WIILKI SOMALIYEED🥲 E KU DILEY SWEDEN GABDHII UURKA U LAHAYD🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 361

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 11 днів тому +106

    Inta hodan qisoyinkedi u xiste😢❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 6 днів тому +23

    Ilaahay iguma keeno but if in case ay dhacdo Aniga I live in USA wiilal ku dhalay teenage wada ah wallahi I will support my boys anything oo ku yimaado maan canaan teen qeylo warkeed daa waana soo dhaweyn lahaa gabar kasta oo ley keeno naxariis tusin lahaa u nasteexeen lahaa Diinteena macaan ayaan dareen siin lahaa ka dibna waan soo muslim liminaa intey igu qaadato caruurteedana waa caruurteyda wallahi Never inaan xumeyn lahaa color kasta Diin kasta ay heysato gabadha wiilkayga jeclaado waa gabadheyda oo kale Hooyo ayaan ahay hooyooyinka waxaas sameynayo waa dad jaahiliin waayay Diinteena Waa nasteexo qadarta waa in la qaataa ilmaha qurbaha ku dhasheen kalsooni la siiyaa culeys la saarin bal Fiiri reerkaas wiilkooda dhibka ay u keeneen cabsi uu iyaga ka cabsanaayo ayuu waxaas oo dhib ah jail u galay SubhanaAlah wallahi Aniga xitaa Xaflad weyn oo aroos ay guri wax Alah waxaan heysto waan isugu dari lahaa wiilasheyda Single mothers nimo ayaan ku soo koriyay wiilasheyda waliba Aabahood uu nool yahay Alx cadow waa iiga qabtay waa dad Diin Iyo Aqlaaq leh gabdho wngsan waliba Somali ah Muslim ah calaf Rabiyow ugu dar yaa Rabii 🙏🙏🙏

    • @simaneyabdi969
      @simaneyabdi969 5 днів тому +1

      Ilaah haku desto wilashada mustaqbal wangsana haku siyo

    • @SaidoAbdihashi
      @SaidoAbdihashi 5 днів тому +1

      M.a hooyo wangsan waxey soo sarta ubad waangsan ❤

  • @Nachma_
    @Nachma_ 11 днів тому +48

    Ilahow dhiig banii adem ban ka magan galney 🤲🏻
    Xasbiyallah ea nicmal wakiil la cawla wala quwwata ilaa billaah 😢💔😭

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 11 днів тому +84

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @RasiinOsman
      @RasiinOsman 10 днів тому

      Scw❤

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 10 днів тому

      Scw scw scw 🌹

    • @ZeinabMuhudin
      @ZeinabMuhudin 10 днів тому +1

      Sallallahu calleyhi wasallam

    • @hibomahad893
      @hibomahad893 9 днів тому

      اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

    • @mariamali-ft3nj
      @mariamali-ft3nj 8 днів тому

      Salalahu calyhi wasalam

  • @salamkala14
    @salamkala14 11 днів тому +48

    Somali parents need to support their adult children with marriage and to be transparent and honest if you failed to do that this types of situations happen

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 10 днів тому +3

      Absolutely 💯 instead of saying to them provide me give me bills first invest ur kid and play ur role as a parent

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 11 днів тому +63

    Aad ban kaga Mahad celin walalo qisadan wan u baahnaa inad nala so wadagtey reer Sweden way ku jecel yihin nolow horeyna u soco❤

    • @kuseylamohammed2379
      @kuseylamohammed2379 10 днів тому +5

      Naagaha intaad uur u yeeshaan ha isku dilina wllow 😂

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 10 днів тому +1

      @@kuseylamohammed2379 😂😂Diyaar weeye Huuno

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 10 днів тому

      @@kuseylamohammed2379 Diyaar waaye Huuno kkkk

    • @deeqaandisamed9396
      @deeqaandisamed9396 10 днів тому

      😂😂​@@kuseylamohammed2379

    • @quenmaido2022
      @quenmaido2022 6 днів тому

      😂​@@kuseylamohammed2379

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 11 днів тому +30

    رباجعلني مقيم الصلوة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاءربنا اغفرلي ولوالدي وللمومنين يوم يقوم الحساب❤❤❤

  • @nimoq1843
    @nimoq1843 11 днів тому +62

    Hodon abyo mcn sheekoyinka somalida iska daah wayo somalidu waa dad cadiifiya si kale laga dhigayaaa

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  11 днів тому +42

      Wa sababta uso gudbin

    • @dagancadey2185
      @dagancadey2185 11 днів тому +5

      Wa sababta an hormar ugari lanahay hadan somali nahay

    • @warsanshow6193
      @warsanshow6193 11 днів тому +9

      @@Hodanonline ma laga yabaa gabadha reerkeda in dileen dad u adeegsadeen madaama wiil madow yahay hadaneh muslim yahay?

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 10 днів тому

      @@warsanshow6193may Sweden wexee aad u baarin ma xukunto

    • @mariaabdimaria3577
      @mariaabdimaria3577 8 днів тому

      Iskada abayo please somalida xisadooda❤❤ walashey

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 години тому +2

    Aniga inankayga qofka uu keensado waan ku taageeri lahaa sababtoo ah ninku gabadha uu keensado diin kasta oo ay kala haystaan waan tixgelin lahaa laakiin inanta waxaan kula talin lahaa iney iska dayso hadaaney deyn kareyn ay iska guursato

  • @maryankuluc2023
    @maryankuluc2023 11 днів тому +19

    Hodan qurux allaha ku xifdiyo wajigaaga markaan fiiriyay baby ayaad soo wadaa inshallah mise waa malo qaldan 🥰❤️

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 годин тому

    ALLAAH YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @Itsme___-xy3tr
    @Itsme___-xy3tr 11 днів тому +35

    Hodan soomaali lagama amaan helee huno tan mooyee mid kle hakasoo hadlin adoon ka hadlin bay ku dayn waayeene ma adoo ka hadlay baad amaan ka heli 😭💔🫶🏻

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 годин тому

    HODAN WAAN KU FARAXSAN AHAY INAAD KU SOO NOQOTEY QISOOYINKII.FROM WESTERN 🇪🇺

  • @user-wm2mg8pv5d
    @user-wm2mg8pv5d 11 днів тому +19

    Hodaney qisada Sara Mohammed masriyada indhaha ka dhacday qisadeda no keen sis 😍

    • @SabirinSaciid-kf5sz
      @SabirinSaciid-kf5sz 6 днів тому +1

      Abayo mar hore ayey so galise wan dawade Ani kaso bar bejkeda

  • @HayatAdan67
    @HayatAdan67 11 днів тому +16

    ASC MAGALADASAN DAGANAHAY WIILKU WUU JECLAA GABADHA WAXALA AMINSAN YAHAY IN USAN DILIN OO MEESHA GACMO KALE KUJIRAN

    • @XafsoMaxamed-v7i
      @XafsoMaxamed-v7i 10 днів тому +4

      Wxba hw cudur daarin waaba u jeeda inuu dilaa yhyy ee

    • @umuyasirbaarcade2827
      @umuyasirbaarcade2827 10 днів тому

      ​@@XafsoMaxamed-v7iUma jeedno mana xaqiijin karno in uu asaga yahay laga yabe in ay reerkeda dilen ayaga oo diidaya ilmaha madowga iyo wiilkaba

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 9 днів тому

      ​@@XafsoMaxamed-v7i Illahay ka cabso oo haku dambaabin qof Aadan aqoon iyo wax aadan hubin. Waa wiil yar oo diin iyo akhlaaq lagu soo koriyey. Dilaana ma aha. Haku deg degina wax aydnaan hubin.

    • @monahirsi
      @monahirsi 8 днів тому +1

      Ani hata Sidas maqalay in laga helay dna Qof kale lks wali baritan ayaa socodo markii igu danbeysay

  • @nimcorashiid6799
    @nimcorashiid6799 11 днів тому +4

    Qisadayda iyada faahfahsan wn sugyey thnk you hodan queen 🫅 ❤

  • @afrah5198
    @afrah5198 11 днів тому +7

    Thank you hbbti❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 11 днів тому +6

    Amiin yaa.allah badbaankudhax jirnaaye alle hanoogargaro

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 20 годин тому

    Naagtu hey tahey ahlukitaab waad guursn kartaa

  • @fartuunbakalasm7613
    @fartuunbakalasm7613 9 днів тому +4

    اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك يا رب العالمين 😢😢😢😢😢😢

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 11 днів тому +10

    Dhiig Bini aaadan alle naguma sababo wllhi waa xanun😢

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 11 днів тому +11

    Nagta kaliya ee ila shegan karto landher nimo😂teydiii❤❤❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 10 днів тому +2

    Mashaa allaah abaayo hodan qof xaamilo ah ayaad u egyahay allahaa kuu saqiro

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 3 дні тому +1

    Waaalidkiisa aya Dhibka leh hala xidho hooyadii Waa Naagta Wiilka Falkaaa u qasabtay

  • @xaliimokaxdaofficial1197
    @xaliimokaxdaofficial1197 20 годин тому

    Aniga fikirkeyga gbdhaas wxas dishay hooyaded Ana dilka gbdheeda bey wx ka ogeyad wiilka somaliyaga ahan walogu talagalay mishinkaan

  • @Nasradahirali
    @Nasradahirali 2 дні тому +1

    Allaah hodaney wiilka rerka dhalay baan aqaan sorry hooyadiis walaashay bey sxb ahaayen 2 caruur ah bes bey dhashay sifiican bey ukorisay wey ku dadaali jirtay dhowr jeer bey somalia geysay balaaya qaadatay walhi 😢

  • @bellahena306
    @bellahena306 День тому

    Qisada kunoqo oo soxaqiiji anigaba shakigaas waqabaa

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 2 дні тому

    Sanad walbo ayee ka dhacda sweden rag badan oo somali ah aya dilay dumar cadaan ah

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 дні тому +1

    Wuxu galay sadex dambi, sino iyo laba nafood oo uu dilay

  • @siradm
    @siradm 11 днів тому +4

    Annaguna waa keep garaynaynaa maxaa dhacay? Awlaadda Ilaahay swt ha inoo xafido yaa Rabbi

  • @HafsaMahad-xo4zb
    @HafsaMahad-xo4zb 9 днів тому +7

    He deserves to be in jail forever if he killed that innocent girl i don’t care if he’s Somali or not

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 2 години тому

    Nagtan suuro badanaa
    Xasbiyullah

  • @sadiyomohamed
    @sadiyomohamed 5 днів тому +2

    Anigu waxa jeclaaday wiil Ajanabi ah wana muslim family geyga iguma faraxsano. Hadu qeyr ii yahay ilahay hai fududeeyo. Jaceylku xaduud maleh

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 5 днів тому +2

      Walshyeey waalidka ducdiisa iyo farxdiisa eeg nin wad heliye

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 4 дні тому +1

      wlshy lkn muslim waa yhy, m.allah lkn arintu markay guur timaado waa ay ka duwan thy, ajaanibta dhib bdn ayey leeyihiin tusaale, marka aad kala tagtaan oo ay isku dhamaato hadhow ilamahaaga gor gortan ayuu galaya oo laga yabaa inuu kaa qaato sida hablo bdn oo
      Ajaanib guursady ku dhacday markaa aday ku jirtaa taad dooranayso

  • @nimcoxuzen5970
    @nimcoxuzen5970 11 днів тому +9

    Ala wa wiilyaro quruxbadan ilahayow been kadhig 😢

    • @Najah_Rizak
      @Najah_Rizak 10 днів тому +3

      Qrx maxey tareysa waba dilaaye.

    • @NajahIndho
      @NajahIndho 10 днів тому

      Nagahan qurux ba laga raacay😂balayo ​@@Najah_Rizak

    • @nimcoxuzen5970
      @nimcoxuzen5970 10 днів тому +1

      ​@@Najah_Rizaksomalinimada iqaaday😂

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 9 днів тому

      @@nimcoxuzen5970😂😂

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 6 днів тому

      @@nimcoxuzen5970somalinimo waxba ma shegayso haduu qofku dilaa yahay

  • @Sacdieee12
    @Sacdieee12 10 днів тому +11

    Farax anoo naladhashteen noo naxariisan waayeen qofkle may unaxariisanayan😢

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 9 днів тому +1

      Faarax aduunyada rag ka wngzn ma jiraan😂in yar baa ka xumaatee

    • @mkaqyar8868
      @mkaqyar8868 9 днів тому

      Naa amu

    • @Sacdieee12
      @Sacdieee12 9 днів тому

      @@mkaqyar8868 😭😂qofwaln thy maxa iamusin

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 2 дні тому

      ​@@nasramuuze2541oo ma adaa tirikoobay

  • @dmyma459
    @dmyma459 6 днів тому +2

    Walal wiilku dilka in uu geysta wax cadeyna looma hayo waxaana lagu yehsta in uu ahaay qofkii ugu danbeyay

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 11 днів тому +4

    Alla hodan mayku dhahen mel adan gacanta gilinin malaha😂❤❤ sharaf iyo karamo

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 3 дні тому

    Welcome back Hodan

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku 11 днів тому +8

    Runta ma naqaano lkn haduu maxamed dilkan geeysan alle haka soo furto😢😢

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 6 днів тому +2

      Wuu dilay way cadahay Wuxu u qalmaa inuu weligii jail ku jiro sidee qof binu adam oo ilmahaga hoyo unaqan rabta udili karta waa arxan laawe😢😢

    • @AntaJma-gi9jk
      @AntaJma-gi9jk 6 днів тому

      ​@naajmasalah4436 aduu waxay gaalo ka sheegen qof muslim ah ma iska aamineysa? takale cadayn buuran o buuxda o qof jeel abid ah lagu xukumo meysan sheegin!! Maybe muslim ahan bay xabsi daain ugu ridern

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 2 дні тому +1

      ​@@AntaJma-gi9jkoo kuwa somalia lagu dilo ee lagubo ma gaalaa dishay nimanka somalida inee dilaan dumarka adiga iyo kuwa lamida baaka danbeeya gaalka idin dhaama

    • @AntaJma-gi9jk
      @AntaJma-gi9jk День тому

      @maymuun7956 aduunka meel u dil ka dhicin ma jiro horta, ragguna wa qayb xun iyo qayb fiican wadanku dono hakaso jeedo!! ta la baad kuma odhan kuwa dalka gaala dishay kiiska an ka falcelinayay kan bu aha! inta ay hodan no shegtay cadayn wayn o cadenysa inu dilay miya aragtay adigu?? Saas darted somalida qurbaha amba musliminta kiisas aysan geysan o cadayn cad lo hayn baa lagu ciqaaba lama xisabin karo I hope you get it.

    • @AntaJma-gi9jk
      @AntaJma-gi9jk День тому

      @@maymuun7956 takale anigu gabadh ban ahay alxm gender nacayb na iguma jiro alxm! Lkn waaqica iyo xaqiiqada iyo sidaan wax u arkay ban ka hadlay

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 11 днів тому +3

    Waaw qofkii ugu horeyay

  • @abuumucaadofficial2869
    @abuumucaadofficial2869 3 дні тому +1

    Asc hodon

  • @najmaapthurahman6965
    @najmaapthurahman6965 11 днів тому +2

    Wad mahadsanthy wll sida noogo wad i.a

  • @SacdiaAbdi-r3k
    @SacdiaAbdi-r3k 7 днів тому

    finally we miss you so much wlhi I was so happy seeing your videos I can't even control myself

  • @NimcoNimco1990
    @NimcoNimco1990 2 дні тому

    Mahadsanid abaayo❤❤😢😢😢

  • @nazrazead
    @nazrazead 11 днів тому +2

    Keep going wlloh mcn love you ❤

  • @Yasmiin856
    @Yasmiin856 10 днів тому +1

    Hodaaney walal waku jeclahye hore u soco❤️😍😭

  • @ZabrinDeak
    @ZabrinDeak 11 днів тому +3

    Hodaneeeeey mss you more ❤

  • @fartuushsaid5528
    @fartuushsaid5528 11 днів тому +2

    Hodon keepgoing miss u so much❤❤❤

  • @samar9171
    @samar9171 4 дні тому

    Walal qisadi waxay dhacday 2024 waa sanadkan buu gabadha dilay maaha 2023

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 дні тому

      @@samar9171 sas oma ogen 2023 aku qorned web

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 День тому

    Scaleykum. Walaal.aniga.ma.jeceli.cadaan.waa.necebahay.cadaanka

  • @NaadiroNuor-qn3ny
    @NaadiroNuor-qn3ny 11 днів тому +2

    Hodonteyda caashaqa love you so much ❤❤

  • @MuniiraJaamac
    @MuniiraJaamac 11 днів тому +4

    Waxan sarany wadadi ku tagi lhyn 400k 🎉

  • @user-tc8pb5hw1m
    @user-tc8pb5hw1m 11 днів тому +3

    First coment❤❤ hodaney kuxiisay wllhi ❤

  • @queennajma6432
    @queennajma6432 2 дні тому

    ❤amara badaku bixisaya wangan miss hodan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 днів тому +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey hodaneey ❤❤❤❤

  • @degan8661
    @degan8661 11 днів тому +4

    Inkastoo fadhigaaga far ku godan tak hay hadana hore usoco wllshy😂😂

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 11 днів тому +3

    Qisooyinka awal manaan isku fiicnay lkn intaad soo noqtay hodaney zaaid xataa waxaan dawada video 3sano kahor ahaa

  • @Munayo12
    @Munayo12 6 днів тому

    Weeee hodan welcome back

  • @NadraApsi
    @NadraApsi 11 днів тому +3

    Hodon qurux❤😊

  • @NasraCabdiwahab
    @NasraCabdiwahab 11 днів тому +3

    Hodaneyy habo caawa waad nuureysaa😂❤❤

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  11 днів тому +2

      Wai waalosa🥰

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 11 днів тому

      ​@@Hodanonline😂😂😂😂 caadibay kuu waalayso anigoo taagan

    • @NasraCabdiwahab
      @NasraCabdiwahab 10 днів тому +1

      @@Ixsaas3 mawaalayo wlhi wey nuuraysaa leysma xaqiree🦦😅

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 10 днів тому

      @@Hodanonline .bal aan soo xaqiijiyo hadalkaga ...msha allah sido kle nurka kama dhero laftiga woxoo dhan isku dar kaga iyo keeda msha allah

  • @Susaan23
    @Susaan23 10 днів тому +1

    Inaalullah jeel abadan ah aa

  • @CusmanjapanAli
    @CusmanjapanAli 10 днів тому +2

    Haa carurta imika wa qalaqali kulam tashanyan

  • @FardowsAhmed-e3q
    @FardowsAhmed-e3q 4 дні тому +1

    Naagtu haday masiixiya tahay ama yahoodad wa guursan karaan raga muslimka lkn gabdho ma guursan karto iyada oo muslima qh shareecadana qabta

  • @KhadraHasan-xe2me
    @KhadraHasan-xe2me 11 днів тому +2

    Al hodaney sankugu xisay walhi ❤

  • @NimcoMaxamed-gh6mq
    @NimcoMaxamed-gh6mq 10 днів тому +2

    Ala hodaneey miss you ❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 днів тому +1

    Sheekada iska saxa Diinteeda iyo cadaan midna ma ahee waa Girlfriend ilmaha ku dhalanaya. Qofka Muslimka Raga wuu guursan karaa gabar Alhul kitaab ay Yahuud ama Christan. Waa qaladaad badan Oo wiilal iyo gabdho Muslimiinta ah qaarkood teenage ka sayeemaan.

  • @fahiimacadey7791
    @fahiimacadey7791 8 днів тому +1

    asc hodaney waxa ahey gabar fan ku ah waxa channel kada kuso biirey adigo 10k marayo malinkas aad waxa niyada iska dhahy gabadhan firfircoon se 10k kaliya u heysan karta markas ogadey ina adna cusbeyd mashalh queen comments iskuma fiicnin lkn dhageyste wacn ahey guul ku rajeyna qaali❤❤❤❤🎉

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  8 днів тому +2

      Mcney mahdsanid💕❤️🥹🫂

    • @fahiimacadey7791
      @fahiimacadey7791 4 дні тому

      @@Hodanonline 🥰😍😍❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @SalmaClsahal
    @SalmaClsahal 11 днів тому +2

    Hodaney soo noqosho wacan qalpi

  • @SHEKEEYE1
    @SHEKEEYE1 11 днів тому +2

    Qisoyinka cabsida ayan so dayna plz iso booqo

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 9 днів тому +2

    Markan dhegeystey qisada isaga madilin waxa laga yaabaa reerka gabadha ama inuu qoladu lashaqeynayey udirey😢😭.

  • @EstherCohn-o3j
    @EstherCohn-o3j День тому

    Zemlak Estate

  • @OwenKent-b8r
    @OwenKent-b8r 3 дні тому

    Cristobal Ramp

  • @SagalOsma
    @SagalOsma 3 дні тому

    Wuu dilay

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 10 днів тому +4

    Aniga fikirkega isga dily ama gacantisa ha ku dilo ama ha kadanbeyee Lkn nin naxaristo ka guurtay ayuu ahaa inoo quf dumar oo uur leh oo waliba isga uleh inoo dilo waa khalad kun janis ayuu haysaty oo aan dil ahay cunuga ayuu dayrin lkn marka si kalee loo eego wax mcquulo inoo familya kisa oo u shegay oo ee ku dhaheen oradoo so dil nagta gashaha ama cunuga ka so rid cunug cadan marabnee waayo somalidu dhiiga galad xalal ayey qarkod uyaqanan 😢😢 sorry

  • @FaaraxJaamac-us7dt
    @FaaraxJaamac-us7dt 3 дні тому

    Wiil somaliyed o quruxbadan buu ahaaa maxaqaty😢

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 9 днів тому +1

    Subxanallah kolay waa qadar lkn sabab gabadhu u dhimato meesha ma ool😢
    Haa uma diiden ilmahayga qofka uu doorto haddii usan wax balwada lahayn yes

  • @cadare3889
    @cadare3889 10 днів тому +1

    Qisadan Adigaa markii hore raadiyay Hadana sii raadi oo Family adigu la hadal oo warayso haday raali ka yihiin lkn dad wiilkoodii dhib ku haysto kulama sooxidhiidhayaan

  • @ifraxifrax2296
    @ifraxifrax2296 10 днів тому

    Wallaley hodoney saan kuujeclahy illahy umbaa og ❤
    illahy haku barakeeyo love you xappti❤❤❤

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 6 днів тому +1

    Wa aqbali laha so muslimi dhihi laha dad isjecel lama kala geyn karo mxa oga jawaboya hooyo maba ihiye😭😂

  • @AmalAbow
    @AmalAbow День тому

    Wcs wlc Abaayo

  • @RobertPortillo-b8c
    @RobertPortillo-b8c 2 дні тому

    Bernhard Harbors

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 11 днів тому +2

    Keep going ❤

  • @Iidle-b9t
    @Iidle-b9t 10 днів тому +1

    Waa suurta gal iney gacan kale dishey

  • @aymanayman920
    @aymanayman920 11 днів тому +2

    Woooow cawa aniga u horeeya love u sis hodaneey❤

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 11 днів тому +5

    Asagaa dilay soomalina Qiran,maayaan waa lagu sugay waa beentiis asagaa dilay kobo ka waaween buu xerankaraa

    • @AmbiyoBuule
      @AmbiyoBuule 10 днів тому +3

      Illhy Ka cabso ma adaa arkayay ama Caden Ku haya

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 9 днів тому

      @@AmbiyoBuule
      Wllo dadkaan bilaash kuguma xukumayaan sababto ah meeshan DNA ayaa laga helay intaas ka badan maxaa laga qarin karaa. Ilahey dambigiisa ha dhaafo. Allane dhiig dadeed naguma sababo

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 2 дні тому

      ​@@amirabukar2913kaaga daran waa nin zaani ah gabadha muusan qabin uurka markee qaaday

  • @affio6916
    @affio6916 10 днів тому

    Mid ka mid ah sheekooyinka ugu horreeya ee qof Soomaali ah 😊

  • @AntaJma-gi9jk
    @AntaJma-gi9jk 6 днів тому +1

    Wiilka inuu dilka gaystay wx cadayn ah amba cadayn buuran cadayn loma hayo,kaliya waxa lagu haysta inu aha qofki ugu dambeyay! sida umalaynayo anigu wiilkan Muslim ahan ba jeel abid ah logu xukumay

  • @hooyoahzab
    @hooyoahzab 10 годин тому

    Inaantan maxay uga sheekaysa wax wax diilo. Marwalba diil unba ka sheekaysa 😢

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 11 днів тому +3

    Al wiilku qurux badan 😢😢😢al yaaraaabi 😭😭😭😭😭😭 yaaraabi ilahayow dhiig binu adan baanu ka magan galanay way dhigi karta hodan sababto mamooyinka somalidu maa jaceylaa gabdha inay niinkeento wa wax xun lkn diintu way ogashay inu wiiil guursado gabdha diin lahayn 😢😢😢

  • @FartaAlii1234
    @FartaAlii1234 2 дні тому

    bal mu iska tago ayada io ilmahedaba arxan daranaa dil in lagu xukumo bay aheyd 😢😢

  • @salmaabdimohamed7360
    @salmaabdimohamed7360 5 днів тому

    5 casho ayaad naga maqantahay hodan i hope inaad caafimaad qabto queen❤

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  5 днів тому

      @@salmaabdimohamed7360 Mcney was ficnahy alh
      Hada idinso deyna video cusub❤️

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 10 днів тому

    Ayyy masoo laabate hppti 🎉Welcome back ❤qisoyinkada waa uxiise 😘😘

  • @gladysdickinson9150
    @gladysdickinson9150 3 дні тому

    Hyatt Point

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 8 днів тому +1

    Wiil aan dhly baaba qaba gbdh cdaana weliba wiil u hysa qofka dooqiisa isgaa leh marba hdduu qaan gaaro wxuu rbna kaala tshn myo.

  • @MuunaMuhumed
    @MuunaMuhumed 6 днів тому

    Wllhie hodan wn ku xiisnay wllshy qlli 😢❤

  • @CanabCabdi-t9q
    @CanabCabdi-t9q 10 днів тому

    Ayyy hodaney maad solabtay wan tuxiizay qisoyinkagii wlhi ❤🎉

  • @sadamdeik7914
    @sadamdeik7914 6 днів тому +2

    Waa la guursan karaa diinta islaamka ayaana ufasaxaysa lkn wxn la ogolayn in ay gabadh guursato nin gaal ah.
    Lkn fariin latirtiray oo aan ladirin sidee loo ogaan karaa ?

  • @monahirsi
    @monahirsi 8 днів тому +1

    Sweden Xafad kasta kamira wey ku xirintahay dna gabdha waxa laga helay Qof kala ayaa mesha ku jiro

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  8 днів тому

      Waa shakiyey wilkn ama la dulmiya isdahay

  • @AminaAli-g4o
    @AminaAli-g4o 11 днів тому +2

    Yesssss 😂❤❤❤ love u hodaney

  • @SacdiyoMaxamed-bf3ic
    @SacdiyoMaxamed-bf3ic 11 днів тому +3

    Come back ❤