Xisbiga Waddani oo munaasabad balaadhan ku so dhaweeyay Siyaasiyiin iyo Waxgarad kusoo biiray.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 12

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 18 днів тому +1

    GUUL INSHA ALLAH❤❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 18 днів тому +1

    ❤❤❤ WAAN SOODHOWEYNAYAA DHAMAAN ❤SIYAASIYIINTAAS❤. DHAMAAN TOOD AADBAAN ❤ U SOO DHOWEYNEYNAA ❤ IYAGA. IYO TAAGEERAYAA SHOODABA ❤ KUSOO DHOWAADA. ❤ MEEL LAYDINKA JECELYAHAY❤❤❤. WALAALAYAAL ❤ DHAMAQNTIINBA ❤ GUUL WADDANI ❤GUUL SLND❤❤❤

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 18 днів тому

    Maashaa Alaaha guul wadani guul guul Alaaha haydin xiftiyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 18 днів тому

    Mansha allah Hambalyo ❤Hambalyo ❤

  • @cumarali-ke4ft
    @cumarali-ke4ft 17 днів тому

    Maansha alah waa guul dhanaystiran

  • @dacar2345
    @dacar2345 18 днів тому

    Anigaa dad ugu liita oo kuwan waxarahayga umaan dirteen

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 17 днів тому +1

    Umadii oo dhan koox koox iyo qabiil qabiil bey wadani ugu biirayaan ilahow barakee

  • @dacar2345
    @dacar2345 18 днів тому

    Hayaay waar kuwni waxy tarayeen ayaa iska yaraa

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 17 днів тому

    Dalku xisbiyo ayuu leeyahay kulmiye iyo wadani waar qabiilka halaga fogaado hadii kale meel gaadhi meyno waa iga talo

  • @ismailab6930
    @ismailab6930 18 днів тому

    Buuraha goormaa fuuleesaan😂😂😂

    • @abdihayd2924
      @abdihayd2924 18 днів тому +1

      SXB❤. BUURAHII. WAA LASOO DHAAFAY❤. ISBEDELKA. SOORAACA ❤.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 18 днів тому

      ​@@abdihayd2924danyar mia burta mia ka so degan danyar ma cod.bu hayan wa laangaab