Asc walaal inta kale waa beelo laakiin internet xawaarahiisa sareeyso ma arag. Muqdisho aa joogaa. Hormuud waxaan ku dhahay walaalayaalow lacagtaa rabtaan iweeydiiya xawaaraha ugu badan isiiya waan ku shaqeeyaayee. Ilaahada culeys waaye waan ka quustay. Nairobi dhibkaan kuma qabin.
Asc sheikh allah ha noga dacwoni waxa ku jira dad masakin ah isdeda camal reera dhib ehen qurba jogta oo dhan ma ahan 15 sanoh anoh jira ku dabeyse Africa hadana waxan ahay dhowro iyo labatan jir mar ayan lixbilod so jogey sisli haawo la an iyo wasaq miran waye! Ee nosoducey.
Eastleigh waxaan ku noolaa 7sano waxaan imi 2001 waxaana katagay oo ka dhoofay 2008 oo aan Canada 🇨🇦 imi xiligaas Nairobi Guus ahaan gaar ahaan Eastleigh barwaaqo ayeey ahaayd inkastoo waligeed qaali ahaayd 2 bedroom flat $200 USD ayaan ku daganaa Jam street usharika company yada Chips ga waxaan ku cuni jiray Jam street Ksh 25 caanaha Tuzo ama Gold crown Ksh 20 Coca or Pepsi Ksh 20 $100 waxaa lagu sarifi jiray Ksh 6,500 sidaan u soo dhoofay dib uguma noqon waloow aan Nairobi waqti fiican oo dhalinyara nimadeeydu kusoo qaatay hadana amni xumada iyo dhibaatada laga soo sheegayo ayaan u nacay
Ha boqolka dollar wa 13000 guryaha qarkoodna qol iyo fadi wa 45 ila 50 k. Lawa qol iyo fadi wa 60 ila 65 kun sadax qol iyo fadi na wa 75 ila 80 k xita qar kabadan wey jiran
The bad thing about islii is you get sick every week and is overpopulated. They keep building high tower apartments and there’s no regulation. Is dirty place.
Shiiqow somalida iyaga isku raranta jecel, xafadaha kale baa la daga cidi meshan ka rabta nolol iyo degan waxbarasho iyo cafimad leh dalkoodi hooyana uso yara dhow xoga
Shiiq soomali dii waxaa idho tiray lacag tii eheed allow iiman ka nagali walee dad kii waaloosoo shig tay dee hadeey saan wax ka deeyn waayaan hun guri weeyn waadilaacaa baan maqli jiree kireestaha soomaaliyeed wax badan baa ka qal dan somaliya xitaa 3qol beey 700$ siimarayaa
Wxan katagay Nairobi 2004 walhi guriga ugu qalisan o isli kuyala waxu aha $150 campanyiya la oronjiray, since i i never go back because i know where are somaliyan become more are more problem 😂
Shiikh ileyn meeshu waa bahalo galeen😮nooga soo sheekee shiikh iyo qisada ku qabsatey ilaahow na badbaadi aamiin yaa rabii
aad ha u cabsanin sida oo wax u sheegayo Uma xumo meelkastana Negative wa ledahay
@@warsamehaji2346 sax walal haye🫶🏼
Accuudu billaah meeshu waa meel nuuckale ah mombasa wan ku dhaqanahy dhibna alle inama tusin alxmdulillah
Mombasa noogasoo waran wl
Subxanallah wax walba oo fidno ah wajirta.
Ilaahay nabad badii.
Subxanallah sheikh ilaahey haku xafido lkn sheikh waxaa fiican dadka soo maalida ah iyo adiga bo inaad aqrisatiin ducadaan allaahuma inaa najcaluka fii nuxuuri him wanacuudu bika min shuruuri him adkaa raadka neh inaa lagu dadaalo ilaahey ha idin xafido sheikh
Muqdisho imaada Daarusalaam Ilaah yaa inoogu nimceeyey Nabad Nadaafad iyo Dhulnadiif ah oo hawo ku qaadashada ugu fiican. Internet xawaara sare leh iyo Dugsiyo quraan xarumihii dalxiiska iyo qudaartii Afgooye iyo balcad oo fresh ah. Ribbiyow Adigaa mahaddaa leh❤❤
Inay howo leedahy Ana kaaga marag anaa daganaa wallhi 4 sano oo qurbaha kasoo guuray hal maalin ilmaha igama xanuunsan lkn hada nayroobi uguuray wallhi qac ayaa iga yeertay I miss daarasalaan ❤❤❤❤
Asc walaal inta kale waa beelo laakiin internet xawaarahiisa sareeyso ma arag. Muqdisho aa joogaa. Hormuud waxaan ku dhahay walaalayaalow lacagtaa rabtaan iweeydiiya xawaaraha ugu badan isiiya waan ku shaqeeyaayee. Ilaahada culeys waaye waan ka quustay. Nairobi dhibkaan kuma qabin.
بارك الله فيك.
Sheekh uma soo socdo ee inta joogta Ilaahey haku ilaaliyo
Laaxawla walaa quwati illaa billah
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
Masha Allah noga soo sheeg sheekh badbaado islii waxa ka jira xaaladaheeda insha allah mahadsanid ❤️❤️❤️❤️❤️
Asc sheekh Cabdalla salaan sare xifdullah Thanks Wall qaali barakallah fik insha Allah ❤️👍
Sheekh badbaado run badanaa Mashallah
Waa runtaa shiikh raqiis ee ahaayeen waqtigii hore
Aniga USA baan kasoo guuray 4 sano kahor, nairobi meel ka fiican oo lagu noolaado ilama aha inay jirto. Laakiin islii waan necbahay parkland baa noo shidan ❤😂
Anigaa soosocdee madaaris ma leedahay quranka
Wa runta wlh markan arko qof dahayo islii ayan dagii wlhi wanlayabaa
@@xumeyraqaali haaa
Haa sheikh waa runtaa waxaa iigu danbaysay 2001????
Waxaan kunoqday 2023 last year
Waxaan aad uga naxay dhawr shay..
1..wasaqda meel kaliya aan dhaafin
2..kirada guryaha qaali xad dhaaf ah
3..biyaha tuubada lama Cabo at all
4...xanuuno joogto ah dhankasta
5..hawada oo xidhan dhankasta. Oo aadan qorax indhaha saaraynin..siiba dadkii oo vit D kadhamaadey.6
..dilaaliin manaxayaal ah dhankasta
7...internet xumo
8....culumo iskugu faanaya guryaha dhaadheer
9..ganacsato manaxyaal ah dhankasta
Walaahi sheekha waa iga qoslisiiyay soomali ganacsi waa la gu yaqaanay laakin sixir acuudu bilaah❤😂😂🇸🇴
War sheekh badbaadooy is ilaali ALLAH ayaa wax badbaadiyee
Waa xaqiiq biyo kamadhib caan ah
Waa runta sheekha.Anaa rerkenya. Kenya kudashe. Konton jir baan dafe.
Shiiq badbado runta ayan kugu jecelahay iyo fahanka masha allaha
Waa Runtaa Sheekh Allaha Ku Xafido
Mahadsanid sheekh👍
Waa run
Allahumanajinaa aduunyo waalatay
Waa mowluic muhiim ah oo loobaahnaa in laga hadlo
sax macalin
subxanalaahNo so sheeg waxa runta ka jiro nerobi
Sheekh waxan kugu arkey islii mardhow an tagey adoo socdo oo Maska xiran wana ku gartey From Canada 🇨🇦 ahey dalxiis ku jogey islii ur wasaq uf
Meelkale oo aad udalxiis tagtid miyaad weeysey
Kly isla dalxiisne ayaney 😂😂😂
Asc
Anigaa soosocdee bal iiga warama dugsiyada
@@xumeyraqaaliparklands dheeg islii hadagin
Shukran
Masha Allah sheqa runbadana tas anamrqatika ah
Sheekhow waa runtaa lakiin ogow maalinwalba diyaaradaha somalia ka imaanaya. Ganacsatadii somalia ayaa usoo guudhay Nairobi. Dowladii Somalia ayaa islii usoo guudhay . Baarlamaanka somalia iyo waziirada mushaarkooda waxay kumaal galiyaan Nairobi Maxaad karabtaa qurba jogta kaliya.
Allaha ka amaansado
Allah ku xafido Haddad islii degan tahay
Adkaarta subaxa iyo adkaarta galabta qofka daima alle ayaa ku xafido ....
Asc sheq waxa iguragay sixir owigagajiro aloosha ilaa 14 toban sanadoot sheq maxan sameya asc
Asc sheikh waa ka sugenaa qisadan kale kugu dhacday kenya Allaha ka qabto kuwa sharta wado sixirka kenya meel xun ayee naqotay
Allaha ku xafido
😅😅😅😅masha alah alah akbar 😢😢😢😢
Jizaaka Allahu sheikh badbaado ilaah baa wax badbaadiya laakiin waxaad katag tay shaqaalihii tuugada iyo isku darsaday xaasidnimada
Benta mahan ana lagu sixray 😢 isli bala dagaan
Yaku sixray wllshy😭😭😭
@@JacfarNur mid Niina isixray
Nadaam xumada somalida leh waa dad reer miyi ah. Qurbaha ayay nagu ceebeyeen
Asc sheekh telkagan ubahnaa haday macquultahay maama soomali baan ahay .
Waxaa sheegtey oo dhan wan ku soo arkey islii 2023 iigu danbeysey waa meel wasaq badan nafteydi waa ku aamini waayey
Laaxawla walaa quwata illaa bilaah Waa sheeko maafiyo
Saxiix
Subxaanalaah walawareerar
Sheeqow Qurbo joog kaliya ha eedeeyn dadka dadka joogo baa dhibka keenay intii lacag lagu dhaho way ku dagaan 🇸🇴🇸🇴
Qurbojoogeey illahayban idiinka dacwoonay😂😅 anigukuma jirokuwaas
Asc sheikh allah ha noga dacwoni waxa ku jira dad masakin ah isdeda camal reera dhib ehen qurba jogta oo dhan ma ahan 15 sanoh anoh jira ku dabeyse Africa hadana waxan ahay dhowro iyo labatan jir mar ayan lixbilod so jogey sisli haawo la an iyo wasaq miran waye! Ee nosoducey.
Nairobi 15 sano an ku noolahay geedaha korontada waraaqaha ku dhagan waxan moodi jiray dadka daawa dhiredka wax ku daaweya walaahi malin dow baan maqlay iney saaxirin yihin
Meel aad marto hadaad ilmha gacanta haysato majirto,waan uga gurey wadola,aanta iyomootafa inay kudisho iyogaariga iyo naqas xumada boorku kacayo
Run badana dhib igu heysto wayo Islii
Daaro dhadheer Durdur xaara
Ayaa laga helaa islii
Isliii xarunta balwada 😢
Subxanalah Subxanalah Subxanalah 😢😢😢😢
Alla muxu run sheegay
asc yaa kusoo kireystey kuna yiri soo caay dadkaada kana sheekeey ceebaha dadkaada
waxaan umaleynayaa hindida aad sheegeysid iney kusoo direen
Anaa ugu horeeyo sheeq badbaadoow allaaha idiin xafido
Sax wa runtaa
❤❤❤❤❤
Eastleigh waxaan ku noolaa 7sano waxaan imi 2001 waxaana katagay oo ka dhoofay 2008 oo aan Canada 🇨🇦 imi xiligaas Nairobi Guus ahaan gaar ahaan Eastleigh barwaaqo ayeey ahaayd inkastoo waligeed qaali ahaayd 2 bedroom flat $200 USD ayaan ku daganaa Jam street usharika company yada Chips ga waxaan ku cuni jiray Jam street Ksh 25 caanaha Tuzo ama Gold crown Ksh 20 Coca or Pepsi Ksh 20
$100 waxaa lagu sarifi jiray Ksh 6,500 sidaan u soo dhoofay dib uguma noqon waloow aan Nairobi waqti fiican oo dhalinyara nimadeeydu kusoo qaatay hadana amni xumada iyo dhibaatada laga soo sheegayo ayaan u nacay
Ha boqolka dollar wa 13000 guryaha qarkoodna qol iyo fadi wa 45 ila 50 k. Lawa qol iyo fadi wa 60 ila 65 kun sadax qol iyo fadi na wa 75 ila 80 k xita qar kabadan wey jiran
Balo kudagtay.
ISLII IYO NEYROOBI MAXAA ISKU XIREY ISMABA DAAQILAANE ISLII WASAQ BADAN ISLII QAALI BADAN ISLII DAD AAN AQOON LAHEEYN ISLII ISMA OGA ISLII NACAB U SHAQEEYA ISLII KENYA BILA KEEDANA DUMIYA ISLII TUUGA QARIYA ISLII QARANKEENA DUMIYA ISLII BEENAALE BUUNBUUNIYA ISLII CABAAD KU DANBEEYA ISLII
Meel ay ku ficantahay maleh islii cariri wasaq qali
Sh:mowduucan ku wad taxane Niigata dhig. Adoo raali ah thanks
Waa runtiiiss inta u sheegay
All run badanaaa
Wasaq qashin ur islii ugu imaaw
Acuudu bilaah
Sixir ka wa run qof aadan waxba dhihi Karin oo beerka ku xanuunayo aadan qofka waxba dhihi karin
Isli 20 sano kahor sidey aheyd Allah ayaa sheegi karo subixi markaan school ka aadeyno adigoo soo labistay ayaa gaari dhiiqo kugu seyrayaa markaasuu dharki dhan kaa haleynaa
The bad thing about islii is you get sick every week and is overpopulated. They keep building high tower apartments and there’s no regulation. Is dirty place.
Saasay Xamarba yeeli direen markay Dawladu madiifiso Waardiyayaal hallo sameeyo
inta Nairobi imaaday xaafada islii dagay maxa ikenay Nairobi iga yeertay 😢
Shiiqow somalida iyaga isku raranta jecel, xafadaha kale baa la daga cidi meshan ka rabta nolol iyo degan waxbarasho iyo cafimad leh dalkoodi hooyana uso yara dhow xoga
Libaax gm iyo dabaal lahwi iyo kanadbadis waxay nolosha faido aykuleeyihiin majirto waa nakhnakh iyo bararaqa
Kkkkkkk inaan imaadaan rabaye magaalo jidad xun oo wada qashina majecli
Nairobi Bahal galeen ma ah dad ilaahay abuuray baa ku nool dhib ma laha waan ogahay guryaheeda waa qaali laakiin ma kaligeedbaa mugdisho boosaaso hargayso waa isku mid iyo islii
hada aniga bosaso 4Qola oo dhala ban ku degan 160 dolar hafa 2 Qol iyo fadhi banku deganahaya 140 dolar kawrn marka iska hubi
Dhulka alle waa balariyey ee meel kale dega.
balhadey dhahaan keen yaatigu soomaalidu hanagu baxdo maxeysamey Bataan. soomaalidu
Been maha sheekh anuba nin nairobi jogo anoo dhoof ujoogo mrks imi isixray😢 ala iga aaro kaas
Soomaaliyey xoolaha ha ku shubina
Wlhi sadax qol aa 9,000 ku dagan jire marka ka soo tegaye 13,000 uu maraye saas aa uga soo tege 2005 kii hadase war Uma haayo xaalka
Maxa ka galey
WADAADKAAN AAD IYO AAD BAAN KUUGU MAHADCELIYA RUNTA AAD DADKA U DHEEDEYSO WAAN KU GARANAYAA EERYA ALHIDAAYA AYAAN KU NOOLAHAY
nairopi maxa ka rabtaa somalia sixirbarar la tageena guryahi iyo dhulkii dadka ku qaliyan
Run baa noo sheegtay wan ka noqonay
Maxaa somali qashinka daris kala dhivay meelay joogaanba
Mugdisho magaalada dhexdeeda 700 baa lagu dagan yahay labo reer baa lagu qaybsadaa🇸🇴
Maqaxiyha xitaa on the roads
Sheqow sheekadada Ma fahmin ee see wax u jiraan intii wax garad eh oo fhmtay Bal wax noo fahfaahiya
😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂
Inkaar qabooyin Lacag.xaaraana dhiblaan BAY ku bixin mana joojayaan way noqon 300 2000 Guryaha Dawlad.dhibada was ka yaryihiin
Kamarooyin ku xidha kadib dacawooye waxa qashinka qubuya
Islii waa meesha kenya i nacsiisay afrikaanka wey hurdaan qashin iyo qurun hadaan africa inaanayo Somaliya baan aadi ayadaa nadiifa koronto kaa tagayn biyo kaa tagayn
QURBA JOOG HABAREY 1ABAAN WAAYO LACAGTA DHERAADKA AH EAY ADOMEYDA SINAYAN MEY DADKA DALKA KU GAJONAYA MASID QABYO AH AGON DAYACAN MEY SIYAAN
Allahu Akiibr❤❤
Shiiq soomali dii waxaa idho tiray lacag tii eheed allow iiman ka nagali walee dad kii waaloosoo shig tay dee hadeey saan wax ka deeyn waayaan hun guri weeyn waadilaacaa baan maqli jiree kireestaha soomaaliyeed wax badan baa ka qal dan somaliya xitaa 3qol beey 700$ siimarayaa
WADAADOW ISKA ILAALI IN MARKEY KU DHAGEYSTAAN IN AY KU LAALUUSHAAN OO NAGA AAMUS LAGU YIRAADO WAANU KULA SOCONEYNAA
Anaba lagaqaatay talefna iyo lacgba inta dukaanka lagu imaady
Wxan katagay Nairobi 2004 walhi guriga ugu qalisan o isli kuyala waxu aha $150 campanyiya la oronjiray, since i i never go back because i know where are somaliyan become more are more problem 😂
Rugsixir uma sooguuri mayno reer America dhilkun amaansada
So aragnay mel aha wa mel dadka lagu dhaco dadki imaankii a katag
Hhhhhh