''Cirro Waa Hogaamiye aan lagu aqoon u dadka kala qaybiyo ama isla Xanto '' Ex Xil Cabdale Sandheere

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 18 днів тому +2

    Waar tolkay CM sawkuwan ooda soo jabsaday runtii maantay dantooda garteen reer saaxil

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 18 днів тому +1

    Wadani waxaa soo buux dhaafiyay kuwii fartoodi eeday 😂😂 waar dee wadani xamar buu idinku wada kuwii lahaa miyaanay ahayn kuwan soo buux dhaafiyay😂

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 17 днів тому

    Kkkk xisbiga qabyaalad ma yaqaan kkk waar nimanku run badanaa allaa kareem kkl iicamir ayaa inagu soo korodhay

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 18 днів тому +1

    Mayaan qabyaalad hadii uu yaqaan qudhmiye intaa wadanka uu baabi iyeen. Kuwa kala diray shacabkii xariirta ahaa Alle hayna dhaafiyo, ee reer sheekh saxaq 7 nasab u sameeyay ugu danbayna oromo iyo amxaaro kudaray😡

  • @AHusseinFarah
    @AHusseinFarah 17 днів тому

    Beenaalayaa ilaahay ka goay baad tihiin dhamaantiin

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 18 днів тому

    Ha beenaan😮

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 18 днів тому +1

    Waar kuwaan reer Wadani ee inkaartu ku dhacday miyaanay oogayn Ciiro inu umuliso (widlife) ka ah Finland.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 18 днів тому

      Danyarko berbera 30kun o cod xata ma yal ma danyarka codaniya ilen laangaab yar o burta shek saran bad tahey

    • @momoabdo6991
      @momoabdo6991 18 днів тому

      @@mohamedalimohamed5828 sxb oogow daayeertu galbeedka Burco way kula deegan

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 18 днів тому +1

      Iska badhaaci
      Nin la caayo ayuunbaa nin ah. Keep going 💪

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 18 днів тому +1

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 18 днів тому +1

      Ma mucaarad ayaa wax loodhiibtay? Ninka jabiyay waa muuse nuux taani inkaahin ee beenta lafadhiiso

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 18 днів тому +1

      Taliyaha guud
      Abaandoolaha ciidanka qaranka
      Talayaasha unugyada
      Saraakiisha waaween dhamaan ma mucaaradka ayay ka soo amar qaateen😂 iska badhaaci 😂

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 18 днів тому +1

      ​@@user-sg5np8xe9h
      Been lama yidhaahdo ee waa badhaacis ee keep going on 😂ku dheh mucaaradkii ayaa amar siiya ciidanka qaranka waa world record 😂