Odaygii & Wiilkiisii Oo Lasoo Xidhay & Warar Sheegaya In Reer Qaza Indonesia Loo Rarayo😳🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 101

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  11 днів тому +8

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada +1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Store At The New Karmel Mall
    3rd Floor #362A
    (651) 219-9546
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Rochester, Minnesota
    Ayan (507) 254-3065
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Toronto, Canada
    Amal +1 (647) 544-3918
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Ubah
    +44 7463 135964
    Birmingham
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Hafsa
    +46 73 697 16 26
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Qatar
    97466215205
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    Dekha Hussein
    004542237649
    Denmark
    Mogadishu, Somalia
    Naadis Mohamed
    2520618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +90 505 953 25 61
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Sameera Ahmed Mohd
    Nuzha Street
    Beside Rose Hotel
    Sun Shine Spa Building
    Maabela South
    Muscat. Oman
    0096896625020

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 11 днів тому +10

    Alxamduliah Hala dilo Odeyga iyo ninka saqajaamiinta

  • @Khadardaacad25-xp4dp
    @Khadardaacad25-xp4dp 11 днів тому +11

    Wa war farxad leg thanks farxiyo 🙏🏿

  • @farhiyaawale6732
    @farhiyaawale6732 10 днів тому +3

    Rer Gaza allaha caawiyo ❤waan jeclahay ❤

  • @kadarahmed255
    @kadarahmed255 10 днів тому

    Alle haku barakeeyo fadxiya. Dadka dhibaataysan markasta sidaa ugu hadal.

  • @Carmelaa99
    @Carmelaa99 11 днів тому +5

    Thank you wll ❤

  • @AminaG-o6t
    @AminaG-o6t 10 днів тому

    Fathia may Allah bless you for helping this young girl really never felt ashamed of being somali man

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 10 днів тому

    Wwww codkaga hees macaan ❤

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 10 днів тому +1

    Fariiiiiid hore soco

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 10 днів тому +1

    Ilahay gabadhaas yar xaqeeda ha u soo dhiciyo aamiin😢
    Cagaf cagafyada turki baa geysey oo mucaawino ahaan bay u geysey hada markii xabad joojintu dhacday

  • @khatindiiriye9183
    @khatindiiriye9183 10 днів тому +3

    Subxanallah, ilaahay umadiisa isku iiman kamu dhigin aniga aabo iyo hooyo iyo walalo midna laman so korin hoyadayna kuman caqliyeysan,lkn ayayday aabahay dhashey Allah ha u naxariiste iyo adeeraday baa iso koriyey walhy aderaday markay wiilasha ahayen hablaha ay la shekaystan ba tima ii dabi jiray inta kalena sida raga intay iigu xiiran bay yagu gacantoda iigu maydhi jiren walhy bilahy adeerkay anoo maag weyna ayan gacan ka jabay gacantisu iigu maydhay wanan qangadhey waliba markas,waxaso dhan waxan uga dan leeyahay imaanku waa shey qaaliya, ilaahay na umada muu simin 😢😢

    • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
      @AbdirahinomarGedi-ls1ez 10 днів тому

      Ha walhi lakin aniga ila hadda wan la yaban hay side awoowe iyo abti side ku damci karan subxanallah walhi waa aqiro saman

  • @NouraIsmail-u3w
    @NouraIsmail-u3w 10 днів тому

    Good job habo

  • @kosfarah3628
    @kosfarah3628 10 днів тому

    Walaalo product. Tigiina Norway ma ku leedihiin meel laga iibsado

  • @niyadsan3835
    @niyadsan3835 10 днів тому

    Xildhibaanka sidaaad aga hafashay wlh wa funny , qosolka iga dhamaday

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 11 днів тому +3

    Asc farxiyay habo alabtada kenya gar ahan reyrobi an daganahay makahelikara hadii lagahelo iiga so jawab halka lagadinto mahadsanid❤ maxad dhahday ragii falka xumi geystay cawa xabsi bey jiifan waa abalkod wiliba halaga qado dnA allow hoyada maskiinta ugargar habo inanta yer an cawino wiliba adiga sobandhig insha allah

  • @KoraadXasan
    @KoraadXasan 10 днів тому +1

    Fathia Chris waankusalaamay

    • @dheemanhusssein9578
      @dheemanhusssein9578 10 днів тому

      Fatxiya Maxamed Cabsiiye magac laga maskiin ma ahan👍🏽

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 10 днів тому +3

    Illaahow usaqir rer Gaza kuli Palestine Aamiin Aamiin

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 10 днів тому +2

    Amin 🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏿🤲🏿😭😭🤲🏿🇵🇸🇵🇸

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 11 днів тому +2

    Good job 👍

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 10 днів тому +1

    Fatxiyaay waan KU SALAAMAY ❤

  • @Blessednaz_
    @Blessednaz_ 11 днів тому +3

    I have my notifications on, but UA-cam isn't notifying me when you go live.

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 10 днів тому

    Alxamdullah finally they get odayga iyo wilkiisaba halaxidho qoyaan faiido maleh

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 11 днів тому +3

    Allahuma Amin yaa rabi

  • @QaaliLuula1
    @QaaliLuula1 10 днів тому +1

    Wlhi waan qoslay, " xabsiga ayeey liinta ku cabayaan, maya ee waa biyo kulul😂😂😂😂 hadana biyaha kulul waa caafimaad...😅😅😅

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 11 днів тому +2

    Alxamdu lilaah allow xaqeeda sii canugtaas xaggeen aadnaa gabdhaan heysanaa wey bahaloo been raggii somaliyeed

  • @suraAB-o9t
    @suraAB-o9t 9 днів тому

  • @flowersgullet916
    @flowersgullet916 10 днів тому +1

    Maxad xumanta usadisay waxaba lagayaba inay kadhabiyan suntasii waxasiidiin

  • @aishoali9044
    @aishoali9044 10 днів тому

    Masha allah daahir alasow waa miskin Urone

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 днів тому

    Labadooda kii guursomaray, ayaa latoogan, kii aan guur soo marinna waa Xabsi daa in ah, Miskiintaas Xaqeedi Allaha siiyo amiiin❤️‍🩹

    • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
      @AbdirahinomarGedi-ls1ez 10 днів тому

      Wana maquul in waxba isku ahin iliin awoowe iyo abti gabar ay gabdhisa dhashey damacayo Haddey xaqiq tahay gabdhas abahid iyo walal keyn ka run shegayso labadoda waba dil awoowe kan ah guur waa so mar ray abtigaa waa laku dare walhi waa aqiro saman

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 11 днів тому +3

    GAZA Cagaf cagafta turkigaa geeyay hada

  • @Bilanmahamud20
    @Bilanmahamud20 11 днів тому +2

    Beeshi caalamka ayaa la sugayaa dalkeeni aamiin illaahey sharkiisa dadka haka qabto

  • @shamai1570
    @shamai1570 10 днів тому

    Farxiya you look gorgeous in red there is a saying which says the 👿 devil makes the pot but forgets the cover the truth will come out eventually

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 11 днів тому +2

    Aamin Aamin Allah Aamin Allahayoo

  • @khadrahersi-n8n
    @khadrahersi-n8n 10 днів тому

    Basically in ay la wareegaan Gaza ayey rabaan

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 11 днів тому +3

    Allow ugargaar falastin

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 11 днів тому +2

    Iyada khiyamo badano lama khiyamankaro ❤

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 10 днів тому

    Amiin 😢

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 11 днів тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 10 днів тому

    Cagaf cagafka Turkiga Keenay

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 11 днів тому +5

    NINKASTOO KUFSI KULA KACA CARUUR HADDII ALAABTA LAGA JARI LAHAA WEEY KA WAANTOOMI LAHAA YEEN FARAXUMAYNTA

  • @XirsiMahdi-vf2sd
    @XirsiMahdi-vf2sd 10 днів тому

    Sharciga alle halola noqdo wixi uu xukumay

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 10 днів тому

    Intaan dunuda ku noolaa arintii iila yaabka badnayd weeyaan, abti gu wuu kanaxariis badnaa adeerka sida caadiga ahayd awawgana hadalkiisaba daa e maxaa khaldan dadkani malaha mafayooba walal ilaahaw sahal.
    Naa gabdhaha yaryar ilaashada ilaahay haynoo ilaaliyee

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 10 днів тому

    In la khaarajiyo noqon mayso oo nin soomaaliyeed cidina gabadhyar toogan mayso fadxiyaay sida aan ku aqaano dhaqanka soomaalida

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 10 днів тому +1

    Maa dadka 15bilood la qaraacayey ee jugda iyo jacda lagu hayey ee wixi la doono lagu sameeyey xumaanta xumaanteeda lagu dul falay ee dhaqaaqi waayey ee doortay inaysan dhulkooda cadowgooda uga cararin ayaa yeelaya haa ordoo socda oo taga Indonesia ama Sudan waa may inay ku dul dhintaan ayey ka jecel yihiin wllhi,mida kale sawta ceebtoodi soo wada baxday nidaamka zahnuuniyada ee caruur dilayaasha ah inay jabeen oo ay hoogeen oo iyagoo kabna lulaya kabna laaladinaya ay ka baxeen QaZa iyagoo foolxun taasina ay cadaysey jilicsan Israel.
    Yaa waxaaso dhan ka danbeeya farshaxane cajiib ah oo yaab leh oo sidu wax u plan garanayo isagu kaligiis yaqaan waa Allah😢

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 11 днів тому +1

    Alx hade laso xiray waxan rajeyna duliyasha in lamariyo waxey dinta qabto

  • @sundusabdulkadir8860
    @sundusabdulkadir8860 11 днів тому +3

    Wa in la toogta labadoodaba

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 10 днів тому

    Mala xidhay, bal iga daba gee

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 10 днів тому

    INA CABSIIYE WALAAL GACALISO ADIGUNA MAXKAMAD WAA IN AAD FURTAA,SABABTOO AH CADAALADA SOMALI U BAAHAN TAHAY MA'AHAN WAX QOF KALIGIIS KUFILAN YAHAY.👍

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 11 днів тому +2

    Alxamdu lilaah allow xaqeeda sii canugtaas xaggeen aadnaa gabdhaan heysanaa wey bahaloo been raggii somaliyeed aduun ka dadbaa bad baadsha waa iney cidi soo baxdaa wax bad baadisa somali islaam nimadii wey ka fara xasheen oo wey dhinac marteey

    • @shamso_1451
      @shamso_1451 11 днів тому

      Allaa yahdiig somali aamiin yaa rabbi

  • @munamahdi2308
    @munamahdi2308 10 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😍

  • @Cadnan114
    @Cadnan114 10 днів тому

    Fanaanadeena, wariyaheenna,

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 11 днів тому +1

    😂😂😂😂😂 Fox 🦊 H jeclo I’m gonna call my fox that’ comes to my back yard hey H jeclo 😂😂😂😂 joke

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 11 днів тому +3

    GABADHA WAA IN DHAQAALE HA LOO URURIYO AY KU FURUTO MEHERED.

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 11 днів тому +5

    Hadeey ku cadaato dunida ha la dhaafiyo Nacalad haku dhacdee

  • @khadrahersi-n8n
    @khadrahersi-n8n 10 днів тому

    Beesha caalamka 🤣🤣🤣

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 11 днів тому +2

    Unfortunately, no Islamic country has donated to rebuild Gaza except 😢 Qatar.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 10 днів тому +1

      Dee ha yaabin dadkan bari hore adeer meel lagu kala ootay oo lagu kala xidhay waa shaqaale jajaban oo iyaga uun u shaqeeya reer galbeedka madaxdan calaamu islaamic oo dhan waa shaqaalayaal.

    • @deqaabdi9740
      @deqaabdi9740 10 днів тому

      Sawnaga idin hesnay walla habar jecloy hedhe

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 днів тому

    Reer Qasa Maxay Guryaha ladhisayaan, Koofiyartu, Sow Birito kaduminmayaan?🤔 Ilaahay hakaqabte, amiiin yaarab

  • @SucadAli-d3e
    @SucadAli-d3e 10 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 11 днів тому +2

    Fatxiya ammaanta Calasow maxaad ku fashaa?

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  11 днів тому +1

      Dee qofka xaqiisa ma duudsiyo gacalka. Amaanta maxaad uga lexejeclaysan adigu?

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 11 днів тому

      @ 😂

    • @AmataAllah-z5x
      @AmataAllah-z5x 10 днів тому

      Dahir gabdho badan Aya dhibka lalaqybsdy xita qofka in la dhagysto Aya wax wayn ah gabdhaha qarbdayn Aya laga cawiyeey

  • @samiramuuse8749
    @samiramuuse8749 11 днів тому +4

    Dahir duco qabe wallahi

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 11 днів тому +2

    Allhmdulilha arkinkas wa ka sexan waye lkin cawa wa sexna hadan maqly taas😢

  • @Umusiham143
    @Umusiham143 10 днів тому +1

    Walaahi farxiya waa qosol qoyaneey alaabtayada ma iibsan kartid kute😂😂

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 11 днів тому +2

    Ma ya copy bey raban iney ka sameynayan 😂

  • @riyadaadaruume6928
    @riyadaadaruume6928 8 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 10 днів тому

    😅😅😅😅

  • @Cadnan114
    @Cadnan114 10 днів тому +1

    Isku da baannu nahay waxaad jeceshahay baan kula jeclahay, soomaaliya markaad ka sheekaynaysid.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 10 днів тому

    Fadxiyaay DNA haloo kalaqaado Hooyada, Odayga iyo abtiga, waxbaa qaldan walahi.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 11 днів тому +2

    Asc fathiyay naaguhu iney prodactiga copy gareeyan bey doonayaan tuugada ha iska ilaaliyeen

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 10 днів тому

    Good news xaqa allaha soo bidhbidhiyo

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 11 днів тому +1

    Ilka jicirif wada dhalay. Iyo ilkabadan waa magac yadiina dacwooyin habar jeclo hadlka dib bay ugocotaa

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 10 днів тому

    Somaliland na waka le wan citirafayaye tolow muxu inaga sasabanaya

  • @shugrinoor2310
    @shugrinoor2310 10 днів тому

    DNA Malaga qaado marka hore

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 10 днів тому

    Odayga baas iyo kuu dhakay miyaa la dilo ''oo dhulka la jiido

  • @Umusiham143
    @Umusiham143 10 днів тому

    😂😂😂

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 11 днів тому +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 11 днів тому +2

    WLLO WAA ARIN WANAAGSAN OO INANTAA YAR DEMBI BAA LAGA GALAY EE WAXAANU RABNAA DNA MARKA AY DHASHO. KOLEY ODEYGU WAA QOF WEYN OO CAD AH EE HADII UU ISAGOO DA AH UU GALAY FALKAA WAA IN LA OGAA OO DAN LAGA QAADAA

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 10 днів тому

    Ma la hubaa in sucaad odaygu dhalay

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 11 днів тому

    I'm sure that Mask is not a smart person, but there are parties behind him & helped him become the richest man in the world..

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 10 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez 10 днів тому

    Fatxiya cabsiiye walhi Fared aya tahay lakin habo fathia ilmo yar ay gabdhisa dhashey lama damci karo amu odayga dhalin gabdha ila tahay

  • @HodanMohanad
    @HodanMohanad 5 днів тому

    He has Asperger syndrome but he has defaults. That means he’s struggles with social issues and he may not relate to everyday people.

  • @reallyreallynotreal
    @reallyreallynotreal 11 днів тому

    Fathia, this broad dehumanizing generalization of Somalis is quite unfair. Critiquing our culture is important, but statements like “we would be sitting around and not rebuilding after a genocide” are simply not accurate. Consider Hargeisa, Burco, Berbera, or Erigavo-were they rebuilt by sitting idly and waiting on foreign aid? Seriously, being critical doesn’t mean we ignore the resilience, determination, and moral strength people have shown in the face of adversity.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 10 днів тому

      Naa ma dadka meel kastoy u qaxaan khudrad nooc kasta ku beerta?
      Badda into yar ee loo ogalyahay cunta nooc kasta ka soo dabanayya?
      Ovens ay ku dubtaan rootiga dhoobada ka sameesta?
      Padska iyo nappies ka gacantooda ku toshay iyo fanaanadaha suufka ka sameesta.
      Ma dadka schoolada durba sameestay teendhooyinka dhexdooda ay caruurta ugu dhigaan?
      Dadka soup kitchens ka sameestay ee barakacayaasha hilibka iyo digaaga ugu kariyaan?
      Ma dadka child services ka fekkaray oo caruurta barnaamijyo u sameeyey siday dhibka u ilawsiiyaan baad Somali barbar dhigi? Weliba niman badan ku jiraan caruurta ka farxinayya...i tus hal nin oo Somali ah oo caruurta u naxa iyo caafimaad dhimirkooda?
      Ma shacabka carabta ugu cilmiga badan 60% masters degree ay leeyihiin baad somalida aan xitaa 40 ka sanadood uu wadanku burbursanaa xitaa baran waayey in shimbiraha la cuno ma somalidaa ee badda ag deggan ee haddana kaluumeesta laga kari waayaay beesha caalamkaay gaajada naga bi'iyaay daa weli gurayya ayaad barbar dhigi? Odayo isku wada dayanayya hudheel aan tourists ba loo hayn meel walba ka taagayya development maaha! Dadka aan xitaa suuli samaysan karin, public libraries and public parks sameesan karin wadooyin sameesan karin, sanitation system iyo rubbish collection services system sameesan karin dad maaha. Somalidu waa calooshood u shaqaystayaal qashinka guryahooda hortiis tuban xitaa iskama guraan, there's not even 1 neighbourhood park! Aamus hadaad qof Somaliya tahay hadalba kuuma eka! Dadka aduunka ugu faanka badan haddana ugu liita baan nahay. No civic responsibility, zero sense of duty or obligation or even pride in their nation dadka wahsi badan oo dalkooda neceb bila khajilaad a an Somali ahayn weligay ma arag. They feel no embarrassment.

  • @ZaynbZz-r8m
    @ZaynbZz-r8m 11 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @NoraJabril
    @NoraJabril 10 днів тому

    😂😂😂