Dulmi Diid Clips
Dulmi Diid Clips
  • 394
  • 8 335 180
filimkii waa la isku fahmay ayaa ka dhacday mar kale nalama gaadi doono bravo madaxweyne
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
filimkii waa la isku fahmay ayaa ka dhacday mar kale nalama gaadi doono bravo madaxweyne
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12izz7X2XY
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
Переглядів: 36 425

Відео

Waad la yaabeysaa waxaan kusoo arkay facebookgi Dowlada ee isku tasho meeshaad joogtaba
Переглядів 14 тис.17 годин тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Waad la yaabeysaa waxaan kusoo arkay facebookgi Dowlada ee isku tasho meeshaad joogtaba wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo...
Sarkaalkaan Jeesjeeska & Duleysiga uu ku sameeyay Somalida ka warama & Beenta uu sheegay?
Переглядів 6 тис.20 годин тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Sarkaalkaan Jeesjeeska & Duleysiga uu ku sameeyay Somalida ka warama & Beenta uu sheegay? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu s...
Dhacdadii Bahalnimo ay ku cuneen walaalkood Masuulkii Islii oo kasoo hadlay & waxa uu yiri.
Переглядів 13 тис.22 години тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Dhacdadii Bahalnimo ay ku cuneen walaalkood Masuulkii Islii oo kasoo hadlay & waxa uu yiri. wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu...
Ninkey Dilka ku xukumeen ayaa xirtay O Xabsi u taxaabay ayagii asaga xukumay sidey u dhacday yaabka
Переглядів 64 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Ninkey Dilka ku xukumeen ayaa xirtay O Xabsi u taxaabay ayagii asaga xukumay sidey u dhacday yaabka aduunka & Somalia wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo ...
Gabdho 12 ah O Lagu Qabtay Kismaayo ayagoo faafinaaya Qurmuun Maxey kula tahay meeshaan gaarnay?
Переглядів 50 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Gabdho 12 ah O Lagu Qabtay Kismaayo ayagoo faafinaaya Qurmuun Maxey kula tahay meeshaan gaarnay? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si la...
Kibir & Edeb daro Meeshey ka gaareen intey shirqooleen ayey ku goobteen Nin Facooda ah! war halaso
Переглядів 27 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Kibir & Edeb daro Meeshey ka gaareen intey shirqooleen ayey ku goobteen Nin Facooda ah! war halasoo qabto kuwaas wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ...
Gurigeedey kusoo dhaweysatay kadibna midi ayey habeenki ayadoo jiifta ku dhufatay cajiib war hooy is
Переглядів 48 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Gurigeedey kusoo dhaweysatay kadibna midi ayey habeenki ayadoo jiifta ku dhufatay cajiib war hooy is ilaaliya wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama...
Waxaan soo Ogaaday Arintaan dad badan ka qarsaneyd ee hore ma u ogeyd adiga?
Переглядів 13 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Waxaan soo Ogaaday Arintaan dad badan ka qarsaneyd ee hore ma u ogeyd adiga? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo ha...
Sababta Guriga loogusoo jabiyay Waxbey qarineysaa! sidey noloshaas ku heshay hadeysan! sidey luuqada
Переглядів 39 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Sababta Guriga loogusoo jabiyay Waxbey qarineysaa! sidey noloshaas ku heshay hadeysan! sidey luuqada wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal s...
Bal Kibirkaan & Gardaradaan ila arka & Siduu U goodinaayo Wasiirkii itoobiya.. Ma ilaabi doono!
Переглядів 15 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Bal Kibirkaan & Gardaradaan ila arka & Siduu U goodinaayo Wasiirkii itoobiya.. Ma ilaabi doono! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si lag...
Kadaroo dibi dhal ! Dhabar Jabin & Khiyaano Qaran ayaa dhacday E Ma Ogtahay?
Переглядів 16 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Kadaroo dibi dhal ! Dhabar Jabin & Khiyaano Qaran ayaa dhacday E Ma Ogtahay? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo ha...
Jawaasiista itoobiya ee jooga wadanka ayaa videogaan soo duubay! Sir nooma qarsana ee ogaada
Переглядів 27 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Jawaasiista itoobiya ee jooga wadanka ayaa videogaan soo duubay! Sir nooma qarsana ee ogaada wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguug...
Wadankii waa loo yaabaa hadana waxaa la isku heestaa Lacagtii Eliboorka lakin cida isku heysata waad
Переглядів 19 тис.День тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Wadankii waa loo yaabaa hadana waxaa la isku heestaa Lacagtii Eliboorka lakin cida isku heysata waad la yaabeysaa! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duu...
Niman badan maxaa arintaan ka simay yaasa u dardaarmay maxaa xal u ah dhaqankaan Xun?
Переглядів 8 тис.14 днів тому
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/ Niman badan maxaa arintaan ka simay yaasa u dardaarmay maxaa xal u ah dhaqankaan Xun? wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo j...
waaxaanaa wadankii lagu qabtay maanta bal ka waran cidii loo waday oo Gacanta ku dhigtay wixii dhici
Переглядів 27 тис.14 днів тому
waaxaanaa wadankii lagu qabtay maanta bal ka waran cidii loo waday oo Gacanta ku dhigtay wixii dhici
Maxey tuseysaa ayey kula tahay oy arkeen 2sano kadib sideedsa u aragtaa adiga?
Переглядів 13 тис.14 днів тому
Maxey tuseysaa ayey kula tahay oy arkeen 2sano kadib sideedsa u aragtaa adiga?
Siid Cali ma dilin Luul ayadaa lugaheeda ku gashay Qolka dabka Abukaatahaa yiri
Переглядів 16 тис.14 днів тому
Siid Cali ma dilin Luul ayadaa lugaheeda ku gashay Qolka dabka Abukaatahaa yiri
wixii iigu yaabka badnaa bishaan adna aad la yaabi doonto sidaan is leeyahay!
Переглядів 13 тис.14 днів тому
wixii iigu yaabka badnaa bishaan adna aad la yaabi doonto sidaan is leeyahay!
Cagaha ayuu la dul maray ogow hadalkaba hiil ayuu galaa waana kaa weysaneyn!
Переглядів 22 тис.14 днів тому
Cagaha ayuu la dul maray ogow hadalkaba hiil ayuu galaa waana kaa weysaneyn!
Hadal itoobiya ka nixin doona Xusuusna Galin doonuu ku hadlay Wasiir Fiqi Geesi
Переглядів 40 тис.14 днів тому
Hadal itoobiya ka nixin doona Xusuusna Galin doonuu ku hadlay Wasiir Fiqi Geesi
War Soomaaliyey Ciyaarta Maan ka deyno Masaajidka kkkk Dadkaan wey nagu baashaaleen!
Переглядів 10 тис.21 день тому
War Soomaaliyey Ciyaarta Maan ka deyno Masaajidka kkkk Dadkaan wey nagu baashaaleen!
Ninkaan Dacwo ayuu naga yahaye sax matahay wuxuu naga sheegay mise?
Переглядів 24 тис.21 день тому
Ninkaan Dacwo ayuu naga yahaye sax matahay wuxuu naga sheegay mise?
Arin Naga Qarsaneyd ayuu Sheegay Mdxne Xasan & itoobiya waxey aaminsantahay cajiib!
Переглядів 47 тис.21 день тому
Arin Naga Qarsaneyd ayuu Sheegay Mdxne Xasan & itoobiya waxey aaminsantahay cajiib!
War Muxuu Yiri Ninka Itoobiya Xaq ayey u leedahay iney Bada hesho aduunkana wuu nagu raacsanyahay!
Переглядів 28 тис.21 день тому
War Muxuu Yiri Ninka Itoobiya Xaq ayey u leedahay iney Bada hesho aduunkana wuu nagu raacsanyahay!
Halaguu tashto adna ka maqnow! Qofka is sharfaa la sharfaa oo Cad waa tan bal sideed u aragtaa?
Переглядів 23 тис.21 день тому
Halaguu tashto adna ka maqnow! Qofka is sharfaa la sharfaa oo Cad waa tan bal sideed u aragtaa?
Yaabkii Aduunka indha adeyg maad ku tilmaameysaa mise Jaahilnimo Arintaan?
Переглядів 13 тис.21 день тому
Yaabkii Aduunka indha adeyg maad ku tilmaameysaa mise Jaahilnimo Arintaan?
Halis! Talow Meeqa Qof ayey Cudurka Qaadsiiyeen waaba lafasaxay ayagee?! Cajiib!
Переглядів 19 тис.21 день тому
Halis! Talow Meeqa Qof ayey Cudurka Qaadsiiyeen waaba lafasaxay ayagee?! Cajiib!
talow maxaa u xal ah hadey heysataa Waxaan intaas ka digeynay Dowlada e?
Переглядів 15 тис.28 днів тому
talow maxaa u xal ah hadey heysataa Waxaan intaas ka digeynay Dowlada e?
Ceeb! Madxweynaha O ugaarsanaaya Cidii wax sheegta & shiid kama jiro Xamar waa Been! Xariga Odeyga?
Переглядів 11 тис.28 днів тому
Ceeb! Madxweynaha O ugaarsanaaya Cidii wax sheegta & shiid kama jiro Xamar waa Been! Xariga Odeyga?

КОМЕНТАРІ

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 15 годин тому

    Geesi mustafe

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 15 годин тому

    sax guul midnimo wadaninimo hawarto 🤲🤲🇬🇲🇬🇲🫅🫅🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🩸♥️♥️✌️🙏

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 15 годин тому

    Waxaaba lasiidaran. Kuwii gudaha Somalia. Ku jiray. Gudeheeda

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 16 годин тому

    Kkkk Ma aha Ethiopia dadka uu ka hadlasyo iney xaabada ku shubaan ee waa Somaliland iyo Puntland iyo Xamarland

  • @user-hf7qn2cl4s
    @user-hf7qn2cl4s 17 годин тому

    Sheekada saad u fahamtay ma ahan

  • @Faizamaxamed-sd6is
    @Faizamaxamed-sd6is 17 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤👌👌👌👍👍👍👍

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p 18 годин тому

    Shiikh ninku itoobiya la hadli maayo ee soomaaliduu lahadlayaa

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 18 годин тому

    Asc aniga oo ah dadka reer soomaaligalbeed kasoo jeeda waxaan ufahmey inuu san cidna kadhageysaney in wadanka qalaaso lagaliyo oo aysan noqon meel layku laayo sidii ay ahaan jirtey ookale itoobiya walaa soomaaliya isagoo waliba tilmasmey kuwii dhiigeena ka ganacsan jirey oo ah soomaliland iyo puntland taas na lama ilaabin Mustafa wuu kusaxsan yahey waan kutageereynaa hadanu nahey dad ka gobolkaa daga❤❤❤❤❤

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 18 годин тому

    Maanaan ilaawin dadki xabashida noo dhiibi jirtay

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 19 годин тому

    Hadalku sama aha

  • @user-bt2my6su6n
    @user-bt2my6su6n 19 годин тому

    Sheekhan Somali wuu u faideya lakin kama faideystan because muqalkisa is always an advantage for both qof iyo qaran because dhismaha iyo naqshada dalka u jogo ayu inoso gudbiyaaa thanks 👍👍👍👍👍👍

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 19 годин тому

    Allaha 😢xafido wadadkan waa dadka xaqiiqda u nool 🫡 😍

  • @alimusa2248
    @alimusa2248 20 годин тому

    Ninkan hadakisa madan fahmin😂ee wuxu ujawabayay muse bixi oo malin dhaweto hadallo kutuuray ee wax hubso nio.

  • @abdikadiraliahmed4695
    @abdikadiraliahmed4695 20 годин тому

    Mudnanta waxaleh dds

  • @abdikadiraliahmed4695
    @abdikadiraliahmed4695 20 годин тому

    Itobiyan

  • @abdikadiraliahmed4695
    @abdikadiraliahmed4695 20 годин тому

    Sax waye

  • @Waris668
    @Waris668 21 годину тому

    Soomaalida itoobiya xil fiican iney kaqabtaan looma ogola halka badalkiisa khayrasdkooda lacuno soomaalida sifican ha ufikiraan qalin iyo buug qaataan ha xisaabshaan dhibta iyo dheefta ay itoobiya kuqabaan

  • @abdifatahsahal4731
    @abdifatahsahal4731 22 години тому

    Sheekh hadalka sidad u fahantayba mah ahan

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 22 години тому

    Waaw

  • @mohamedhusseinabdullahi4436
    @mohamedhusseinabdullahi4436 22 години тому

    War dulmi diid Ka leexda wax jira ayuu ka hadlay DDS anagaa ka soo jeedna Wuxuu ka hadlayna waa sax Hadalada qaar in laga tago ayaa wanaagsan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 23 години тому

    HADAL CAD OO WANAAGSAN AYUU KU HADLEY MUSTAFE WUXUU HADALKAN ULA JEEDAA MUUSE SHAANI

  • @abdulxno7469
    @abdulxno7469 23 години тому

    I didn’t know you had two channels brother MashaAllah 😊

  • @siraajee
    @siraajee 23 години тому

    Sheikh maadan fahmin cagjar hadalkiisa cida uulahadlahayo waa soomaali ee Ethiopia ma aha Clip hore ood deegaankan kagahadashay oon daawadayna iyadana sikhaldan baad ugahadashay ee meeshan waxaad ubaahantahay inaad sihoose ufiiriso barashana ugudhaqaaqdid Alah hakubarakeeyo anigu waxaan kamid ahay dadka halkaas kasoojeeda ee kuguxidhan mahadsanid walal

  • @RaayaAdam2306
    @RaayaAdam2306 23 години тому

    Sheikow warka waad laa soo boodey laki somali buu kaa wadaa aa wax hubso

  • @mohamedabdi5141
    @mohamedabdi5141 23 години тому

    Midakale ayaa kalifayo use la dagalaa 😂😂😂😂😂😂 saas ma ah sheikh madan fahmin ee waxa uu kawadaa somalia hadii nalagu qasbo wan ladagalamaynaa sababto ah waad maqlaysay odayasha oramada ahaa ee la so khalday😅

  • @mohamedabdi5141
    @mohamedabdi5141 23 години тому

    Dad la haysto oo isku maleeyo in ay xoryihiin 😂😂😂😂 abiy kamayelayo wuu iska kaso hor marin hawiye sifican ayuu uyaqanaa abiiya ahmed muqdisho kuma so dağ dagaayo 😂😂😂😂😂😂

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 23 години тому

    Wax fudud weeye in la fahmo.waa nabad iyo coladba Annaga ayaa taladeeda iska leh cid dagaal nagu kaasb I karta ama na isticmaali kartaa ma jirto. War nin kastaa xiniinyihiisa ha fuulo tan waa laysku fahmay.

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 23 години тому

    Wadaad waad dhinac martay ee cida uu ujeedo waa somalia sowkan dhahaya dadka isqiiraynaya waa dadkii shalay Ethiopia noo soo dhiibi jiray oo oran jiray Ethiopian baad tihiin

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji День тому

    Mustafa thanks farintada Hassan qoslaye asaga ayey utalaa bad iyo dhul halaga qaato somalia galbed waa ethiopian

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 День тому

    Ninkan lama hadlayo Abi axmad wuxu la hadlaya Xasan dhiiqo

  • @mohamedabdulahi643
    @mohamedabdulahi643 День тому

    Ujeeda ma fahmin sxb kama hadlayo Abiy & Eithopia waxu ujawabayo waa muse bixi mamulkisa Somaliland oo marki ay halganka ku jiren tigrayga u dhibi jiray markay so galan dhulka mamulkas iyo mamulka puntland isna wa lamid

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 День тому

    Shiekhow hadalkiisa maadan fahmin waxaa uu ka wadaa yey qiiro iyo somalinimo nagu galin dagaalka somalia shaley markey dabka nagu gureen oo ay lahaayeen gala dagaalka watey cid ka baxsata ethopia una baxsata somalia u dhiibi jirtey ethopia marka annaga yeyesen labadooduba qiiro iyo minin nagu galin dagaal

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 День тому

    Waa saax. Ujeedka somalia haduu seylaac yaahay sanaag dhinaacas haaka galaan somalia masar hadii aay wabiiga nile diifacaayso dhanka sudan ayuu wabiiga 20kilo metre oo jiira sabab dagaalka laa iskulaaso jiidho deegaanka soomaalida godey iyo jijiga waa khalad

  • @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi

    Ethiopia xaabo maysan naga dhigan jirinee ,, Anagaa diidanayn nidaamkeedaa. Lkn Somali baa lugajaa noo qabatay mustafena kuwaas buu ujawaabayay

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 День тому

    Listen dulmi diid sheekada meshay u socoto waad ogtahay lakin qabiilaa fahamki kaa tirtiray waxa uun fahamta sida xasan shiiq hadalkiisa Loo badalo hadal msomali loola jeeda itobiya ula jeeda Ma dadka la gumeysto Waxa dagaalka somali u gashay in ayaga la xoreeyo

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk День тому

    😂😂

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 День тому

    Been baad isku qancisay wlhi 😂😂😂 president mustafe wuu kaa horeeya yaa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b День тому

    Farmjo regime Ethiopia bey ku shireeen iyo sir doontka Ethiopia farmjo regime ka hadal 2 Months ago jiis marexan and another senator marexan tribe somliyeyey raggga qabtaaa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b День тому

    Prisedent Mustafa is leader anyone could be leader

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b День тому

    They will tomorrow leader no doubt insha Allah" kenya they leading: jaaadka Allah ka Jaro majeerten iyo isaaq waa soo qabqabteen

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b День тому

    Abbasame waa raggga aaan la siri karin somalinimaadaaa rufyaan ma aha sida somalida kale kuligood Ethiopia bey daba cararan rufyaaanimo

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f День тому

    Allah hadii jacayil waxtarao Dr mustaf Allah yaa cizak ninkii amxaarka ahaa ee ina ilay ee ogaadeen jail ogaadeen udhisay 💔😭😭😭😭😡😡😭💔💔💔❓🤪⁉️⁉️🤠⁉️⁉️❌❌❌😱😡🤔

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo День тому

    Waxa I cadeyay intad tahay safiih ger wayn af somaligana an aqoonin ninkan wuxu lahadlayo wa madaxda somalida

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv День тому

    Sheikh dulmi idiidow ciyaar ta naga daa hadalkan madaxweyne Mustafe waa cad yahey. Tariikhda dana wey cadahey. Muse Biixi iyo Hassan Sheikh Mohamud weyo cida lala hadley DDS na waa Ethiopian fadaralka Ethiopian waa DDS dagaalka gardaro aa mogdisho iyo Hargeysa laga soqadey na maya Ethiopian waa umad garaneyso waxay doneyso iyo waxay diideyso aa masar waxa dusha idinsarey oo deriskiina ugelineysan colaada

  • @user-fy1oc7wq8j
    @user-fy1oc7wq8j День тому

    Asc sh maxamed sanadka kilinka soomali ardaydii soomaaliya imtixaanka gashay waxay ahaayeen 21000 iyo jajab yaabka waxaa Guulaystay 250 arday kaliya siday kula tahay

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y День тому

    War waa lagumaystaa dad xor ah maahan

  • @mustafa19_90
    @mustafa19_90 День тому

    Shekhow ha qalociin wxu lahadlaya madx daa Mogadishu oo ku yrii fikrad haan jbhado ku fuur degandaa Itoobiya sidi ONLF uu jwabey wan run kwi ku ganacsan jirey ragi kamid aha oo lacag lagu cuni jirey .. dowlad lma hadleen

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 День тому

    Ama cagjar ha hadlo inagu hadan nahay Somali galbed waxan lasaf nahay somalia

  • @engilyas44
    @engilyas44 День тому

    Waa Runtisa

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 День тому

    Wuu fahamsan yahay ee wuu rogayaa sidii idaacadaha dictator ka