''Madaxweynuhu ma Xasuusna, in Soomaaliya Ay Ardaydii Laascaanood ka Qaadayso Imtixaanka ah''

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 60

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 13 днів тому

    ❤alle ha barakeeyo xildhibaan

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 13 днів тому +2

    Waa xildhibaan qaran

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 13 днів тому +3

    Xildhibaanadeena yaa ka wada dhiga guruuje

  • @fdama
    @fdama 13 днів тому +1

    Qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂
    Jamhuuriyada Jamhuuriyada Jamhuuriyada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 13 днів тому +1

    Hhhhhh Maasha Allah Guruuje, Maxamed Kaahin Waa Wasiirka Eedaynta Cabdiraxmaan Cirro. ee Soo Magacow Madaxweyne Wasiirka Arimaha Gudaha (( Nin Weyn Oo Shaqadiisii Garan Waayey))

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 13 днів тому

    You are hero, thanks

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 13 днів тому +2

    Shaqadii Siidhi wallaha😂
    Aadbuu hadal xigmadleh oo Miisaan.leh ugu hadley
    Xildhibaan Quruuje Iyo Duur xulba Libaax

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 13 днів тому +2

    ❤❤❤ gu roon jire mrkii loo bixiyy ayaan lala waayin magacaas
    Kulmiyow jawaab waasaca ayaa la idinka rabaa😂😂😂

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 13 днів тому

    ❤❤❤ ninkani si aslub leh ayu u garnaqsaday

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo xishooooo xishooooo

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 12 днів тому

    Libaax guruuje ❤

  • @Naz-kb1xx
    @Naz-kb1xx 13 днів тому +1

    Wadani hadaf ka kaliya uu leeyahay waa in u fariin u diro muuse. Mudaharaadkii, lascanod iyo gacan libaax kuli waa fariin katimi wadani. Mucaaridka ma dawlada ilaaliya baa la yiri mise dabino u aasa?

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 13 днів тому +1

    Bacaaa waa Lax Caadi Ah Oo Ciyaysa

  • @aliyare9784
    @aliyare9784 12 днів тому +1

    Nimaayow kani wuu xanuusanaya. Look at him.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo xishooooo

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo xishooooo xishooooo dadbaa wax kumoodee

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 13 днів тому +1

    alx alle aya mhdle
    muuse af taag io xukumada way udhamatey wlhi inta dorashda kadhiman sugi maayan

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому +1

    Munafaq baadtahy

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 12 днів тому +1

    Kani waa nijaaskii u codeeyey Kalabkii Cabdirisaaq Khaliif tan waxay cadaynaysaa in uu huwan yahay.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому +1

    Munaafaqwaatye laba wajiile

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому +1

    Munaafaq weeyi kani kubaraney

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq 13 днів тому

    Saddex qodob iyo badh Walee ninkani rag buu kaa yaabiyey kkkkkkkkk

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 13 днів тому +1

    Waar waa iidoor meel yaala dadkiina ka yaac markuu arkay cuqdada iyo waalida iidoorka haysa markaa tashada oo wax Keena hadaa miyir qabtaan

  • @user-yf3ud1sm3l
    @user-yf3ud1sm3l 13 днів тому +3

    Waa,3,qodob oo,saxa xil,dhibaan hadal kaagu turxaan maleh ,sulux,ayaad wax ushegtay

  • @GaariAli
    @GaariAli 13 днів тому +1

    Laascaanood today 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 13 днів тому

    Qofku waxa uu sheegayo ayaa la eega ma saxbaa mise khalad.
    Lk shakhsiyadiisa iyo xisbigu yahay ama reerka uu yahay haku qiimeyn

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 13 днів тому

    Wax ba ha isku daalin ina guruujoow. Tani way fashilantaye. Waa nay ceeboobeen muuse iyo ciidan kiisu.waana dhacdo lama arag lama maqal.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Tuugbaatahee dadka xishooooo

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 13 днів тому

    GURUUJE. MA. NACAS. BAA. MIYUUSAN. OGEYN DHULBAHANTE. IYO. ISAAQ. INAY. KALA. TAGEEN 25/8/2023.

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 13 днів тому

    Guruuje wuxuu ubaahanyahay qaybcaafimad ninwaalan tolkiibaa xidha

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 13 днів тому

    munaafaq af hayeenka wadan

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 13 днів тому

    😂kani garabada iyo baarixaga heysaka daayo oo hadanu deyneyn hakadaayo biyo racists calaqa

  • @suhaybmohamed9097
    @suhaybmohamed9097 13 днів тому +1

    Garyaqaan Waddadii ina Cigaal ayaad haysaa ee ku Soco.

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 13 днів тому

    Waar Naga Aamus waxbayahay

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 13 днів тому

    gutuujow qudhmiye waxba kama shishoodaan waa ciil qabayaal

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 11 днів тому

    YUUSUF HARTI ma tahay HAA ama MAYA

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 12 днів тому

    Dagaalka Laascanood adaa wax weyn ka ogaa oo doortay Mujrim Khaliif waxaad tahay basaas ku dhex jira umada sida Ciro neef iyo Xersi Xaraami.

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 13 днів тому

    Lascanood waa magalo darood. Isaaq beenta joojiya oo dhulkiina jooga Lascanood ma imaan kartaan walahay been bad isku sheegaysan intaad soo qayishaan. Isaaq waxan idin xasuusinayaa 2007 somaliland markay timid Lascanood dhulbahante ayaa kula socday manta dhulbahante makula socdaa jawaabtu waa maya abtiyaal muuse biixi oo walan bad nosoo dirteen jawaabti waad haysaan maaanta

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 12 днів тому

    Xayawaan kani miyaanu ahayn kii u codeeyey mujrimkii Cabdirisaq Khaliif ee gudoomiyaha golaha wakiilada ka dhigay ka dibna abaabulay dagaalka Laascanod waa wax uu la ogaa markaa maanta in aad wax Lascanod ka hadasho kuuma taal yaa kalb waxaad tahay Huwan weliba kuwa ugu xun adiga iyo xisbigaaga huwan Wadani shaqo ayaa laga qaban yaa kalb.

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 13 днів тому +1

    laluush faqsh buu qatyi gurujena

  • @CabdiDireyse
    @CabdiDireyse 13 днів тому

    Guuje halaxidho

    • @As-uo5vu
      @As-uo5vu 13 днів тому +1

      Kaalay xidh dee wlee sida idiin dambyn doonta ayaan wali niyadiina ku soo dhicin🤣🤣🤣

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 13 днів тому

    Sakhraan waa dhagar qabayaashii buurta ka lahayaa

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 11 днів тому

    Kani Xildhibaan maahaa waa CIYAALA DARDI

  • @bilana289
    @bilana289 13 днів тому

    Xildhibaan Guruje waa nin hadal yaqaana
    Muuse ciilqabe aargoosi yaahuu

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 13 днів тому

    Nacaskii kamaradda jeclaa

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 13 днів тому

    Kani nacnac maalaayacli ah ayuu ku hadlaa adeer xoog baa shaqeynaya

  • @suberh8985
    @suberh8985 13 днів тому +2

    Hadaan indhaha la iska rideyn Ina cumar dool dalka wuu ku gafey. Cadeynteediina waa la hayaa. Cirrona kursiga khasab ku fuulimaayo ee dadweynaha ayaa codka haya haday u gartaanna wuu na hoggaamin hadii kalena albaabkuu ka bixi

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 13 днів тому

    Dee guruje maxaa wax xidha ma dawladbaa waa reer isaaq ladhoho weeyaan sharci iy diin midna mayaqaaniin markaa Haku xiiqin

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 13 днів тому

    Kani Waa Kii Ugu Nacasaynaa Reer Hargeisa Wayna Biyo Dhigtay, sidii Dumarka Ayuun Buu Maalin walba Warbaahinta La Soo Fadhiyaa

  • @FaysalAbdi-u6q
    @FaysalAbdi-u6q 13 днів тому

    Guruje ma xamarbuu xildhibanka yahay mise smalnd?
    Siyaasiga la xidhay wuxuu taaganyahay somland wax la yidhaa ma jiro
    Dib u raac dambiyadiisa
    Iscadeeya cidaad tihiin

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 13 днів тому

    LAXDANU DUUFKA LEHI WEXE KAHADLI TII XAARTA XUMAYD NOOCANU LAASCANOOD ADA SOBOBAY INAY GACANTA KA BAXDO KANU WA BACTERIA REER SOMALILAND LO ISTICMAALO SHAME

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo xishooooo xishooooo

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 13 днів тому

    Xishooooo