AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @anabali5745
    @anabali5745 6 днів тому +86

    Ninkaan ilaahay baa jecel waa nin ilaahay agtiisa qiimo ku leh Alxmdulilah dheh walaalkeey hadduu allaah caruurtaada ilaahay jarmal kaa gaynin maanta dhib intaas ka badan baa ku haysan lahaa maanta hal gabar unbaa meeshaas kaa tagtay waad aragtaa waxa kugu dhacay ciyaalka kale ku mintid africa ayaa kaa badan yurub cunug danbe yuu kaa aadin taasna ilaahay haa kuusoo badbaadiyo aamiin

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 дні тому +2

      Laakiin xaaskii laga kaxaystay😢😢😢😢
      Maxkamada daahir calasow kaso daawaday 😢😢😢

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o 3 дні тому +3

      Hada dadka qar ninkane edoyan ya amineyna kole ani asi le amina abe inu dad so hor faristo ben so ma alifanaye wa wax xaqiq ah san umaleynayo mid ben shega yo uma eka❤❤❤

    • @arwaax2526
      @arwaax2526 3 дні тому

      Xaqiiq waaye ✅️hadalkaaga

    • @maxamediskow2598
      @maxamediskow2598 8 годин тому

      Hadal kiisa la qimeya qof qalpiga ka gubanaya waye wallhi

  • @omariabdinur621
    @omariabdinur621 6 днів тому +71

    He is a religious father, and may God help that little girl as i think she is in a difficult situation
    Everyone can support this somali father as he can

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 7 днів тому +215

    Aabahan waa geesi garab wayay 😢😢 allow adaa caadila xaqiiqdana adaa naga og
    Allow ninkii gabdh yar dulmiya aduunka korkiisa kaga jar😢😢😢anagna noo xifti gbdheheena

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 7 днів тому +98

    Walaahi bilaahi tolahi
    Ninkaaan waa nin adkeysi badan dagan ahlu diiina
    Nabadoon ah ugaas ah
    Waxwalba kuwada kulmay
    He is vary smart, raga maanta joogo xaniin buu dheeryahah
    Ilahow walaalkeeey gacan siiiii

    • @IqraAbdi-jj9jn
      @IqraAbdi-jj9jn 6 днів тому +3

      Haa walhi m.a gunbaa heshay nikan lkin dulqadka alha usiyadsho xaqisana ilahey agtisa kahelaa insha alh

    • @maryanguled6553
      @maryanguled6553 6 днів тому +2

      Allaahuma aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Gedow1
      @Gedow1 6 днів тому

      Abayo ninkan aniga wlalonahay gbdha iyo tii dhashahay ayan markan wacay wa nin qaldan oo buffs qaabo yaanan lo racing orahdisa ​@@IqraAbdi-jj9jn

    • @MohamedAhmed-xf8ub
      @MohamedAhmed-xf8ub 4 дні тому

      😂😂😊😂😂😂😂aaaAe

    • @SuhayraQurux
      @SuhayraQurux 4 дні тому

      Amiin

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs 7 днів тому +347

    Isoduceya inu ilahey ilmo bari ah isiyo asxabey 😢

  • @hodmandiriye29
    @hodmandiriye29 6 днів тому +25

    Qalbiga allaha u qaboojiyo aabahaan ubadkiisana allaha usoo sahlo oo ha u xafido Walaahi waa xanuun

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 7 днів тому +160

    Ridwan walhy waa qof fiican waxabadan buu bananka keen guul ban ku rajeynya sxb

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 6 днів тому +5

      @@Gedow1 hhhhh adeer jidhka ninkan suu u hadalayo qof been sheegya maha waxan wan baranye madan wali malaha kuwi dulmiyeybad ka qeybtahay

    • @sahramohamed197
      @sahramohamed197 6 днів тому

      War maxaad ka hadleysa? Nin dhan suu isaga dhahaa gabadheyda la kufsaday? War iska aamus cidna kuma dhageysaneysee.​@@Gedow1

    • @ubahyusuf9629
      @ubahyusuf9629 6 днів тому +4

      @@Gedow1Nacas xasuuso ninkaas hadii aad adigu ahaan laheed ceeb alle soo ifbixinaayo ma asturi kartid ee xasuuso xaqqu feedhaha ayuu ka dilaacaaye 😢wax daalim ha u hiilin sababtoo ah alle ayaa awooda leh oo midka dulmana u u gargaara 😢😢😢

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 6 днів тому

      ​@@siciidcawil9894 HADI UU ABBAHAN BEEN SHEEGAYO OO GABADHISI DHIBKEEDA NALA WADAGEY AANBA KU RACNO
      WAA BEENLOW ABBAHAN
      MARKEY ADIGA KUGU DHACDO
      OO DHIBKANGAARO
      1-- XAASKAGA
      2-- GABADHADA
      3-- HOOYADA
      4-- WALASHA
      5-- ADADA
      6-- HABER YARTA
      7-- AYEEYDADA
      😂😂😂 WAAN KUGU QOSLAYA
      OO WAKHTIGA XITA RAGGA
      AYA LA KUFSADA.
      8-- ABBAHA
      9-- WIILKAGA
      10-- ADERKAGA
      11-- ABTIGA
      12-- AWOOWGAGA
      PLUS BONES ADIGA LA KUFSADO AMA LA HEESTO
      YA DOONEYSA INU KU RUMEYSTO
      HAKU DEGAN DAD LA DULMIYEY.

    • @Gedow1
      @Gedow1 6 днів тому

      @@ubahyusuf9629 abayo hadi gabdhas ay dhibane thy aniga ayada aya gbdheyda ah oo an la dhawacanahay ninkas na dhulka hostisa unba uga hari balse hadi gabadhi iyo hoyaded ey liyihin wx dhib ma qabno ma wxn tagera walalkey oo nolashisa dab ku qabanayo mise isasi asaga iyo hilibkisa xage kala adayan xita sawirka hada u walalkey media la imado wa nin alow oo an ehen nin u edenayo wax walbo see dhaqtarba cadeni hade gbdhena dhibane thy

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 7 днів тому +43

    Somalida germany joogta please caawiye odayga somaliyeed wlhi qalbiga ihuray yaa Allah gabadhiisa oka soo badbaadu 😢

    • @Googlealgorithms
      @Googlealgorithms 6 днів тому +4

      Way kawaalen odayga
      Diyaar baa lanahay gacan qabad

    • @najaxmaqsuud1374
      @najaxmaqsuud1374 6 днів тому

      @@Googlealgorithmsside oka waaleen

    • @khadraAbdi-xj5se
      @khadraAbdi-xj5se 4 дні тому +1

      Walhi waxan wa aduun hadad awodan garab siya😢​@@Googlealgorithms

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 дні тому

      Isago oynaya iyo sida gabadhisa lo xumeyay xaska loga watay kaso dawaday max kamada calasow​@@Googlealgorithms

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics 7 днів тому +186

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw🥰 ❤ﷺﷺﷺ 📿💝💖💯

  • @saidkhalif4871
    @saidkhalif4871 7 днів тому +41

    ilmahaaga waligaa cidna ha u dhiibin xattaa haddaad danyar tahay. Ha kula noolaadaan inaad isla joogtaan baa wax weyn ah xattaa haddii aadan wax weyn haysan. La noolow ilmahaaga

  • @user-st1rz7kz6o
    @user-st1rz7kz6o 7 днів тому +146

    Umada Somalida dhibatada Allaha hakadulqado😊

  • @ifrahibrahim216
    @ifrahibrahim216 6 днів тому +22

    This is the reason why you shouldn’t let people raise your kids especially family members because you just don’t know what will happen to them

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 3 дні тому

      Absolutely right ✅️

    • @Qabyaaladdiiday
      @Qabyaaladdiiday 2 дні тому

      Haa waa dhaqan somaali xun in gabdhaha reeraha lasiiyo😢

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 7 днів тому +155

    Waxkastaba ha dhaceene ilmahaga gacan aan taada aheyn haku aaminin😭😭😭😭.

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 6 днів тому +2

      Ax ax waa runtaa

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 6 днів тому +3

      Dadkeena somalida waa dad qalbi adag wadamada kale kama dhacdo cid ilmeheda cid siineyso ee iska heysanayan.oo ladhofayan carab iyo cajam. Galana wan arkay xoog cunug lugu qatay waa macqul.

    • @xafsa2869
      @xafsa2869 6 днів тому

      Haa waxan ucarodey abahan he looks geesi but why uu ugu ogoladey gabadhisa inay nin ficiisa ah gacantiisa gasho illahay cunugtas habadbadiyo

    • @balqisaabdi8618
      @balqisaabdi8618 6 днів тому

      😢💯

    • @ssimanumumustaq7148
      @ssimanumumustaq7148 6 днів тому

      Absolutely 👍🏾
      Ilmaha somalida qofbaa la iska siiya oo iska korsado 😭

  • @Mushtaq-i7k
    @Mushtaq-i7k 6 днів тому +8

    Runtii waa aabo fiican oo codkar ah ilaahay hakugu guuleeyo somalida germalka joogta ninkan wax u qabta nin dacweeya

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 7 днів тому +87

    War Soomaaliyey warka aabahaan yaan la dhayalsanine cidii awood u leh gabadhu waa gabar Soomaaliyeed ee hala badbaadiyo 😢

  • @Xarago319
    @Xarago319 4 дні тому +9

    Wa abihi ugu horeye mediaha kaso qeyla diraya oo udodaya gabdhisa wa abe dhiban oo geesi ah balse garab wayay ax yarabi uso bad badi gabdhisa maskinta 😢😢😢😢

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 23 години тому

      Odeyga MJ weeye balse galmudug buutaageera😂😂❤ gacanta uguxirantagay waarageeda odeyga

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 7 днів тому +142

    Subxanalah rer German abahan an cawino qof kasto police ha u taago😭😭😭😭😭

    • @HappyJumpRope-no8bs
      @HappyJumpRope-no8bs 7 днів тому +2

      See kucawinaa adress maheenee iyo magaladey joogto

    • @CocoAziiiz9838
      @CocoAziiiz9838 7 днів тому +2

      Alla baayey caawiya plz😭

    • @istarmohammed6561
      @istarmohammed6561 7 днів тому +7

      @@HappyJumpRope-no8bs Polizei aya uso shagay adne ushek inta asiga shagay aya kufilan

    • @istarmohammed6561
      @istarmohammed6561 7 днів тому +1

      @@CocoAziiiz9838 Police aya u shegay ayaga radinaya

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 6 днів тому +4

      wlhi waa run caawiya ajar baa ka helaysaan

  • @ZaynabAadenGuure
    @ZaynabAadenGuure 6 днів тому +12

    Wlhi wa arin xanun badan 😢😢 ilahey ha idin badbadiyo🤲😭😭🤲🤲

  • @niciimaali4149
    @niciimaali4149 7 днів тому +139

    Walaow ilaahow qalbiga ha kuu qaboojiyo wax la aamino maba jiraba aduunkan ilhey ha noo xafido Awladahan oo dhan aamin aamin

    • @nimconeyruuschannel9169
      @nimconeyruuschannel9169 6 днів тому +4

      Allahumaamin Yaa rabal caalamin

    • @Gedow1
      @Gedow1 6 днів тому

      Wlalyal arintan aniga kadaba taagay alle hanaga cafiyo aniga hoyada la hadlee ninkan asaga isasii qaribayee jojiyaa waeesigisaa

    • @ubaxsalad4891
      @ubaxsalad4891 6 днів тому

      Ma wax baad ka ogtahay xaldiisa allaaan kigu dhaarsheye​@@Gedow1

    • @Haffyy
      @Haffyy 5 днів тому

      Ya Allah amiin 😢🤲

    • @HaboonHaboon-hv5sf
      @HaboonHaboon-hv5sf 4 дні тому +1

      ​@@Gedow1adi meel walbo maxa reply ula taagantahy ma kii gabdha xumeya tahy waryaa

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 5 днів тому +6

    MashAllah very Smart and Full of Yaqiin ayaa iiga baxay walaalkey ALLAAH cazza Wajalla dhibka iyo murugada gabadhaada ALLAAH cazza wajalla hakaa kor qaado waxaan Filayaa Akhii Waraysigaaga Hadaan dhuuxay ma Laga Yaabaa inuu Sixir iyo Fal u isticmaalay Hooyada iyo Gabadhaba

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 7 днів тому +270

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

    • @user-dp2ti3jo3u
      @user-dp2ti3jo3u 7 днів тому +12

      Scw scw scw scw

    • @MohamedHodan-y1j
      @MohamedHodan-y1j 7 днів тому +8

      Scw scw scw scw scw scw

    • @FaridaAyaan
      @FaridaAyaan 7 днів тому +4

      SCW

    • @abdifatahibnu-sheikh4644
      @abdifatahibnu-sheikh4644 7 днів тому +4

      ❤ صلي الله عليه وسلم❤❤

    • @abdiwalijiiniyas
      @abdiwalijiiniyas 7 днів тому +4

      Nabiga Like haku Radine, ka hadal Folxumada mesha tala, Nabi muxamed Csw kuwa like ta ku radinaya Iyago mesha thulmi uu yalo o si ay hal like u helaan, Waa qolo hoogtay.

  • @amiinhajiciise7908
    @amiinhajiciise7908 18 годин тому

    allow umadena somaliyed arimaheena u islaaxi iyo guud ahaan muslimiinta amiin yaa allah

  • @IkraanDaahir-un5ik
    @IkraanDaahir-un5ik 7 днів тому +29

    Ax wllhi waa ka xumahay somaliye cawiyo abaha maskinka ah😢😢😢😢😢😢awee rer Germany 🇩🇪 blz cawiya 😢😢😢😢😢

  • @Bashkanuur
    @Bashkanuur 6 днів тому +8

    War soomaaliyay aabahan warkiisa yaan la dhayalsan cidii awoodaas waxan ka codsanaya in ay gabadhaas badbaadiyaan😢😢😊

  • @cayuuni
    @cayuuni 7 днів тому +51

    Alla hooyada gabadha dhadhay damiir xumaa see gabadheyda uga carrtay 😢 aabo gesiya tehe gabdhada allh hakuso badbaadoyo😢

    • @najaxmaqsuud1374
      @najaxmaqsuud1374 7 днів тому +5

      Maxee sameene gabadhi iyadaba hooyaded loo adeegsana

    • @dawodagan9666
      @dawodagan9666 6 днів тому

      @@najaxmaqsuud1374allah ayan kamagana galany 😢

    • @Gedow1
      @Gedow1 6 днів тому

      Abayo ninkan aniga la dhashe wu qaldanyaaha 5 sacadod ayan wada hadlenee gabdha iyo hoyaded

    • @Gedow1
      @Gedow1 6 днів тому

      Abayo wx hubsada ninkan aniga marki hore hordada iga qaade dhowr haben lkn mante marki kilibkaan uso gaaliye ayaa xaqiqa helay oo gbdha hoyaded wacay arintana wx bo ka ma jiran aya la dhaahay

    • @shufeyrhore2422
      @shufeyrhore2422 6 днів тому +13

      ​@@Gedow1 Mahad maa la dhalatay hhhh anaa jarmalka joogo luuqadana aqaam waana la xiraayaa la soco naasa weynoow an

  • @Hodan-v1t
    @Hodan-v1t 2 дні тому +3

    NINKA GERMANY 🇩🇪 JOOGA MEESHU DAGANYHY NOO SOO SHEEGA WUXU SAMEEYAY WAA CHILD ABUSE WALHI JEELBA LA DHIGAYAA

  • @MarianAbdiMohamud-hl2uv
    @MarianAbdiMohamud-hl2uv 7 днів тому +22

    Masha allaah IBRAHIM IS REAL FATHER

  • @engsaciidatam3685
    @engsaciidatam3685 4 дні тому +7

    Anaa Germany 🇩🇪 ku nool welibo Frankfurt dagan misne diyaar u ah inaan caawiyo gabadha iyo aabaheydba ee ridwaan lambarka lama qabanaayo wll ee adigu kaaga isii ama qofkii haayoo iisoo qor lambarka ridwaan isaq

  • @amalali6668
    @amalali6668 7 днів тому +42

    Subhana allh wr somalay u kaca ninka oo ilmaha u badbaadiya 😢😢😢😢

  • @Nalleye
    @Nalleye 3 дні тому +12

    I am in significant emotional distress because my young daughter has been a victim of abuse in Germany for several years. The perpetrator is a man who is the husband of my wife's sister. If you have any information about the identity of this individual, please contact the police and report it as soon as possible.

  • @ShiiqaFarajalle
    @ShiiqaFarajalle 7 днів тому +27

    Allaa qalbiga aya ixanunay wlhi alloow ugargar umada nabi muhamed scw ader gabdha yar gacnta cadaga allaah haka soo saro amiin yaa rabi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @M4mp5be8w
      @M4mp5be8w День тому

      Aamin yaarabi aamin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @waanochanel7183
    @waanochanel7183 4 дні тому +6

    Sheekadan wax badan oo aan sax ahay ba ku jira. Waxana ka mid ah.
    1 gabadhu germany bay joogta hadii la fara xumeyo sow school ma dhigato oo halkas kama so baxen, imisa caruur ah ba laga qaatay schoolka laga dareemay in yar o dhibaato ah!
    2 hoyaded maxay u dacwayn wayday hadu hadalku sax yahay oo dawlada ugu sheegi wayday?
    3 tuulada ay degan yihin maxay uga guuri wayen hooyada iyo intanteda marki ay la wareegtay ee ay tuulo ula si deganayd?
    4 gabadhu waxay u malaysa inu ninkan dhalay sida u sheegay, sow ma sheegteen in aabahed isticmaalo?
    5 hooyadu hadanay luuqada aqoon waxay tagi karaysay nooliska ama socailka lacagta siiya ama s hoolka waxa lo qabanaya turjumaan?
    Yurub qof la haysan karo ma jiro marka sheekada yan lagu deg degin. Arinka dadka jooga ha galaan gawshaasi.

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 21 годину тому

      Waa runta ma saxsana sheekado, wa paranoid aa haya malaa

  • @SiciidoCabdiofficial
    @SiciidoCabdiofficial 7 днів тому +95

    Kusaliya xabibkeni Nabi muxamad scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqoaadenabdulqadir9636
    @deqoaadenabdulqadir9636 5 днів тому +22

    amaal ibrahim maxamed axmed
    ninka heesto waa mahad cusman yusuf GERMANY 🇩🇪 TUULADA HAFAN somaliyey caawiya 😢 police 👮 u geeya

    • @kowsarmahat2872
      @kowsarmahat2872 3 дні тому

      Nabax ayaga gabadha korsadeeen ninkn wabentis

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 3 дні тому

      Walaalo Somali Germany 🇩🇪 joogta ha u tagaan Police ka u sheega dowlada walaal. Hala siiyo warbixinta Adress ka oo dhamays tiran. Hadaad xog haysaan dacweeya.

    • @MohamedFalir
      @MohamedFalir День тому

      Dadadaal walale gal arintaa adaa kadhow melahaa

  • @izraali1293
    @izraali1293 7 днів тому +77

    Alle cadowga gacantooda hakaga sosaaro gabadhada adeer somaliyeey caawiya aabahan barnamijkana meeldher ugarsiya

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 7 днів тому +20

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @Qaybarmedia
      @Qaybarmedia 6 днів тому +1

      Salalhu calayhim wasalam

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 7 днів тому +84

    Go to Germany embassy don’t fear anything rape is not something to tolerate 😢a child can’t take it mentally and physically no one can take such trauma

  • @saidali7233
    @saidali7233 6 днів тому +4

    asc Ibrahim gabadha iyo caruurta kale allah ha ku xifdiyo aamiin

  • @fariyaahmed5054
    @fariyaahmed5054 7 днів тому +101

    Asc walaal waxaa samaynkarta safaarada jarmalka ee kenya tag talefankiisa iyo sawirkiisa gee ayagaa ku caawinayo soomali waxba haraadin illahayna talada saro gabarta yarna illahay haka soo badnaadsho aamin yaarabi

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 7 днів тому +10

      Soomaalida intaan waa kafirfircoonaayeen ee maxaa kudhacay kuwa kenya jooga oo xalka aad hada sheegtey loo garan waayey? Sidaadoo kale ayeey igu soodhacdey in uu safaarada tago usheego in gabadhiisa xaalkaa kijirto garmalna kacodsado baaris.

    • @ericomondi8830
      @ericomondi8830 6 днів тому +1

      Waxa mesha kayala fariin in u ilmaha kaqatay xaskiisa oo ayada kali katagay.marka siduu udacwoda

    • @zahramohamed9542
      @zahramohamed9542 6 днів тому

      Sax wll saas yeel

    • @zahramohamed9542
      @zahramohamed9542 6 днів тому

      Wll hadda dhakhso safaarada jarmalka gaadh fadhi kuuma yaal

    • @zahramohamed9542
      @zahramohamed9542 6 днів тому

      Tolay reer jarmal u kaca inanka

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 7 днів тому +15

    Alle ubandhig sidegdega rabi baakugu jawaabaya dadka somaliyeed ee codka dheer ridwaan uukow kayahay alle hakusakhiro inay kula shaqeeyaan.

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 7 днів тому +42

    SubhanaAllah wa sheeeko xanuuun badan ilhay gabadaas xaqeeda hasoobixiyo anaga iyo iawladeenana ilhay hanaxifdiyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 днів тому +13

    Hooyada gabadha dhashaya jilicisanaa maxaya gabadheedi oo dhiban uga carataya oo intaya soomali caawisa raadiso dawalada ugu sheegi weyedeye🥹

    • @hiboabdisalam1008
      @hiboabdisalam1008 6 днів тому +2

      Waxan layabanahy anigabo habar yarta laftigeda maxa kaqaldan wax wyn baqakdan meshan

    • @Googlealgorithms
      @Googlealgorithms 6 днів тому

      ​@@hiboabdisalam1008Messhaas waa qurbaha walaal
      Dhaqan xumada waa u caadi
      Waxaa laga yaabaa inuusan ku oolin damiir damqada

    • @cadniabshir3636
      @cadniabshir3636 6 днів тому

      @@hiboabdisalam1008taas habaryar maaha waa dulmiileey caaqa qaba u qataaran

    • @somali816
      @somali816 3 дні тому +1

      Habar yarta iyo gabadhaba wee u Sixran yihiin

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 7 днів тому +25

    Ninkan la wareysan waa koley askarbuu so marey welib kuwo khaas ah ama nin aqoon leh weye wan i cajabisey sida uu ninka ila hadlay sababto ah qofka akaa fog si gooni ah ba loola hadala

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 7 днів тому +8

    masha allaha adeer waa caqli badnathy waqti un way noqonaysaa maalintaada

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 днів тому +46

    Waa sababta loo dhaho ilmahaga cidna haku aaminin waayo aduunka waxkasta ka dhaca ilmaha inta badan la faraxumeyo family membre ayaa ku sameeya😢

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 днів тому +4

      Somalida ayaa tidhaa,” ilmahaaga iyo awrkaaga middna amaano lama gasho”. Xataa hooyadaa ilmahaaga lama siiyo cid kalena iskaba dhaaf

  • @lulinahassan6302
    @lulinahassan6302 7 днів тому +7

    Wll dahir calasow u tag asaga soo sarayo gabadhada inshallah

  • @Kaif_halane
    @Kaif_halane 7 днів тому +45

    waa ahlu diin aabahaan ilaahay xaqa ha u dilaaciyo gabdhiisa dhibta Allaha ka saaro

  • @FarxiyoMukhtaar
    @FarxiyoMukhtaar 6 днів тому +6

    Walalyaal dadk jarmn joog raadiya oo caawiya wa aabe fcn soomlinimo ku dheera degn ahalo diina aha gabdha raadiya ilahoow ugargaar

  • @Abdirahma890
    @Abdirahma890 7 днів тому +80

    Deutschland 🇩🇪 sharci baa ka jira waxas haday run tahay meesha ay dagan yihiin soo sheeg waa la soo eega ✌🏿

    • @farxiyamuse2575
      @farxiyamuse2575 7 днів тому +6

      WA sax xabsi ayu galaya haday arintu runtahy wll

    • @AmraneSerar
      @AmraneSerar 7 днів тому +3

      Huno Abdirahmanow mad cawin karta hada Germany 🇩🇪 jogto

    • @Abdirahma890
      @Abdirahma890 7 днів тому +8

      @@AmraneSerarhaa wlhi ana waxan hayo dhigi oo waxa soo ogaan ila soo xidhidh sii wiilkan hadad garanayso nin ku haduu gabadha yar waxa ku sameeyay waa xadhig isaga na dagdag baa lagu so qaadi ✌🏿

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 7 днів тому +2

      Fadlan hala raadiyo inantan yar reer jarmaloow

    • @fariixaabdirahmaan1434
      @fariixaabdirahmaan1434 7 днів тому +2

      Wuu sheegay tuulada magaceeda

  • @userhq_1282
    @userhq_1282 7 днів тому +6

    Tiktok qofki awood hasoo galiyo PLEASE inanta yar hala caawiyo😣😣😣😣😣

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 7 днів тому +33

    Waa aabo diin leh wlh gabadhaas yarna allah garab istaago sidaan filayo xaalad adag ayey ku jirta
    Qofkastow waxii aad awoodo ku taager aabahan somaliyed

  • @vitalthings
    @vitalthings 6 днів тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم وأتوب إليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته 🤍

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 7 днів тому +44

    Inader aniga dagan Germany ee soo sheeg aderess ka gabadha yar wllhi hadanu ka soo sarayna meesha

    • @abshiromuuse9835
      @abshiromuuse9835 7 днів тому +1

      Labrku so qory kal xiri wll ugulmd nink

    • @libanhaji2176
      @libanhaji2176 7 днів тому +1

      Heaven

    • @ShirwacAhmed
      @ShirwacAhmed 6 днів тому +6

      Gabarta lambarkeeda ka qaado aabahaaan wlh waa dhiban yhy isku qabiil maahin islaanimada aan kala ooyay dhibkaaa heesto

    • @umubilalaadan8272
      @umubilalaadan8272 6 днів тому

      Farxaanow wallaalow gabadhaas ugurmo hadaa owoodo ajarbaadka helaysaa

    • @FOndapubg
      @FOndapubg 5 днів тому

      Hafen Waxa la yidhaa dakad EE Maha Magalo ama tuulo. Luuqada English waxy noqnaysa. Harbor. Oo ah Dekad Hadii aanay ka wadin Hessen. Hessena Maha tuulo WA gobol. Marka magaca mesha ay joogan oo sax so sheega. Si Lo raadiyo policekana Lo war galiyo. Asc

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 6 днів тому +7

    Innalilah wa inna illeyhi rajacuun somali illahow soo hadee 😢 nimanka soomaliyeed illahey xaqa ha tuso😢 maskin illahey qalbigiisa how dajiyo subxanallah 😢

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 5 днів тому

      Waa Maxay nimanka somaliyed aad kahadleyso, qofkaan dhibta sheeganaayo soo nin ma’ahan , nimanka soomaliyed maxeey kaa haleeyeen??

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 5 днів тому

      @abcd-md6lp
      Af somaliga soo baro before you reply
      Ninka gabadha dhibka u geystey somali maha nimanka malin walbo dhibka geysta somali maha xasbiyallah dadka adoo kala somali ku badan malayacni
      Alright wax intadan ka falcelin

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 7 днів тому +39

    Xaasid meel walipo ayuu jooga bro qalbiga allah haku qawoojiyo

  • @marioraage8623
    @marioraage8623 2 дні тому +1

    😢😢😢😢 yarabi gabadha meesha uga soo saar

  • @zahraibrahim3901
    @zahraibrahim3901 7 днів тому +34

    Magaladee ayey jogta, anaga jogna Germany, Somali community ayajira lkn mesh's radi o noso sheg

    • @istarmohammed6561
      @istarmohammed6561 7 днів тому

      Hafen ayu dhahay

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 днів тому

      @@istarmohammed6561hafen waq xaafad hamburg ku taala malaha sikale ayay u qoranta😢

    • @Zaki15rdy
      @Zaki15rdy 7 днів тому +3

      Haven germany 🇩🇪

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 7 днів тому +5

      Lambarkisa qoro mesha laso saraye wac huno o garab siyan abahan pls

    • @lajaceleyqurx4658
      @lajaceleyqurx4658 6 днів тому

      Hafan dhahy

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 днів тому +1

    Xaqa Allaah ha so bixiyo,ninkana cuqubada haka so saaro reerkana xaqooda Allaah ha siiyo
    Aamiin Yaa Allaah 🙏 💓

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 7 днів тому +27

    Muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤ sorry aabo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShamsoAadan-hg9xk
    @ShamsoAadan-hg9xk 7 днів тому +3

    Kusali rasulkena muxamad salalahucalayhi wasalam❤❤❤❤❤

  • @Ayanna-h1
    @Ayanna-h1 7 днів тому +38

    Ninkaas hala radiyo reer Germany 🇩🇪 police halo dhibo waba nin ween kawarnsubxan allah

    • @sarifmohiamuntadarchannel5354
      @sarifmohiamuntadarchannel5354 5 днів тому

      Waxaba qalad ah inaad qof eedeyso adigoo labada dhinac aad dhageysan

    • @KissMe-o8r
      @KissMe-o8r 5 днів тому

      😂😂😂maad amini Germany waa dal wey ilmaha iyo walidka 24hr walagawarqabaa walatixgaliyaa abahan Africa uu ku hinasanyahay ninka ilmihisa asiga naag Africa jogta awal karacay hada wuxuwadaa wa kuxumeen

    • @Hindocumar-p5h
      @Hindocumar-p5h 5 днів тому +2

      wll xagee ka raadiyaa waan jooga jarmal keee

    • @Ayanna-h1
      @Ayanna-h1 4 дні тому +2

      @@Hindocumar-p5h gobalka heyvan ayu dhahy adeerkan

    • @Faatimaabdi-ko6em
      @Faatimaabdi-ko6em 4 дні тому

      ​@@sarifmohiamuntadarchannel5354 ma tuu qabay baa thy waadiga difaacyeee😂😂

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 6 днів тому +8

    Many people in our community do not like or support exposing the evil acts that’s ibeing commuted in our society by our own people.
    Reedwan Isaq thank you for giving a platform to the oppressed ones.
    This will help other parents to keep their children safe with them.
    Haa Aminiin xita walalka.

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 7 днів тому +53

    Dahir Alasow u tag walal isaga sheydaminta isku fiicanyohiine. Safaradana tag meerkata u tag wqlalkis wad gulaysanaysa inshaALHH.

    • @fadumoibrahim5658
      @fadumoibrahim5658 7 днів тому +5

      hhhhh waa iga qoslisay wllhi daahir waxa dhan wuu laxiriiri lahaa

    • @mohamedabdulla6674
      @mohamedabdulla6674 6 днів тому +3

      Haaa walaahi waa ka adag yhy shaydaan oo dhan waa ka adag yhy daahir

    • @magan143yare6
      @magan143yare6 6 днів тому +1

      Kass Qamri cabkaa corada dumar naag la kufsaday iyo naag la wasay moye muxu kalo yaqanaa xolahaas dacayaha weyn 😂😂

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 днів тому +1

      Dahir dahab somalida kale sida adiga oo kale caaytamayeh abaal laheyn in uu caawiyo ma fiicno dhaydaan idinka ahe faqash abaal ma laha

    • @Amuula
      @Amuula 6 днів тому

      Qoraalkaad iigaga hormartay wlhi ilaah gacanta kaama gooyo Anigoo raba inaan qoro ayaan arkay qoraalkaaga 🥰🥰🥰

  • @NaciimoAlihaydar
    @NaciimoAlihaydar 6 днів тому +1

    Qalbiga I xanunay wllhi abahan somaliyed illhay qalbiga ha uqabojiyo gabdhisana ha uso badbadiyo 😢😢😢

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 7 днів тому +65

    If you love somalilimo one like ❤❤

    • @hawaadan4740
      @hawaadan4740 6 днів тому +3

      Meshan maxa ka yala soomalilan meshana abo soomaliyed oo dhiban ay ka hadlayo meshan iska amus soomalilan ad ku walatay yahu

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 6 днів тому

      ​@@hawaadan4740😂😂😂😂😂somalilan maba dhihin ee somalinimo bu dhahay ama dhahday😂

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 6 днів тому +3

    Runtii abah waa caqli badan yahye ❤ dhibaka ilahye haa dulqado

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 днів тому

      Hadduu caqli badan yahay maxaa gabadhiisa ergo geliyey

  • @user-xt1of9eb1o
    @user-xt1of9eb1o 7 днів тому +36

    Qof Walba Oo mu'min ah Aduunkan waa lagu ciqaabayaa raaxadisana waa jannada i.a ee samir Adeer 😢

    • @KAYREIGHROBLOX2024
      @KAYREIGHROBLOX2024 7 днів тому +3

      What do mean Samir , mesha ma somalia moodhey,, a true parent will never sleep markey ilmahaga kuubaaxan Tobin , ninka wale cunugtisa ayuu haystaa

  • @Mawlidmaxamud580
    @Mawlidmaxamud580 3 дні тому +1

    Wlhi sheekadan oo kale ayaa igu dhacday 2016 ilaa 2020kii in lagu dhaho dabagal io dhagaysiga hebal ayaa mushahar la iigu qoray ilaahay waa imaqlaa😮😊😊😊😊😊

  • @FarhiaYusuf-lh8zb
    @FarhiaYusuf-lh8zb 7 днів тому +37

    Ku sali nabiga mahamed scw ❤❤

  • @umusara996
    @umusara996 6 днів тому +1

    Uf iyo akhas wax aan xishoon waa ku badan yihiin somali rageeda Aloow naga idho saab saqiirkii uu abusey ayaa leh nin naag khabo oo hadana xaraan sameynayo kaas isagaa xaaraan ah amaanada ilaalin waayay Rabiyoow na badbaadi abahaana khalbiga u khabooji iyo hooyadaba anagana naga hay iyo dhamaan muslimiinta oo dhan indho xumadaan yaa Allaah aamiin

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 7 днів тому +47

    Alla gbdhaha nebigu wuuka dardaarmay somaliyey gbadhaas so badbaadiya😢

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 6 днів тому +2

    Ilaahaw ugar gaar aabahan soomaaliyeed🤲🤲soomaaliyeey aabahan ha loo gargaaro oo hala caawiyo

  • @AragsanTamaaam
    @AragsanTamaaam 7 днів тому +9

    Subxanlaah walhi abtiikaan siixuun baa loo kaaly😢😢

  • @user-kv8uy4fp7nhhhhh
    @user-kv8uy4fp7nhhhhh 5 днів тому +2

    iNaalilaaHi wa inaa iLayhi raajiCuuuN Wllhi Calool Xumo Ka wayn inaysan Jirin AabooW Guul Baan Kuu RajaynaYaa i.a Kolay waad guulaysan Markay ahaataBeee😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔😭😊

  • @cashoshariif3530
    @cashoshariif3530 7 днів тому +41

    Abo geesi ah diin leh adag hadal yaqan ah hadalkisa an is qilaafen aya tahay xita body language kisa u ek qof 100% run shegayo ilahey hakula garab galo abo mcn

  • @SafiyoJeyte
    @SafiyoJeyte 7 днів тому +4

    Allahu Akbar Subxanallah 😢

  • @Khadar-tv8pr
    @Khadar-tv8pr 7 днів тому +22

    Isoo duceeya wllyaal xogay culaysa ayaan dareemayaaye

    • @somaliagracefulplacebb2077
      @somaliagracefulplacebb2077 7 днів тому

      Ilhay hakaa qaado culayska walal

    • @najmacaiapdi
      @najmacaiapdi 7 днів тому

      Illhy wll dhibatada haka qaado adiga iyo ita dhiban ba😢

    • @remindme28
      @remindme28 6 днів тому

      Ilaahay wlo culayska hakaa dulqaado iyo dhibaato kastoo ku haysata

    • @RahmaBanooda
      @RahmaBanooda 6 днів тому

      Qur'aan isku aqri

    • @iman1527
      @iman1527 3 дні тому

      @@najmacaiapdi adiga xita Allah wax kasto jacashy haku siyo

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 7 днів тому +3

    Waa aabe geesi ah wlhi masha allah ❤lakiin sharciga la marin ha uga harin

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 днів тому +8

    😢😢😢🥹🥹 1:08-1:08:40 😢😢😢 ilin baa isoo dhaaftay😢 Yaaa Allaaaaaaaaah!!!🤲

  • @sahrakayfsahrakayf56
    @sahrakayfsahrakayf56 12 годин тому

    Abe qalbiga allaha ku qabojiyo gabadhadana illahay haku badbadiyo iga awodbadana inshllh

  • @suleimanissa4595
    @suleimanissa4595 7 днів тому +30

    Ridwaan asc arintan Milan heesato waa arin adag ee waqti hakadhuminin ee ugudbi daahir valsspelen as wax ka qabankara arntaan

  • @MohamoudGuuleed
    @MohamoudGuuleed 6 днів тому +3

    Safar gremany taga br talaad ayaa ku siinyaa . Visi dalbo. Br insh allah rabii ha ku cawiyo insh allah

  • @shuriye2377
    @shuriye2377 7 днів тому +16

    This is more than enough, i.a asoo Xabsi kujira na wan maqli donaaaa.

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 6 годин тому

    Subxan Allah waxan maqlijiray dadba dad ayndhalin sokaxaysto aydhibateyan wabatano kale Ilahay baa xaqiqda og

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 7 днів тому +18

    Caruurtada cidaa adi aheen ha u dhiiban

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 6 днів тому +2

    Ilhay qalibiga haku qabojiyo soomaaliyay caruurtiina ilaashada😢Cidna yaan lagu aaminin 😢

  • @amranmohamed1547
    @amranmohamed1547 7 днів тому +10

    Ilaahay hakuso dhaweyo gabartada alla ukaca somaaliyey dhuruwaga inaanta yar gacantakuhaya uga so bad badiya😢

  • @Faatimaabdi-ko6em
    @Faatimaabdi-ko6em 4 дні тому +4

    Ma angoo nool baa ilmo wllshy dhashy ninkygu ku xad gudbi karaa allow aabahan u tayasiir😢

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 4 дні тому +1

      Caruurta isma difaacikaraan waa in laga warhayo oo lawaraysto marwalba soomali yaas lays aaminin

    • @Faatimaabdi-ko6em
      @Faatimaabdi-ko6em 4 дні тому +1

      @@fahm3d88 waa sax lkn ilmo wlshaa dhashy miyaa xaladadaas ku daawn lahayd ani sheeekadaan uma bogin hoyda xitaa mxy police ugu tagi wayday

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda 7 днів тому +23

    Noo sheeg Aan Raadinee anagaa Kismaayo Joognee oo kiiskaasi baareyno soona xaqiijineyno .

  • @sacaadahaashihaashi9693
    @sacaadahaashihaashi9693 5 днів тому +1

    Ridwaanoow daahir u sheer gareeeya ilaahay ha ka badbaadiyo

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 7 днів тому +16

    Suu u muuqdo aabe sharafleh waaye

  • @shukriyahussein5137
    @shukriyahussein5137 6 днів тому +1

    Ya rabbi ,qalbigisa uqawoji Aabahan somaliyed🤲

  • @ekraamsuleiman8050
    @ekraamsuleiman8050 7 днів тому +8

    Subhanallah iilhow abahan ubadkisa cadawga ogaso qaad

  • @HodanOsman-yq7oq
    @HodanOsman-yq7oq 7 днів тому +2

    Ax allahu akabar wuu gubanaya aabahu ee ha loo kaco wlhi wan ilameeyey😭

  • @rashidahussein283
    @rashidahussein283 7 днів тому +7

    Aabahan dhiban ilaahey dhibta haka feydo gabadhiisana alahaka badbaadiyo bahalka ey hoos joogto soomaliyey ukaca aabahan oo xaqiisa usoo dhiciyo

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 5 днів тому

    Wlhi this is a catastrophic scenario that I've ever heard in my entire life.
    May Allah swt gives the father endurance and support Ax Ax!🥺🤲🏻.

  • @IqroAbduweli
    @IqroAbduweli 7 днів тому +16

    Tani waa duni wax walba waa laga filan karaa Ibraahim alle hakuu dhib dhaamo wlle

    • @shuriye2377
      @shuriye2377 7 днів тому

      Oma malenayo inay dameesatay, coze wan labilowde mana dameenin😂😂😂​@@abdinajibomar9593

  • @sahrahasan1980
    @sahrahasan1980 6 днів тому +1

    Dahir calasow iyo hana abukar hala garsiyo hacawiyane somaliyey❤❤

  • @xaliimoaaden1458
    @xaliimoaaden1458 7 днів тому +6

    Walal daahir alasow utag ilaahy hakuu gargaaro

  • @SoccermatchGame24
    @SoccermatchGame24 6 днів тому +4

    Fadlan Addressekeyda si deg deg ah igu sheeg aniga haven udhaw