(Shorter Clip) Trump Oo Joojiyey Welfare & Housing Programs, Markii China Afka U Ridey😂
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- China markuu kaga naxsaday ee tignoolagigii Afka goostay ayuu masaakiintii kusoo jeestey
Iskuuladii, guryihii, casfimaadkii, childcare kii iyo waxwalba oo masaakiinta iyo danyarta lagu kabi jirey ayuu hada joojiyey. Ilaa dib loo xisaabtamo😳
#somali #somaliland #puntland #somaliamerican #somalia #fatxiyacabsiiye
Your video cuts off at 13:54 not sure what happened
Funny walhi gabadhan ❤
Hebel cali dacar😂
Habo you’re an a amazing person ❤❤
You dont need to listen any reports if you have fathiya ❤❤❤
***Xaawalayda umaan ahayn daawade, laakiin adiga waxaan ku arkaa in aad tahay Inan aqoon leh, oo rag badan oo aqoon yahan isu haysta ka aqoon badan*** keep going. You're not here only for Xaawalyda.
Thank you gorgeous ❤❤❤❤
Habo,
Australia
Waxba lama keeno since May last year waan sugaynaa way so socotaa alaabtii markasta naladhahaa lkn waan daalnay
😂😂😂😂😂😂😂
🎉🎉🎉🎉🎉salaan gobeed abayo 🎉🎉🎉🎉🎉
Salaam qaali ah
Asc inader ma hayno produkt-gaaga . From Danmark 🇩🇰 magaalada Århus wllo halkaa dukaan noga fur ma gaadhayno København- caasimada Danmark weeye nala sooo gaadh deee Inader gacalo ❤
Asc wrb farxiya waa ku salaamay wll timaha ayaa idaataha mana i baxaan waan yaraadeen saliidada iga waran
😂😂 Reer qasa ilaahay baa ilaashanaya. Cid ogolaanaysaa inay uyimaadaan marabto. Dadkaa ilaahay geesinimada siiyay masar iyo sucuudi iyo cid ogolaaanaysaa majirto.
Hajoojiyo Qurbaha hadiii Caryrta iyo Guryaha lagajoojinlahaa dalkeeni hooyaan Sifiican udhisanlahayn, Wareerka iyo Waalidabo Qurbahaan kaqaadnay, Subxaanka
Habo af somali ku hadal
You amazes me how you are well informed about so many things Mashalah
Fatxiya thank you for covering interesting world events rather than just the usual Somali drama. This suits you and us better.
It’s about time!!
Wadanka waa laqabsan Ethiopia 🇪🇹 and no doubt
Adaa la haysta ah oo ethopianka aad sheegaysid ku shaqeesto.
Adi iyo amxaar injiree waa la idin wasaaa nacala ku dhalay
Adoo mahadsan wll
I am fantastic I want you to go to Grandma albana😊
Walaley anag waad noodiideen waxba hanoo xayeysiin how many times baan hinda lasoo hadlay waxba igama dhagaysan because suuq ayey haysataa , why no France
Columbus Ohio farxiya xagee laga helikaraa hinda skincare products
Naagtanu may ama af Soomaali ku hadasho ama af Ingiriis. Waa dullinimo
❤❤❤
Fatxiya, I enjoy your channel. It's very informative. 🎉❤🎉
I love the oil
Siyaasiyiinta soomaalidu. Waa. Dad. Aan wax lahaanjirin. Tuugna. Ah. Waxa. Yar. Ayaa. Labafan
don't you worry ?
Af somaliga hadalkaa Uga badi waxaad lahad laysaa waa somali walal
Waan soo dhaweynayaa arinkaas, maxaa yeelay dhibka kaa soogaarayaa ka badan waxa eey kutarayaan.
Omg 😳 omg 😱
Walal Hargeisa malaga helaya
I love it this product Manshallah thank you fathia and hinda ❤
Aniga sabadkan maba vote karaynin. We odaygan walan ilahay umada haka qabto. Trump somalida qoomuludka ku gaday all muslim
hadalkaaga dhan English waaye af soomaaliga lee garanaa wll
Jazakallaahu khayran for your great hijab, maanshaa allaaah
Ala manoli hhhhhh🤣 hebel cali dacar ma tramp baaa 😂😂walle wa yhy ina cali dacar kaasi 🤣
Waa sida filan xisbiga daram baa haysta dadkii cunahey qabteen waa burjiwaasi dhaqaalaha dhan bey gacanta ku hayaan masakiintii bisnisyada yar haystay ayey ku kordhayaan canshuurta kuwa tajiriinta ahna wey ka dhimaan canshuurta waxaas waxaa sameynaya rebublikaanka afdhuub xisbigiisa waa cawaan
Deepseek waa cajiib.
Habo
hada gaal dagaal weerara ayaay ku qadeen deepseek waa mashquul
Waa mashruuc inta la dhiso hadana la dumiyo si lacagta looga dhameeyo carabta
holla❤❤❤
Fadhiya
How do you feel habo since you voted for this guy ? Just hear your take on that .
Against their interest 😂😂😂😂
I am a fan and I will be a fan forever
Lokö9
Asc sister, I used to work a bank, and when I started the first day the head of the treasury told me your daily limit is 250 million. I was shocked, and gradually, l learned how the world of the money work. When I see somali leaders thanking ngo for 1 million I surprised how they're ignorant. They need a financial literacy course.
Silent is power
Madoowaga mufiican yahay
Seetah
After 13:57 minutes your records went blank
Afdheeray wax anad ogeyn ha waramin Dhig Somaliland.
Nimankan somaliyed ee midgaha ah kolba dhinac yar gadanayo lacagta hadeey arkan kaligod ku tashanaya iney magac dowladed ku qataan walee weynu ba'nay ee dadnima iyo biniadamnimo inaga guurtay.
Marayah dhigo oo geed saar
Nayaa Somaliland afkaaga ka jeedi propaganda muuse ayaad viewer ku heshaa runta soo dhegayso waxa loogu yeedhay ninkaasi haydinka nasto tuug adiga iyo kuwaad u rixinaysaa eh.
Caac