ah ayaa dalka difaacayna. Maaha in dalka Qabyaalad loo jajabiyo ama Cadow la soo raaco.
@@hassan-mp1pk Horta sxb adigu intan waxa aan ahayn ma taqaanid miyaa !? Mida kale maxaad isku qasaysaa ! Ina Askar alle ha unaxariiste waa raggi Musharax cirro laftiisa dalka u xoreeyey ! Markaa mujaahidiinti cay kaama gayaane ka xishood, Habar Awalna waa garxajis, garxajisna waa Habar Awal , waa ul iyo diirkeed, maxaad kalee haysaa !?!?!? Maalin walba waxa aan ku arkaa adoo caytamaya, ma dadka naloosoo diray ayaad tahay ?! 🤔
Mayd ciidan oo madaxa layskaga Taago Ciidankii jiida hore oo la dhabar jabiyay oo isgaadhsiintii laga jaray. Dalka Anaga difaaciisa nalooma igman Waa ka doo tashanaynaa taageerada HJ Isaaq ma nihin harti baanu nahay Xagaa kaga soo dhufta anaguna xagan Iyo qaar kaloo badan ururka cadawga gudaha ee kun jeer ka xun ka dibada Ayaan cawaaqibkiisii la marinayaa. Wuxuu sii dhigtay iyo marag ma too tii isagu iska duubay baa xabad xabad loogu soo dhajinayaa geed kasta iyo gidaar kasta
War ninku hadal cadaa alaylehe alle ayaa ina cadaapayee waa in aad noqoto qof hdalkiiza iyo afkiisu isleeyihiin mcha allah barkhad batuun go forward mp
Cabqari aad udhisan diini iyo maadiba ahna siyaasi kudayasho mudan Mudane Barkhad Batuun alle haku barakeeyo wllo ❤
absoulutely
Hayaay
Waraysigi ugu horeeyey een si raaxo ah ku dhagaysanayo !
Sabab:
Dad badan waxa ay u fiirsanayan ama ku foojiganyihiin arrimaha siyaasadeed ee lalafagurayo ! Balse anigu waxa II muuqda farxada, is ixtiraamka, wlalnimada ay labadan mudane isu muujinayaan !
Guul somaliland ❤️🤍💚
Raaxada iyo waxa ad ka hadlaysid waxay miya lagu wasaaa
@@Faaisdesign 🤣🤣🤣😂
Uma qalantid jawaab in aad iga heshid, raali ahaw !!
Waar ciidanka qaranka dadk jabiya waxa ku ka ha wadani iyo saxafada ushagenay faqashta waxab lab tuug ha isku Kaya warasanin guul Somaliland guul xisbiga kulmiya guul ciidanka qarank❤
@@kawsaribrahim5517
Aragtidaada ku aadan taageeridda xisbiga kulmiye waan kugu hambalyeynaya hadii caadifad qabiil ka madhantahy !
Lkn waxa su'aal ah wadani ma Muuse ayuu xilka la hayey sidee ayuu ciudanka u jabiyey ?? Bal noo sharax wllo macaan 🤔
Waa SAS,,, QAc @@Charkherad
Barkhad wa nin diin iyo maadi iyo siyaasadba ka dhisan madaxwaynha mustaqbalka ilaahay haku xifdiyo hore u soco shacabka somaalilyana way ku garabtaaganyiin guulayso
Mudane barkhad waa qof qiima badan oo cabqari ah waa geesi go"aan adag waa qof ixtiraam badan oo bulshada shaqo wacan u haaayo
Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
waraysi qiimo badan oo ay ka muqato aftahanimo,hal adayg siyasaded iyo dal jacaylba full Respect wariye iLig iyo xildhiban barkhadba
Waxa yahay walal min mihiim ah guul giuleyso baraka laah ❤❤❤❤
MashaAllah Barkhad waa gssi Well done Guul Guul Guul Guul waddani inshaAllah
Ninkan han madaxwayne aya ku jira iyo dal jacyl ❤❤ hore u soco xildhibaan
Nin khabiir saxaafadeed ah iyo saaxiibkiis markay iswareystaan waa cajiib masha allah
Well said mr Batuun from Galhareri Galgaduud Somalia.
masha'allah, waa Geesi ka baxay su'aaldii ugu adkayd ee siyaasi lawaydiiyo, الله يحفظك
Md mustaq balka barkhad batun❤❤
Absolutely mr bakhad gentleman weeye waana kufaraxsanahay dhallinyaro caafimaad qabta sida barkhad, cabdikarin moge, ina abiib iyo rag kale oo aanan mid mid usoo qaadi kareyn guuleyta walaalayaaloow
Masha Allah xildhibaan Barkhad waa aftaham caqliga alle ha ku daayo 🎉🎉🎉
Hadaynu Soo afjarno nidaamka reerka qofka lagu dooranayo , waxa aynu heli lahayn barkhad oo miidhan oo lagu doortay hankiisa iyo olihiisa toolmoon ee ka madhan qabiilka
Runtii xildhibanku wuxu u hadlay si qaangaadh ah oo aan xanaf lahayn aragti qurux badan buu soo bandhigay
Waxaan odhan karaa waa siyaasi bisil oo hadal yaqaan ah oo indheeer garad ah oo hadalkisu Sumad ku dhigay
Waxaa wanaagsanan lahayd inagoo cunfiga qabiilka ka baxna oo ninkan madaxwayne u doorana 💯
Waraysi taariikh galay oo si siyaasad hufan u dhacay thanks xildhiban barkhad jamac iyo cabdi ilig wariye qiimo badan noo leh u qalma wasiirka war faafinta somaliland
First comments is soomaaliland ha noolaato
Mansha Allah ❤ Xildhiban Barkhad Batun Noolow ❤
Thanks xildhibaane
Ninkaa reer soomaliland haku fara adaygaan aqoonta waxaa udheer aftahannimo
Masha allaah caqliga ha waayin barkhad batuun ❤❤❤
Geesi hadal yaqan illaahay ha ku barakeeyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Barkhad Batuun waa geesi sharflee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allha batun xildhiban wanagsan
Nooloow batuun ala ku daarom waan ku taageeraa anoo gabar soomaaliyeed ah alaha ku xafido
Maasha Allah Barkhad Batuun , Guul Wadani Ciidankii Qarankana Muuse Biixi Baa Jebiyey. Muxuu Kulmiye Uga Xanaaqayaan .
insha'allah, waa wasiirka ugu horeeya ee lamagacaabo Xukuumada Ciro, بإذن الله تعالى
Guuuleyso barkhat
Walal waxa tahay caqil siyasi wax garad ahwaxad mudantahay inad noqoto madax weyne guul banku rajeynaya insha allah❤❤❤❤❤❤waxa tahay siyasi qali ah naxli an laheyn guul banku rajeynaya mustaqbil qurux badan walal guul❤❤❤❤❤❤gul walal
Barkhad batuun full respect mudane ilaahay hay gaadhsiiyo adigo dalka kamadax wayna inu igaadhsiiyo❤🦁🙏
Barkhad batuun. 😊❤
Masha Allah xildhiban Barkhad jamac batuun jiroo joog ninka kaliya ee afka shacabka ku hadla ilahay haku amaansado
Cabqari hadal yaqana dhabtii waxaan ka dhex arkaa oon rajeynayaa inuu mustaqbalka madaxwayne noqdo insha’Allah
Aqbalaada doorashada waxa ka horaysa 1. In Doorashadu xor iyo xalaal ku dhacdo. Waxa lagu kala garan kara in Doorasho xor iyo xalaaltahay, sida Mahniyadka Dawladda loo wada isticmaalo sida TV/Radio. Iyo Sida Gadiidka dawlada uga madax banaanyihiin doorashada. Haduu Biixi handadaad iyo cudud ciidan bilaabo inu doorashada ku xado, taa ayaa keenaysa in suaal la galiyo natiijada doorashada.
Absolutely 💯 👏 👏 barkhad
Xildhibaan fure copy ayaa jira laakiin quful copy ahi ma jiro
50 minute oo aftahannimo, runnimo, dhabnimo, dad-jacaylnimo, iyo dal-jacaylnimo ku dheehantahay, ayaan ilaahay uga mahdnaqayaa inaan ku qaato waqtigayga. Waraysi siyaasi oo aan dhammaysto waa kii ugu horreeyo. Ninkani waa nin maan-furan, diin iyo akhlaaq badan. Han madaxwayne-na ku jiro guulayso xildhibaan barkhad jaamac batuun.
Baarkhad waa geesi guuleso walaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Vote for Kulmiye Vote for. Musa bixi cabdi ❤❤❤❤❤❤
No. Ciiro is better. Vote for Ciiro for peace & stability
Mee qarankii laga baqan jiray mayee 6 gobal maye dadkij is jeclaa qabyalad ayaa la dhex dhigay muusow salaama 7sano kugu filan adeer
Tuugaa Ina biixi
Podcast ka caalaamka wax yaabaha ugu muuqa dheer ee lagu sooco, waxa ka mid ah, degenaanshaha iyo qofka martida ah in loo sii saayo waqtiga iyo hadalka, waana sababta uu u yeeshay xiisaha gaarka ah ee uu kaga duwan yahay waraysidii la yaqaanay. 11:36, MMtv ma ila socotaa.
Mnzhallah guuleeso barkhad batuuun qof waxbadan og weeye ❤iligna muxu la gubanaya marka la cayayo kulmiye
Barkhad Batuun needs to be protected at any cost, valuable asset.
Ciro walaahi Waxba umuu tarin BARLAMAANKA Somaliland. Mee Sharcigii Doorashooyinku???
Dhadiga isaaq tuugnimo uu daa
barkhad batuun. aftahan allah ha ku xafido garashada iyo cilmigaba , alleylehe halkeedii baaad dhigtay midh kamaaad tagin.mahatiir mohamed iyo mohamed mursi allah haw wada naxariistee baaa sidaaa u aftahan ahaaa ,cimri dheer iyo caafimaad na ha idin wada siiyee
❤libaax barkhad si nadiif ah ayu aragtida xisbigasa u gudbiyay waana hubaal xisbigas waddani shacabka jsl rajadisa ka dhex arko sagalka subaxnimo Aya kulmiye la diraya alle idamki
ما شاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء
Xildhibaan Bakhad Batuun, masuul qaaliya oo kalsoonida shacabka hantiyay. Waxaad u qalantaa Wasiir kuwa ugu awooda badan dalka.
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚🤍❤️🥰🙏👍💪💚🤍❤️🥰🙏👍💪
Barkhad batuun Geesi legend libaax ❤️❤️
Nin aan isaga ahayn muuse xaarkaad sarajooga kuxaari lahayd sawkii feedhay gudoomiye ku xigeenkiisiii toos kkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk jileex xirsi xaashi oo canbaarleh makarafoonka katuuray sheeg goaanka
Kkkkkkkk quuuuus goaan
Guuuuuulwade kkkkkkkkkkkkkkk
Hooyadaa reero codka macod aad leedahay reer baad sheegatay
Qofku mar wuu kasbankaraa quluubta qofka lkn inuu Sii haysto waxaa keenikara wanaagga qofka waxaana tusaale u ah Barkhad Jama Batun ❤
Mashallaah tabarikallaah geeesi runta ku cadeeya dad kan runta iska indha tira ku cadeee xildhibaaan
Barkhad insha alah wxn jeclahay inad mar madaxwayne noqoto
Manshallaah tabarakallaah xildhiban BARKHAD BATUUN WAA XILDHIBAN QARANKA SOMALIYEED U BAHANAHAY
Somalidu ma meel gaban ayay wax ka wada fiiriyan muuqalki hore ee gaabna ee aha coming soonka waraysiga ama hordhahca dadku way wada dhaliilayen hadana kan imika way amanayan maxa is badalay ma inaga dadka aragtida koobada ku qiimeya ah😊
Wariye iLig__iyo__Seedigii❤
Muuse jamhuuriyadii barakaysnayd mugtaasu ka saaray yaa ilahal Aalam waddani noogu dhiib🎉🎉
Dhadiga isaaq tuugtahaa and dhulbahante kaa dhigay oromo
waa kuwii ku xoreeyay Ncaa waxaad atahay ku yaal
@@goudhassanaden4627 dhadiga isaaq snm waa garxaajis
@@goudhassanaden4627 dhadiga isaaq joojiyaa baroortaa
Labeeb baa tihiin
Masha Allaah
Mash Allh waa nin adag
Waxad tahay landhere siyasi adan fanan badan guul❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MM Podcast waxan kula talin lahaa in ay arrimaha aan siyaasadda ahayn, maadaama barnaamijyadii kale oo dhan siyaasaddu qaadatay.
MAANSHAALLAH MR BATUUN WAXAD TAHAY AFTAHAN REALLY TRUE LEADER
Xil barkhad jaamac batuun waan wata, lajjen weeye.❤
Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Xirsi, Ictisaam iyo Somalia 🇸🇴 Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Dadka reer Somaliland Cadow bay u soo raaceen. Dalka anaga oo shacabka ah ayaa dalka difaacayna. Maaha in dalka Qabyaalad loo jajabiyo ama Cadow la soo raaco.
Naa Yaahuu Qumanya Yahay, Naa Edeb Daran Tahay. Hadii Illahay Cid Cadaabayo Gacan Ku Dhiiglaha Ayuu Illahay Cadaabayaa!!!
Munaafaq
Mee qarankii mee gobalkii laascanood maye dadkii is jeclaa musow salaama7sano busarada nagu filan
Khaliif kulmiyaa noo keenay wasiir ka dhigay marar badan😂😂
Waa dadkii soo dayay makhnuudkii Ina askar iyo dadkii ka dhigay oromo
Ciro oo Cadowga Somaliland soo raacay ayaad political wanaag iyo daacad ku sheegtay. Waa sidee Garaad kaagu????
Waa markii 5aad ama 6aaad 🤣🤣🤣 waa sidan oo kale markaad commentiga UA-cam ku bilowdo 😂
Ciro waa dadkii hooydaa Kaa xorayay buule soo dayay makhnuudkii Ina askar
@@hassan-mp1pk
Horta sxb adigu intan waxa aan ahayn ma taqaanid miyaa !?
Mida kale maxaad isku qasaysaa !
Ina Askar alle ha unaxariiste waa raggi Musharax cirro laftiisa dalka u xoreeyey !
Markaa mujaahidiinti cay kaama gayaane ka xishood, Habar Awalna waa garxajis, garxajisna waa Habar Awal , waa ul iyo diirkeed, maxaad kalee haysaa !?!?!?
Maalin walba waxa aan ku arkaa adoo caytamaya, ma dadka naloosoo diray ayaad tahay ?! 🤔
@@hassan-mp1pkwaryee maxad la caytamaysa? Huwaan foqal huuwan , faqash fooqal faqash , qadadweeyn foqal qadadweeyn
@iskaandarahmedali5265 dhadiga isaaq tahay and adeerka abaha faqash taani baasto waxa luu soo dayay makhnuudkii Ina askar
Guul guul guul wadani insha Allah isha Allah madaxweynaha mustabalka
VIVA SOMALILAND REPUBLIC....
Waar wax Ku hadli mayside isqari muuse wuu soo baxayaaa
Mansha allah barkhad aqoon iyo aqli socda tahay
Masha Allah tabarakaraxmaan Barkhad geesi ❤❤❤🦁🦁🦁🦁Libaax ❤
Barkhad jaamac xirsi batuun ❤
Maxamed ilig ugu danbayn adeerkii buu la saftay hada eeg ma la odhan karaa shaadhka tvga MMTV shaadh baa ka hooseeya bahashu way cadday
Barkhad Jama Batuun oo waraysi bixiyey ayaan dhagystay:
wuxuu taaganyahay:
“2017 Doorashadii dhacday Tanaasulka cirro uu ka tanaasulay ayuu wadanku ku badbaaday EE fawdo iyo burbur ayaa dhici lahaa” oo macneheedu tahay xaq uu lahaa ayuu ka tegay !
Luuqaddaas saw lafteeda isku dirka bulshada qeyb ayay ka tahay Barkhad wxuu Qaaday waado kusoo oodmi dooonta ugu danbaynta
waraysiga MmTv daqiiqadda 12:00
Vive. Wadani vive barkhad Batuun
Gulayso xildhiban barkhad jaama ❤
Waan kusalaamayxdhiban barkhad dadku aragti ayey waxkudoortaan.
Waxanay kaladooranayaan .
1= quful iyo fure
2= qabiil iyo qaran
3= nacayb iyo jaceyl.
4= colaad iyo nabad.
5= dubudhac iyo horumar.
Mayd ciidan oo madaxa layskaga
Taago
Ciidankii jiida hore oo la dhabar jabiyay oo isgaadhsiintii laga jaray.
Dalka Anaga difaaciisa nalooma igman
Waa ka doo tashanaynaa taageerada HJ
Isaaq ma nihin harti baanu nahay
Xagaa kaga soo dhufta anaguna xagan
Iyo qaar kaloo badan ururka cadawga gudaha ee kun jeer ka xun ka dibada Ayaan cawaaqibkiisii la marinayaa. Wuxuu sii dhigtay iyo marag ma too tii isagu iska duubay baa xabad xabad loogu soo dhajinayaa geed kasta iyo gidaar kasta
Waxaad ku darta
Duco iyo habaar
Xasad iyo xin
Barkhad anaga Shacabka Somaliland ayaa ku soo saaray, maaha Ciro. Walaahi Habeen maad jirin hadii aan dalka la difaacayn. Maad fahmin AWOODAADA.
Markii 7aad 😂, wll xitaa Facebook ga wax waa lagu qoraa, hye dhe 😂🤣 ilaahow astur
Dhulbahante isk celi because waxa tihiin dhadiga isaaq
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
INSHAA'ALLAH KHAIR REER SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ❤❤❤❤❤
Asc waan idin salamayaa mahamed iyo barkhad somaliland guul Abigadhayaasha i caydoodo waa rafadkii dalkuna wuu ka soo kabanayaa dhawacii ay dalka gaadhsiiyeen iyagaa huwana iyagaa waxmatarayaana dalkinii sida shamaca ifayayna gaadhay in Un laga cambaareeyo sheem dib u fadhiista dhuunta
Siyaaasi xilibaan barkhad batuun
Aabo Barkhad Batuun madax waynaha mustaqbaLka daLka jamhuriyada somalilanD
❤❤❤❤ madaxweyne craxman maxamed clahi cirro
الله يحفظكم
Waan ku wataa Xil Barkhad Jamac
Su’aal fiican gudoomiye Ilig🤝. Lkne jawaabteedu waa (BILAA QORSHE) aan kursiga ku fadhiisto un weeyaan. Kuwan haystana waxba dhaami maayaan.
Barkhad hadal yaqaan wariyiu yaa yaabay jawaab waafiyo oo makhraatilaga wada yahay ayuu ku jawabayaa
@@sultanc.kariim9366 meesha waxa laga hadlayo iyo waxa laga jawaabay waxba ka maad fahmin. Gudoomiye ilig su’aashiisii kamuu jawaabin barkhad wali. Waayo marka aad leedahay waxbaan soo kordhibayaa, waa inaad garanaysid waxa aad soo kordhibaysid iyo qoshaha dhabta ah ee aad ku hagayso arimahaaga. Laakiinse sax maaha inaad tidhaahdo, Marka xilka la ii dhaariyo ayaan fakari doonaa oo fikrad keeni, waa waxay ujeedkiisu ahaydee.!taasi wax laga aqbalayo maaha. Qorashe saxa ayaa loo baahanyahay. Aduunkan, safar yar hadaad baxaysid waa loo sii qorshaystaa, ka waran qof doonaya inuu umad dhan maamulo ee hadana bilaa qorshe ah. Kuwan hada waxba ma dhaamo.
Dareenkaa waan kula qabaa anoo mucaarida lkn hadday waxba qaban waayan ka ugu horeyee mucaaridayaa waa aniga qabiil ku raaci maayo sida dadka kulmiye immaka taageera
Tuugaa Ina biixi cidkastaa kaa fiican
Inshalha waa la sugayaa Waxy dadka u qabnyaan iny soo badhigaan.
Saamlin guul insh aallh ❤
Aad iyo aad
Wr safiirki Taiwan mee
Waa ikan huuno😂
@@abrahman129🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@awiladen7814 🤣🤣🤣 asaga iskenay
97.6% kulmiye ayaale
Ruun sheeg barked buur ta ayaa la danbeeyay
MR BATUUN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WELL SAID WELL DONE
Run ahantii wuxuu cadeeyey barabogandada bulshada lagu marin habaabiyey waa siyaasi qaangaadh ah waxan rajaynayna isaga iyo xisbigiisuba inay ka fogaadan qabyaalada iyo cunfiga bulshada somaliland ❤🎉
Shaikh shuraim hadaad tidhi waxbadan baad culumada Quranka akhrida ka ogtahay
U codee mar kale Biixi
Muxuu ka keenay Barlamaanka wuu iska fadhiyay mas'uul nin ku feeray barlamaanka ayuu ahaa
ADIGU MAXAAD SOO KORDHISAY BATUUN WARABI DUMARKA
Caloosha ku bugta
@@wardahassan9024 WARDA MA DUMARKA BATUUN WARAB SHADTAHAY
Adina igu dar dhe dee , haku waraabiye
@@abdulrahmanyare2402 ADIGA MAXA KU DAMQAY 26000 MUXU KUTARAY MIDGAN SAME BERI MIDGAN DUMARKU WARABIYA SAX WAY DHACDAY MIYU KUWARABIYAY YABINYUL XALAL? MAYA .STOP NASNIMADA
Sahra halgan nightclub adigu jooji khamrigaa iyo xa iibsiid
Barkhad next president Ciro insha alah
War ninku hadal cadaa alaylehe alle ayaa ina cadaapayee waa in aad noqoto qof hdalkiiza iyo afkiisu isleeyihiin mcha allah barkhad batuun go forward mp
Batuun waa in uu dadka reer Somaliland ugu Hanbeeyo sidii loogu Lisay. Hadii kale Taariikhdiisa ayaa Dib isu Qori Doonta
Adigu ma kun jawaabood ayaad qoraysa ! Marruun is raacso waxaaga 🤣 ileen buug lama qorayeee !
Mansha alla lkn waxa kolba focus iga luminayay waxa ay ahayeen dadkaa soo galaya studio hadana baxaya halkaa inaga hagaajiya mahad sanidiin mmtv