Dr Abdullahi Fiidow - Nin Maseyray waa halis waa in xaaska deg deg looga furaa inta uusan dilin..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 64

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 10 днів тому +6

    Subxanallah illaah hanoo hafido cafimaadkeyno

  • @M-kd4yb
    @M-kd4yb 8 днів тому

    Well done Dr Fido and Ayaanle. This topic to raise mental health awareness and knowledge in the native language and from a Somali Consultant Psychiatrist is paramount. Bravo. Excellent story telling and fashion as always 🤗. You are an inspiration Dr Fido and a leader giving back to the community without no charge and judgement. May Allah (swt) preserve you Ameen. Kind regards, Mushtag.

  • @YaxyeSaid-d5n
    @YaxyeSaid-d5n 10 днів тому +3

    Mashallah alle ha idin xafido ayanle adiga iyo dhakhtarka wll🤝❤

  • @sali312
    @sali312 10 днів тому

    You asked such insightful questions. Thanks for selecting this important topic which is a taboo topic in many countries including Somalia. Also, thank you for the time and effort you have put into this well needed interview with a mental health specialist, Dr. Abdullahi Fiidow, who has more than 4 decades of experience. We need more awareness campaign on how to deal with public and structural stigma associated with mental illness.
    #MentalIllness; #MentalHealthMatters; #EndtheStigma; #MentalHealthRecovery

  • @cookingwithcadeey711
    @cookingwithcadeey711 10 днів тому +1

    Thanks very interesting ❤

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 9 днів тому

    Masha Allah Aad ba ugu mahadcelinya Dr fiidow iyo Ayaanle. Hal Arrin walaallow Ayaanlow Dadka aa Casuuntid warka ka sug adigo raali ah xita waqti u qabo si uu muhiimada uso koobo haddi kale Adiga laftigaaga aya nuuc waalida fudud ah ka baareyna 😅

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 10 днів тому +1

    Waraysi muhiim ah mahadsanid dr fiidow

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 8 днів тому

    Thank you

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475 10 днів тому +2

    Maashaa alaah

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m 9 днів тому

    Thakyou hanoolato iyo Dott. FIIDOW

  • @noormumin9837
    @noormumin9837 9 днів тому

    Mahadsanidiid team hanoolaato

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 10 днів тому

    Mahadsanid

  • @tusmoibrahim1540
    @tusmoibrahim1540 10 днів тому

    Masha alah ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 днів тому +2

    Masha Allah mahadsanid wll

  • @pharhanabdi8849
    @pharhanabdi8849 10 днів тому +1

    Wall aan kuwada salino Nabigeena Maxamed scw

  • @MaxamedDaahir-b9q
    @MaxamedDaahir-b9q 10 днів тому

    mashalah digtore alaha ku barakeyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 днів тому

    Hanoolaato ❤

  • @nuurali249
    @nuurali249 9 днів тому

    Thank you Ayaanle. Dr. Fiidow soo celi si logu faaidesto. Somali cudurkaan waa ku badanyahay.

  • @Somalifootballshow
    @Somalifootballshow 10 днів тому

    First one hanoolaato ❤

  • @LibanAhmed-d7u
    @LibanAhmed-d7u 9 днів тому

    Allah☝️ aya noo sheegay wa waswaaska shayaadiinta oo u sheega qofka inuusan waxba ahayn waxna tarin.

  • @inabaziin3376
    @inabaziin3376 10 днів тому

    Sxb dr wax weyn ayaa iga xixaran please igu soo xir adoo raali ah thanks

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 днів тому +2

    Yaabka yaabki
    somali hal nin
    oo caafimad qaba majirio
    xata xassan shiikh wali tuugnimo iyo
    xadisa iyo mid
    isla qumanaana
    aya hysa
    Inta kalena waali qabiil
    aya hyse
    Allow sahal !!!

  • @shaamshooter
    @shaamshooter 10 днів тому

    Hanoolato malimahan sidaan kusugay ma malaynzd ❤❤❤

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 10 днів тому

    Wa Jer.

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 10 днів тому

    Masha Allah wax badan ayaa kaficidey

  • @mohamedsaidfarah7957
    @mohamedsaidfarah7957 6 днів тому

    M.a mahad sanid Dr

  • @MUSTAFEMOHAMED-w2x
    @MUSTAFEMOHAMED-w2x 10 днів тому

    Hanoolaato guulayso wacayiga Umada Soomaaliyeed Korbaad u qaaday

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 днів тому

    Nin aqoonle
    wax badan baan ka barany
    bravoo !!!

  • @cookingwithcadeey711
    @cookingwithcadeey711 10 днів тому +1

    Can you talk about how civil war affected somalis especially ptsd 😢

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 7 днів тому

    Nin hinaasay baa igula haboon waayo dumarka ayaa maseyra halka ragu hinaasan
    Hanoolaato mudane ayaanle xuseen nin aan wx badan ka faaide wareysiyada oo kasoo qaado dadka waaya jooga ah iyo xasuus reebka hanoolaato waad mahadsan tahay walaal nabad gelyo ✅

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 7 днів тому

    Nin aqoon leh baad waraysi la yeelatay balse waxaad u baratay siyaasiyiin iyo dad qabyaalad ka shaqeeya inaad waraysato markaa qosolka jooji

  • @gooniyare4442
    @gooniyare4442 10 днів тому +2

    War somali ma mareexan oo kale ah ayaa kataqa mase tariikh xun ayey kugo reebin

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 10 днів тому +1

    2 nin oo reer xamarkii hore ah ....

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 днів тому

    USC 1991 kuwii Doctor wada sheegtey jaamacada uu ka soo baxey maba sheegayo taas waxey keeneysaa Doctor bug ah waa kuwa dadka masaakinta dila

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 днів тому

    Kani waa FAKE DOCTOR aqoonta uu ka hadlayo dhimirka shaqo kuma lahan Nigeria was kuwa ugu FAKE badan dunida ninkani meeshas ayuu ka yimid

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 10 днів тому +1

    Qofka uhaysta in dhimirka lais qaadsiyo isagaba walaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 днів тому

    Hospital Kalkaal oo dadqalato ka dilaacdey oo xubnaha lagula baxo mafio talyani ah la keensadey oo naago booyesooyin ah oo mafio talyani xamar la soo galey oo xubnaha la baxa

  • @abdishariifabaas2936
    @abdishariifabaas2936 10 днів тому

    Hanaalaato Mahadsanit Waraysi Aad iyo Aad u Qiimo Badan Buu Ahaa

  • @ManeMohamedBarkad
    @ManeMohamedBarkad 10 днів тому

    Waxan u baahanahay fadhi kalee iyo dictorka

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 10 днів тому

    4.5 maxaa laga wadaa

  • @AbdiqaniWayrah
    @AbdiqaniWayrah 10 днів тому

    Please dakhtarka noo weydii jinka iyo cudurkan xiriir intee la eg baa ka dhexeeya

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 9 днів тому

    Somali cilmi ha barato
    Wa lakala badbaadi lahaaa

  • @AdamCirfe
    @AdamCirfe 10 днів тому

    Dr kaan oo kale waxaa la dhahaa "tiiba talyaani".
    Dr maxamed jamac salaad Takar baa soo xasuustay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 10 днів тому

    Wllhi Dr Maato waa iga qoslisay, goormaa iigu danbeysay ereygaan oon maqlo. Kkkkk

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 10 днів тому

    Kuwaas waa isoo maray masayrka mana ku fuurayo kaana tagi maayo

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 10 днів тому

    Mafaxda soomaalida qaarbaa dhinir qaba.

  • @abdiqaniyusuf6685
    @abdiqaniyusuf6685 10 днів тому

    Ayaanlaw dumarkii ayaad wado u furtay markaad Masarka ka hadlaysay 😂😂

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 10 днів тому

    Autism wa yaryahay somalia qubaha buu ku badanyahay, waana ilmaha halka ku dhashay maaha,dadkii somalia ka tegey. Waayo ilmihi waxa laga soocay bulahadi oo waa gaaloobayaan ba la yidhi bulahadoodiina waa ka fogyihin, macaa waalidoontoodii waa mashquulsan,marka garaad ahaan uma korayo, waayo ciduu wax ka bartaa ma
    Jiro.

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 9 днів тому

    Ayaanle wuxuu ka mid yahay dadka maskixiyan aan cafimaad qabin siday ila tahay.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 днів тому

    Ninkani xagee wax ku bartey Doctor FAKE ayaad wareysatey ninkani waa nin ku xoogsanya somalida waxba maba hubsato kani wareysanya qabiil ayuu u wareysanya ninkani jaamacad kama bixin waa kuwii Doctor noqdey 1991 USC

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 10 днів тому

    Markasto oo riyo la arkaayo maxaa keenaayo ama see lisku daabekaraa maxaa yeeley markaan hordo riyo ayaan arkaa ii facideeya

    • @abdiazizmohamud8309
      @abdiazizmohamud8309 10 днів тому

      Riyada waa caadi dadka dhan ayaa riyooda oo kula qabo

    • @alikaffe1242
      @alikaffe1242 10 днів тому

      @abdiazizmohamud8309 Thanks brother

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 9 днів тому

      Waa waswaas iyo shayaadiin salaada ixo adkaarta badso qur aankana aqriso hadaadan aqrinkarina dhegeeyso waayo waa xaasidiin iyo shayaadiin iyo in aad daayacday waajibkii Alle ku saaray

  • @AhmedMohamed-fy3id
    @AhmedMohamed-fy3id 10 днів тому

    Qof aqoon leh ayaad waraysanaysaaye,jooji qosolka,si aqoonta looga faa iidaysto.
    Waana in aad waqti siiso jawaabaha.

  • @abdirizackabdulkadirhashi4973
    @abdirizackabdulkadirhashi4973 10 днів тому

    Cudurkas hdda ayuu somali ku so batayhhhhh