Maanta waan Niyad Jabsanahay Waxaana dareemaayaa Ciil aanan dareemin mudooyinkaan!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Maanta waan Niyad Jabsanahay Waxaana dareemaayaa Ciil aanan dareemin mudooyinkaan!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 146

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  5 днів тому +16

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @qulaasofilm
    @qulaasofilm 5 днів тому +18

    Waa bishii Rasuulka dhashay ku saliya rasuulka scw. Waanu aragnaa meesha aan isdhignay ee aan mala awaalka iska daayno oo danta guud ee umada soomaaliyeed kawada shaqeeno kasoo bilaaw gurugaada, xaafadaada, qaraabadaada, Magaaladaada, Gobolkaada, ilaa halkaa geynkarto.

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 5 днів тому +5

    ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar AHAAN soomalida gaar ahan dulmi diid jazakalaah kheyr kadib waan naxey waxan is iri maxaa wallkaa manTa ku dhacey wallkey axadiisTa nabigeena muxamad scw qiyaamaha oga hadley akhri

  • @sheikhmukhtar5091
    @sheikhmukhtar5091 5 днів тому +4

    Baarakallaahu fiika sheekh runta ayaat ka hadashey kheer badan allaah ku siiyo

  • @hussein-wm2sj
    @hussein-wm2sj 5 днів тому +4

    Shiikh waa mahadsantahay❤❤❤

  • @user-pm1pp8of2e
    @user-pm1pp8of2e 5 днів тому +2

    Sheekhaw waad iga qoslisay waxaan kuqoslay ereyga inaan laxusaayo oo qof aan ogaynba aan xusuusinaayo

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 5 днів тому +7

    Aniga waxaan la yaabay sanad walba culimadii isku haysta mowlidka wuu jiraa iyo ma Jiro wadankiina cadow ayaa qaadan rabo waa yaab

  • @MajChul
    @MajChul 5 днів тому +1

    Till the deen is divided into 73 parts , the time is not yet , please respect every part they all call them Muslims, but get away from evils actions. No hatred we're all muslims and Allah is in charge. Wallaahu yaclam

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 5 днів тому +4

    Illaaheyow umada muslimiinta isku ha gaaji gaar ahaan
    soomaalida

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 5 днів тому +1

    Mal xal waa qof dinta yaqaan umada isku soo dhaween kara in uu hagaamiye ilaahay nooga dhigo inshallah way iman

  • @user-pu2oh1xg6b
    @user-pu2oh1xg6b 5 днів тому +2

    Nabiga scw wa xuseyna ka naxow nafta wa wana digrineyna wana dabal dageyna maxa ka badali kartiin wahabiyo kuwa mowliidka didan qawarij wana kuwa dadka qarxiya dadka muslimiinta ahna galeysiiya

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 5 днів тому +3

    Shiikh meelaha aad maraysid cabsi cabsi laa ilaaha ilalaah muxamadan rasuulilaah

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 5 днів тому +3

    Somalia needs good male leadership and they way I see Somalia will never change in reality very sad indeed

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому +1

      Mashruuc baad nagu soo qaadatay miya edebta kugu yar wlhi raga ka dhamoow xaliimo kuusey 😂

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому +2

      We don't want a good leadership We don't want anything to change we don't want a good administration, we want the way as Allah has decreed for us

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 5 днів тому

      ​@@Bakery9hargeisaawi
      Guulayso xaqa ugu wanaagsan ee jifkii alle baad inoo dooqday

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 5 днів тому

      Nambarka kuugu dhaqan kaama ajan xal iyo horumar lkn taada aanba kuu yeelno hablohu xaqbay kuleeyihiin wadanka hana hogamoyaan wadanka lkn ma ogoshahay in lagu xukumo diinta islaamka wadanka misse tii famnizimka iyo gptl baad doonaysaa

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому

      @@Ali_qasim143 Guulayso adna wll Mahadsanid

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 5 днів тому

    Sheikhow Mohamed jazaakallah kheiran sifiican u sharaxday cml wadada Somalia siyasiyiinta iyo ganacsatada wax kheer kuma soo socoto dad fowdo u diyar u ah waye al shabab shaley duleedka degmada diinsor 3 dhalinyaro ah oo qaad kali u dishay 10 kale dhaawacday cml waana diinta u dagaalamoya leedahay cml

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 днів тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 5 днів тому

    Allahuma Amiiin sheikh Jazaka Allahu khayra

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 5 днів тому

    Wahabiyo Waa Bishii Igu Xumeyd Sababta Waa Dhalashada Nabi Muhamed SCW Scw Scw Inshaa Allah ❤ Inta Dunida Ka Dhiman Wanu Xusi Donaa Wahabiyona Cariirigas Ayay Ku Jiree Sey Uneceb Yihiin Ixtifalka Rasulka Scw Waxay Ka Shabahan Yahuda Manta Umada Muslim ka Dhibatada Ku Heyso

  • @Bakery9hargeisaawi
    @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому +1

    Sheikh Somali way u dhamaataye energy yar hayska dhamayn cidwax kaa maqlaysa uma jeedo aniguye aadbey umadax adeg yihiin somaaliidu qabyaald iyo rer hebel baa qayrkood ka reebay iya unukaa leh 😂😂😂😂😂

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 5 днів тому +2

      Somalida waa dad gob ah waxay leeyihiin kooda xun mid aan kadalin marwalibana wanaag iyo xaqa usheega inta wanaagsan baana ka qaata waxaa kaloo jira kuwo markii wanaaga iyo xaqa laga waramo ku dhiira galiya shiekha ama markaas qofka wanaaga iyo xaqa kawaramaaya ku dhiira galiya in uuiska dhaafo dadkaana uu wax usheegin asagoo isku arka somali in uu ugu wanaagsan yahay inta kalena madax adagtahay wadani yahay qabiil garaneyn hadane qabiil gaara duraya war bal qof ceenkee ah baad tahay yaabnaye😁

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому

      @@Ali_qasim143 Isaaq Somalilander baan ahay wll maxaa dhacay lkn 🤭😂

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 5 днів тому

      @@Ali_qasim143 Qabiilka aan durayaa ma iyagaad tahay adu wadiga qabiil baad duraysaa idhahye

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 5 днів тому +1

      ⁠@@Bakery9hargeisaawi
      Walalka wuxu ku sheegaya inaad cidna ku dhihin ha bararujin wayo adigana wajib ka saran dadka inaad wax u sheegto
      Ha khatano ama yey khadan cunsuri jaahil ah maxa ku khosleysa
      Oo hadana khiabiilaysta ah

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 4 дні тому

      ​@@Bakery9hargeisaawi
      Nin yahow dhiiqo ha igalinin😂😂😂
      Adigaa kurafanaaye kulaha sonalida qabyaalad baa qeyrkeed kareebtay sida nin wanagsan o wadani ah hadane kuye isaaq baan ahay somalilander ah 😂😂😂😂

  • @AbdirisaaqAli-zc6fr
    @AbdirisaaqAli-zc6fr 5 днів тому +1

    Maasha allaah

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 5 днів тому

    Masha allh shukrn sheikh dulmidiiid adoo kale ilhy hanagu bdiyo

  • @sheikhmukhtar5091
    @sheikhmukhtar5091 5 днів тому

    Baarakallaahu fiika sheekh

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 4 дні тому

    Asc
    Sheekh xigmadda iyo mowcidada wanaagsan waxay anfacdaa ruuxa arinta laga hadlaayo ka ah jaahil. Laakiin marka ay tahay rag iska celin waxaba ma anfaceyso mowcidada xasana. Soomalida ayaa waxay ku maahmaahdaa “Rabbi ka cabsi iyo rag iska celin meel wada galaan “

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 5 днів тому

    Walalo waan ku salaamay. Walalo. Waxaan is caynaya warkooda iska daa abowe qofkii nabiga ku faraxdana dhib maleh yaan la isku mashquulin. Waxaa ay sameynayaan cadawad

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 5 днів тому

    Maasha alaah sheq ilaahey haku bara keeyo ❤❤❤❤ aduun iyo aa khiraba

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 4 дні тому

    ❤❤❤Jizaakallaahu kheyr

  • @zeynabmohamed8079
    @zeynabmohamed8079 5 днів тому

    Waamahadsatahy shiq arin 2 dhinac waana u ah ayad kahadashay allaah hana fahamsiiyo xaqa

  • @AbdiTrustedCarDealer
    @AbdiTrustedCarDealer 5 днів тому +1

    Wallaahi maba ogeen ineey mowliid tahay 😮

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 5 днів тому

    Salallahu alayhi wasalam ❤❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 4 дні тому

    Waa dhibaatada naheeysato in an isku dhaganaano oo aana kula bixin kitaabka alle iyo sunada rasuulkeena صلي الله عليه و سلم cadaw geena neh oow naga faaideesto dhinac walba xag diin iyo dalkeenaba meel ey isku heestaan dadkee illaheey cilmiga seeyay maxaa Laga sogaayaa kuweene an cilmiga la heen illaheeyow adaa awood badan leh ee xaqa natus insha allah

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 5 днів тому

    Shiiqow warka kala ku sabsan somaliya inad shekeysan maleynayay kontan aya jira wakii aan soo aqliyeystay sida aya layskugu dhakanay marka haku dalin culumada ka yeli meyso

  • @mustafguled-m2v
    @mustafguled-m2v 5 днів тому

    Good job

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e 5 днів тому +1

    Sh muxamed somali wadada somalidu cadaawad ayey dadka dhexdhigaan iyaga ayaa ubaahan wacyigalin iyo diinta lafahansiiyo waa wada xagjiriin

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 5 днів тому

    Saaxib lacag doon baa tahay ee culimada qaldan sheeg ama is ka aamus cali gar leh ceydiid gar leh ma aha heshiis

  • @omarsuleimanhussein9446
    @omarsuleimanhussein9446 5 днів тому

    @dulmi diid clips ar niyohow sidaan arka arimahaan inaad kudhax waalato. War arimahaan somaliyeed si dheeli tiran ula soco. Don't be over ambitious about the situation of the Somali umah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 днів тому

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 5 днів тому

    Aamin aamin aanin 😢😢😢 yaa alaah

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 5 днів тому

    Allah yea rabi

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 5 днів тому

    Kkkk maasha alaah sheq ❤❤❤ 😢😢😢😢😢 soyrri

  • @Rz_joyboy
    @Rz_joyboy 5 днів тому

    ALLAHU AKBAR

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 5 днів тому

    WByaalada soomaalidu culimaday ka bilaabataa

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 5 днів тому +2

    Wahaabiyada muxuu bisha mowliid cudur iyo cuqdad ugu dhacaa?
    In la isku mashquulo waa waqti lumis sanad kasta.
    Ku saliya xabiibkeena salalahu calayhi wasalim.

  • @user-le3ij1xd9b
    @user-le3ij1xd9b 5 днів тому

    قال تعالى فإن تناز عتم في شيء فردوه الي الله والرسول ان كنتم تؤمنون بالله واليوم الآخر وقال النبي صلى الله عليه وسلم من أحدث في أمر نا هذا ما ليش منه فهورد اي مر دود halkaa aayada waxaa kucad in khilaafka loola laabto kitaabka iyo sunnaha ayaa nagu falin nadeeqo ladhaafi karin sidookali inlaga waantoobo waxaan aayad iyo xadiis iyo ijmaac intaba ku imaan

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 4 дні тому

      Scw
      Jazakalahu khyr taas baa ah daliil cad xaqana wuu cad yahay lkn ninkaan youtuperkaa culumada is haysata kuwana wax ey aayad quraan ah ama xadiith ah haynin bay cibaado kadhigen kuwana waxaas wax jira mahan bay dhaheen asaga labaduba wuu dhaliilay waxna inooma sheegin yacni dhexdhexaad buu kanoqday xaquna wuu cad yahay

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 5 днів тому

    SCW SCW SCW SCW, wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 5 днів тому

    Waxaan arkeynay oon u qalab qaadanay inta aanjiro shiikh ama qof culimo ah aadintan u qidmaya oo aan ka soo bilaabin sunah wal jameec majiro Mal xal

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 4 дні тому

      Runtaa waaye kaalmo waaweyn bay kaga jiraan diinta umadaana iyagaa wax sobaray hadana maahan in aan ka qaadano wax yaabo dambi cad ah sida in qabuuraha lakaalmo weydiisto ama wax aan quranka sheegin nabigana scw nafarin asxaabtiisa iyo tabiciintiina sameynin in aan iyaga ka aqbalno

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 5 днів тому

    Allah akbar

  • @AhmedSheekh-b3m
    @AhmedSheekh-b3m 5 днів тому

    Shiikh allaha kuxafido wlhi waxa masajida kadhacaayo waa wax ad logomurgo dinta wadadba meel ayey lagashay waxan jecleysta in an kulawadago qisa an kulakulmay masajid kuyaalo muqdisho waxan kutakaday salaadii maqrib saladii kadib waxa istagay nin miskiin waliba indhoola ah asagoo kalma weydisanaayo jameeca masajidka asago xanawsan wiliba jafaalinaayo miskinkii uladhaqmaayo sinaxariis daraa kunadhahaayo banaana wax kuweydiiso masajidka dhaxdiisa lama ogala wary ahed xaalad ad uqalafsan miskinkii waxu ku cil celinaa ilaah ayaa kaa awod badan wowne ilmeynaa marka an warsaday dad kamida jamecee midbaa igu yiri miskintaan dadka ayey dhibeen waliba waxu iraaci in masjidka lagatuksado nabiga swc kamasuknaan marka waxa urkutaalo igu noqotay in masakintii sidaa lagalo hadane arin diini eh nagaladhigo marka walal waxan kacodsanaa in arintaa baritan kusameso waliba waxaqabo masaajid badan nona bayaniso ilaah qeer hakusiiyo

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 5 днів тому

    Aameen yaarabi

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 5 днів тому

    warnabigeena calayhi salaatu wasalaam marki lasheego dadkan xagee xanuunta walee waayaab

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 5 днів тому

    Sh wan ku tixanshay barnaajkaaga lkn kugu ma raacsani mowliid ma banaan 😮

  • @Mr.AAH1
    @Mr.AAH1 5 днів тому

    Runahaanti umada musliminta ah maanta mesha Aay joogan waxaabaha Sababay waxaa kamid ah Culimadi oo mor walba is heysta oo cadaawad kala dhax dhigaya umada waxey ilaaben in waxa Ay isku khilaafsanyihin ay kabadantahy waxa ay isku waafaqsan yihin

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan3306 5 днів тому +2

    M❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asfgddsgas4189
    @asfgddsgas4189 5 днів тому

    umadu marka eey qaliga ka kobacdo ayeey wax fahamtaa danteedana raacataa marka Alle waxaan waydiisanaynaa caqligana kobciyo oo naga dhigo dad dib isku eega

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 5 днів тому

    Shelkh mustafa cilqabe,

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 днів тому +1

    Heesihii sahra axmed ee nabi amaanka mey ku tuntaan dariiqooyinku sanad walba oo ay qabanayaan qasiidaduba waa heese quraan iyo xadiis maahe

  • @abdirahmaniaabdulahi9709
    @abdirahmaniaabdulahi9709 5 днів тому +1

    Munkarka hadaa aragto maxaa kale oo sameynee oon eheyn inaan diido
    Mida kale culumada suufiyada kuwada waa weyn ma jiro mid dhahaayo dood ayaan diyaar u ahay kaliya kuwo caytama un majiro mid raba inu umada dood ku qanciyo
    Hadeyna doodeyn kaliya caytamayaan hee shirki iyo bidco umada laguma fiirsan karo waan in looga digaa

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 5 днів тому

    Anigana. Maanta. Waa. Niyad. Jabsanahay. Sababtoo. Ah. Waxaa. Arkey. Dad. Somalyeed. Oo. Odowgeena. Soo. Jireenka. Ah. Gumeysiga. Madoow. Axmaarada. Taageerayaan. Itoobiya. Fadaani. Muuse. Biixi. Dani. Ahmed. Madoowe. Lafta gareen. Oo. Itoobiya. Fadaane. Dhaxayaan. Ayaa. La. Niyad. Jabsanahay. ILaahoow. Somaliya. Guul. Qalbigeena. Burcad. Iskeen. Mari. Alaahuma. Caamiin. Anigoo ah. Korneel Hussein awdheegle. Canada Ottawa

  • @AlhajiHaret
    @AlhajiHaret 5 днів тому

    we are so disappointed and desperate as we are somalis 🙊🙊 Here ni kenya sometime you see a two mosques with different culumas who are not same caqida at same next there is a big church also there shia mosque and nobody is care about ...so whom are we waiting for 😢😢😢😢

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 5 днів тому

    I don’t know what to describe about the Somali situation and I strongly believe Somalia will not be there or longe the way I see😢 it

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 4 дні тому

      YOU ARE NOT SOMALI SO SHUT UP YOU ARE OROMO

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 5 днів тому

    Wax cumama ah ma jiiraan ee waa rag fafinayaa dhaqan carbeed

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 5 днів тому +1

    MOLWLIIDKU MA SUNNAA MA WAAIIBBAA MA BIDCAA MISE XAARAAM?

  • @sheikhmukhtar5091
    @sheikhmukhtar5091 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 днів тому

    Illaahow smli anaa irida kasaar waayo nolasha smlidu waa anaa kaa raynaya

  • @ShAbuuMuxamedAmiin
    @ShAbuuMuxamedAmiin 3 дні тому

    قال تعالى كانوا لايتناهون عن منكر فعلوه
    قال تعالى ولايزالون مختلفين

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 5 днів тому +1

    sh maxaad uniyad jabi kuwa diinta difaaci ee xaqa difaaci miyaad barbar dhigi kadii ladaayo soo nin walba haduu siduu rabo kayeelo masaas ayaad baadil udifaaci marwalba waa in lasoocel celiya difaaca diinta

  • @abdirahmanabdikarin1873
    @abdirahmanabdikarin1873 5 днів тому

    Shiikhow ma culimada suufiyada ah baad gaalada madaxa adag barbar dhigtay.

  • @MaxamudCabdi-tt7eh
    @MaxamudCabdi-tt7eh 5 днів тому

    Sheiqow Waa mahadsantahy sidaa uwanisay culumada lkn wxaa hdalkada kadhadhansanya inaa u aragto in mowlidka rasulka scw in laradiyo inay saxtahy lkn aad aslubka raga diidan uradinayaan Kula qaldanyahy sax nastexo Waa lobahanyahy lkn wxaa fcn inaa si cimiyaysan ulatimado Maha Sida Adi kulatahy mowlidka Waa sirada nbiga LAGA shekeyo iyo in dadka lajecleysiyo xabibkoda waana LGA dhigaa caalmka islamka intabadan Waa wax adila kusalysan Wana dhaqankeni diniga ahaa iyo Sidi diinku nagusogaray Marka madarasada shaly timid iyo manhajkii umadaan laheed inaa sinto Bal dhinac lasafato hdana falsafad dhadhaxadnimo iaka yeel ah no adegsato Waa nasiib darada nagu dhacday iyo wxa horseday in dalkena diin ahan iyo dowlad ahanba dalow kadhaco Ugu danbyn sual?mawaxaa qaldan dadka rasuki alle jaceylkisa dadka baraya oo Ugu yerayo mise kuwa diidan

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 5 днів тому

    Ader kuwan wan layaabi culumo horted cadab lama gaalo ayaan maqli jiiri tii ayaan soxasusti

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 5 днів тому +2

    Sxb.ad.iyo.ad.arinta ad.ka.hadlaysid.waa wax.layaab leh bal.maxa la isku afla gaaday.nayaa oo.colaada.loo abuurayaa

  • @ts7152
    @ts7152 5 днів тому +1

    Mowlidka rasuulku aan kuu fasiro waa siirada rasuulka. Nabiga oo la amaano. wacdi guud oo Allah ka cabsi ah.

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 5 днів тому

      Siiro macnaheedu waa Taariikh ka sheekeyn.Mowliiiid na waa dhalasho. Waa happy birthday 🎂 adiguna sameyso sanad walba oo sahra axmed nabi amaankeeda dhageyso

  • @RuunGuuled
    @RuunGuuled 5 днів тому

    Aad ayaad u mahadsan tahay walaal waa in laga hadalaa Culumada inay doorkoodii gabeen Umadana ku wareeriyeen Masalooyin qilaafaad ah bas , oyasan ka hadala Dhiiga daadnaya ,Daarigiska ,gaaleysiinta Wadanka dhan ka socota ,Qomuluudka Wadanka loo soo keenya iyo Dhamaan fasaadka Wadankii dhamaa ka socoda .

  • @MajChul
    @MajChul 5 днів тому

    Somali waa umada ujaahilsan compared to others muslims community,

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 5 днів тому

    Waa ka caraysiin ay ka caraysinayaan inata ka fikirka duwan

  • @Siciid22
    @Siciid22 5 днів тому

    Shiikh adiiga suune or gadheer😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 5 днів тому

    Wcs wrb

  • @mohamedadawe532
    @mohamedadawe532 5 днів тому

    Ma waxaad la niyad jabsan tahay labada firqo ee loo qeybsan yahay mise mid ayaad la jirtaa?
    Aan u duceyno umaddeena om alle subxaana watacaa laa in kheyrka allaha na waafajiyo dhamaanteen.

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 5 днів тому

    Culimadan diidaya ixtifaalka. Nabiga csw. 20iyo dhawr sano ayay hör taagan yihiin sanad walbana waa ladhigaa xuska nabiga calayhi Salaatu wasalaam. Waa ladhigaa waliba sanadadaan udan beeyay sixoog badan ayaa loodhig.aa xaflada öo loo qabtaa. Maxaay faa iideen oon cadaa wad ahayn

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 5 днів тому

    Asc , walaal , Allaha ku barakeeyo . Waxaan ahay daalibul cilmi waxaan rabaa inaan kaa faa'idaysto .
    Su'aashaydu waxay tahay : XAFLADDA MAWLIIDKA (BIRTHDAY PARTY) IN NABIGEENNA SCW LOO DHIGO MA XAQ BAA MISE WAA BAADIL ? .
    KUN GOOR BAAD MAHADSANTAHAY .

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 5 днів тому

    Wararkii caalam miyaa lagaa xidhay

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 5 днів тому

    mowliidka waaladhigi cidi aydhibayso ayaday utaalaa

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 5 днів тому +1

    I free with you

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 днів тому

    Cudur xun xiqdi midbq mid uhayo ayaa dadkan haya toodaana ucad Allaha soo hadeeyo wadada ay hayaani waatu lagu baabi ikaree

  • @amina_haji
    @amina_haji 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 5 днів тому

    Somalia fashiluuuuu

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 5 днів тому

    Swcs

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 5 днів тому

    RUNTII WAXAA KHILAAFKA KOOXO DIIMEEDYADA INOOGU WACAN NIMANKA SELIFIYADA EE WAHAABIYADA SUCUUDIGA WADDANKA SOO GELIYEY EE AYKA FARCAMEEN MUJRIMIINTA UMMADDA DHIIGGOODA BANAYSTAY DHINACA KALE KUWAN IYAGUNA QABRIYADA KADUL GEERAARAYAANA WAA MUSHRIKIIN MARKAA LABADA KOOXOOXOODBA ILAAHAY UMMADDA HAKAQABTO

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 4 дні тому +1

    Cusmaan binu cafaan so ma aheen saxaabigee dhahay dadka Islam ka darteey iskuma dilaayaan

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 3 дні тому

    Dadka mowliidka. Diidaaya. Dalka meeshuu marayo. May ka hadlaan

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 дні тому

    💔

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 5 днів тому

    😢😢😢

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 днів тому

    Happy birthday to you ?yaa sameysta? Sanad walba iyo dhalasho walba?

  • @WaliidBarkhadle
    @WaliidBarkhadle 4 дні тому

    Waa calmaaniyadii oon biyo ismarin
    Hadalkaagu nuxurkiisu waa diinba Inaga daaya aan wada noolaano uun

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 5 днів тому

    WADAADKAAS MUU DHALAN YARADA SHABAB GALEYSO, MUU SIDAAS ULA HADLO, UU SIDAAS DOWLADA UGU YEERO. Waxan maqli jiray culumo horted cadaab lama gallo 😅😅

  • @Zaak100
    @Zaak100 5 днів тому

    suufiyada jidkii nabiga muxamed scw maba haayan maxay ka xusaan suufi la dhahayo salad la iguma lah iyo xajka ku soo tukaday asoo meel kale jooga suufida waa shaydamo muslim lama dhihi karo

    • @omarhussien8958
      @omarhussien8958 5 днів тому

      1000,kii sano ee lasoo dhaafay ma gaalo ayaan aheyn? Cabdiwahab ayaa diin cusub ina siiyay? Qarax miyaad aamintay? Wahabi naareed miyaad tahay? Qowmka Umal miyaa tahay? AS, ayaad ku diin tahay !

    • @Zaak100
      @Zaak100 4 дні тому

      @@omarhussien8958umul iyo wahabida ina dhaamo waxa tahiin maleh dad cawaana tahiin marka la isku fiiriyo umul iyo adinka soomow iyo kuwa islaamaha dhacan sixirolayal

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 5 днів тому

    Waa sax warkaada lkn nin iska dikrnaayo bariis iska cunaayo in lagu mashquulo maxa ka soo kordhaayo shikhoow

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 5 днів тому

    Shiikh sheekaddaan waxay ku keeni kartaa unsubscribe ogow fahan shacabka soomaliyeed

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 5 днів тому

    xataa raduul wa nabeen somalida qaar saa weyaan waxey aminiha ilaheey nooga qaado

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 5 днів тому

    Qoraal walbo vediowyadaada ku soo postgareyso waxad u sooxulataa si qiiradeysan ama layaableh waxa aad noosowado hadane manoqdan wax layableh hadana labada dhinac wadaadada waad wada eedeysay mana inoo sheegin adiga culumadaad eedeysay wax kadugan ama aad kuwa kamid ah culumadas ku raacsan tahay maxaad laciishootay oo caawa inoo sheegtay in mowliidka nabiga scw lqdiidan yahay ama laga been sheegayo oo aanay banaaneen ama labadan arinba jirin oo midkabaxsan inoo sheegayso mise ujeedka qiiradaada ayaa ah veis iyo si aad ku hesho dawadayaal badan

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 днів тому

    Mowliiiid ka waxa laga soo copy gareeyey Christmas day ga waana happy birthday ga wadamada gaaladu sameystaan

  • @jiliogacal6750
    @jiliogacal6750 5 днів тому

    Culumo caqliga hashaqeyo qilafkana maficno

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 днів тому

    Waligaa happy birthday 🎂 ma sameysatey culimada dariiqaduna ma sameysteen iyago ku dayanaya nabiga hadii uu sameystey? 25Ka December na u dabal degi karnaa happy birthday ga nebi ciise? maxay ku kala gedisan yihiin waa laba nebi oo muslim ahaayeen? Ma sameysteen labada nebi maxamed scw iyo ciise cs? Xagee laga keeney happy birthday ga aynu udhigno nebigeena scw sanad walba?